Muuqaal xanuun badan :- Qolkan waxaa buuxa meydka gabdho & wiilal Soomaali ah| Yaa ka taqaan dadkan?

Muuqaal xanuun badan :- Qolkan waxaa buuxa meydka gabdho & wiilal Soomaali ah waana hubaa inuu ku jiro qof aad taqaano ama ehelkaaga ah |

Пікірлер: 30

  • @samirasahra1747
    @samirasahra174729 күн бұрын

    iLaahay.Unaxariisto..Dhamaan..Tood

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757828 күн бұрын

    Soomaalidoo dhan allaah haunaxariisto aaaaaamiiiin

  • @godlegabowjeele117
    @godlegabowjeele11729 күн бұрын

    Waa gudaha kenya kakamega la dhahay inti dhimatey ilahey ha u naxriisto inta dhawaca Anna ilahey ha u bongo dhayo

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qzАй бұрын

    Thank you so much for your information keep going

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Subhanalaah

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Subhanalaah 😭

  • @bileali5368
    @bileali536829 күн бұрын

    Telegramka xaggee lagala helaa. Fadlan noo sheek

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada29 күн бұрын

    inalillahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allow inta dhimatey unaxariiso inta ku dhawacantayna Allow shaafi Wallhi Dadkeena meel walba way ku dhibanyihiin Allow Noo Gar gaar

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dpАй бұрын

    Xasbunalaah wanicma alwakiil

  • @user-cp7it9vy6b
    @user-cp7it9vy6bАй бұрын

    Aaway linkiga walaal

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q29 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdiqadar4372
    @cabdiqadar4372Ай бұрын

    Telegram kana hadaa tago hadana facebook kasoo arag dhaheee waxa lagaa sheegaayo waa sax daneestaa tahay

  • @AaminIbrahin-cp5sk

    @AaminIbrahin-cp5sk

    Ай бұрын

    Aawey telgaramku ma arkeeee

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691Ай бұрын

    ماتبعك من اليمن

  • @munamuna4955
    @munamuna4955Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @umaymohasan836
    @umaymohasan836Ай бұрын

    Subxanallah ilhow umada melkstey jogan ku amnso

  • @user-du3km8bz2y
    @user-du3km8bz2yАй бұрын

    Walayalow iisoo duceeya kurbaa iheeysee

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Ай бұрын

    Allaha ka kaxeeyo 😮 quraanka akhriso

  • @user-zn9ck4wk5l

    @user-zn9ck4wk5l

    Ай бұрын

    Asc Alle ha ka dulqado kurbada ku heysa🤲

  • @asmaamohamedomar1227

    @asmaamohamedomar1227

    Ай бұрын

    Wcs ilahay umurahaga haku fududeyo

  • @shariifojama9042

    @shariifojama9042

    Ай бұрын

    Wallal kurbada Allaha ka dulqado meshad ka oo mantahay Allaha ka warabiyo insha Allah bi idnilaahi karim

  • @user-du3km8bz2y

    @user-du3km8bz2y

    Ай бұрын

    @@shariifojama9042 aamiin yaa rabi janada alaha idinku kulmiyo adiga iyo intaa jeceshahay walal

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    Asc dadka waxaa lagu laayay gudaha Kenya waxay ahaayen 8 Somali iyo labo jalwo ah waxa dhinTay 4somali iyo jalwo ah

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691Ай бұрын

    aaway link ga telegram ka

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033Ай бұрын

    War telgram ma lihi mana ii samaysmayo oo wuu idiidey ee linkiga halkan noo dhig fariimaha kachigo sida raga kalee ee hawshan oo kale gayaa linkiga ayeey fariinaha noo dhexdhigaane

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8iАй бұрын

    Muuqalkii aaway natus

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395Ай бұрын

    Meeshu waa xagee xuduuda labada dal ma busia mise waa malaba ninyahow cadde .

Келесі