Waxay ka badbaadey iskudey dil ah waana wax kugu dhici kara haddii aad Muqdisho joogto!

Waxay ka badbaadey iskudey dil ah waana wax kugu dhici kara haddii aad Muqdisho joogto!

Пікірлер: 79

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q27 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi79126 күн бұрын

    Subxanallaah illahow tuugada cadowgaa somalia inoga qbo balo hakudhcdee

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi451426 күн бұрын

    Alaha xafido umada.somaliyeed meelwalbo ay joogaan thanks brother

  • @f.o847
    @f.o84726 күн бұрын

    taleefanka wayn ee qaaliga ah gabdhuhu dibada yaysan u qaadan, boorsana ha qaadanina naftiinaa khatar ku jirtee

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz26 күн бұрын

    Thank you for your information keep going

  • @ju4965
    @ju496527 күн бұрын

    Dumarka ilaahay ha ugargaaro

  • @CafiifoCali-iu9ms

    @CafiifoCali-iu9ms

    26 күн бұрын

    Aamiin aamiin🤲 😢

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed889427 күн бұрын

    Waxaan waa horror, maxaa diiday in motooyinka la Soo xareeyo ileen way isyaqaaniin.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash297523 күн бұрын

    Ilmuhu xalaal ha lagu koriyo. Walidiinta ilaahay ha u noqdaan. Xoolaha la kala dhacay ha la celiyo in RABIGEEN noo naxariisto, sababto ah waa lays dhacay, wixii kugu tahay ilaahay halo noqdo , waxaad gacanta ku haysto celi. Dhalinyarada ha loo duceeyo in Alaah noo hadeeyo meel walba oo aan joogno. Somaliyey ilaahay aan ka baqno naf walba xisaab baa sugi.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada27 күн бұрын

    subxanallah wallhi waa Amini la aanta dhibtaan ayay leedahy

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada27 күн бұрын

    Gabdhaheena Allha Amaansado

  • @CafiifoCali-iu9ms

    @CafiifoCali-iu9ms

    26 күн бұрын

    Aamiin aamiin 😢🤲🏻

  • @FartuunMaxamuud-qg8he
    @FartuunMaxamuud-qg8he27 күн бұрын

    Wlh malin anigo gurigena horta tagan 2bo nin ka shakiye orod xafad kuso gale hadii sharci adag laso sari laha tug dhan lama arke ugu yaran 10 sano o xarig ah illahay hanaga qabto tugada

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr25 күн бұрын

    Waa Shabaab kulligood

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi502027 күн бұрын

    dal ba'ow yaaku leh allow sahal amuuraha.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada27 күн бұрын

    Allow wadankeena Noo Hagaaji Yaa Rabi

  • @MohamedAli-nm8oe

    @MohamedAli-nm8oe

    27 күн бұрын

    Hasan munaafaq kuwii qabiilka ku doortay weydii nabada...

  • @bongasasa3895

    @bongasasa3895

    26 күн бұрын

    Keep dreaming wadanka dhiig Muslim badan ayaa ku qubmay wa habenkii oo xalay oo tagay in uu mar dhow dago!

  • @mapaacha4552
    @mapaacha455226 күн бұрын

    Alsheydaamadi ee umadda qarxiya, wadankana dibdhigey ayaa ka masuul ah, dadka wax xadayaan iyo kuwa dadka dilaan, waayo (35 sano) wadanka qarxiyaan, dhalintana wareer iyo waali kurideen iyo shaqo la aanta.

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg26 күн бұрын

    oo maxay u cayrsaneysaa" warhooy maal adduun waa la' helaa lkn naf lama helo" gabdhahaan iyo kuwa kale ee af somaligayga fahmaayo waxaan kula talinaa tuug hubaysan hadduu wax idinka daffo ha' cayrsanina hadii kale wuu kuu dhamaynayaa"

  • @VaRaHzan
    @VaRaHzan26 күн бұрын

    Nin SigtE Ma NoLo❤️‍🩹🥺

  • @abdi7932
    @abdi793227 күн бұрын

    Somalia mavio miyey isku badashay, waaxay sidani, nin baaskoolad lagu qabtayna waan arkay😢

  • @Zamiaahmed221

    @Zamiaahmed221

    27 күн бұрын

    Guriga aaba lisku so galoya banan warkiis dhaaf

  • @superfun1819

    @superfun1819

    26 күн бұрын

    This is not SOMALIa OO dhan. This is Muqdisho

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi27 күн бұрын

    سبحان الله سبحان الله 😢😢😢😢

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v27 күн бұрын

    😢😢😢 Subxanallah xubxanallah subxanallah Maxa xamar cuqubo ku aruurtay 😭😭

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish27 күн бұрын

    Hadduu manta baxday Caddaaladda Alle ma ka baxsan doonaa?

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v26 күн бұрын

    Muqdisho malin cad baa la isbaranaya illahow kaqabo masakiinta

  • @copypaste9067
    @copypaste906725 күн бұрын

    Muqdisho le maxey waxan ogu dhacan walahi wa ayaan darro iyo fashilka ummada oo dhan

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    6 күн бұрын

    Dowlada ayaa tuugo ah tuugne tuug buu dhalaa. Car waxaan oo kale haka dhacaan garoowe boosaaso ama hargeysa.

  • @Tasniim1
    @Tasniim127 күн бұрын

    Bal nafteeda siday uhalgi lahayd arag? Waata kadaba cararaysee haddii inta kula soo jeesto mindidaa dhererku intaa le’egyahay kulasoo jeesan lahaa oo caloosha iyo xiidmuhuba dhulka kusoo dhici lagaayeen muxuu talefan utari lahaa? Aduunyo jacayl & dadka qaar maxaa kalahaysta?

  • @superfun1819
    @superfun181926 күн бұрын

    Subhanalaah 😭

  • @user-ew4uc7yo3s
    @user-ew4uc7yo3s27 күн бұрын

    Degmada usheeg laamaha amniga

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar833527 күн бұрын

    Waa Mooryaanta xasan gurguurte, aloow na dhaafi

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u21 күн бұрын

    Wlhi waxa moday Ahmed gacal tooyo 😂

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y27 күн бұрын

    Waa sigatay

  • @muzamilmaxamed3056
    @muzamilmaxamed305627 күн бұрын

    Wacael weeye kan cml nikax kuma dhalanin

  • @BoqorShiine
    @BoqorShiine26 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @BoqorShiine
    @BoqorShiine26 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kabilowAlif
    @kabilowAlif10 күн бұрын

    😢😢😢

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793825 күн бұрын

    WADAN MAALIN KASTA MUSIIBO KA DHAMANEYNIN YAHUUDI MADOW MIYA OO LACNADI ALLE KU DHACAY.

  • @superfun1819
    @superfun181926 күн бұрын

    Saax😢😢😢😢

  • @saciid_iid
    @saciid_iid27 күн бұрын

    Muqdisho masiibo qabto

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman582826 күн бұрын

    Subxanallah alahayow tugada ka qabo umada😢😢😢

  • @tata9547
    @tata954726 күн бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t21 күн бұрын

    HamarbD.naguwarerisene.nagadaya..hawiyeushega

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v26 күн бұрын

    Dhagax mey mashka fujiyan wacelinta

  • @khadragelle7801
    @khadragelle780126 күн бұрын

    Askarta ayaa muriyaana .oo ku shaqysata tuugta

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q27 күн бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh

  • @geenyodila9095
    @geenyodila909524 күн бұрын

    Askartaa tuugo ah xaaranta dhagax may ku tuuran wale dhakadan jebin laha xaaranta

  • @mancityfan660
    @mancityfan66026 күн бұрын

    Hala soo qabto duliyaalka poliska ciyaalkan dhan ha baaraan kii ay jidka ku arkan kii mindi lagu qabto 5 halagu xakumo uk saas waaye

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed162527 күн бұрын

    Hada ma waxa leedahay fekon halaga cararo oo dowladu ha xareyso al miino maa tiraahid wixii qori ama toorey wato halaga cararo maxaa fekon u eedeyneysaa

  • @user-op7fm1kc5x
    @user-op7fm1kc5x26 күн бұрын

    Cidii nimankaan aqoonsato ha ila soo xariirto

  • @MssxayaatMssxayaat
    @MssxayaatMssxayaat26 күн бұрын

    Lowkan u ekaa ninka 😂

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney863125 күн бұрын

    Halaga cararo hadi la arko Moto Nimankan malaga yaba in ey Etiopien yihin

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    6 күн бұрын

    Itoobiya Aaa 🤣🤣

  • @khadragelle7801
    @khadragelle780126 күн бұрын

    Nabada aad sheegtaan meeday phon ayaa quf nafta lagaga goynayaa iyo wax ka liinta dawladii somaliyeed oo dhisan ayey masarka kala carari jireen hadana waaba kuwii .oo cidla ka helaya dadka dilka iyo boobku waa dhaqan iska joogi jiray xamar amaan maaha waa magaalo habaaran

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm6 күн бұрын

    Wax lala yaabo maaha. Dal madaxdii ugu sareeysay. Eey Tuugo yihiin. Shacab maxaa laga filan karaaa. Tuugo ilaa tuugo.

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757827 күн бұрын

    Dhibaatadaa waxaa noo sababay tiktoka oo aay tuugada daawadeen ooaan wada daawanay waxa aduunka lagu masalaa mootadaa ookale waxyaabaha laaykta lagu raadiyo soomaalidana tuugada ah naxariislaawayaasha ah wexey u isticmaalen arinkaa foosha xun boliiska waxaan ka codsanayaa hadii gacanta lagu soo dhigo in lamariyo ciqaab daran oo kuwii ku dayan lahaa si eeysan u haweysan

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle20 күн бұрын

    Hadal badnidaa war videoga FASAX papageka aad kakeentay xaqiisa sii

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g27 күн бұрын

    QOFTA OROD YAHAN WAYE LKN😂😂😂😂

  • @doubledeqabus6815

    @doubledeqabus6815

    27 күн бұрын

    FAQASH SOMALIA 33 SANADOOD AYAY HOOGAYEEN MASAAKIIN ALLAH HAW NAXARIISTO 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Commentkudhigle-s1g

    @Commentkudhigle-s1g

    27 күн бұрын

    @@doubledeqabus6815 HAWIYE DAROOD DIR RAXAN WAYN JAREER WAYNE GABOOYO KULI ISKU MID WAYE.MASKIIN HADAA U MALESAY RERKAGA INU KA FICAN YAHAY KUWA KLE TAQTARKA MASKAD AYAA U BAHAN TAHAY

  • @superfun1819

    @superfun1819

    26 күн бұрын

    ​@@doubledeqabus6815hooyada faqaash was ina yahuud

  • @saciid_iid
    @saciid_iid27 күн бұрын

    Farmaaja maafiyadaas sameeyay

  • @xaajia2219

    @xaajia2219

    27 күн бұрын

    Ilaahay ka cabso, hadalkaas xisaab maalin adag baa ka danbeesa!

  • @saciid_iid

    @saciid_iid

    26 күн бұрын

    @@xaajia2219 madax jabiska yaa sameeyay dhalinyartii inta baskoladaha looqaybiyey dadka dilijiray aaway? Nimankii sameeyay farmaajo iyo fahad bey ahaayeen

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s26 күн бұрын

    Nin kaan dawlada soomaaliya hasoo xirto wadanka uu joogo dawlada haluu adeegsado waayo soomaaliya buu fuul xumadeeda caalamka dusayaa waa qaran dumis

  • @user-dg6ir3vv3d

    @user-dg6ir3vv3d

    26 күн бұрын

    Run ayuu sheegey

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    25 күн бұрын

    Soomalia cid waliba waa ogtahay foolxumadeeda. Ilaa bariiskii ciidanka la’iibsaday xabaalihii laqufay’ dhulkii la boobay. Yaa moog taas Munasar wixii jira waa nalawadaagi aduunkuna wuuba ogyhay.

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    6 күн бұрын

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    6 күн бұрын

    Soomaaliya waa dad iyo dal lagu maadeeysto aduunka wax walboo oo xun soomaaliya baa lagu soo qaataaa. Waxaan arkaayay maalin hore xildhibaan india ah oo baarlamaanka dhaxdiisa soomaaliya ku ceeynaayo

  • @IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ
    @IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ26 күн бұрын

    Hadaal ayaad Wada Dadaalkaga allah Kula Garab Galo Kabtan

  • @menhee7408
    @menhee740820 күн бұрын

    Hadaa mooto arakto carar

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe27 күн бұрын

    Hasan munaafaq kuwii doortay weydii ..

  • @xaajia2219

    @xaajia2219

    27 күн бұрын

    Munaafaq waxa ah qofkii qof Muslim ah caaya, weliba asigoo og In Ilaahay subxaanahu watacaalaa xarimay ku xadgudubka iyo dulmiga!

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    25 күн бұрын

    Adigu shakhsi baad leedahay waad xad gudubtay kawaran ninka Dal dhan iyo umadd dhan kuxad gudbaya ee aad moodo inaan qabri iyo qiyaamaba ka’dambayn? Xasan isaga ayaa dadka yiri madaxweyne ayaan u’ahay waana laga hadlayaa khaladaadkiisa wuxuu wuxuu kuxun yahayna waa lasheegi saa isagaa nasoo doontay. Aakhirana tafaha ayaanu kudhagaynaa kawaran 30millon oo iska laalaadisay maxakamadda Rabi Subxaana watacaalaa xagguu uga baxsan meelna.

Келесі