War cajiib ah :- Ragii xaley xabada ugu hoos qariyay shacabkii dabaaldegayay oo la qabtey | Bal arag

War cajiib ah :- Ragii xaley xabada ugu hoos qariyay shacabkii dabaaldegayay oo la qabtey | Wejiyadan yaa ka aqoonsan kartaa ?

Пікірлер: 56

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Cidaanka SOMALIa mhdsanid 💕 kuwan camal diil

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2hАй бұрын

    Waa shaqo fiican waliba wixii ay dhibgaysteen waa inlaga gudaa.

  • @KeeynaanWarsame
    @KeeynaanWarsameАй бұрын

    Haa sxb ciqaab hala marsiiyo❤❤❤

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jjАй бұрын

    wa sax dharka halaga dhigo ka istahilaan askar

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156Ай бұрын

    Hanbalyo waa guul ciidankena booliska mahad sanadii

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7wАй бұрын

    Waa guul

  • @faduumoabuukar8803
    @faduumoabuukar8803Ай бұрын

    yas delaga dil

  • @GANEY12
    @GANEY12Ай бұрын

    Wcs

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6tАй бұрын

    Waa xasan tahay poliska in qabtan qofkasta oo dhibgaysta askari ama shacab

  • @user-jk7kf5tg4k
    @user-jk7kf5tg4kАй бұрын

    Waa guuul

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qrАй бұрын

    Guul

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Xaraan waye😢kuwan

  • @maxamuudcabdiAdan
    @maxamuudcabdiAdanАй бұрын

    Haa.masul.munasr.❤wax.qaldan.weyane.qofaa.ku.dhiman.karo

  • @romainfabian-el1iw
    @romainfabian-el1iwАй бұрын

    WAXAAD AAD LEEDAHAY ASKAR WAA TUUGO MUQADARADKA CABA, EE XASAN SHIIKH AYAA USOO FASAXAY UMADA QAAT IYO QAMRI IYO XASHIISH SIDAA DARTEED QOF MUQADARAT CABA ASKARI MANOQONKARO

  • @yussufsiyad4058
    @yussufsiyad4058Ай бұрын

    Yes Ido

  • @dekajama8188
    @dekajama8188Ай бұрын

    Waa sax tuugo tuutaha halagadhigo xabdigana haloo diro

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084Ай бұрын

    Munasarow Abti waa mahadsantahay waxaan hada kaliya mahan Malinkasta ayaa shacabka xabado Wiifto ah isaga dhacdaa waayo wax la xisabtan ah majiraa runtaa xabadaha leyska rida xamar dhib ayey ku hayaan Xabadanaha kuwa dowlada siisay maridaan inta badan ee suuqa ayey ka soo gataan xabadii waa 0.8$ marka umadan Alle ayaa umaqan ee Alle ha badbadiyo

  • @nasrot2604
    @nasrot2604Ай бұрын

    Yes guul

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bxАй бұрын

    Jaceelkii iidoor iyo axmaar xaguu marayaa 😂heesta jaceelkooda waan dhageestaye😂

  • @AhmedMohamed-uf9bx

    @AhmedMohamed-uf9bx

    Ай бұрын

    Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425Ай бұрын

    Waa wax fiican in lasoo.qabto laakin maal.mahaan dambe shuute xaguu aadey askartii ummadi waa dhameyen wax sharci lagu qaadayo. maba aragnee waxaan ummada kaqabta

  • @mugaanamaxamed9649
    @mugaanamaxamed9649Ай бұрын

    Wlh waa run gurigena xitaa way so gashi xabada

  • @user-tl5ep4is6k
    @user-tl5ep4is6kАй бұрын

    Ok

  • @AxmedNuur61
    @AxmedNuur61Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-vs7dt6fr4w
    @user-vs7dt6fr4wАй бұрын

    Haa

  • @yussufsiyad4058
    @yussufsiyad4058Ай бұрын

    Has I do ❤❤❤❤

  • @mohamamedomar9441
    @mohamamedomar9441Ай бұрын

    Haaa

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Ha la diilo kalabta

  • @ismaaciilcalimuxammed507
    @ismaaciilcalimuxammed507Ай бұрын

    Si dhab ah haloo tumo kuwaan

  • @rashidmuxamed2861
    @rashidmuxamed2861Ай бұрын

    Aad ayay u mahassanyihiin

  • @user-pv1pv1ej9f
    @user-pv1pv1ej9fАй бұрын

    Guul. Usoo hoyatay ciidanka boliska somaliya

  • @LailaAhmed-vm8ur
    @LailaAhmed-vm8urАй бұрын

    guul io gobanimo

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7wАй бұрын

    Asww❤

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y20 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639Ай бұрын

    Was sax in la’soo qabto askarta sharciga aan ilaalinsynin

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dpАй бұрын

    Mashlah wamahadsan tahay ilahey hana namoti sharta socota

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    Waligey xoriyad somalia uma dabaal dagin waxaan u arka qalad weyn iyo xayaysiin loo sameynaa cadaankii ingiriska Lana liidaayo sharafTa iyo qiyamka umada somaaliyed

  • @MudalibXasan-xv6hg

    @MudalibXasan-xv6hg

    Ай бұрын

    Cooler xuriyada dada uso daintay saacan talyani iyo ingiris wabiga kugu tilabi laha awoowayasha umahad celi

  • @adonallah

    @adonallah

    24 күн бұрын

    @@MudalibXasan-xv6hg hadey TaaS sax Tahay EThobia ayaa u dabalgi laheyd markii ay Talyaaniga iska dulqaday maxay isaga jarTay 7sano ee Talyaaniga gumeysanaayay

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qpАй бұрын

    Sxb Waa Arrin Fiican

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Asc goaan lagu saxsan yahay mayahay mataagno. Waa u jeedaa sidii askar u tababaran ma ahan wa mooryaan . Kii wax diley wa la dilaa kii kor u tuurey in 24 saac la xiro

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020Ай бұрын

    cawaansanaa kuwaan ma'ilbaxaan miyaa horta suxaanaka yaacadiim

  • @shamsonur5500
    @shamsonur5500Ай бұрын

    Wax wanaagsan waaye in la soo qabto

  • @abdallamuhidiin6819
    @abdallamuhidiin6819Ай бұрын

    Wiiftada Dabaaldaga wey na dhibaty

  • @abdallamuhidiin6819
    @abdallamuhidiin6819Ай бұрын

    Xafada wey nogoso dhacda

  • @GuadidDiriehdarar
    @GuadidDiriehdararАй бұрын

    Shaqo fican waye moryan waye ala qisaso

  • @amnaali8642
    @amnaali8642Ай бұрын

    waa cadowga alshabab la shaqeeya kana xun xoriyadda somaliya iyo in ayba xorowdo waana in si toos ah loo toogto wana muqadas dilkooda toogasho mana laha maxkamad wayo shacabkaaba indhahooda ku arkay ayavoo hoos uvu dhigayo rasaasta u addaas xamaasadda xoriyadda usoo baxay

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5uАй бұрын

    Kuwan shaqligoda fiiri malagu aminikaraa xub waa darogiistayal xashiish Ayaay cabaan xeliga eey shada kabaxan manastaan waa qadireysan yihiin mar horeba iiqor weelka ayeeyku iymiden

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801Ай бұрын

    Al shabazb ayaa ku jira ciidanka kas ayey u sameeyaan si .aysan dadku .u farxine lakala cararo

  • @user-pj6yt3gq7b
    @user-pj6yt3gq7bАй бұрын

    Waba dad xanuunsan inay dad dilaan maxay kahelayaan

  • @bisharoad5282
    @bisharoad5282Ай бұрын

    Halaqabto Tuuga

  • @LibanyusufHassan
    @LibanyusufHassanАй бұрын

    Doled nimada wacadaalad

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын

    WAA DAROOGIISTA YAAL AMARKII MADAXDOODU SOO SAARTEYBA AAN LA SOCON

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578Ай бұрын

    Poliska digniintii aay ciidanka xalay u direen raga dhagta u dhigin ee nabadgalyada iyo dabaaldaga iyo farxadii rer muqdisho sidii lawada maqlayey wax u dhimay policka shaqadooda ayagoo ku mahadsan nimankaa waa in eey kusimaan kornel shuute ayaa ka maalayo msanidiin munasar iyo boliis shaqo wadaninimo ayaad qabateen hana lasoo qabto kii damiintay ee ciidanka inooga dhigay dhurwaayahaa dadcunka ah

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605Ай бұрын

    oo askarta soomaali koonfur waa iska wada alshabaab baan filayas😅😅

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustafАй бұрын

    Somali hade rawan nabad haka dagaalaan marka 1aad Qabiil markaas ay nabad helayaan Somalia hadli Al shabaab dhamaadaan xaxata nabad ma noqoneso

Келесі