Musiibo wen :- 10 qofood oo hal goob ku wada geeriyoodey . Qof ehelkaaga inuu ku jiro iska hubi

Musiibo wen :- 10 qofood oo hal goob ku wada geeriyoodey . Qof ehelkaaga inuu ku jiro iska hubi

Пікірлер: 54

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Illahow unaxariiso dhaman musliminta dhimatay anagana illahay gadashoda nama fidneyo

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156Ай бұрын

    Maashaa Allaah ilaahey ha ku xafido Munasar Maqalkaa Muhiim ah dadkoodii way helaayaan insha Allaah intii dhimayey ilaahey. Janno ha siiyo waa shahiid.inta dhaawacana caafimaad Allaah hasiiyo Aamiin

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey1487Ай бұрын

    Illahayoow unaxariiso ehelkoodana usahal

  • @munahussein9687
    @munahussein9687Ай бұрын

    Allaha u naxaristo marte lajecelyahay Allaha ka dhigo Amiin

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hdАй бұрын

    Allaah ha u naxariisto intii dhimaty

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4swАй бұрын

    إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ. Allah haunaxariisto🤲🏽🤲🏽 inta dhawac ah Allah ha‘caafiyo🤲🏽🤲🏽

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516Ай бұрын

    Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5oАй бұрын

    Subxanallaah allow u naxariso inta ku dhimatay inta dhawacana u bogadhay amiin yaa rabi 🤲

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503Ай бұрын

    Allah ha unaxariisto inta dhimatay inta dhaawaca ahna Allah ha caafiyo

  • @luulshire1152
    @luulshire1152Ай бұрын

    Alaha unaxariisto dhamaan 🤲inta dhaawacaan alaha u boog dhaho🤲

  • @maslah345
    @maslah345Ай бұрын

    ALLAHA URAXMADO INTII KU DHIMATAY JANATUL FIRDORSA ALLAHA KA WARABIYO INTII KU DHAWACANTAYNA ALLAHA UBOOGA DHAYO

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    inalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow unaxariiso inta ku dhimatey Inta ku dhawacantayna Allha Boksiiyo sidaan waa mas uuliyad daro

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hdАй бұрын

    Inta dhaawacaa Allaah ha caafiyo

  • @user-gf9hm1fh6w
    @user-gf9hm1fh6wАй бұрын

    Allah unaxariisto inta dhaawacan allah caafiyo aamiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1Ай бұрын

    Ilaahay Subxaana qaadirka ah waxaan uga baryayaa inuu unaxariisto inta dhimatay. Inta dhaawaca ahna caafiyo.

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149Ай бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hiАй бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه

  • @nuurqalbinuurqalbi5511
    @nuurqalbinuurqalbi5511Ай бұрын

    Alle Ha u NaxariistoH IntaH Ku Geriyooty Amein Yaa RapiH

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514Ай бұрын

    Xasbunalaah ilaahow umadaada umaciin yaarabi

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qrАй бұрын

    Subxaanalaah aloow umadeena ugargaar

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pdАй бұрын

    Ilaahay u naxariisto intii dhimatay dadkii bir baa dhamaysay😢😢😢😢😢😢😢

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695Ай бұрын

    Allahyarxamu amiin yaarabi

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lpАй бұрын

    wanaagn asxaabta Aallah ha u naxariisto Aamiin

  • @abdirahanbader6830
    @abdirahanbader6830Ай бұрын

    Alle ha unaxariisto

  • @CawilXashi
    @CawilXashiАй бұрын

    Allah ha unaxriisto

  • @Xaawahappy----cabdulahi
    @Xaawahappy----cabdulahiАй бұрын

    Ilahay unaxariisto dhamantod 😢

  • @DAACIYARE252
    @DAACIYARE252Ай бұрын

    Ma Cafisay Qofkii aad sida dhabta u aamintay ee qalbiga kaa dhaawacay?

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804Ай бұрын

    Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢😢

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024Ай бұрын

    Alha unaxaristo

  • @sharmaboy7951
    @sharmaboy7951Ай бұрын

    Subxaana allh

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lpАй бұрын

    wanaagn asxaabta Aallah cafiyo Aamiin

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bxАй бұрын

    Gaariga noho miyaa mise borobokis😢

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9yАй бұрын

    Allah u naxariisto aamiin

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578Ай бұрын

    Munasar adeer shaqada culus ee aad bulshada soomaaliyeed u haayso waad ku mahadsantahay

  • @jamalhoussein3708
    @jamalhoussein3708Ай бұрын

    Inaalilaahi wainaa ilayhiraajicuun

  • @SiidcalicismanIbrahim
    @SiidcalicismanIbrahimАй бұрын

    Ilaah ha ugurmado

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3ukАй бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747Ай бұрын

    iLaahay.Ha.UNaxariisto..Dhamaan.Tood..AMiiN.AMiiN

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376Ай бұрын

    Somalia lagamaba yaqaano gar gaar caafimad

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Subhanalaah 😭

  • @Tasniim1
    @Tasniim1Ай бұрын

    Aaway dadkii matalayey & gurmadkii larabay inay daabulaan dadka dhibku soo gaaray? Yaab.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77Ай бұрын

    Qoraalka iska sax 10qof iyo 4 qof

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-HanoolaatoАй бұрын

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH Waxaad kuqortey, 10 qofood, haddana waxaatiri waa 4 qofood, Keenan run ah walaal?

  • @mohamedhassan8154
    @mohamedhassan8154Ай бұрын

    Talegram wan garanwryne bal fafahin nagese silofirsatha fatlan munasarow

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695Ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @abdirahmanabdihamiidmuomin9380
    @abdirahmanabdihamiidmuomin9380Ай бұрын

    Darawalada boroboxka wada si waali ah ayey uwadaan

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4xАй бұрын

    Hoog sheege dadka ka farxi hoog lee ha goobine

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Ай бұрын

    Been jeclahay dheh

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xjАй бұрын

    Abahaa cun gariga intuu ka imaaday intese u socday maxa hada sheegtay

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Ай бұрын

    Alshabaab

  • @XasanCali-zo2xr
    @XasanCali-zo2xrАй бұрын

    xamar miyu u socday mise wa uu ka imaday

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740Ай бұрын

    Inaalilaahi wainaileyhi raajicuun😢😢😢😢ilaaheye ha u naxariisto yaa rabi

Келесі