maxkamada Dahir alasow gabartii qashinka lugu riday oo ABAHEED iyo HOOYADEED lasoo helay.

Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
@abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
@DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
‎@fatumaburaanburchannel2214
‎@Hodanonline @MohamedBuskutOfficial @MaxkamadaDahirAlasow @somalitiktok32 @Kowsomalimedia @Darwiish391 @baarliinofficial9251

Пікірлер: 198

  • @sagalmedia24k
    @sagalmedia24k24 күн бұрын

    Si aad qisadan u fahantaan qaybta hore linkiga kaso daawada kzread.info/dash/bejne/eqZk2tCDabGWpbw.htmlsi=EfQMKvno7T2cCNvV

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail963122 күн бұрын

    Alla gabadhu qurux badana ma qureesh ba ma tana la tuura caku somali

  • @baxsan698
    @baxsan69823 күн бұрын

    Nagtan waa sheydamad wxy iska dhiga in ay wanaag sameyneyso lkn dadka dhiman ayey qalbiga ka gubta

  • @maryami2299
    @maryami229923 күн бұрын

    Xaqiiqda naag ya Hooyadaa ah gabadha ma rabto xitaa aabeheed maxamadka Waa ku damisay

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni166721 күн бұрын

    Ninka gabadha korsatay iyo xaaskiisa qaabka ay u hadlayaa waa qaab qaadan oo inay ceebeyaan hooyada iyo gabadha cuqdad ku beereen in qashin lagu riday uma malaynayaa Aabaheed baa igu yiri gabadha leyn baa u xireyna uk raali ma katay haa baan dhahay Xaaskayga waxay igu dhahday gabadha yar ii haay waanka diiday buu yiri gabar aad diiday inaa u heysa markay gabadeeda qaadatay la baxday sidee uu uga tabatagaa taas aqliga gelayn In uu gabadha qashin lagu ridin Ninkaan markay Uk tagtay waxaa lagu geeyey in la,dhahay oo qaangaar ahayn Oo sababtaas ay ku kala tageen Kadibna ay nolol sameystay odayga Nuun yurub la geryn waayay buu qaraar xumaanta shegaa xaaskiisa asaga kaasoo dhaadhicisay Taas ogaada

  • @SordaOrganization
    @SordaOrganization24 күн бұрын

    Hana doqon Baad tahay masuul maqaadi kartid.

  • @user-ss9ll8jz9c
    @user-ss9ll8jz9c22 күн бұрын

    Geberta armey sooxaday. Qof waxay dhashay inkirayso xeytahay.

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim82023 күн бұрын

    Nahaabada cideeda marhore hadeyba laxiriirtay mexey dadka udambaajinee balaayada

  • @maryami2299
    @maryami229923 күн бұрын

    Ayeeyo a xitaa naxariisto gabadha uma muujinayso Gabadhaan reerka Waa ka cararayaane dhihi halaga qaado

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf525522 күн бұрын

    Naa gabarey amuuraha allaha kuu sahlo mustaqbalkana allaha kuu hagajiyo aqiro iyo aduun naagtaa hana yey ku ibsane ka carar

  • @Farxiyo-k4p
    @Farxiyo-k4p15 күн бұрын

    Waa runtaa waa quruxdii oo qof ah

  • @abdulljama783
    @abdulljama78324 күн бұрын

    Gabadhaan waa professional, Daahir calasow shaqadda halaga eryo❤❤❤❤❤

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@abdulljama783 Daahir mas dagashantiin mise run ka tahay 😂😆

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi33423 күн бұрын

    Mashaa allah gabarta yari quruxsanaa, habo ilaahay culeeyska ku haysto hakaa dulqaado.

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy920322 күн бұрын

    Waxaa laga yaabaa gabadhaan in uu dhalay nin key kow furay. Ayna guursatay iyadoo cudadii udhamaan nin kale marka anaka hadaanahay rer comments kudhiigle 2 nin dhiig halaga qaado sidii gabadhaan aabeheed u ogaato.

  • @hawohosh9198
    @hawohosh919824 күн бұрын

    Gabadhan famly probalen ayey u martey dhibkaas faraha badan allaha qalbiga u qaboojiyo

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail963122 күн бұрын

    Ayeeyadee islanta indha adaga gabadha yar qanciya oo ka garbaxa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk75324 күн бұрын

    Maashaa Allah gabadha haday labo aabo yeelatay

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim82023 күн бұрын

    Allahasoo qabto odeygaas haduuba saas waxyeelay subxaanallaah

  • @fatal2340
    @fatal234024 күн бұрын

    Sidee islaantaan ugu leeyihiin Gabadha yar aabahaa wac intii uu aabaha gabadha la xiriiri lahaa

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad176322 күн бұрын

    Maasha allaah allaha ku xafido macaan to cadawgaaga cagta kahoos Insha Allah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato74124 күн бұрын

    Mashaallah aabo hadii la helay

  • @queencameey2688
    @queencameey268823 күн бұрын

    Odayga gabadha korsade baa wax qase qisada uu hadlaayo waa arke 8bilood ee jirte 3bilood aaqabe ayadoo uur 5bil leh muuguursade dhanka odaygaas waxbadan baaqasan

  • @zurayanorbilaal1143

    @zurayanorbilaal1143

    23 күн бұрын

    Huno isaga wuxuu guursaday iyadoo ilmaha leh oo 5bil jirto meelahaa uur maylaheenba

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim82023 күн бұрын

    Walee waxjiro allaa og gabadha waalaxaday lkn markey weynaatey ayuu kakashofmeen dadka yori waan korsanay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed638923 күн бұрын

    Waad dhaarisay Waa inaad dhaarta aamintaa

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed856011 күн бұрын

    Sax runtaada waaye abaayo maashaa allaah ilaaheey hakula jiro

  • @bellasharif9501
    @bellasharif950124 күн бұрын

    MAXAA MEESHA KEENAY DR A.U.N DR XAAWO CABDI OO EHEED HOOYO SOOMAALIYEED NAA WAX ISKU FALE SAWIRKA MEESHA KA QAAD WAXAAN EDEB LA SOO BARIN BAA TAHAYE

  • @katuunomar2814
    @katuunomar281423 күн бұрын

    Noo sheegay sida aad iskaga dhasheen illeen gbr Ku dhalayay meher xalal ah lma tuuro waan isnaqaanaa maad illahay Ka cabsatiin warka wxbaad Ku jiro

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    23 күн бұрын

    Far ba ku godan

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac122 күн бұрын

    Si fcn ula hadal ayeeydaa waa hooyo. Acaane❤

  • @fatal2340
    @fatal234024 күн бұрын

    Naa adiga hana ma tihid judge oo waa dhaarisay ee baro sida wax loo dhaariyo hana wax soo baro

  • @NajmaRaage-x5i
    @NajmaRaage-x5i23 күн бұрын

    Sax waye wey jirta diyarad qaraxday o tarxiil sucudia waday 2007ayey ehed san fila

  • @Maria28832
    @Maria2883224 күн бұрын

    HOOYADA MASIIBO HADEYSAN GABADHA RABIN OO NINKII KA DHALAY AYSAN AQOON HABARTA CAASIYAD GABADHA TUURTAY EE ALLAAH HA KA CABSATO GABADHA YAR OO SILCISAY

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f23 күн бұрын

    Aabe hadii la helay alxamdullilaah. Tanoo ksle aabahaa muhiima

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh2 күн бұрын

    Aniga siday ila tahay ninkii gabadha soo koriyey afkiisuu ka yiri gabadhaan hooyadeed ayaan qabay iyadoo gabar yar wadato makuu leynkii dibada u soo baxayna waxay igu tiri gabadhaan iihay hadaa diidana qashinkaan ku ridaa markaasuu yiri iisheeg aabaheed aan ku raadiyee waxay tiri ma,ogi marka sidaasay ku baxday ee qashin kuma ridine afkey ka tiri maadaama ay fly raacayso sidaasuu ku haayey gabadha, oo , uu, ku koriyey soomaaliyana ku kaxeeyey una geeyey naagtiisii xamar deganeyd

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad331624 күн бұрын

    Habartaan gabadha halaga celsho Ayeeyo waalan waaya. Maxay hooyadu u imaan weynaysay ayaa meesha ku jirta oo hadii la dhaariyo inay dhaartu qabanayso

  • @salmabilan-og1ee
    @salmabilan-og1eeКүн бұрын

    Dr xaawa cabdi oo qabri ku jirto sawirkeeda maxaad u saarteen maad marxuumada ilaahey uga cabsataan waa ogtihiin xiligii dagaalka dhibaatadii ay uma deeda lasoo qeyb satay

  • @Muscab2
    @Muscab224 күн бұрын

    Daahir meeh

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah958224 күн бұрын

    DR XAAWO CABDI DHIBLAAWE RAXIMAHULLAAHU MAXAAD USOO QAADATEEN

  • @habibasuber581
    @habibasuber58124 күн бұрын

    Waa runtii mahamed deeq

  • @Maria28832
    @Maria2883224 күн бұрын

    HOOYADA MAXAY U RAADSAN WEYSAY ILMAHEEDA INTAAS SANO WAX BEEY QARINAYAAN CIDAAN HOOYO ENGIRIISKA JOOGTA OO ILMO AAY DHALEEN MAXAY U RAADSAN WAAYEEN 20 SANO GABADHA KAMA YARE ILMEEY SII DHASHAY GABADHII INTAAS SANO RAFAADSANEYND WAALID LA AAN AAY AHEYDE REER XAMARKA WAA BEENALAYAAL HOOYO DANBIILE AH

  • @user-ek6fo6pr4c

    @user-ek6fo6pr4c

    24 күн бұрын

    Waa jiraan ilma badan la dayacay waxaan ogaa Gabar aan qaraabo nahay Gabar ey dhashay ninka dhakay isaaq buu ahaa markii xamar lag qaxay ayuu qaxay dib looma arag ayadaa raadsatay gabadhii cid macruuf lakasaayo ahaayeen wey heshay walaalahed

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar681424 күн бұрын

    Judge queen soowsoow

  • @ahmedmohamud787

    @ahmedmohamud787

    23 күн бұрын

    Sheekadaan. Filin miyaa aniga waaba. Yaabayee. Soomaalida oo dhan irsaaQada. Meeshaan meey ka. Gashay. War hala. ShaQeysto ilaaheeyna ka. BaQa. Yaab

  • @habibasuber581
    @habibasuber58124 күн бұрын

    Aniga ayaa dhalay mahamed gabdha

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed22576 күн бұрын

    Waad mahadsantahay baan leeyahay aabaheedoo taagan aabihi koriyay abaalkaada jano allaha kadhigo

  • @ifrahaden3886
    @ifrahaden388623 күн бұрын

    In latuuray waa run maxey usoo eaadinin hadeey run shegayaan

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali843723 күн бұрын

    ASC HADEY MAGACA ALLE Ku dhaaratay fatlan KU àamin waa inaaf

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed550422 күн бұрын

    Naagtu af dheeraa wasaqadaan Hadalka iska hagaaji oo u hadal sidii Qof wayn naa xishoo oo baro sida loo hadlo

  • @yumna4675
    @yumna467523 күн бұрын

    People don't know what she go through rer Muslim kusokorsade kasogur lugu daha cadi mahaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k24 күн бұрын

    Sagal.media.waan.ku.salaamay❤❤❤

  • @subraarm4381
    @subraarm438123 күн бұрын

    Walaalayaaloow Alle ka Baqa dadka maanta Aduunka ku nool Soomaali Ayaa ugu xun Alle Casawajale Asagaa Abuuray loona noqon Soomaliyi Aduun way ku ceebawday Aakhirana ma xasuusna Ninka iyo Hooyada Gabadha dhashay waxaa laga yaabaa waynaan ogayn inuu ka dhexeeyo Alle ka baqa.

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    23 күн бұрын

    @@subraarm4381 waa aakhiru saman Alle ayaa waxkasta og. Alle khayr haku dhameeyo amiin.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad331624 күн бұрын

    Habartaan beenlay waayo waxay sheegaysana waxba Kama jiraan. Inay gabadheeda u ceyb qarisay rabtaa laakiin ceeb banaankay timid. Waa waxay dhaarashada u diiday

  • @Himiilo-

    @Himiilo-

    22 күн бұрын

    Sucdi please naftada unax waxadan ogen haku danbabin

  • @maxamuudbashiir1384
    @maxamuudbashiir13846 күн бұрын

    mashallah

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi568224 күн бұрын

    Aamiin yaarabe

  • @NasroMaxamuud-v2k
    @NasroMaxamuud-v2k23 күн бұрын

    Wa u health egyahy

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk75324 күн бұрын

    War waaba farxad hadii aabaheed lahelay,hooyada ha raali galiso gabdha qaladkeeda hada ha saxdo

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@duniyoragecohniijk753 saas waaye

  • @sahardid2134
    @sahardid213424 күн бұрын

    Tan wax dhaarineysa ayaaba ciyaalasuuq ah

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi79124 күн бұрын

    Aabaha m sh allah gabadha koriyey allaahu akbar allha grgaro addun iyo aqiraba

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan198624 күн бұрын

    Somalidu dhib badana ( gabarti qashinka bey u bixiiyen)

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@Ayyaan1986 hahaha 🤣 🤣

  • @sagalhaji3898

    @sagalhaji3898

    24 күн бұрын

    Wlh somali funny waaye 😂😂😂

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@sagalhaji3898 sagaley dadka dhibka ka dhaaf 😂😂

  • @Ayyaan1986

    @Ayyaan1986

    24 күн бұрын

    @@sagalmedia24k o sagal maxeey xuun oy sameysay? Reaction is free, she have the right to flip flop okaay

  • @sagalhaji3898

    @sagalhaji3898

    24 күн бұрын

    @@sagalmedia24k diyaar waaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire82123 күн бұрын

    HABARTAAN WA QAIMAD DADEYSA FALKA GABADHEDA GASHEY

  • @BilaalCabdulaahi-l4h
    @BilaalCabdulaahi-l4h17 күн бұрын

    Soosoow Gaartaan Waa Caasi Aan Nixine Arintaan Dhameeya

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed638923 күн бұрын

    Faaduma ineey gabadheeda raasato ayey ahayd

  • @hibaturahman2105
    @hibaturahman210523 күн бұрын

    oo hadusan asagana qayr masuul ahayn muxu uga donan wayay 20 sano kadib miyay ayadu soo raadin 😢waxan walid mahan inaysan raadin ba u ficneed hadayba iyagu dhalen uma eka kolay aabaheed ninkaas

  • @abdirazakmahamadhassan7747
    @abdirazakmahamadhassan77472 күн бұрын

    Hoyadey aa qashin I dhigtay kulahaa subxaanalaah Maxaa ku fhacay umadi Aduunkaan miyaan laga tageyn dadoow?

  • @maryami2299
    @maryami229923 күн бұрын

    Dhihi hala qaado naag taan gabadha dhashay sababta la cararayso baa jira

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik881324 күн бұрын

    Yaakhaay baashaalki maa nagadhaaftiinoo see camal

  • @user-vc2bu5dt7h
    @user-vc2bu5dt7h24 күн бұрын

    Hana bismillaah لا حول ولا قوه الا بالله hana dhaarta saan ma aha waxaada waa siyaado subxaana llaah

  • @iftinxaajicabdi791

    @iftinxaajicabdi791

    24 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hawayassin7172

    @hawayassin7172

    23 күн бұрын

    Qalad iyo qalad la'an Naag wax madharin karto diiniyan wbt.

  • @user-dn5gc2qv7e
    @user-dn5gc2qv7e24 күн бұрын

    Inkastoo ninka gabadha qashinka kasoo saaray uu ahaa nin wanaagsan hadey hooyo fiicantahy sidee gabdheeda ay ugu aamintay nin aan dhalin tankalana maxay gabadheeda usoo raadsan wayday naahooy hooyo uma qalantid uqubo hakugu dhacdo

  • @shamsohussein4180

    @shamsohussein4180

    22 күн бұрын

    Gabadha waba xunthy may tirahdo ayeeyo gabadha cuqdad bey qabta

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin741922 күн бұрын

    Walaahi eyedaan ahy aa ku fillin

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q10 күн бұрын

    Ha waraysan

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye233224 күн бұрын

    Waa Kheyr hadii lahey cid sheegaynaysa gabadhii haanta lugu tuuray.

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa407224 күн бұрын

    Ayeeydaan naftirkeeda xagee jirtay

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim443123 күн бұрын

    Ninkaan gabadha innuu. Lacag ama leen mid ku hellu rabay sheikh nuurka gumaamada maxaa tussay war Alle kabaqa ninkaan waxba u qarsoon. Buubuniska joojiya, xitaa ninkaanay rabtaa inay badasho

  • @ifrahmuze3593

    @ifrahmuze3593

    23 күн бұрын

    Allah kabaq wayo naagta ilmaheda markay laaa xidhidhay sow balog maa sarin taan labad xamar miyay timado ilayn ilmo dhaan ayaa kaa maqane

  • @shamsoibrahim4431

    @shamsoibrahim4431

    23 күн бұрын

    @@ifrahmuze3593 wll Subxanallaah Allaah ayaan u weydinayaa inu reer isssu aslixiyo Ubax kasna usan dayacmin aamiin, laakin haday been tahay waxay umada u sheegtay si lacag lagu helo anigon filayn inay taasi kasurowdo hana haday dhacdo wa xaqq naas ayadayna Dan untahay adjunct iyo aaqriba, laakiin haday Dahab tahay dacwadeedi dibna USA heshiiso odagedi inshaa Allaah xolaheda wa sidi losiyay, u jeedkaygu wa halkaas jzk

  • @shamsoibrahim4431

    @shamsoibrahim4431

    23 күн бұрын

    @@ifrahmuze3593 ilamahaga marku yar yahad u talisaa gabar weyn oo hooya ah ninkan koriyay iyo kuwa kallana ay madaxa kahaystan cidna ma kartoo, hadu Aabahi dhalay iyo walaaladeed u tageen la yiri reerkan wa mahadsan yihiin adigana kaalay oo reerkii aad kadhalatay kuso biir ee diiday oo tiri waxaad i tareysan halkan igu Tara cidanan raba, ninki yiri gabadhiini wa dhimatay walaal 100 blocks bay xaq u leedahay inay saarto, mida kale qownkan xumma jecelka ayeyada hadalkeda waxa kalla saxan ninkan cidkasto aqli leh aragto carabkisan dalabta leh, weliba ku leh ninki kale gabadhan adiga ma dhalin, cajeeeb kuwanna hadalkaasa u dhadhamaya. Xishooda oo Alle uga baqa cirdiga umada, waad so shaqa tagteene.

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur164316 күн бұрын

    Nuur jilboole waa jiraa

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429324 күн бұрын

    Arrintaan waa masiibo Qaran.

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@dahirnurjama4293 haa walahi qaar kale oo badan oo qarsnayana way jiraan

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami146624 күн бұрын

    Adkatey

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed122614 күн бұрын

    Laaxoola walaa quwata illaabillaah Ma cunug aad dhashay oo uu Rabbi kusiiyey wada kastaba kukeene inaad inta wax si kaanoqdeen layacday markii hore, kadibna dad uu Allaah ubaxshey, koriyeen, qofweeyn noqotay, adiguna aadan raadin, cunugii uu kusoo raadsadey, hadana kadhuumo waa wax laga yax yaxo wallaahi!!!

  • @laakhiishharaa5195
    @laakhiishharaa519515 күн бұрын

    Hana su'aal xumaa

  • @laakhiishharaa5195
    @laakhiishharaa519515 күн бұрын

    Gabadhu waa casiyad

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q23 күн бұрын

    Hooyo saas u cod yar

  • @yusraali6249
    @yusraali624924 күн бұрын

    Hadad dhashay maxad uga amuteen

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq24 күн бұрын

    Naagtaan Fpi miyaa Su'aal Akhiraad badanaa😂

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q10 күн бұрын

    Doqonka maxaad kala hadlaysaa gabadhas in la xooray ninki uu yari ma dhalin dabaded hoyadad laga Soo qaaday dabaded la xooray hoyadedna raali bay ka ahayd ma isagana oran Kara aana dhalay umana Iman karo isaga aragisa fursad weyn waaya

  • @user-sj4gw6ic3s
    @user-sj4gw6ic3s21 күн бұрын

    DN kaqada

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B24 күн бұрын

    Qashin lee lagu ridaa iyo geed lee lagu xiraaba bir al waalideyn looma qaato sagaalkii biloid iyo heestamadii iyo fooshii kululeed janada lugaheeda ayey ku jirtaa ogolow ama ha ogolaan hooyo waa qaali

  • @nihajaclhi9587

    @nihajaclhi9587

    24 күн бұрын

    Birul waalideen meesha wakabaxesa saqiirkas adigaa kamusuula ilahey kasoow

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@nihajaclhi9587 saas waaye

  • @aminasaeed2998

    @aminasaeed2998

    24 күн бұрын

    Ilma xaqeedii la duudsiiyey muxuu yahay xaqa lagu leeyahay ?

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    @@Lana-1-0B si aad u fahanto qisadan QAYBTA HORE QISADA LINKIGA KASOO DAWO kzread.info/dash/bejne/eqZk2tCDabGWpbw.htmlsi=EfQMKvno7T2cCNvV

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial917316 күн бұрын

    Odayga sheekh nuur ayaa wax badan isku qasay gabadha iyo waalidkooda inay is waayaana asagaa sababay ayay ila tahay islaanta kale markii ugeeyay gabadha waxaa laga yabaa inuu ka cabsaday in islaanta ku xanaaqdo saas ayuuna ugu khairiyay waa aragtideeda Qashinka sheekada saas bay ila egtahay

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte870322 күн бұрын

    Waa runteed

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin741922 күн бұрын

    Istaqfurulaahi war walaahi kugu filan

  • @yusraali6249
    @yusraali624924 күн бұрын

    Abayo garabga ilhay ha galo

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte870322 күн бұрын

    Ha way wayne

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe204611 күн бұрын

    Maxamed deeq waa is ogyahay inuu dhalin gabarta?

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed915624 күн бұрын

    Walee waa yaab

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q10 күн бұрын

    Gabadhan hada maxay aabo iyo hooyo uga baahan tahay madama la xooray ma hubi laakin hadalkas baan ka xanaqsanahay gabarey waxba igama baahnid naftada u shaqayso

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl24 күн бұрын

    Mansha alaah mamo Hani alaha ku barakeeyo

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    QAYBTA HORE QISADA LINKIGA KASOO DAWO kzread.info/dash/bejne/eqZk2tCDabGWpbw.htmlsi=EfQMKvno7T2cCNvV

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud580922 күн бұрын

    Maye warka ka koobi horta

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte870322 күн бұрын

    Wax hubsada dadaaw

  • @adansaciid4360
    @adansaciid436023 күн бұрын

    Tuugo caruuta xado

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte870322 күн бұрын

    Qashin qub cid ku riday maleh

  • @ZuheylaMohamed
    @ZuheylaMohamed23 күн бұрын

    Hana iyo dahir calsow deal at Helena lacag loga sameeyo dhalinyarada ticktock 😂😂😂

  • @habibasuber581
    @habibasuber58124 күн бұрын

    Aniga i soo qabo hani wixii aan l ka ohahay aan kuu sheego

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    24 күн бұрын

    Qolka dahir alsow aad tiktok

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte870322 күн бұрын

    Cidaan cid ilmo tuurto maahin illaah ka cabsada

  • @maryami2299
    @maryami229923 күн бұрын

    Meesha an khaladaa jiree dhihi hala qaado

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir601124 күн бұрын

    Wax baa qaldan

Келесі