Dhacdo :- Ninkan wuxuu bir nafta uga qaadey aabihiis oo dhahaya wiilkeygow adduunka ha i dhaafin|

Dhacdo :- Ninkan wuxuu bir nafta uga qaadey aabihiis oo dhahaya wiilkeygow adduunka ha i dhaafin|

Пікірлер: 63

  • @Xalimo421
    @Xalimo421Ай бұрын

    Subxanalaah walahi wa mucjiso sidaan😭Aabihiis uu dilay, Kaaso kale Ilaahey jirkeena kama so gooyo.Alle ha u naxariisto.

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Munasar Mahadsanid saad Somalia ugu hadaasho

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5lАй бұрын

    Ilaahow labadayda waalid ina kuso afceliyo adaa kaa magan galay😢🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    inalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow unaxariiso aabahaas danbigiisana dhaaf Allow Gabadhana Allha ugar gaaro Hala marsiiyo cadaalada waxan maqli jirey wadkiisa dhaley Allow adaan kaa magan galnay

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791Ай бұрын

    Subxanallaah illahow ada weyn allaha pnxristo abaha gabadhana allaha cfiyo yrabbii😢😢😢caasi waliden weye subxanallaah

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5vАй бұрын

    Subxana lah inaalilah wa inaa ileyhi raajicun uqubo kugu dhacday 😭

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lpАй бұрын

    Aallah ha u naxariisto Aabo Aamiin Soomali

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095Ай бұрын

    Ma Soomaaliya aya fiyow dadka waa xanuunsan yihiin allaha caafiyo dhamaan 🤲🤲🤲☝🏻☝🏻

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8fАй бұрын

    Illahey haunaxariisto cunug ad dhashay oad gorisay o kokolisay gacantiisa hakugudilo wa cuqubo utalo illahey agtiisa

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514Ай бұрын

    Subxaanalah ilaahow umadaada xaqa tus adiga caadil ah yaarabi thanks wll farxad iigu nooloow weligaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yb6yq5cl4b
    @user-yb6yq5cl4bАй бұрын

    Laxala wala quwati ilaa bi allahi alcadiim insha allah sharciga aya wajihdona nin walidkisi dilay inosijogo mahan acudibi allahi mina sheydani rajin

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624Ай бұрын

    SubxaanAllah 😭😭😭, Allow i naxariiso marxuunka🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalamАй бұрын

    Xasbunallah inaa illhy wa inaa ihy rajicuun🙈🙈🙈💔💔

  • @user-qv2qn2zk4e
    @user-qv2qn2zk4eАй бұрын

    Walaalow, warka sanna soo sheeg.

  • @Xalimo421

    @Xalimo421

    Ай бұрын

    🤣Murugo ma rabno dheh.Ha dhageysanin.Qalbiga uma roona lakin wa wax dgacay in la ogado muhiim thy.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687Ай бұрын

    Subxana laah bayo ku dhashay

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674Ай бұрын

    xasbunalaah wa nimca wakiil iney la Murmansk ayaba qalada wa in sida ugu dhaqso badan ha ladilo

  • @IbrahimMohamud-le4dy
    @IbrahimMohamud-le4dyАй бұрын

    Waa aff caas caassiwaliddayen

  • @KaderMahamed-qw9do
    @KaderMahamed-qw9doАй бұрын

    Munasar Walkeey waad mahasntahay

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Subhanalaah 😭

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75Ай бұрын

    Somaliyaa dadka jooga daqtarka bee ubahanyihiin waa yaab

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dpАй бұрын

    Xasbunalaah wanicma alwakiil ilahow haitusin mel dhibtaal o telegram Uma socdo qalbigas umahayo xasbunalaah 😢😢😢

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4swАй бұрын

    SubxaanAllah😥💔

  • @GANEY12
    @GANEY12Ай бұрын

    Subxanallah

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9geАй бұрын

    Subaxnalah 😮

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1jАй бұрын

    Ahlu nar

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiirayАй бұрын

    SUBXAANALAAH INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pbАй бұрын

    Subxaanallaah

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6keАй бұрын

    رضي الله رضي الوالدين نعوذ بالله اللهم ارحمني ولوالدي رب ارحمهما كما ربياني صغيرا

  • @jamafrp

    @jamafrp

    Ай бұрын

    8888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888

  • @maidahassancabdulhi635

    @maidahassancabdulhi635

    Ай бұрын

    Amiin

  • @user-ex9qq4bs9i

    @user-ex9qq4bs9i

    Ай бұрын

    Waxaay u badantahay in uu gogol dhaaf ku dhashay oo uusan dhalin!

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын

    SOOMAALIDA WAXAA KA MAQAN INEY QOFKA KA BAARAAN XANUUNADA DHIMIRKA IYO XANUUNADA ISKU DHEXYAACA OO KONTOROLKA DHUMIYA

  • @hanimaxmuud5885
    @hanimaxmuud5885Ай бұрын

    Allow walidkeyga aan dilin bisinka😢😢😢😢😢

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436Ай бұрын

    Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun. Yaa ALLAH 😭😭😭😭🎤🤲🏻☝️

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666Ай бұрын

    Subxaanalaahi subxaanalaahi Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun 😭

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236Ай бұрын

    subdanalaah waa cajiib iyo argagax iyo naxadiin

  • @saciid_iid
    @saciid_iidАй бұрын

    Subxaanallaah wallaaxowllaa wallaaquwati illaabillaah

  • @KaderMahamed-qw9do
    @KaderMahamed-qw9doАй бұрын

    Subxaanalha

  • @MOHAMEDNOOR-vj5bs
    @MOHAMEDNOOR-vj5bsАй бұрын

    BEEELO WAAYE ❤

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170Ай бұрын

    Allow walid noo dhaafo

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210Ай бұрын

    Subxanalahaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab acdubilh subxanllh

  • @user-zq8ke1ft7t
    @user-zq8ke1ft7tАй бұрын

    Bro telagamkaga isheh

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8cАй бұрын

    SOMALI HADAAN NAHAY MASIIBADAN XAGEEY NOOGA TIMID ??? SUBXANALAAH

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    DADKI XARANTA BADSADAY IYO DAROOGO JUNUUD SHAYADIIN LA SHEGAYAY AY ETHOPIA DALKA KUSO DEYSAY SHAYADINU INSI WAL JIN DALKANA GAALO AYAA HAYSATA ALOOW NASMA BIXI

  • @user-jo9iu2cm8c

    @user-jo9iu2cm8c

    Ай бұрын

    @@user-sn5yz7vg8v Aamiin Aamiin Aamiin

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539Ай бұрын

    Inuu jiran yahay ayaa laga yaabaa.

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6cАй бұрын

    🎉🎉🎉🎉

  • @sadam1318
    @sadam1318Ай бұрын

    maskaxda ayaa looga jiraa ayaan u maleynaayaa ma fayoobo

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563Ай бұрын

    waxan dhaho ma aqan tolow somali wa walida dhaqentey u badatay

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x29 күн бұрын

    xalaal kuma dhalan

  • @Aragsan192
    @Aragsan192Ай бұрын

    Munasarow wllo Tligaram ka ma aqaano 😅seen dhahaa any body help me please

  • @Sundus724
    @Sundus724Ай бұрын

    Telegram ka maxa ku qoran 😢

  • @user-pk5xc6pd9v
    @user-pk5xc6pd9vАй бұрын

    😱😱😱😱😱😱😱😭😭😭

  • @UrbanGeneralService
    @UrbanGeneralServiceАй бұрын

    wadanka dhan hawa ran wlh

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vdАй бұрын

    Waykamuuqata. Inmadaxalogajiro

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8lАй бұрын

    Shar buu ahaa laasi wuxuu ku leeyahay ilaahay hal ma ma ahuu ilahaay waxba kama yaqaane ugus buu ahaaye allaha na dhaafiyo isaga iyo inta la midka ah

Келесі