Haku sirmina caddaantiisa & wejiga miskiinka u ek! Haddii ay ku qaban lahaayeen isaga & kooxdiisu .?

Haku sirmina caddaantiisa & wejiga miskiinka u ek! Haddii ay ku qaban lahaayeen isaga & kooxdiisu Alla Hooyooy ayaa kaa yeeri laheyd .

Пікірлер: 38

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed26 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q26 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-uu4ry1yi5m
    @user-uu4ry1yi5m26 күн бұрын

    Subxanalah illahow khatumda igulin aduun iyo akhiro ihanuni aaaamin yaarabi

  • @maslah345
    @maslah34526 күн бұрын

    Kuwaan umada waa dhibeen ee ALLAHA KA QABTO

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish26 күн бұрын

    Tuugada sifiican ha loo ciqaabo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757826 күн бұрын

    Somalia gaar ahaan dhibaatada shacabka ku dhacdo waa xashiishka waxaan kacodsanayaa dowladda in aay kuqaado xashiishka duulaanka lamagac baxay ladagaalanka balaaran ee 30ka maalmood ee aan kala joogsiga laheeyn ee xashiishka waxan jamega ku arkay ladagaalanka tubakada murujaanta quf koox baabuur ajnabi moto 2ba lugoley cidiiba nuuxsaneyso xitaa ciidanka howlaha kala duwan sida in jeebabkooda boorsooyinkod larogayo kii laga helaa oo xabsiga jameeca qoorta loo geliyo hoyoy maxad ii dhashay ayaa looga keena 3sano kadib kiigalaa asigoo wacdinayo oo qalqaloocan ayuu kasoo baxayaa morjaanku waa cadawga koobaad ee nabadda

  • @Koyama548
    @Koyama54826 күн бұрын

    Bidar weyne xasid iyo duli batahay gacan aya ku jirta oy hee hada wasaq xoga dalka guul keep going respect 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er26 күн бұрын

    Asc wll dhaca iyo dilka wxaa kadambeeya daroogada dalkeena aabe. Lagu xarqiyey ayaa sabab u ah ee daroogada dalka halaga qabto mahadsanidiin

  • @unknownperson3532
    @unknownperson353226 күн бұрын

    Mahadsanid munasar

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz25 күн бұрын

    Thank you for your information keep going

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann26 күн бұрын

    DHAQSO HALOO TOOGTO. WAA BAASTAR FADLAN UMADDA HORTEEDA HALUGU TOOGTO. WACEYSLE HADUU YAHAY KOLLEYY WAA SII DEYN DOONAA

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q26 күн бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e26 күн бұрын

    Dadka halaga qariyo dulli fool xuma badan ilaahay ha qariyo kuwan damiirkii iyo dadnimadii ka tagtay waa bahalo

  • @Koyama548
    @Koyama54826 күн бұрын

    War waxan inte ka ima den wadan ka wali wu qasan yahay Allah aman ka dhigo hala togto nocan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🫡

  • @AyaanNuur69-qp8nv
    @AyaanNuur69-qp8nv21 күн бұрын

    wiilka waa rer kaxda cumar ayaa ladhaha

  • @abu4bf__
    @abu4bf__26 күн бұрын

    Fast comment ❤

  • @AbdirahmanMaxamud-rf6it
    @AbdirahmanMaxamud-rf6it26 күн бұрын

    😮

  • @ju4965
    @ju496526 күн бұрын

    😮😮😮

  • @Call_me_Abe
    @Call_me_Abe26 күн бұрын

    lol do not judge a book by its cover. Yaah 😂

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar651422 күн бұрын

    rubac jaad eh iyo iyo xashiish miyaa qof Muslim eh u dilee

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y19 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k26 күн бұрын

    😳😳😳😳😳

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale365024 күн бұрын

    Codkiisa waa labadalay. Waa tuug layaqaan

  • @canabahmedgesey61
    @canabahmedgesey6125 күн бұрын

    maashal❤️❤️❤️🤝👍☝️❤️☝️❤️☝️👍❤️👍☝️❤️☝️❤️❤️🌹🌙🌙☝️🌙☝️🌙☝️🌙☝️🌙☝️☝️🕋🕌😇😇😇😇😍😍🫶🤲🤲🌹☝️🌙☝️❤️

  • @TalabixisMedia-qw9et4
    @TalabixisMedia-qw9et426 күн бұрын

    Munasarow

  • @solokilimber3818
    @solokilimber381826 күн бұрын

    Look there hair 😂😂

  • @MuseMahamoud-yk8tw
    @MuseMahamoud-yk8tw25 күн бұрын

    Kkkkkkk

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o25 күн бұрын

    Kan see loogu sirmaa cabtooy uuba uegyahee fiiri afkiisa

  • @hipoxasan6373
    @hipoxasan637325 күн бұрын

    reer muqdisho miyeykusocota

  • @mancityfan660
    @mancityfan66026 күн бұрын

    Nin weyn o tuuga daragis u ku mushquulay eyga xira duliga umaduu halifaaye

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie684226 күн бұрын

    Reer Somaliya intay ku masqulayan Aqonsiga Somaliland…. Gacantan uu fidinayna shacabka wanaagsan in nabad gelyo siyasadeed başı waydistan sidani si mahee way ku dhamadeen ee 😭😭😭. Qof idinka naxaya ayan ahay

  • @AliAlly-jr7kt

    @AliAlly-jr7kt

    26 күн бұрын

    BOOTADII MA SOCON WEEDEY? 😂😂😂. SSC❤

  • @user-pl7du6nc8t

    @user-pl7du6nc8t

    24 күн бұрын

    ​@@AliAlly-jr7kt Falastiin 😂😂😂

  • @AliAlly-jr7kt

    @AliAlly-jr7kt

    24 күн бұрын

    @@user-pl7du6nc8t 🤣🤣🤣🤣 FALASTIIN XAGA KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA KA SHABAHNAA

  • @munahussein9687
    @munahussein968725 күн бұрын

    Yaa Allah kuwan xabseyo badan halo dheso se umadana halaqabto, xamarey xureysa u bahantahay please dowlada idhahoda hafuren

  • @hasansalad9058
    @hasansalad905826 күн бұрын

    kkkkkkk been kkkk

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki88423 күн бұрын

    iga tag Aniga ima qabanine 😢😂

Келесі