Subxanalah:Ninkaan Gabadhaan yar halaga qabto sidaan Abti waa dhaaftay,dadkii oo dhan wada naxay.

Ойын-сауық

#ayaanle

Пікірлер: 117

  • @ayaanleofficial
    @ayaanleofficial13 күн бұрын

    t.me/IaYyhdXBnNw3NTVk

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t13 күн бұрын

    Gabadhu ehel maleh miyaa subxaanalaah😭😭😭😭😭

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v13 күн бұрын

    SHUNKA SHADA WAALID NIMADU XUDUUD LEDAHAY GABADHAN YAR HALA BAARO HADUSAN ISAGU TAABAN XATAA WUU GADAN KARAA😢😢😢

  • @mahadociise25
    @mahadociise2513 күн бұрын

    Waxaa kadaran kansawiraayo aakadaran xataa halaxiro kanwax sooduubay dowlada waakuceeb dowladii dhulbay raacadaysanee daadkii wayhilmaamtay

  • @sadia3718

    @sadia3718

    13 күн бұрын

    Nin wey baa duubaayo damiirkii waa dhintay

  • @Caliya7
    @Caliya713 күн бұрын

    Waa abti xabiibi😅😅😅😅 xasbiyallaah Alloow na astur awladana noo xafid.

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w13 күн бұрын

    Xataaa hooyo ani hooyaaan ahay waana waadix inay qalad tahay sub xaaana laaaah

  • @deqamuse-wh1oy
    @deqamuse-wh1oy12 күн бұрын

    Dhabta xata inu ku qabsado wax wanagsan miya subxanalaah 😢

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm7 күн бұрын

    Fadeexad aad u way buu wiilkana ku dhacay labadeda walid ma noolyihin umada islamaka ah e meeshas ku nool wa in ay arintan ka kacan subxan Allah

  • @lulali6059
    @lulali605911 күн бұрын

    Aaway doowlada , meey xiraan ninkaan xishmad la,aan ta ah. Subxanalah

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe127313 күн бұрын

    War gabadha yar wuu fasahaadinayaa😂

  • @naimabarre7088
    @naimabarre708813 күн бұрын

    SUBXANALLAH ILAHOW AWLAADA NOO HANUNI OO ASTUR WAA11 ILAA 12 JIR GABADHAN NINKAN HALAGA QABTO GABADHA AYEEYADANA WAABA DOQON AAWAY HOOYADED

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp11 күн бұрын

    Xasbunalaah wanicma alwakiil Ala tan manodanbeysay subxanalaah

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad13 күн бұрын

    لاحوا ولاقوة الابالله

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v13 күн бұрын

    GABADHAAN LIVE U ISTIIMINAYAA😢😢😢

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi451412 күн бұрын

    Subxaanalaah sheekadaan alamtara waa dhaaftey keefa ayey mareysaa away hooyadii dhashay thanks brother

  • @faizamohamedabdi2847

    @faizamohamedabdi2847

    11 күн бұрын

    😂😂😂😂😂keyfa aaymareysaa aaa wallahi qosol igumaharin

  • @messil8080
    @messil808013 күн бұрын

    subxaana llaah halaga hor tago xumanta

  • @goldensilver210
    @goldensilver2103 күн бұрын

    Wiillkan mar hore ayaan arkay qof fiican ilama aheyn somaliya dhibkeda waxa waaye qabiil iyo sharciga qabiilka ayaa weyn waxaana sabab u ah madaxweynaha oo hiraab ah

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui13 күн бұрын

    Horta Abti maaha qofkan, ninka asago la arkayo saan wax yeelayo asagon lo jedin muxu sameeya am sorry walidinta manta Somalia joogo intoda badan $lacagta laga siyo faxishada kalla weyn diinta, sharta iyo dhaqanka

  • @Umo580
    @Umo58013 күн бұрын

    SUBXAANLAA SOOMALIYA WAXAN HALAGA QABTO FAAXISH MEEYE WAALID KII DHALAY WAXAN MODHFANAA

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma100912 күн бұрын

    Subxana allah wlh ayada sidey ledahay fiiri bisinka war aaway hooyo iyo aabo dhalay gabadhan Allah'a yow awlada ino tosi Yaa rabbi yaa raxman

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v13 күн бұрын

    Ilma saqiir osaa loo waalay waxaa laweydinayaa kuwa dalka udhaartay

  • @khadiijoabdikariimmohamedc4240
    @khadiijoabdikariimmohamedc424013 күн бұрын

    waamaxayi waxa uu sameeynayo oo foolsun oo cunugta uu barayo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @DramaReeles
    @DramaReeles11 күн бұрын

    Subxaana LLaaah. Abdi aa qeyladhaan waa wareey.

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed751113 күн бұрын

    ninkan waxaa ka sosocda wax yar maso wado hada wixi kadambeyo darenkeduu kicindonaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q12 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @lulali6059
    @lulali605911 күн бұрын

    Subxanalah, ninkaaan waa ka soo darey, siduu faaiso u furey. War faaiso ku noqso ama guurso naag kale. Cunugta yar ayuu fasahaadinayaa balaayo kugu dhacdey cabaasoow.

  • @medomarhabon685
    @medomarhabon68510 күн бұрын

    Gabadh maha ee wa ilmo😢 subxanallah

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v13 күн бұрын

    SOMALIYEEY WALHY CABAAS WANKA SHAKIYAY DHAQTAR HALA GEEYO AMIU QANIIS YAHAY DHAQAN XUMAA WAR YAAAAAAAAA MUSLIM AHEEEEEEEY WAXAAN CARUURA HENA DAAWANAYA ALOOW CABAAS MUSIIBO KU RID AAAAMIIIIN

  • @user-st7vy8tt2i
    @user-st7vy8tt2i13 күн бұрын

    War waxaani waa qeyladhaan waa wareydii oo sax ah ee kan abti dhaqankiisii malahee gabadha halaga gaaro.subxaanallaah subxaanallaah.

  • @filsanbade8470
    @filsanbade847013 күн бұрын

    Subxaanallaah ooo maxaa qaldan. Dhabtay kaga fadhidaaye hala soo hobiyo waana la ogaan doonaaye abti uma ahaa. Nin ayaa USA ugu xiran ooo caawa jeel ugu jira gabadh yar ooo isaga dhalay ooo 4 jir ah oo isaga oo dhaqtar jooga dhabta saaray gabadhii laga qaaday isna la xir

  • @FatushBbe-vp6he

    @FatushBbe-vp6he

    11 күн бұрын

    Bisinka gabadha afar jir oo uu aaba heed dhabta saarey maxa kadhici😢

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial114612 күн бұрын

    waxan umuleynaa inow eeheen abtiged oosaax ah akiit mahine abti sax ah

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5o12 күн бұрын

    Subhanallah Subhanallah Bisiika where the girl mother 😢😢😢😢

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda9 күн бұрын

    Gabadhan hooyaded iyo abahed manool yihiin suaal baliis iiga jawaba

  • @farhiyaabshir4841
    @farhiyaabshir484112 күн бұрын

    Cunugtaan hooydeed lcgay rabtaa

  • @FardosaYusufff
    @FardosaYusufff2 сағат бұрын

    Subxaanalaah sidan waa qalad

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule225111 күн бұрын

    SUBXAN ALLAH

  • @user-mb5yc8yq2u
    @user-mb5yc8yq2u11 күн бұрын

    Sharaf dbimatay😢😢😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra67214 күн бұрын

    Meeday dawlad ku sheegtii may qabato

  • @zamzam5255
    @zamzam525512 күн бұрын

    GABADHAN WAA RAAJO AYAA LAA DHAHEEY MAXA KA JIIRO

  • @sahrofarax8988
    @sahrofarax89883 күн бұрын

    Cabaas halag qabto magaalada gabadha saiirka ah uu wax walba uu kusameenaayo

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm7 күн бұрын

    Gabadhu rajo miyan hooyaded aaway ma nooshahay

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa771713 күн бұрын

    Subxanallh Subxanallh

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw13 күн бұрын

    Subxana Allah subxana Allah

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma100912 күн бұрын

    Waa faaida laabi cabas subxana allah bal abti ma ahan waa abti saqajan aha

  • @user-ne3cq5ux7w
    @user-ne3cq5ux7w3 күн бұрын

    Gawadha abahed iyo hooyodeda madhinten

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r13 күн бұрын

    Subxanllah 😭😭😭😭

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni320411 күн бұрын

    Anaga yaab aragnay subxanallah 😢

  • @medomarhabon685
    @medomarhabon68510 күн бұрын

    Gabadhan shekasmyso wa Farid keep going

  • @user-cf6qb3vy5h
    @user-cf6qb3vy5h12 күн бұрын

    Ah 😢ah yakhay maxay dhaqan xumada nagta yar Mey walantahay

  • @geenyodila9095
    @geenyodila909511 күн бұрын

    Maxay tahay saan muxuu ka wadaa bal hada war xira waxan fadarada ah abti maahane subxanalah

  • @badhbaadhdeliverysweet3891
    @badhbaadhdeliverysweet389112 күн бұрын

    Allha haka qabto aniga ka hooyo ahan waxan uraka dhaqan xuma ee halokaco gabdha yara

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed294413 күн бұрын

    Subxaanallah

  • @user-ll6ft7vl6p
    @user-ll6ft7vl6p12 күн бұрын

    Abas iyo gabadha yar ma ahan gabar iyo abtiged wa ben san maleynayo Cabas mafiyowbo wa in labaro wa walanyahay

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi76613 күн бұрын

    ABTI MAAHAN ADEER MAAHAN HOOYO LAMUU DHALAN WAA GARAC DNA HALA QAADO TII DHASHEY AAWDEY GABADHAAN SI KALENA WUU U ISTICMAALEE HALA BAARO HADII KALENA IDINKAA BEEN KA SHEEGAAYA EE WAA DAD IS QABA OO ANSHAX XUN DADKA ISQABA GURIGOODA BAA UBANAAN EE JID UMA BANAANA EE VEIWS RAADIS WAAYE

  • @Khaalidcade01

    @Khaalidcade01

    13 күн бұрын

    adaaba kadaroow ahe😂 qabitaan mabagaarin sxp aaday uyartahay gabadhuye

  • @user-oi3ve9vs6q
    @user-oi3ve9vs6q11 күн бұрын

    Subxaana alĺaah allaha swt ah ha hanuuniyo oo ninkaan cabaàs la dhahayo oo waxyaaalaha uu ķu dhaqmayo oo anshax xumida aĥ allaha soo hanuuniyo oo xaqana allaha tuso insha alĺaah allaahuma aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢

  • @MoA.-pw3so
    @MoA.-pw3so12 күн бұрын

    Away wixi qabilka iyo Quruun kaa balfinayey,!!! Away dadki dhaleey la dhashey

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim250711 күн бұрын

    Dhaqan xumaa wuxu, war ka qabto 🫣

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v10 күн бұрын

    Subxnallh cabs marka God kada biyo ku so galen qalas sidn wa ka filayay cungtn sumcda ha ugu ciyrin

  • @munahussein9687
    @munahussein968713 күн бұрын

    Wale filim hinde wa kas fersashadoda

  • @sacdiyocali3146
    @sacdiyocali314612 күн бұрын

    Asc ilaahay haka baqo waxaas abti ma aha soomalina dhaqan umalahan

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare878513 күн бұрын

    Ilaah ha kaso in maanta lasoo xiro.

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    13 күн бұрын

    Inshaa alaah jeedal halala dhaco qaniiska waashay Cabaas qaniis u egyahay uf Magabadhu abtiga u ahaa baaa

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed147512 күн бұрын

    Gabadha wac macaan ayuu baray hala yaabina

  • @deeqo123
    @deeqo12313 күн бұрын

    Kan la xiruu ku fiican yahay Aaway booliska dalka dhaqan xumo ayuu faafinayaa ninkaan

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali198413 күн бұрын

    Xataa haduusan abti u ahayn inuu anshax xumadaas sameeyo miyaa haba weynaatee hooyada nafteedaa anshax xun hadayba u ogolaatay inay jisho waxaas

  • @Alii-q9r
    @Alii-q9r12 күн бұрын

    Subxanallah dhaqan xumaa

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak608712 күн бұрын

    Koonfur dhaqan xumada iska qabta oo sidan wax kabadala

  • @farahfartun3961
    @farahfartun396112 күн бұрын

    Gabadha armour kugsadaa wacalkaan

  • @munamk9872
    @munamk987212 күн бұрын

    Saqajaanka ha laga qabto . Midkaan sawiraaya ciyaal suuq kale. Aaway dowladiii xabsifa ma la dhigo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen96113 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢 subxallah bisinka

  • @bahsenhabib6385

    @bahsenhabib6385

    12 күн бұрын

    This boy is so nasty 🤮

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat317813 күн бұрын

    Waa qoom luud

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u13 күн бұрын

    Waxas wa wax ceeb alle haso hanuniyo😢😢

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o13 күн бұрын

    Waa dhaqan xumo abti laguma sheegi karo

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal360113 күн бұрын

    abti xabiibi waye....sheekadhi shine culey majirtoo

  • @deeqo123
    @deeqo12313 күн бұрын

    Gabadhana la baaro

  • @medomarhabon685
    @medomarhabon68510 күн бұрын

    Subxanallah 😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra67214 күн бұрын

    Xanar alle haw sahlo

  • @nmohammed5150
    @nmohammed51507 күн бұрын

    Ilmah yer walidkeedii madhiteen meedey boliskii dadka waween ee da'daa ah xirxiry soxira innkan ilmaha yer edebtii siqalad ah u barayo. That is very very shameful &it's bad any one who's consensus is alive

  • @batulahussein797
    @batulahussein79713 күн бұрын

    Waddan gaal aan joogna cunug yar waxaan sameyneyso waa wadankeena oo muslin ah san haq ma ahaan

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad13 күн бұрын

    Gabartaan waa udhamatay

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy983111 күн бұрын

    Subxaanalaah

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev12 күн бұрын

    WAA IN CABAS LA XIDHO OO LAGA MABNUCO MEEL CARUUR JOGTO OO MAXKAMADA LA SO TAGO CANSHAX XUMO WEYEY

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow921712 күн бұрын

    Maya

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed965513 күн бұрын

    Subxanallah

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi9 күн бұрын

    سبحان الله سبحان الله اعو د بالله من الشيطان الرجيم

  • @zamzam5255
    @zamzam525512 күн бұрын

    CABAAS WAA CIIYAALA SUUQ WEEN

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad13 күн бұрын

    Ninkan waa khashiin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q12 күн бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe299110 күн бұрын

    akhasay kuwan way dhinten tayar iyadaba ka daran fidmo waxaa ka sidaran waalid ki dhalay haday ifka joogan

  • @mounahersi2254
    @mounahersi22543 күн бұрын

    Are you sure that this little girl is less than 10 years old 😂😂😂😂 she must be 12/13 years Somalis never know their right ages 😂😂😂 🇩🇯

  • @saafi1302
    @saafi13024 күн бұрын

    Gabadhaan sixun baa loo tababaray iyada xataa way laqabsatay mabayso saan wayba ku qaan gaartay

  • @deeqo123
    @deeqo12313 күн бұрын

    Cabbaas in xiro waaye

  • @user-ps2jm9hm2k
    @user-ps2jm9hm2k5 күн бұрын

    Waa dhaqan xumo aad uweyn

  • @cabdirahmancali2545
    @cabdirahmancali254510 күн бұрын

    Mafiicno

  • @Fedceur
    @Fedceur8 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts11 күн бұрын

    Bisinka waa qalad wayn iyo qaab daro

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488311 күн бұрын

    Audubillah 😢

  • @user-hw6mb9jg4i
    @user-hw6mb9jg4i11 күн бұрын

    shaydan weya

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow921712 күн бұрын

    gabad waya dakedi

  • @doone9873
    @doone98737 сағат бұрын

    Wa waxa ad u xun Lakin ogow social media waxa somali soo wado aya ka daran somali waxa ku badan inta jahilka o an waxaba aqon marka waxa la ARKI dono Aya ka badan waxan hada

  • @SamiirahMuhammed
    @SamiirahMuhammed11 күн бұрын

    Abti xappi wayekadaya fodada😂😂😂

Келесі