Ma iska hubisey in Albaabka gurigaaga kuu xiran yahay si ay tan oo kale kugu dhicin ? Sii gudbi

Ma iska hubisey in Albaabka gurigaaga kuu xiran yahay si ay tan oo kale kugu dhicin ? Sii gudbi

Пікірлер: 108

  • @jamacnaleye3992
    @jamacnaleye3992Ай бұрын

    Haa runtii waan iska hubiyey lkn somalia majoogi ee shacabka somaliyeed meel walbo oo eey dunidaan kor keeda ka joogan alle swt ha amaan sado insha allaah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamacnaleye3992

    @jamacnaleye3992

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @ibrahimmuqtar1090

    @ibrahimmuqtar1090

    Ай бұрын

    ⁠@@jamacnaleye3992scw

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395Ай бұрын

    Warkaaga waan jecelahay ,iyo shaqada aad ummada u hayso waad mahadsan tahay sxp.

  • @Munasarmaxamed

    @Munasarmaxamed

    Ай бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514Ай бұрын

    Walalkeyga qaaliga ah waad iga qoslisay waa runtaa dadka kunool xamar waa iney iska hubiyaan albaabkooda thanks wll

  • @Munasarmaxamed

    @Munasarmaxamed

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942Ай бұрын

    Axsantu , Alle SWT ha ina wada xifdio marwalba Aamiin

  • @WaranleWarale
    @WaranleWaraleАй бұрын

    Munasar wad mahadsantahay sxb sida zhacsbkaga ugu digeyso marwalba

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dpАй бұрын

    Mashlah mar mar intaa shakiyaa sofiriyaa intaa murug kujifan lahay

  • @ibrahimmuqtar1090
    @ibrahimmuqtar1090Ай бұрын

    Nio add baan ku taagera kow dheh waad mahsan tahy kun iyo kow jeer❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747Ай бұрын

    Haa.Waa..Xiran..Yahay.ALbaabka..Guriga

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038Ай бұрын

    Wa tuug ana qofna kudsan oo an qofna dilin. Mahadsanid Leenagay. laakiin tuug ma ku fiicna

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2oАй бұрын

    Eeyaha tababaran iyo wardiyayaasha ama watchman waxa laga heli kara shirkadaha arimaha amniga ka shaqeeya ama security agency ee ah private ee sida gaarka ah loo leeyahay muqdisho weey ka shaqeeyan iyo guud ahan 🇸🇴 somalia

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410Ай бұрын

    Waa runtaaninkaan waa nin guriga iyo xaafada horey uyaqaaney

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2oАй бұрын

    Macluumaadka aay duubtay cctv camera da waa in lala wadaago laamaha amniga sida sida dambi baarista iyo police ka sidoo kale gurigasta oo 🇸🇴 somalia ku yaala waa in la geeya eeyo u tababaran in aay aqoon sadaan dadka dambiilayaasha ah ama tuukada ama dadka hubka wata ama dadka daroogada wata waxay ku garanayan urta markey aqoonsadaan weey qeylinayan sidoo kale eeyaha waa ineey baritaan ku sameeyan dadka guriga soo galaya iyo babuurta parking ka guriga la soo dhigayo

  • @CabdiXakiin-xu5bz
    @CabdiXakiin-xu5bzАй бұрын

    Walah waa sax waan run tuug caad maaha

  • @Tasniim1
    @Tasniim1Ай бұрын

    Kkkk waa adeeganaa dusheeduu maraa. Munasar ❤.🫡.

  • @user-sn3xi5ht1o
    @user-sn3xi5ht1oАй бұрын

    haa wa xiran yahay jazakallah qeer brother

  • @Inaahmed-lm6kl
    @Inaahmed-lm6klАй бұрын

    Wa kuwa askarta ii amiin😅

  • @meymunaadow4758
    @meymunaadow4758Ай бұрын

    Haa

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223Ай бұрын

    Supxanalha

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalamАй бұрын

    Hayee waxaa soo xasuusta habeena hore inaa soo elobay guriga oo furan oo subuxii arkay guriga oo furihii kujiroho🙈🙈cabsi cabsi wale🙈🙈

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688Ай бұрын

    Haaa sxp qali runtii waan iska hubiyey

  • @ayanadencabdiqadir5515
    @ayanadencabdiqadir5515Ай бұрын

    Ano og inu xiran yahe ayaa hadane so hubiyey waba cabsadey😂

  • @user-ub4mh3yn4s

    @user-ub4mh3yn4s

    Ай бұрын

    😂😂😂

  • @Maankapoi27
    @Maankapoi27Ай бұрын

    Wuu xiranyahy door 🚪 ka bro munasar 🫡

  • @Umunashwa
    @UmunashwaАй бұрын

    Haaa munasarow waan iska eegay waadba iga cabsiisay 😅😂

  • @hamzetyga235
    @hamzetyga235Ай бұрын

    Haaa waa xidhayahay

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9iАй бұрын

    😊

  • @user-gg1di2pn6w
    @user-gg1di2pn6wАй бұрын

    Cabdi ayad nagu dishay 10jeer ayan sooo eegay albabka😅

  • @kobciyechannel6561
    @kobciyechannel6561Ай бұрын

    Wooxiranyhy munasar sxp thanks

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510Ай бұрын

    Haa wuu xiranyahay kusoco sxb

  • @SalwaAbdirahman-lg4ik
    @SalwaAbdirahman-lg4ikАй бұрын

    Yaaa ala wan cabsanaya beri aya fisanayah

  • @abdimohammed4509
    @abdimohammed4509Ай бұрын

    Maya

  • @AsedDhere
    @AsedDhereАй бұрын

    Haa sxp sare

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75Ай бұрын

    Sidee qolka dad hurdo camera loogu xidhay?

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681Ай бұрын

    Markaad Ticktok ku dhafartid Ku saamalesho , Xata Awood Aad Albaabka ku xirato ma haysid😂😂

  • @IshaRisaaq
    @IshaRisaaqАй бұрын

    Farsamo badne😂😂😂

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Subhanalaah

  • @Sheikhadan-rn2ck
    @Sheikhadan-rn2ckАй бұрын

    Haaa waxiray😂😂😂😂😊

  • @IsaaqHusuf
    @IsaaqHusufАй бұрын

    Sxb haa waixiranyahay

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALIАй бұрын

    Bismilaah

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436Ай бұрын

    Haa😂

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAliАй бұрын

    Maba naxaayo indha adkaa subxanallaah

  • @Xasan-ng6zo
    @Xasan-ng6zoАй бұрын

    Ok

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vdАй бұрын

    Shagligisa. Wamujrim

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hiАй бұрын

    Haaa❤❤❤

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770Ай бұрын

    Acuudubilaah wajigiisa

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8fАй бұрын

    Wuxu uegyahy tuug tolka ah o guriga sifiican ukala yaqaana

  • @erumroble5081
    @erumroble5081Ай бұрын

    ADigaa sameysay filmkan

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz6 күн бұрын

    Mayaa

  • @user-kg9dn2iq8m
    @user-kg9dn2iq8mАй бұрын

    Hadalkaaga waa sax waxan usheegayaa dadka guryaha ku sameysan albaabyada noocaan marka laxiro furaha lagama saaro ee nus jiiro ayaa laga dhigaa xitaa furihiisa laguma soo furan karo tijaabi

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6cАй бұрын

    Haha markaan seexdaan soo kacaa markaasaa hubiyaaa albaabka

  • @AnnoyedAirplaneWindow-mn1gp
    @AnnoyedAirplaneWindow-mn1gpАй бұрын

    haa

  • @user-qd7or3fx5d
    @user-qd7or3fx5dАй бұрын

    wlhi ilahey amarkis albabka guriga anigo hirin o wilibo quful sarin maba jogii karibo

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Alxaaq aadanka

  • @CabdishakuurYoonis
    @CabdishakuurYoonisАй бұрын

    Haawaxeriyahay

  • @Koyama548
    @Koyama548Ай бұрын

    Tug nacas waye tibisho ina lagu dilo ayu is tahila nacas ka away xoga dalka is mujiya bisinka🇸🇴🇸🇴🙏

  • @canshuurhusein5046
    @canshuurhusein5046Ай бұрын

    Haaaaaa

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374Ай бұрын

    Guriga Guud Ahaantiis in kamera ku xidhan tahey waa suurta gal pllse Gudaha Qolka Gabadha iyo caruurtu jiifaan in kamera ku xidhan tahey Oo Ruux Dumar Ah seexato ma Aamini karto waayo Billoo, maradu ka xumaata, kamaradu iney Guriga Deyrkiisa, jaranjarada caqli gal lknse Qol Dumar Hurdaan taas Ayn ka shakiyey saaxiibow

  • @alqasaalemedia2700
    @alqasaalemedia2700Ай бұрын

    Hahahahahahahah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625Ай бұрын

    😂😂😂

  • @MuuseCilmi-g2e
    @MuuseCilmi-g2eАй бұрын

    Haa wn xidhay waanan hubiyay

  • @IssackHassan-xs1fu
    @IssackHassan-xs1fuАй бұрын

    Ha

  • @Mariam-nl5xk
    @Mariam-nl5xkАй бұрын

    gabadha iskaleh gurigaan tiktoker caan waaye iyadaa na tustey

  • @SurprisedSkeleton-sd2eg
    @SurprisedSkeleton-sd2egАй бұрын

    War hanaga nixin😢

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaasАй бұрын

    Munasarow 12:49am baa daawanayaa orod albaabka iska soo hubi aa 😂 Iga tag cabsi cabsi ha ii shidinee aabe baa mar hore soo xire inaa hubiyo laigamaba rabee Ta kale tuugan lacala hadii la qabto nooso sheeg ilaahay hana i ilaaliyo

  • @Abdullahi_abdi20
    @Abdullahi_abdi20Ай бұрын

    Aaway waardiyaha apartments ka mise wuu la ogyahay

  • @Umu.Abdullahi20
    @Umu.Abdullahi20Ай бұрын

    Kkkkkk ani san u so hubinayo albabka ayan dala shaki albab ayan qaba wan ku noq.nodaa albabka

  • @yacquub111
    @yacquub111Ай бұрын

    Mobile ayuu xaday maclumaad iyo lacago ayaa laga yabaa iney oogu jireen ciil badnaa

  • @Know_your.world-953
    @Know_your.world-953Ай бұрын

    War waxa il adkaa😅😢

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xjАй бұрын

    Waba cabsaday iga tagtay

  • @CabdicasiiscusmaanCabdilaahi
    @CabdicasiiscusmaanCabdilaahiАй бұрын

    mu nasarow niyow nax dinta nagadaa malin walbo mucjiso aad shee gee

  • @user-qj2kv5fr5d
    @user-qj2kv5fr5dАй бұрын

    Dawaq Tuug so galayo mx waye bisinkee🙄🙄🙄🙄🤔🤔😂😂😂

  • @NuurZozo
    @NuurZozo12 сағат бұрын

    Haaaa

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399Ай бұрын

    Haaa😂

  • @umuubax1671
    @umuubax1671Ай бұрын

    Mahadsanit wlhi anoo albabka soo xertay ayaan ku noqday😂

  • @mohamedahmed4511

    @mohamedahmed4511

    Ай бұрын

    Kkkkkkk ilaahey ha ina amaansado.

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsameАй бұрын

    Wan kaa ubaa ino xidhan yaha

  • @MuuseCilmi-g2e
    @MuuseCilmi-g2eАй бұрын

    Ee warka noo wad

  • @Zakicabdi-qz6ze
    @Zakicabdi-qz6zeАй бұрын

    Mesha maxa kugeeyay

  • @shariffcabdulahi1116
    @shariffcabdulahi111619 күн бұрын

    Geesi Sanaa balayada guri islameed dalaq dhe e kaso adeego😅

  • @ShankaroonAxmed-si3hj
    @ShankaroonAxmed-si3hjАй бұрын

    kamarada guryaha gudohooda maa dadka laga ijaarta ku xirey waayaab taas naftirkeeda ayaa halis in adigoo iska jiifo lafiirsanayo

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253Ай бұрын

    Waxaa laga yaabaa hooyada iyo gabadha tuuga kabaqeen

  • @markaawi750
    @markaawi750Ай бұрын

    Taatikada tuugga waxaa kamid ah socoshada kabo la aanta taasoo ah in shanqartiisa lamaqlin

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8nАй бұрын

    Yaab

  • @fatumaahmed187
    @fatumaahmed187Ай бұрын

    War heedhe ninku waxuu u egyahay ninki hada soo caanbaxay ee Shamuuri ahaa lkn kama wado waa asagi kaiya wuu iila ekaaday

  • @ApdinaasirjookarCalimxam-kr5sy
    @ApdinaasirjookarCalimxam-kr5syАй бұрын

    Xaa muna saroo tuukan xalaqab to

  • @anwarsharif25
    @anwarsharif25Ай бұрын

    Dadkaan dugada ah waxbey istacmalaan oo balaayo kale ah ninkan kalsooni oo qabaa sida oo u adeganayo bal arak adiga😅😅😅

  • @MukhtaarAxmed-xe7rq
    @MukhtaarAxmed-xe7rqАй бұрын

    Habendhawadbuintunosogalaynasibwanagguriguwunoxidhna Kadibnajikadugalaywixikabahaeyalaybawugurtayiyokuwibanankabayalay Arortimarkansokacnaywaxanxirananwaynay Wuxunaqatay10qofkabohod

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665Ай бұрын

    Tuugo yar yar oo si nabada wax u xariifsanaya ayaad intaa daba dhigatay. Waryaa munasar duli baa tahay ee tuugada waa wayn ee xoolaha ummada dhaca kasoo hadal. Tuugnimadas noocan ah maahan danbi wayn ee waa wax daruufta iyo dawlad la'aantu keentay.

  • @user-vs7dt6fr4w
    @user-vs7dt6fr4wАй бұрын

    Haa

  • @NimcoYusufAfrax
    @NimcoYusufAfraxАй бұрын

    haa

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760Ай бұрын

    😂😂😂

  • @muqdishotv9866
    @muqdishotv9866Ай бұрын

    Haa

  • @caliabuukarmaclin5961
    @caliabuukarmaclin5961Ай бұрын

    Haa

  • @CawilXashi
    @CawilXashiАй бұрын

    Haa

  • @ahmedbulsho1849
    @ahmedbulsho1849Ай бұрын

    Haa

  • @abdicarabofficial3983
    @abdicarabofficial3983Ай бұрын

    Haa

  • @AxmedNuur61
    @AxmedNuur61Ай бұрын

    Haa

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902Ай бұрын

    Haa

  • @SahraApdy
    @SahraApdy8 күн бұрын

    Haa

  • @AbuunaBoy-g8q
    @AbuunaBoy-g8qАй бұрын

    Haa

  • @XabiiboCabdi-mc5ke
    @XabiiboCabdi-mc5keАй бұрын

    Haa

Келесі