Soomaaliyeey raali miyaad ka tihiin in ciidankeenna ay jidka seexdaan gaajo darteed? Ciil badnaa ax.

Soomaaliyeey raali miyaad ka tihiin in ciidankeenna ay jidka seexdaan gaajo darteed? Ciil ayaan ka qaadey muuqaalkan.

Пікірлер: 69

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie684227 күн бұрын

    Lacaagtodi iyo xaqodi Xassan sheik baa adunka ku wareegayay….. Allah ha uu gargaro

  • @maxamdmaaw9768
    @maxamdmaaw976828 күн бұрын

    Imtixaanka kuwa ka gudba allaah naga wada dhigo

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa107928 күн бұрын

    Allahaay xaqooda ha ugasooqaado

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed28 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shiddo143
    @Shiddo14328 күн бұрын

    Alle Ha U gar-gaaro Walaalkeenna

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi809028 күн бұрын

    Allaha ku caafiyo waa taqaanin xasan sheekh

  • @Koyama548
    @Koyama54828 күн бұрын

    Allah ku cafiyo taliye dowlada wey huruda dan teda aye firsana ta cidan ka xoga dalka🇸🇴💪🏿🇸🇴🫡 uma naxdo Allah xaqa tuso insha Allah Somalia ha nolato respect 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🥰🥰🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🇸🇴🫡

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp27 күн бұрын

    Aallah cafiyo Aamiin

  • @mancityfan660
    @mancityfan66027 күн бұрын

    Askari ajnabi ah ayaa lacatii badney qaata kuwaas buxiya qaraxyada xitaa iygaa dhiib si ay u joogan wadanka buxiya ad noolaatiine

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan28 күн бұрын

    Walaahi waa ka xumahay illaahey Ha caafiyo kuwa jidka tagana suuqoda ha ka xamashano Meesha dowladi ma jirto ee waa moryan

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy28 күн бұрын

    Allah mel baas haka tuugo xasan shekh

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif27 күн бұрын

    Ilahy haku cavio wll mcn 😢

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v28 күн бұрын

    Xasan gurgurte soomaalia intii iskusoo hadhayna uu sii burburiyay

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh28 күн бұрын

    Eedan laga galay askartan somaliyed waa in ay cidi dusha saarataa qaasatan takiyaha guud ee cxds waan madaxeeyne xasan sheekh

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein738227 күн бұрын

    Subhanallah allow dalka Iyo dadkaba U gar gar sorry

  • @batulasmail8261
    @batulasmail826128 күн бұрын

    Tan waa la sugayey

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g28 күн бұрын

    SHALAY HAWIYE AHAAN SOO UMA QADAN QORI ADIGOO LAHAAY BADBAADO QARAN XASAN GAAJO IDINKAA DOORATEEN😂😂😂😂😂

  • @cirjiidh77

    @cirjiidh77

    27 күн бұрын

    Neceyb baa kaa buuxa meeqa weeye ciidanka somaliyeed ee mushaar iyo caafimaad hela nin iyo afar wiil oo aad wejigooda u jeedo jna adeerkaa ahmed madoobe weydii xaquuqda

  • @Commentkudhigle-s1g

    @Commentkudhigle-s1g

    27 күн бұрын

    @@cirjiidh77 Badbaado QARAN kkkkkk GAAJO idinku DILAY.shalay MARKAA qoryaha qaadanayseen oo lehedeen Badbaado QARAN naceeb ma AHEEN miyaa jaceel ayu ahaay kkkkkkk

  • @mapaacha4552
    @mapaacha455227 күн бұрын

    Alsheedaamadi umadda qarxiyaan ee (35 sanno) ayaa ka masuul ah, waxkasta oo xumaan ee kudhacay dadka iyo wadanka Soomaaliya, ilaa alsheeydaamadaas ladhameeyo oo madaxdooda maxkamadda lakeeno, Soomaaliya weligeed mahagaagi doono….hadalkaas meel kuqora. Inkaar qabooyinka, ee waxkasta qarxiyaan, ayaga ciidanka Soomaaliya dhameyeen iyo dhalinta wax barteen, wareer iyo waali-na dhalinta kurideen…….Ka hortaga habaar qabooyinkaas ee alsheeydamada ee Soomaaliya iyo Soomaalidaba intixaan aduun kunoqdey. Mahadsanid

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid800228 күн бұрын

    Mahadsanid wadani soomaali guul yaarab Amiin uhiili dalkeena dadkeena uhiili haqa shacab ka soomaali uhiili dalkeena dadkeena uhiili haqa shacab ka cidan keenaaa guul eystaa geesiyaasha geeshkayagow guul estaa yaarab yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul qabiil hadhaco qaran ama qabiil istaaga soomaali guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin

  • @user-ew4uc7yo3s
    @user-ew4uc7yo3s28 күн бұрын

    Inaalillaahi wa inaa illayhi raajicuun

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan767428 күн бұрын

    walaahi wa nasiib daro heysato umada somaaliyeed wan ka xumahay marba hadii ciidankii xaquuqdiisa haleyn😢😢

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille448926 күн бұрын

    Waa kuwii axmad madoobe kushaqeys yay absame ayuu difaacayay

  • @FarxiyaCali-s9l
    @FarxiyaCali-s9l28 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman96128 күн бұрын

    Illah aya qani ah Illah cafimad sariic ah haku siyo dadkane Illah haku so cabidiyo

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim291027 күн бұрын

    Horta ilahay ha caafiyo

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er28 күн бұрын

    Asc wll ma magli jirtey xibil ama xiblaayo afka ayaa juugda gabey arintaan wax aankadhahno magaranayo hadii runta rabi aad sheegto sikale ayaa laguu arkaya waayo waxaa layiri wax garad iyo waraabaha waa la nacebyahay mahadsanid

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g28 күн бұрын

    WADAN LOO DAGALAMO MA JIRO WADANKAN HAWIYE DAROOD IYO ISAQ AYA BURBURIYAY

  • @user-cs8zm2rb3v

    @user-cs8zm2rb3v

    28 күн бұрын

    Hhhhh aduu jareer miyaad tahay

  • @Commentkudhigle-s1g

    @Commentkudhigle-s1g

    27 күн бұрын

    @@user-cs8zm2rb3v Ani ma ahi JAREER BALSE SADEXDAAS REER SOMALIYA BURBURIYAY ILLAH ha naga qabto

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed889428 күн бұрын

    Sidaan si ma,aha kuwa mas,uuliyiinta sheegtay waain ay ka jawaaban.

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud786928 күн бұрын

    Maya ee wa ìn lasiiya lacagti ajaanibk lasiin jiray

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse777127 күн бұрын

    Waan ka xumahay fiirso ka imika ciidan u ah jubalaan

  • @bazeera5520
    @bazeera552028 күн бұрын

    Illahow ada awood leh e gargaar.illahow dawlad fiican noo keen

  • @umurazan7881
    @umurazan788128 күн бұрын

    😢

  • @user-xy3ng2ll1l
    @user-xy3ng2ll1l28 күн бұрын

    Shabaab kuwada biira

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif615028 күн бұрын

    Waan ka xumahay

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u28 күн бұрын

    Cidanka akon amina ha loo sameeyo shacabka ku filan 17kun waye hada inta shaweysa wana labili karaa

  • @asmacali111
    @asmacali11127 күн бұрын

    illhow cawi

  • @CabdiCasiisi
    @CabdiCasiisi24 күн бұрын

    Daaaaaarooodoooow ninkaaaan saaan udhaaaama

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm28 күн бұрын

    Xasan dhiqo aya gatay rashinkisi

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u28 күн бұрын

    markii ladoortay xassan garguurte Ciidanka wexeey Aheeyd Ineey kaladaneystan Doqon Ayaa Askari Noqda

  • @tamiimyaqub7552
    @tamiimyaqub755228 күн бұрын

    Dal jacyl majirto wllo

  • @shahad2629
    @shahad262928 күн бұрын

    maskiin maxaa saas loogu galaa ilaahow caafi

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t27 күн бұрын

    Xaqqa kowad iyaga leh tiktok waxaan ku arakay wiilal yar yar askar ah jawan wax kucunaya biyaha melahay kacabay xitaa cafimood koda udarantay inay cuduro halis ah kudhacan nafaqo xumo haso wada baxan inay sabran ma ahayn shacabka iyo ciidankaba wey dulman yihiin dawlada maqlaysa waa shacab iyo ciidan ina ka awood badan lakiin amuskena ayaa laynaga arkay ganac satadii xiita wey ka eexdeen dhalinyaradii waayo iyago gidarada fadhiya qalin jebiyey ayaa ajnabi laga doortay marka halays raco markaas baa qofwalba xaqiisa helaya cidna marabno in ladulmiyo lakiin sidan dan umaha umadda

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir920828 күн бұрын

    sorry

  • @bardacad
    @bardacad28 күн бұрын

    CIIDANKII QARANKAA SAAS U DAYACAN EE MAXAA MOODA CIDI KU DHAAWACANTAY DAGAAL QABIIL QABIIL DIKAYA ALOOW RABIYOOW DALKAYAGA DAD WANAAGSAN HOGAAMI TIISA NOOGU DHIIB

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid941928 күн бұрын

    Faramajo villadah kasobah maah tan baah badeshay macsoocor dhiiqo waah iidinkusugay qabyalad kudifacayseen weer kah gaduudan xiiranayey😅

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur660528 күн бұрын

    oo adigu reerkee tahay markaa

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil862328 күн бұрын

    YAA KU AMINAYO HE MACNO YARE ANAGA SOMALIA JOOGNO CIDAMO TABUU IYO JAAD QAMRO RABO INTEE LA GAYNAA HER

  • @MacalinkaSharma-oy8md
    @MacalinkaSharma-oy8md28 күн бұрын

    Sorry 😂😂😂😂😂

  • @ju4965
    @ju496528 күн бұрын

    Sorry walaahi sorry 😢😢

  • @adenabdi1906
    @adenabdi190628 күн бұрын

    Sorry wallahi Sorry 😔😔😔😔😔😢😢😢😢

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse777127 күн бұрын

    Sorry adeero

  • @CabdiXasn-wd9zs
    @CabdiXasn-wd9zs28 күн бұрын

    Weku mcdahay😂

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b28 күн бұрын

    Dawlad loo dhinto ama loo dhaawacmo weli may dhalan,, laakin mustaqbalka weynu sugeynaa

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757828 күн бұрын

    SOMAALIYA WAXAAN KUWAREERAY WAXRUN AH IYO WAX QARASH LAGU BIXIYEY EE LASIYAASADEEYEY LOOMA OOYAAN AWAL MAUUSAN AHEEYN OO LAANDHEERE AYUU AHAA HADANA LOOMA OOYAAN IN QOLO LAGU TUNTOINEY YIHIIN AYUU CADEEYEY LAANDHEEROOW WAAN KU MAQALNAY (X) COLONEL GOROYO

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih339827 күн бұрын

    Daba dhilif iyo calooshis u shaqeyste s shesheye kalkaal

  • @abdishakur5408
    @abdishakur540817 күн бұрын

    Kuwaano qaata askarta marke dhawacman labahdilayo. Dadka qabilka ine u dagalaman loogu waco saan le nii dambeso iyo kadaran. Aakhiradina badbaadsadao siyasi iyo shabab o kursi raadis yee ni siranin

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh7727 күн бұрын

    Caytanka qoloda u badan waa Mj oo oohintoodu baxayso dhici mayso inaad wadankaan madaxweyne ka noqotaaan sidaas somali oo dhan ayaa qabta xataa daroodka kale

  • @user-jb6iv5ko4n
    @user-jb6iv5ko4n27 күн бұрын

    LAFTA UU SHEEGANAAYO REER UGAAS KOOSHIN WAA JIFADII RAISAL WASAARE XAMSA BARRE

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v28 күн бұрын

    Dalka iyo dadkaba alshabaaab ayaaa dan u ah

  • @boosteeyorooble5287

    @boosteeyorooble5287

    26 күн бұрын

    AS waa cadowga ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan (Hawiye).

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe27 күн бұрын

    Hasan munaafaq idinkaa raali ka ah inuu idin dilo ciidamada inta hartay Vilada ugu gala hasan munaafaq oo madaxa ka toogta.

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr28 күн бұрын

    Ooyinta iska daa! Qorigaadi qaado ee villa somalia aad ama shabaab u gal. Cadawga sheegeeysid ma Ethiopiaa?? Ileen cadaw been ah ayaa la idin sameeyey, Nacas. Inqilaab sameeya. Ma gaalo ayuu la dagaalamayaan???

  • @ahmedibrahim-bk4zr
    @ahmedibrahim-bk4zr25 күн бұрын

    Orod hassan kursiga ka buriya qayano uu ku imaade anaga Farmaajo ognahay inuu yahay nin madax eh uqalmo lkn ninkan hada tuug socda waye iyo war qaleel oo filimada uu haayo

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur660528 күн бұрын

    waaar koonfur soomaali waa xaasidiin dawladoodu intay soomaliand dusha ka saaran yihiin may meeshooda wax taraan mee xasan gurguurte 😅

  • @haweyorashid9419

    @haweyorashid9419

    28 күн бұрын

    Dhiiqo iyo hoogan xumadisah weeyeh mushaharkodih asaga iyo intah.laa falgashah bah cuuntay Muse munafiq bah kasih liitah Ethiopian qajo ah naafkarashey oh cadow so jiiren ah nuguh so xawiilay

Келесі