Carib : Nin Muqdisho jooga oo gurigiisa ku dhex sameynaya qarax kadibna dadka ka sii iibinaya| Yaab

Carib : Nin Muqdisho jooga oo gurigiisa ku dhex sameynaya qarax kadibna dadka ka sii iibinaya| Yaab

Пікірлер: 44

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdijimcaleMuse
    @AbdijimcaleMuseАй бұрын

    Waa mid yaab leh sxp somali wax walbo kafilo waa arin ayaab leh

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4irАй бұрын

    Macalinka waanu kuso dhawey neynaa wana lagu bahan yahay adigoo kale maxaa yelay wadanka Cadow badan ayuu leyahay sii loo difaaco waa in lahela dhalin yaro badan oo adigo kale lakiin aan uma dooda wax yeleyn ee cadowga Dibada wax yeela 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MahirHassan-oh5qk

    @MahirHassan-oh5qk

    Ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    waa Run Waa in Laqabtaa lalana Xisaabtamaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    wa khatar ninkan ee halaso qabto waxas ciyaar ciyaar iyo kaftan maahe xata hadi dowlada kasocdo midakale waxay tusin in dhalinyarada soomaaliyed caqliga kakorin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    GURI BAACEEYNE AYEEY KUWADA JIRAAN SOMALIDA NINKAAN AMA WAA ARSENAL AMA WAA DAMU JADIIID 2DABA WAA WIILAL SOMALIYEED❤

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514Ай бұрын

    Kan hala xiro hadii kale aduunka ayuu baabi inaayaa thanks wll

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Yaan lagu degdegin hadii kale wuu isqarinaayaa

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570Ай бұрын

    Subxan.llaha.qadar.war.halaqabto.runti.waqadar

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787Ай бұрын

    Yarkaan waxa uu sameeyey nayaa wax fudud, soomaaliyay, waxaana samayka all electrical engineering students. Tedake qof qarax samey karaa kuma faano

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOWАй бұрын

    Yaab.

  • @alkhayrtv95
    @alkhayrtv95Ай бұрын

    Wxn laypabay qofkii wax barta muxu dalkisa cadow ugu noqda iyodadkisa walalihiis isago waxtarikara ama horomarna garsiinkaro wadankiisa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    waxay u eegtahay in dowlada u kasocdo oo dadka tijaabin rabo oo markas cidi utimaado u qabto wana dhaqaan waahore adeegsanjiren mareykanku

  • @Deeq553
    @Deeq553Ай бұрын

    Ninkaan waa nisa

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Muqdisho halaga badaalo casimada 😢say iyaguna unoladan

  • @MahirHassan-oh5qk

    @MahirHassan-oh5qk

    Ай бұрын

    wtf? Are you serious? Watch your shit mouth qashinka tahay Wase hadalkaas Mardambo hakusoo Celin

  • @BishaarJayte-zg4xo
    @BishaarJayte-zg4xoАй бұрын

    Armay dawladu dirsatay uu sirdoon yahay

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Hhhhhh yaaab

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rrАй бұрын

    Jaajuus munasar

  • @user-tv3vg7mu1r
    @user-tv3vg7mu1rАй бұрын

    Ninkan wa in la soqabto kadib la waraysto kadib waxi ka sobaxa lagula macaamilo waxaba laga yaba in u dawlada wax kusobiriyo

  • @shamisali4599
    @shamisali4599Ай бұрын

    Bisinka asaga ha ku qarxo balayada lacag meelxun ka gashay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walalkey munsar allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh

  • @Drsayidcali
    @DrsayidcaliАй бұрын

    Ninka lacag buu rabaa cidii siisa ayaa dhinac yahay sida hadalkiisa kamuu qata

  • @mancityfan660
    @mancityfan660Ай бұрын

    War ka qabta umad somaliyeed ma oga miyaa wax alle iyo waxii dhib ka dhaco asigaa aqiro lo haystaa

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Munasar dadkaan yurub ayey ka soo barteen lkn waa maanso laba fiilo oo istaabaneyso . Asaga nama tusin gasicii oo boodaaya . Gasacaas wuxu noqon karaa fuusto weyn. Bal Hala xaqiijiyo inuu sameyn karo wax qarax ama Expulotion sameyn kara. Noo samey hala dhaho .markaas anagoo dhan ayaa soo qabaneyno Wallaahu Aclam

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын

    KUWII HOREY SOO QABANEYEEN MAADAA U SOO QABTEY JOOJI HOOS U DHIGA TAYADA CIIDANKEENA

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852Ай бұрын

    Alla kugu qarxi

  • @user-ew4uc7yo3s
    @user-ew4uc7yo3sАй бұрын

    Kkkk

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    NISA waa hurudaa. Baraha Bulshada soo gala. Waa meelaha fitnada iyo anshax xumadu ka socoto. Xamar bayna joogaan.

  • @user-ew4uc7yo3s
    @user-ew4uc7yo3sАй бұрын

    Manasa aad iyo aad band umahadsantahay shaqo weenbaadna haysaa

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4xАй бұрын

    HALA SOOQABTO DULIGAAN.

  • @mahadbashiirahmed5501

    @mahadbashiirahmed5501

    Ай бұрын

    Duli maaha ee waa xirfadle la cid ka faa,idaysata

  • @abobasement346
    @abobasement346Ай бұрын

    waxaa ku cad dowlad xumadah kah jirtah xamar

  • @sheikhsalah9613
    @sheikhsalah9613Ай бұрын

    Dowlada haka faideeysato aqoon tiisa

  • @zhako77
    @zhako77Ай бұрын

    Hhh niyow ma shacabkii ayaad usoo dhigateen ordo kuwa dhiiga daadinaya wadanka kasaara

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    soomaali waxa iskudhex jira dadki waalna iyo kuwi fiyoobaa bal ma idinlatahay in ninkan miyir qabo midakale wa in soomaali wax labaro

  • @axmedfaarax766

    @axmedfaarax766

    Ай бұрын

    Wiilkaan ha la shaqaale siiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    dhalinyarda noocan waxay dhasheen iyado laysdilayo waxayna Koren iyo laysdilayo marka waba caadoda oo xata wanaag magaranayan oo wax laba barin marka qaraxyada iyo fowdada waxan ayn mafahmayan

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801Ай бұрын

    Waxkasta ka sug xamar dawlada .iyo al shabaaba wuu la shaqaysandoonaa mar haduu qofku lacag raadis noqdo waxkale maskaxdiisu tusimayo lacagtt mooyaa maraa wax waliba waa sahal inuu qof ku dilo lacag dhaco boobo xaqdaro ku dhaqmo

  • @hassancadde5151
    @hassancadde5151Ай бұрын

    SOMALIYEEY HADEY SAX TAHAY INU ASIGA SAMEYEY (MOTHERBOARD) IQ GIISA WUU SAREYA CID QABAN KARTO MA JIRTO DADKA NUUCAN AH ADUNKA WAA LA ILAASHADA ADNA XARIG AA KA HADLE 😂😂😂 WAX KA SOO OGOW DAD XIRFADAHAN LEH WAA MACQUUL INU HADAFKIISA QALDAN YAHAY

  • @user-eu4ep5hv9j
    @user-eu4ep5hv9jАй бұрын

    Wiilkan yaan la dhibaateyn fadlan ee halag faa ideysto isna haloo faa ideeeyo. Lk. Yanan cadawad iyo nacayb iyo xumaaan loo qaadin . Koley waa rayigeyga.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yfАй бұрын

    Wiilkaan waa farsamayaqaan ee hala ga faaiideysto waayo ciidan kuwii dhiiga ushubaayeey ayeey bahdilaan. Dhibaan qabiil lagu takooraa ee wilkaan yaa aflibaax lageliniin

Келесі