Ali Khadaab oo si xun loogu dhex garaacay Godka jilacoow & hadal uu sheegay oo loo heysto .

Ali Khadaab oo si xun loogu dhex garaacay Godka jilacoow & hadal uu sheegay oo loo heysto . Sii gudbi.

Пікірлер: 343

  • @MarwoNasriin-hw1kl
    @MarwoNasriin-hw1kl26 күн бұрын

    Ali khadaab waa qof wanagsan run buu ka hadlay dhibaatooyinkii wadanka ka jiray waxa hada sii dheeraday xoriyad laan

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c26 күн бұрын

    Alla cali khadab waa wiil an tageero oo khayrka ka shaqeye allow ka so daa

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim462426 күн бұрын

    Nin wngzn waye Wilkan Rabi haaa kaso furto waaayo waaa gargaraha masakinta 😢😢😢😢😢😢

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan599526 күн бұрын

    Dowlada somalia runtaa majeclaa ilaah hano dhaliyo spelad caadil ah kitaabka quranka nagu xukunto 🤲🤲🤲

  • @fataha1
    @fataha125 күн бұрын

    Qof wanaagsan mana la jeclo wiilkaas Allaha ka Qabto kuwa sharta badan Yaa Rabbil Caalamiin

  • @hodandirir8039
    @hodandirir803926 күн бұрын

    Ilaahey hakasoo badbaadiyo waa mawaadin Soomaaliyeed oo dadkiisa caawin jirey intuu kagaaro

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed106225 күн бұрын

    Allah ha ka badbaadiyo dhagarta cadowgiisa aliqadaab waxa uu sheegaayo waa run ee Allah ha ka qabto munaafaqiinta qabatey aamiin Allah dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin

  • @habibamursal3942
    @habibamursal394226 күн бұрын

    Ma qayr qabihii ducaysna ee umada u gargaari jiray ,allahayoow ka soo da

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    26 күн бұрын

    Wax hubso waxa arkay clip uu iska duubay aad uxun wllo

  • @SuadMohamud-ql1cc

    @SuadMohamud-ql1cc

    26 күн бұрын

    Muxuu ahaa clipku​@@abdurrahmanHarbi-cy8hy

  • @habibamursal3942

    @habibamursal3942

    26 күн бұрын

    @@abdurrahmanHarbi-cy8hy what kind of clip uu iska duubay ood aragtay mida kale wiilkan caruurta ayu u adeegayay qayr badan ayuu sameeya maxaan hubsada ood haysa

  • @SUHAYBJOKEF2021pk

    @SUHAYBJOKEF2021pk

    25 күн бұрын

    ​@@abdurrahmanHarbi-cy8hykkk

  • @SUHAYBJOKEF2021pk

    @SUHAYBJOKEF2021pk

    25 күн бұрын

    ​@@abdurrahmanHarbi-cy8hydoqon ba thy mesha iskaga tag

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka419925 күн бұрын

    wllhi cali qadaab dar Alla ujecelhay Alla ha ka badbaadiyo gacanta cadowga waa kii dadaka oo aamusan agoonta gabar sii jirey maatada maciin oo ahaa ilaahey ka sagow Apwe Alla ha kaa badbaadiyo Caliyow ilin ika imaadey wllhi

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b26 күн бұрын

    Reer muqdisho haday naf leeyihiin ninkaa ha u kacaan sirdoona maahee waa maafiyo gaalada u shaqaysa waaruntii wadanka dhan xoriyadi kama jirto maanu cid ka dhalan

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    26 күн бұрын

    Waxan u maleynaa in cidiisu mareexaan tahay dadkana beenaa lugu geedigeliyaa xamar looma sina ninkaas haduu qabiilada qaarkood kasoo jeeda intaas iyo ka badanba wey dhahaan lama xireen

  • @abdikafibosska645

    @abdikafibosska645

    25 күн бұрын

    Yarku waa mareexaan

  • @abdiali4991

    @abdiali4991

    22 күн бұрын

    Qabayalada iskadaya willku waa samafale qabilkisa maaqan balse waa dhalinyarada loo bahna

  • @BeriiyoMaanta
    @BeriiyoMaanta26 күн бұрын

    ALLAHA siiyo xurayadiisa waa samafale Agoonta iyo masaajida iyo Danyarta u adeega intaan ka arkay Dalkeena Dowlad caadila ALLAHA inooga dhaliyo dadkeena qalbiyadooda si wanaag ah ALLAHA isugu furo 🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o26 күн бұрын

    ILLAHEY HAKASOO DAAYO MEESHA MOORIYAN AYAA UTALISEE TUUGWAAYE KU WAAN

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir149526 күн бұрын

    War yaa maamula dhulkan 😢😢😢😢 aawey kitaabii ay ku dhaaryeen???. Away calankeenii, iyo xuriyadeenii??? Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 😢😢😢😢

  • @MohamedAli-nm8oe

    @MohamedAli-nm8oe

    25 күн бұрын

    Hasan munaafaq markuu magacaabay mukhtaar rooboow oo soomaali xasuuqay, cidna aan ka hadlin markaa suu gartay inuu somalia gadan karo intuu rabana joogi karo. Ciidamadiina wuu laayey xildhibaanadiina wuu gatay $5000US dollars a month in muqdisho your rich, so they can say shit😂😂😂

  • @samawadaxusen1793
    @samawadaxusen179326 күн бұрын

    Waa waxa soamiyo oo dhan ka taagan maanta anaa kaa xoogbadane car hadal weeye

  • @user-kh9fk8mb1l
    @user-kh9fk8mb1l26 күн бұрын

    Dowlda somalia waxeyd ka saaid waaye intan ka bdan ma loo dulqadn karo

  • @dalkaab1436
    @dalkaab143626 күн бұрын

    Si wax waye wax xuriyad ah kama jira Somalia 🇸🇴. Teamka Xasan safarow wili Somalia 🇸🇴 mel wanagsan uma wadin jirinba

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI25 күн бұрын

    Subxanalah ma mudno ,😢😢😢😢 wn kaxumahy dadkeenna qofkii wax galo oo damirleh o runta sheegabo in la ugaarsado 😢😢😢 xornimadu intee joogtaa an kufaaneenno maty ilaahow noo naxariiso

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s26 күн бұрын

    Allah SWT ha u hiliyo waa wiil Masakiinta iyo Agoonta u gargaar oo hadana wax qalad ah ma uu ku hadlin,gargaarka Allah SWT ha u soo deg deg Alluma Ameen.

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed272426 күн бұрын

    Ali khadab waxa lo xiray ka adki laakin alle swt garabkisa ah😢😢

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d26 күн бұрын

    Maya Khadaab dmabi galin xaqiiqda ayuu ku hadlay sootan mee walba ajinibigu nagu haysto teeda kle why Loo jukaynaa

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi451426 күн бұрын

    Munasar Ali run buu ka Hadley dadka xirayna dulmi beeyku xireen xuriyada taala xamar iisheeg sidaad rabto Uma socon kartid walaahi maalin walbo waan daawada waxa kasocdo xamar alaha ka qabto thanks brother

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td26 күн бұрын

    Xaqayuu uleyahay fikirkisa ee Ilahey swt ha kabadbadiyo sharkoda 😢

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f26 күн бұрын

    Run.buu sheegay

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali180026 күн бұрын

    Subxan Allaha 😢😢😢😢😢

  • @hawokiinchannel2655
    @hawokiinchannel265525 күн бұрын

    Alle habadbaadiyo yaa allah 😢😢😢😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir149526 күн бұрын

    Xasbuna Allah, waa gardaro in dhulkiisii hooyo sidaa loogu bahdilo. Ma gumeysi buu ku noolyahay.😢😢😢 where's the freedom of speech? 😢😢😢. Waawareer aaway xuryadii? Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse299322 күн бұрын

    Alla wll wankanaxay calukhadasb ax ilaahaw kasoodaa wallaahi inankaayar waa qof fiican

  • @abdiali4991
    @abdiali499122 күн бұрын

    Allow uu usoco celi xoriyadisi wiilkas somaliyeed waa samafale balse mafiyo ayu gacanta uu galay

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan362124 күн бұрын

    Dowlada Somaliya waxaan leeya umada ilaahay kaxishooda mid aad qabri kasoo saartaan iyo mid aad bara kicisaan iyo mid aad xirtaan hakadhigina ee ilaahay umada uga baqa oo soo daaya samafalaha oo hawshii adinka in aad qabataan ahay idiin qabanaya umada wax utaraya

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur415625 күн бұрын

    Dadka wax badan ayeysan ka war haynin hadana dagaaladaan dadkii waa lakala lumey iyo wax dhintey ayey noqdeen iyo gaajo kuu dheer. Qaskaan hawiye ayaa ka faaidey lkn waa wax yar oo kooban . Dadka tartiibtartiib ayey usoo baraarugaayaan. Waa mahad Allaah Meeshey ku dhamaaneyso Allaah uun baa yaqaan Wallaahu aclam

  • @user-bl1nz3hc1d
    @user-bl1nz3hc1d19 күн бұрын

    Free Free Free Ali Khadaab😢😢😢😢😢😢

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis75720 күн бұрын

    Allah ha kasoo Daayo Cali khadaab Wanaag un baan ku naqaansy اللهم فك اسره Caliyookale waa dadka wax tarka leh dadkaasoo kale lama xidho waa l,ilaashadaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim100326 күн бұрын

    alle hakasoo daayo wallalken cali qadaab yaarabi illaahay dawlada masiibo haku rido yaarabi waxun masheegin

  • @himolucky9462
    @himolucky946225 күн бұрын

    Waa Laga qaldan yahay Cali khadaab dulmi ayaa lagu haystaa

  • @hodoali5714
    @hodoali571420 күн бұрын

    Ali khadaab waxaa uu ka waxtar badan yahay dawlada dhan ee la sheego markaas wax qabadkiisa iyo runta ayaa lagu haysata marwalba xaqa sareya insha allah ali waa uu soo bixi doona

  • @user-sj4so6bc5n
    @user-sj4so6bc5n21 күн бұрын

    Oo hada ma intas ba loxiray alla dowlad maqabno waxan umada allaha kaqabto

  • @AnabMohamedAli
    @AnabMohamedAli17 күн бұрын

    Waa kusaxan yahey hadalkaas waa runtiis Somaliayana xur mahan waa isticmaar iyo daba dhilif dowlad kasta oo kadhalato Somalia waa mid munafiq ah oo dana gaara kashaqaysata shacabkuna waxay ku jiraan gumeysi aan geedba loogu soo ganban allaha nasiiyo dowlad caadil ah yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Tasniim1
    @Tasniim126 күн бұрын

    Wax khalad ah oo uu yiri majirto. Hadal sax ah ayuu kuhadlay. Ali khadaab . Waa runtii aaway xornimadu ? meel walba ajnabi baa dhooban. Maatadda ay gabeen ayuu usama falaa. Xarig iyo dulmi xaq umalaha. Ilaahay ha’ugu naxariisto caawimaadii maatada uu caawin jirey. Kuwani sharaf iyo karaamo qofna umahayaane.

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim321425 күн бұрын

    Wcs wall munasar hadiba cali khadab la xiray wa adunyo gudoon walahi wallken xaqiiqa da jirto ayu ka hadlay muqdisho wali gumaysigi talyaniga ku danbeya wayo ilmihi si ba wadanka joga sababto ah waba ujedan miskin kii isogo wadankisa hooyo joga laxiray ilahay ha so saaro aamin wa arin xanunkeda wadata

  • @user-sy5dn3lv7z
    @user-sy5dn3lv7z23 күн бұрын

    Allah haka koriyo oo ha ka badbaadiyo dhibaatadooda

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh464425 күн бұрын

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXADA manta ajirka (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @familyNew139
    @familyNew13926 күн бұрын

    XORNIMO LO DABAAL DAGO MAJIRTO WAAYO SHACABKI XOR MAAHA OO MA HADLI KARAAN KII HADLA DIL AMA XARIG A U YAALO MY SOMALIA 🇸🇴❤ WAX YAR A U DHIMAN DHALINYARADA INEE XUKUNKA DALKA LA WAREGAAN INSHA ALLAH WAANA LEYSLA XISAABTAMA Justice ⚖ 👈✊

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas181026 күн бұрын

    Subxanalah Cali qadab ilma agon ah ayu masulkayaha

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-123426 күн бұрын

    Ilaahay ha kasoo daayo

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga908425 күн бұрын

    Abti waa mahadsantahay Alle haku caawiyee waxaad joogtaa Wadan xor ah oo waxaa rabto aad sheegi karto ee Manta Hadaa Xamar Joogi laheed asagaa laguu geyn lahaa Alle ku mahdi meshan waxa ka jira waa wax Alle Ogyahee. Alle ha noo fududeeyo Ninkaas Miskinka ahna Alle haka soo nabad yeelo isaga iyo inta la Midkaa ee cadaalad la’aanta udhiban

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa305726 күн бұрын

    Free Ali khadaab waa qof samafalaa oo caawiya masaakiinta iyo Agoomaha Freedom kamajiro Soomaalia Waayo xataa magaalo magaalo kale uma gudbikarto

  • @hafsaibrahim3651
    @hafsaibrahim365126 күн бұрын

    Waa yaab miyeysan qofka muwaadhinka ah xoriyad u hadii Karin oo waxa jira Shegow karin illaahow umadaan xaqa tusi may noogu Baxsan wadankeen dadka Xalane joogaa illah bada ha ku shubo yaa rabi

  • @user-jk2hw9to9z
    @user-jk2hw9to9z25 күн бұрын

    Malaha qabyaalad ayaa loo qabtay, aqoona uma lihi meeshu ka soo jeedo, haddaysan taasi jirin wax loo xiro kuma uusan hadlin waxa jira ayuu sheegay oo maalin walba dad aad u badan ka hadla, oo weliba wax intaas ka xun amaba ka badan sheega. Illaahay ha ka soo furto gacanta cadowga aamiin. Dowlad meesha ka ma jirto mooraan fooqal mooryaan ayaa dalki ku habsatay. Illaahay ha naga qabto aamiin

  • @cabdiwasaccabdulahi6935
    @cabdiwasaccabdulahi693525 күн бұрын

    Kuwa ali qadaab xeray waxay isleeyihiin ali qadaab dhiwaateeya lakin wuxuu ka dhaxlayaa sumcad iyo magac iyo cizi sharaf insha allah wuguuleysanayaa

  • @rahmahassan7290
    @rahmahassan729025 күн бұрын

    Niyow somaliya dadka jooga hadey dhiig leeyihin muda haraad ha u sameyan wayo iyaga ayuu u hadlayay nin madax weyne u qalma weye halaga soo rido cadawga afrikanta nagu so duulay aya qol loogu xiraya sidan hubo kaso saara wllken wa nin qaaliya wuku yar yahay somali dhaxdeeda isago kale yaan lagu fiirsan 😭😭😭

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens26 күн бұрын

    Shekadan waa maxay. Ma lahadli karo miyaa somaliya. Walahi hadee bilowaan qof kii hadlo in la dhibadeeyo. Somali ma hagaageyso. Dadka waa see raban u hadlan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488325 күн бұрын

    Maya Eemamudna 💔

  • @cagodheere
    @cagodheere25 күн бұрын

    Cidkasta ee Mas'uul ka ah xirtaanka Wiilkaas. dhalinyarada Soomaaliyeed ka mid ah halasoo daayo Inta Aadan Ilaahiin lakumina.

  • @Updy_kani
    @Updy_kani26 күн бұрын

    Waa mareexaan ba lagu haystaa😂

  • @habilgaraad2441

    @habilgaraad2441

    26 күн бұрын

    Cuqdada iska daaya

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c25 күн бұрын

    Waa gaalo cida xidhay wiilkan magaca ay rabaan ha shergtaan

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak608725 күн бұрын

    Ilaahay ha kaqabto umada kuwa dulmiga wadah

  • @saciidamaxamuudaxmad3527
    @saciidamaxamuudaxmad352725 күн бұрын

    Cali hadalkiisu waa run Wllhi Intuu Dalkan Dadkiisa Cali kaligiis tarayna Dowladda lasheegaba mey tarin ee Ninkaas wngsane Ehlu kheyr ka ah hasii deeyaano Haddeyba saxtahy Iney xireen

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim100326 күн бұрын

    fdulmiyaa lagu xiray cali qadaan allaha kasoo daayo mujrimiinta aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭❤🥰💞♥️💖💘

  • @user-xy3ng2ll1l
    @user-xy3ng2ll1l25 күн бұрын

    Wuu saxan yhy . Ilhy haka soo badbaadiyo gacanta dowladda dhaaguutka ah

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix22 күн бұрын

    Adiga xitaa in lagu xiraa fiican

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi502023 күн бұрын

    Hadey cadaalad jirto ninkaas hala soo daayo waxa uu sheegay waa run runtana way xanuun badantahay.

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed939225 күн бұрын

    Waa sax wallahi

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey148726 күн бұрын

    Sorry Ali khadaaboow Illahay ha kaasaaro qof wanaagsan baad ahayd Illahay camaalkaagii wanaagsanaa haakuugu hiiliyo

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha104126 күн бұрын

    Allaha kasosaaro Walken

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii26 күн бұрын

    Wa runtiis💯💯💯 xor manihin

  • @Asanbile
    @Asanbile10 күн бұрын

    Haa hee wadankeena dowlad ayuu leelahay qof qalibi carbeed leh oo somaalinimada neceb waxaa waajib ah inladil oo aan xarig loogu simin

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse299322 күн бұрын

    Alla godka jilicow miyaanuu ahayn kii lagu cadaaby abshir gaarane allaw kunaxariiso war anuu waxan ahay reer hargaysa hadana godkaa cabsidan kaqaaday lamasookoobikaro bismillaahi alle hakasoodaayo calli khadaab

  • @sahroibrahim2455
    @sahroibrahim245524 күн бұрын

    Waqalad Allah kaqabto Amen Amen

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney784324 күн бұрын

    Mishaakil la arag ayuu ujeedaa xurnimadu wataa udabaal dagney🎉🎉🎉🎉❤

  • @abdiali4991

    @abdiali4991

    22 күн бұрын

    Aragtidisa ayu cabiray fikirkisa malagu xidhi karaa ??

  • @fmg63772
    @fmg6377225 күн бұрын

    Cali khadhaab waa la dulmiyay siiya xoriyadiisa

  • @BLOXKETCHUM
    @BLOXKETCHUM26 күн бұрын

    I agree. Waa dowlad waalan.

  • @suhaansuuu1438
    @suhaansuuu143825 күн бұрын

    Meshan dowlaad federal ah majogte gumeyste bajogo mueadin figradisa dhibte hada sidan lodhibatenayo subxanaallah 😢

  • @SumayaAbukar-to9rg
    @SumayaAbukar-to9rg25 күн бұрын

    Waa qalad waxaana codsaneynaa in xoriyadiisa lasiiyo sida ugu dhaqsida badan Howl aysan dawlada qaban ayuu Cali qabtaa Free Ali Khadab

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur415625 күн бұрын

    Hawiye wax badan ayaan ka aqaan Wax badan ayan ku dhex jirey . Dhibkooda dadka dadka ka ilaalin jirey ayaan aheyn waayo way habaaran yihiin waana Xaasid cid kale wax uma quuraan. Afgooyaa ka ilaalin jirney aabahey ayaan daba socon jirey hawiyaha soo galootiga ah ayaa isteeshinkaa ( saldhig)usheegi jirney meeshaa lagu wareysan jirey . 1958 ayaan ka hadlaayaa.

  • @Taliye1
    @Taliye123 күн бұрын

    Waa mareexaan dhibkle majiro sxb

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub434225 күн бұрын

    Maalmahan sheekadaas baa socota

  • @user-kl2ek7lb5v
    @user-kl2ek7lb5v26 күн бұрын

    Waxey cadeyn u tahay weli gumeysigii afkaartiisa lagu shaqeynayo.

  • @user-tt1lt7dn2b
    @user-tt1lt7dn2b26 күн бұрын

    Samafale cali khadaab waa runtiis hadalka uuku hadlay😅😮

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o23 күн бұрын

    Wlh. Wa yaab

  • @namiup0274
    @namiup027426 күн бұрын

    Maya.

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade153426 күн бұрын

    Illahay ha u gargaaro walalkaas dadkaa xoogbadan oo aan kuu naxaynin hadaad u gacan gashid sidan iyo si kadaran beey kugula dhaqmayaan qofkii fikirkiisa ka hadala waa dambiile iyaga agtooda Illahay umada ha ka qabto isaga ayaa awood badane

  • @maryamhassan4846
    @maryamhassan484625 күн бұрын

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim oo wadnkiiba bahalo iyo dadqalato kadar alshayaadiin baa qabsatay ayaan daro wayn baa inahaysata laakiin kaquusan mayno naxariista ilaahay wiilkaana ilaahay haka qabto cadawgaa oo hawgargaaro.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal15619 күн бұрын

    Subxaanalah 😢😢😢

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe563726 күн бұрын

    Ali khadab waa sax wuxuu kahadaly dadbey runtu dhibesaa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v25 күн бұрын

    Hadalkiisa wasax cali maxalagu xiray waa salad somaliya xor ma ahan

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar45126 күн бұрын

    Horta Soomaaliyeey ILLAAH AAN KA CABSANO,MA'WAXAA SIMAN IN AAN INGRIIS AMA TALIAANI HOOS JOOGNO IYO IN AAN KA MADAX BANAAN MAHAY.

  • @shariifahmed3276
    @shariifahmed327626 күн бұрын

    Waa runtiisa dadka somaliyeet hur maha

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj25 күн бұрын

    Walaga gardaranyahay sonali xur ah waxa ugu dambetsay siyaad bare

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan123526 күн бұрын

    Waa runtiis wadankeyga haduu xor yahay dadka aad hada soo galisey ee la xasuuqey xornimo bay haystaan miyaa😢

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc26 күн бұрын

    Runtu sheegy e somaliyy Haloo hiiliyo wllkeen😢 Illahyow u gargar yaa Rabi

  • @fadma638
    @fadma63825 күн бұрын

    Maya😮

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh26 күн бұрын

    Waa kaa xoog badni

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_11419 күн бұрын

    Xerada Xalane waa gumeysiga cusub ee soomaaliya gumeysto maanta xag:- ■ Siyaasi ■ Dhaqaale ■ Waxbarsho ■ Dhaqan xumeyn iyo fisqi dhalinyarada lagu wado

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib755826 күн бұрын

    Waxaasi wax laysku xero ma ahan, lkn ma ogi haddii wax kale lagu heesto, waana sax wax xoriyad la dhaho kama jirro xurriyad.

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur415625 күн бұрын

    Hawiyaa dawlad ka sugeysaan ilaahey umaba samaynin iney hogaan qabtaan ee ilaahaa ku imtixaanaaya is baabi inaayaan ayaa qiyaamaha ku dhacaayo . Hawiye kheer haka sugin Hooyadiisaa habaartey . Xaqiiqda markaan ka hadlo.sidaan ayey ahaanaayaan farac ka farac . Si kasta . Hadalkeey meel ku qorta. Ninkii nool . Waa taariikh soo jireen ah. Weligood sidaan ayey ahaayeen .

  • @safiyomohamed1490
    @safiyomohamed149026 күн бұрын

    Wiilkaan wax qalad ah magalin ee alle ha ka soo bixiyo xabsiga

  • @sumeyyamukhtar
    @sumeyyamukhtar26 күн бұрын

    Wallaahi waaqalad waxaas heer lagumagaaro idhe iyo imaqashii ayaa ladhauaa wasalane istickaarsigaaas Kuma fiican dawlad qeer qabto

  • @abdi7932
    @abdi793226 күн бұрын

    somalia sawtan kuuriyada waqooyi isku badashay, waaxay sidani runta la isku xidhayaa

  • @user-yk3wb7uu5s
    @user-yk3wb7uu5s26 күн бұрын

    Yaaa allah waa wiil fican maxaa laga rabaa

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k26 күн бұрын

    Acuudu billah 💔

Келесі