Waa baalooto kuleel ah . Arag waxa qabsadey ragii maanta diley wiilkii bajaajlaha ahaa .

Waa baalooto kuleel ah . Arag waxa qabsadey ragii maanta diley wiilkii bajaajlaha ahaa .

Пікірлер: 88

  • @Kabtanosman
    @Kabtanosman25 күн бұрын

    Subxanalah allow hanoo cadaabin cuqubada somalia kajirta

  • @mohacade8773

    @mohacade8773

    23 күн бұрын

    Sxb dhibka manta aan ku jrno wa dunuub aan inaga galnay iyo kitaabka alle aan ka taknay aakhir zamin ayeenu jognaa allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @atika7411
    @atika741125 күн бұрын

    Subxaanallah ilaahoow masaakiinta u gargaar soomaaliya qeer maka soo socda

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3l25 күн бұрын

    Qofka legend ah waa qofka xil iska saara wllihii somaliyeed oo hadana Muslim ah oo la iska dilaayo caawi dadkaaga af iyo adin midkaa awoodo xitaa comment ga macal waa hiil aad awoodaan

  • @superfun1819
    @superfun181925 күн бұрын

    Diila diila diilaga.. Guul dawladda Somalia 😊

  • @Tasniim1
    @Tasniim125 күн бұрын

    Munasar guuleyso hawl weyn baad umadda uhaysaa. Ciidanka inta daacadda ah Allah ha’inoo xafido. Wiilkii ilmaha korsanayey ee kibirka lagu dilayna waxaan Allah kabaryayaa inuu cadli helo oo kuwii dilay sharciga lamarsiiyo.

  • @user-wf1jv7zf3i

    @user-wf1jv7zf3i

    25 күн бұрын

    Ha whli 😢

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    22 күн бұрын

    Aamiin inta dulmiga wada ee laga nasan la’yahay.

  • @ZamZam-v7l

    @ZamZam-v7l

    17 күн бұрын

    Aac

  • @maslah345
    @maslah34525 күн бұрын

    ALLAHA QABTO INTII UMADA DHIBEYSA

  • @user-yz4gh4fq7w

    @user-yz4gh4fq7w

    24 күн бұрын

    Amiin ya rabb

  • @Xalimo421

    @Xalimo421

    23 күн бұрын

    Aamiin

  • @zhako77
    @zhako7724 күн бұрын

    3:41 qof qof dilay hadaad dishid dhib maleh sharciga aad sheegaysid ka ilaahaybaa kawayn

  • @user-er7pw8mq4q
    @user-er7pw8mq4q25 күн бұрын

    xasbunallah wanicmal wakiil Munasaroow Allah noo kaa daayo wll

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q25 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @lfc2685
    @lfc268524 күн бұрын

    Masha allah munasar should be the police in Mogadishu, he is doing the police job in Mogadishu, keep the good work munasar

  • @Munasarmaxamed

    @Munasarmaxamed

    24 күн бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga908424 күн бұрын

    Munasar Abtiyow waan ku salamey. Manta Gubedley waxaa ka dhacay wax layaab leh Taliye Bolis oo Beedha Jareer weyn udhashay ayaa loo magacaabay Degmada Waana laga soo ceyriyey xitaa Calamadii Saldhiga ku taaley ee Boliska waala masaxay waxeyna leeyihiin kuwa soo magacaabay Degmo iyo saldhig iyaga ha u dhisaano marka Waalayaabay anaga manaloosoo Magacabi karo Jareerweyne waa in naloo magacaabo cida aan anaga rabno bal arinkaas raadi Abtiyow waalayabee

  • @maslah345
    @maslah34525 күн бұрын

    Waa geesiyaal nafta uharayo umada ladhibateyey iyo kuwa la dhibatayndoono ALLAHA XAFIDO

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen468125 күн бұрын

    Allaw u naxariiso, Adoonka Adna waad mahad santahay

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr25 күн бұрын

    sareynta ma sharciga Allaah baa iska leh mise dastuurka gaaladda

  • @user-xs1yy8ff7h

    @user-xs1yy8ff7h

    25 күн бұрын

    Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Baaa Leh Lilaahi Walikitaaabihi Waxiiii Ka So Haro Waaa Kufri Iyo Rido Bari Halaga Noqdo Dhawaqiiida Garguurta Hugaminaayo Iyo Kuwa Ayaga Cabudayo Waa Cadowga Islamka

  • @Shaashaa-fs8uy

    @Shaashaa-fs8uy

    25 күн бұрын

    Siilka hooyadaa baa rido ah illeen adoo dhiiga islamka micna daro ku dhameysato walibana kitabka aad ku been abuurato ayey ku dhashayee duf ku bax duli yahow ​@@user-xs1yy8ff7h

  • @abdinasirhusein

    @abdinasirhusein

    24 күн бұрын

    Illahow bari baan kanahy daaquud iyo kufriga wataba illahow nagu sin sidaad nafartay in aan maalin uun afka ciida u darno sharci xaaraanka gaalku soo fangaraynayo ee micnihiisu yahay , illahay iyo amarkiisa waan diidnay ee naladiida, subxaan allah

  • @roodashiiqabdi559
    @roodashiiqabdi55924 күн бұрын

    Masha Allah ❤ great job 👏🏾

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz24 күн бұрын

    Thank you for your information keep going

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l24 күн бұрын

    Masha Allah, Allaha noo badiyo iyagooo kale 🎉🎉🎉

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b325 күн бұрын

    Masha Allah cidanaka nabaada sugaa guul❤❤❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed942224 күн бұрын

    Walee xamar rajo maleh hawiyoe dhiigii shacabka darood ee leeysen ayaa idinka soo baxay xamar navad msleh waa guri mooryan.awey hg Kuwii cabaadayey meysoo qabtaan raggan wX diley.

  • @user-gu6zp3qw3r

    @user-gu6zp3qw3r

    24 күн бұрын

    Cuqdad hawiye udhinta 90 hawiye ku haaaya

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens25 күн бұрын

    Duugada Hadii la bursanayo ma meesha public laku bursanaa oo saas xabadaha looka ridaa. Soo macquul ma ahan xabadahas dad wax kalabsan ku dhacaan. Nimankas Askarda was in la soo qabdaa oo training la siyaa.

  • @iglanmohamed6151

    @iglanmohamed6151

    25 күн бұрын

    Caqli lixsaac

  • @Cadar49

    @Cadar49

    25 күн бұрын

    Waa rutaa xabadahaas hoos loo dhigay waa halis in dad badan ku dhiman karaan waa xaafad dhaxdeeda meesha la joogo ilahow umada badbaadi

  • @ileey-Teens

    @ileey-Teens

    25 күн бұрын

    @@Cadar49 midwalbo wuu iska ridaa asakoo fiirineyn, in dad badan ku halaakmi karaan

  • @ju4965
    @ju496524 күн бұрын

    Insha Allah

  • @caadilcade
    @caadilcade25 күн бұрын

    ع عيني وراسي حبيبي إنت شيخ منصر الله يحفظك❤

  • @اممعاد-و2ه

    @اممعاد-و2ه

    23 күн бұрын

    😭🤲👉

  • @BashkaxYare
    @BashkaxYare21 күн бұрын

    Inaalaah😢😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila909525 күн бұрын

    Wax kasta oo wax dilaaya markasta ma askar baa iyo mooriyan subxanalah ilaahow Ada weyn

  • @SharmaakeCqaadir-o5k
    @SharmaakeCqaadir-o5k15 күн бұрын

    Mash allh❤❤❤❤❤

  • @superfun1819
    @superfun181925 күн бұрын

    Ilaahow laso qabta wasaaq da.

  • @aminadaud7256
    @aminadaud725625 күн бұрын

    Waa mahadsan tahay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488325 күн бұрын

    Maagladani Balidhiig Noqotay💔 Allamaxaa Hooyo Kugoblantay😭

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr25 күн бұрын

    Manshal alh ilhy kakuguuleeeyo

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur660525 күн бұрын

    oo meeshu maanay suuq ahayn oo dadkale xabadu ku dhacayn waa😮

  • @HawakinNur
    @HawakinNur25 күн бұрын

    Labaad nin geesiyaalwaaye❤

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn24 күн бұрын

    Allah u naxariisto

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h24 күн бұрын

    Maa shaa allaah, Mahad sanid Munasar.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun787821 күн бұрын

    Aalhayo nabad noogu badal xunantan aan dhamaan

  • @SeynabBulle
    @SeynabBulle6 күн бұрын

    Waww❤❤❤

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay15 күн бұрын

    Xamar Kuwa Jooga Ee Daroogada Kunool Iney Baarqab yihiin ayeey iskumaleeyaan. Laakin Canjeerada Wakajilicsanyihiin.

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi298525 күн бұрын

    Alxamdulih

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q25 күн бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay15 күн бұрын

    Kuwaan Mooriyaanta ah Allaha Nagaqabto.

  • @Qadafi-
    @Qadafi-24 күн бұрын

    Dal walbo dadkisa dhiso amniga sugo rer Mugdisho isku tashada 2 sana amaaan ayaaa mudan tahiin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato24 күн бұрын

    Al shaydaamiintii ka masuul ah, ayaga dhaliyarada waali iyo wareer kurideen muddo (35-sanno) ilaa maanta.

  • @AxmedSheeq-s2m
    @AxmedSheeq-s2m24 күн бұрын

    Wanaagsane.waxaan Ogeen ayaa noosheegtaa mahadsanid

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk24 күн бұрын

    Ajar Allah kaa siyo sxp

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi190225 күн бұрын

    ❤❤sax💪💪🇸🇴

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay15 күн бұрын

    Wallaliska, Ceelasha Biyaha, Garasbaaley, Madiino. Waa Meel Urtay Waayo Dadka Degan Ayaa Xun.

  • @hanadmuumin4404
    @hanadmuumin440425 күн бұрын

    Aaway dharcadkii magalka lagu so dadiyay 😢

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan473225 күн бұрын

    Sax waayo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada24 күн бұрын

    insha Allh wa lasoo Qaban dona

  • @MahirHassan-oh5qk
    @MahirHassan-oh5qk24 күн бұрын

    Subxanallah

  • @deeqyare2897
    @deeqyare289724 күн бұрын

    Geesiyaal waye walahi

  • @user-nx3vj1hg5u
    @user-nx3vj1hg5u25 күн бұрын

    😢😢 sxb adi is cilali ada udhow kan Xabada turayo ayat udhow daxay 😢😢is cilali

  • @MoAbdi-g7i
    @MoAbdi-g7i25 күн бұрын

    Dilaa walba dil ba udambeeya

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691425 күн бұрын

    Sxb ad iyo ad kuwo geesiyaal ah waa in gacant lagu dhigaa oo naga waday xaarmaajo oo qaraxwade ahaa

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g24 күн бұрын

    I a waala helaa

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan473225 күн бұрын

    In sha Allah

  • @SeydCali-tl4qp
    @SeydCali-tl4qp24 күн бұрын

    Ma muryaan iyo calalusbad i amanee .

  • @zakariamoallimomarisiyaase4333
    @zakariamoallimomarisiyaase433324 күн бұрын

    Jareer hduu ahan lahaa zaan looma dagalameen wllhi jareer inuu wx qabzado ma rabo

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz16 күн бұрын

    Wan kaxumahay in ladilo ayey aheyd

  • @Imraan12
    @Imraan1225 күн бұрын

    Mogadishu waa magaalo inkaar kudhacday 1991 ilaa hada dil joogto ah

  • @Happy-go-l

    @Happy-go-l

    24 күн бұрын

    Inkaarta 1991 kahor xaqdaradii la galay miraheedi waaye ma 1991 kahor ayaa mogadisho cadalad iyo xaq ka jiray😢😢😢

  • @AsmoLove-rp3hu
    @AsmoLove-rp3hu25 күн бұрын

    Haladilo dilaaga

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y20 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NasraADow-jg9gl
    @NasraADow-jg9gl23 күн бұрын

    Dada,ka,alle,masinim,hala,soo,qabto,balaayada

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p24 күн бұрын

    Waxbaa ldilay waxbaa ladhacay waxbaa laxiray. Yaa u sheegaysaa kuwa qurbaha jooga. Ee aan aduunba lasocon miyaa. America maintained meeqaa ladilaa la dhacaa. Oo aad u maleysiin ineysan waxba kadhicin. Noocaanoo kale ayaa dadka wareerinaya shaqo kadhigtay xumaan uun inoow faafiyo

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama661424 күн бұрын

    Waxaad na tustey dad shacaba oo hubeysan oo mid dhintey kuwo kalana magaalo dawladi jirto sharciga iyo gu gacantooda ku radinaya oo marna aad u abtirineyso marna aad ledahay waa cidan shibaatada adigaaba qabka ah lakiin waxaad isu aragtaa qof aqoon isticmaalaya o mar muslin ahaan ama somali ahaan war u sheegaya talo imisaad adigu dishey ama dhacdey?

  • @jubjubhassan8650
    @jubjubhassan865024 күн бұрын

    Xabada ey hoos uu ridayo magalo dhaxded kuma amani karo sorry zxb

  • @OsmanFaisal-mu6sz
    @OsmanFaisal-mu6sz25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs25 күн бұрын

    geesiyal weeye saasa laraba dhiigyacabyada wa in sas ookale lala dagaalamo

  • @AbdiKader-qv8nz
    @AbdiKader-qv8nz24 күн бұрын

    𝕄𝕒𝕔𝕙𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕒𝕙 ❤

Келесі