MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Пікірлер

  • @FeysalNice
    @FeysalNice2 сағат бұрын

    Waxaas sheeko bara reey xanuun ka maqaarka kulaha 😂 qas qas iyo Diano ayeey rabtaa 😂😂

  • @malyunukash2975
    @malyunukash29752 сағат бұрын

    Ilmuhu xalaal ha lagu koriyo. Walidiinta ilaahay ha u noqdaan. Xoolaha la kala dhacay ha la celiyo in RABIGEEN noo naxariisto, sababto ah waa lays dhacay, wixii kugu tahay ilaahay halo noqdo , waxaad gacanta ku haysto celi. Dhalinyarada ha loo duceeyo in Alaah noo hadeeyo meel walba oo aan joogno. Somaliyey ilaahay aan ka baqno naf walba xisaab baa sugi.

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed71022 сағат бұрын

    Xor manihin waa run wax ka abdan 20 sano oon jiro waligey qax iyo rafaad leen ku jirna

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o2 сағат бұрын

    Cadaalad allha keeyno

  • @user-sy5dn3lv7z
    @user-sy5dn3lv7z2 сағат бұрын

    Allah haka koriyo oo ha ka badbaadiyo dhibaatadooda

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o2 сағат бұрын

    Wlh. Wa yaab

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW2 сағат бұрын

    Masaajid qof lagu silcinaayo. MUNASAR maxa kaa qaldan

  • @user-xz2me8he7v
    @user-xz2me8he7v3 сағат бұрын

    Foolxumo u dhimo waaba foolxuntahy

  • @user-xz2me8he7v
    @user-xz2me8he7v3 сағат бұрын

    Eey eey dhaly wlaahi maxkamd xita lama sugeen war wxaan sidee ku noolyahy Kan wahubaa gabartiisa walaahi inuu gabartiisa eeysan ka faganeeynin xaraanka

  • @abdirashiidabdinor3351
    @abdirashiidabdinor33514 сағат бұрын

    Gabadha Maskiintaa Xabsiga ha laga soo saaro.

  • @MariyaMohamed-wh9yw
    @MariyaMohamed-wh9yw4 сағат бұрын

    Hadalka runta ahaaa ladiidaaaa laiskuxiraa miyaaaa

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS4 сағат бұрын

    Rabi ha kaa soo daayo tuugada io daba dhilifyada

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri53435 сағат бұрын

    Ninka waxay dumarka isku qurxin jireen qaatay.. waxay marsan jireen marsanayay, is qalqalocin iyo suura dumarna ku darsaday... Walibana repost usameynayo qanisinta ..ana hooyo u ah difaac uma noqonayso... Laguma haysto inaad hooyo u tahay,vee waxa loo haystaa dhaqan xumada uu xayeysiinayay

  • @user-pk8pf8xv9h
    @user-pk8pf8xv9h6 сағат бұрын

    Xasan sheeq kudihiis muu hos ufiriyo intuu somaliland iyo muuse bixi ku mashqulsan yahay war umadaada yaaa garab ubaha cuqubad iska duba matka somaliland tigsada 😅

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam6 сағат бұрын

    Yaanloo abayeelin haqaadato natiijada kicicinta shacabka

  • @NasraADow-jg9gl
    @NasraADow-jg9gl6 сағат бұрын

    Dada,ka,alle,masinim,hala,soo,qabto,balaayada

  • @abboowe
    @abboowe6 сағат бұрын

    Areebo waaye isnadiifi dheh… iscaddeynta dhibkeeda arag

  • @somaliawayn3360
    @somaliawayn33606 сағат бұрын

    adiga maxa hg kugu diray

  • @sadam1318
    @sadam13187 сағат бұрын

    qasqas ayeey cuduro ka qaadeen

  • @user-ff6wr3yy3z
    @user-ff6wr3yy3z7 сағат бұрын

    ma100ba lagu ture😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi70797 сағат бұрын

    Mxa tiri gabdha ugu. Cansan hg wasaq edeb yelo hg wa rerka somali ugu cansan e nagaha social media ka bodboda noguma cnsana wx jahila tahaye

  • @munahussein9687
    @munahussein96877 сағат бұрын

    Sharciga ha sareyo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o7 сағат бұрын

    Sifiican aaloogaley aawey landheerayazshii guul taliye shub

  • @munahussein9687
    @munahussein96877 сағат бұрын

    Dowlada aya dhaqtar aya deynetso, no excuse

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o7 сағат бұрын

    A single waa uun canbzzr waxaan dhahno cudurmahan gorba waxey isku cadeyneysaa ukeney

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o7 сағат бұрын

    Ha kudhimztee udasya fidnadeeda zalaga reysanaahee hadey jiran tahay daawey xaq uleedahay ee in ladaayo mahan because wey jirantahay goorba daawadey marszheysey weysay

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama72318 сағат бұрын

    War walaalayalow ma ciidanka laga mamnuuco bajaajta iyo mootada raacayo kuwaas ba dadka dhaco. Ciidan hadu dress qabo gaari ciidan kaliya haraaco. Nacala shedaan ku yaal.

  • @yamohamed8800
    @yamohamed88008 сағат бұрын

    Good job Taliye 👍🏽👍🏽 lock them up, wax halagabarto taliyaha 😂😂😂

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS9 сағат бұрын

    Dadkii ay u niikin jiray ee amaani jirya ee dhihi jiray keep going aaway 😂😂 hadii ay ku dhimato xitaa xisaab alle baa hortaala sababtoo ah fisqi bay faafin jirtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZeynapCali
    @ZeynapCali9 сағат бұрын

    H.g wax ha utara hee 😂😂😂 maxaa qabiil iyo baq baq galiyay somali naga badan weena kumac dahay fidno noo wadeen meeshoo da ha iska joogaan

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow65979 сағат бұрын

    Waa cudurada maqaarka ku dhaca waa canbaar laakiin soomaali badan ayaa u taqaan waraabow

  • @qatraali5138
    @qatraali513810 сағат бұрын

    Subaxnalah allwo unaxariso intd dhimatay inta nol alle hacafiyo amiiin amiin

  • @anabali3897
    @anabali389710 сағат бұрын

    Qofka gabar sii dayay midna mesha ku haayo wala fahmi karaa ino yahay qabiilki xumay oo hg saska ka qabay oo uqdada qabay wana laka ari dona qofkas 🐴

  • @ju4965
    @ju496511 сағат бұрын

    Allah caafiyo

  • @suusuumohamed5955
    @suusuumohamed595512 сағат бұрын

    War warqadaaas qofka qoray anaa ka aqoon bdn shaqane ubaahan maa leygu wareejiyo oo dadka garabka lagu siinaayo shaqada la iska daaayo

  • @user-lm7hh4df4c
    @user-lm7hh4df4c12 сағат бұрын

    Habar gidiir power hhhhhhhh

  • @boonoboono6301
    @boonoboono630112 сағат бұрын

    MUNASAR WARQADA TAARIIQA WAA TIRTIR YAHAY IYO QADKA MAXAA GADUUD KA DHIGAY

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak608713 сағат бұрын

    Eczema waa qayb allergic ga kamidah

  • @alphakatun7878
    @alphakatun787813 сағат бұрын

    Damaanada maxkamada miyaa bixisa mise taliye shub xabsi waa ilaalo damaanada maxkamadaa bixisa

  • @Hasnktal
    @Hasnktal14 сағат бұрын

    Dawada ay isku cadaynayaan cancer skin ayay kaqaadi

  • @farahhassan1299
    @farahhassan129914 сағат бұрын

    Munasar warqadaas cudurada magacyadoodaba qoraalkaa ka qaldan dhaqaatiirneena ma sidaaseey wax u qoraan

  • @MaxameddeeqCumarcabdi
    @MaxameddeeqCumarcabdi15 сағат бұрын

    Aaway qabilki ay udagaalameysay shalay muxu xabsiga uga so sari la yahay wey aragta hadda waxa uu qabilka yahay shalay waxa la dhahaye horay usoco wad saxan tahay lkn manta kaliga xabsiga linta ku cab logu abal guday ilahey ha cafiyo walashen siham tahliil

  • @xasandhiblaawe543
    @xasandhiblaawe54315 сағат бұрын

    Sxb muno adiga hamar afdheeridaada iyo saaad dadka isku direesay ayaaaa lagaaa soo buriyay war niyo hadii xooogaha lagu laaba dadka waad amaanta hada malasoctaaaa inaad qabiil isku direesid duliyo 0:03

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad782815 сағат бұрын

    Difficulty breathing cudur miyaa? Waa dhibaato inaad ka hadasho wax aadan aqoon

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya670915 сағат бұрын

    Oo gabdhaha intaas aa canaan ugu filan mee iska soo daayaan @@

  • @omarw5124
    @omarw512415 сағат бұрын

    Dhibaatada waxa wye dalka in laga istaajiyo daawooyinka halista ah khas ahaan dumarka maqaarka kadila malma yar dhaldhalaa kadib.. inkasta o hadda ragga xataa qaar lasheegayo in ay kubiireen cadaynta jirka..

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan827215 сағат бұрын

    3da cudur waa isleeyihiin ma dhibadna waa neef,Cambaar iyo xasaasiyad

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan827215 сағат бұрын

    Aczema waa cabaar

  • @mohamedhagiaden7946
    @mohamedhagiaden794615 сағат бұрын

    Ingriisow xaal qaado. Warqadda qofka qoray waa yaabe jaamacadduu ka soo baxay?. Hingaad khaldan iyo cudurro bug ah. Af qalaad aqoontu miyaa? Maya maya ee waa intuu qofba eebe gashaa.

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw15 сағат бұрын

    ADIGA DOQON DALKA SHARCIGIISA MIYAA RABTAA IN TOBAN DOLAR KU BADALATID