Ha i dilin gabar kulama dhalan miyaa iyadoo dhaheysa ayuu nafta dhaafinayaa ninkan| Sheeko yaab ah

Ha i dilin gabar kulama dhalan miyaa iyadoo dhaheysa ayuu nafta dhaafinayaa ninkan| Sheeko yaab ah

Пікірлер: 70

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamadCilmi-dy3bs
    @MaxamadCilmi-dy3bsАй бұрын

    ALLAH HA U NAXARIISTO Aan Ducayno Wll

  • @adenjimacaleosmansamow9388
    @adenjimacaleosmansamow9388Ай бұрын

    Muanasar saxibow jooji filimanta wixii run runta ahaay ee itus itabsida ahaay een kaga baranay kuekow

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660Ай бұрын

    Wllow filimkan yaan la fafin wayo somali iyadoo run ah ayey samene awal ayey dadkena xabado udhamaden hadana iyado filin ah allaw na astur😭

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bxАй бұрын

    Waa isku naxay wax run ah umooday😂

  • @AbwaanxuseenQooreey

    @AbwaanxuseenQooreey

    Ай бұрын

    Somali

  • @user-pz4lu8tj2d
    @user-pz4lu8tj2dАй бұрын

    Wara adi wa qaldan thy shaqadada ma ahan tan wariya thy dada war cusub kasugoyo adine film io sheko mala yacni nokene Dil cadiya umale

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nzАй бұрын

    Mise waa sheekh dhab ah

  • @ruqiyoosman7122
    @ruqiyoosman7122Ай бұрын

    😮 run umaleenaayey

  • @user-vp3nd5lv8w
    @user-vp3nd5lv8wАй бұрын

    Sxb waan sugeyna balse Malmahan dhanka Filimda hormar weyn ayaan ka sameenay somalia ah

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nzАй бұрын

    Ninyahow waxaan filin miyaa

  • @SihaamAdow
    @SihaamAdowАй бұрын

    Walaal waxan ha faafin umada ha ku furin barnaamijkaan wax la yaqaano ma aha ee ka fiirso waxa umadda u soo bandhigayso Adigoo mhdsan

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558Ай бұрын

    Maanta waxay ka shidantahay miyaa film.

  • @RayanAbdiamra
    @RayanAbdiamraАй бұрын

    Omg

  • @bulohus8548
    @bulohus8548Ай бұрын

    Ma run baa Mise waa filim?

  • @mohafilimside
    @mohafilimsideАй бұрын

    Munasar sxb filinkn youtube malaso galina😮

  • @Munasarmaxamed

    @Munasarmaxamed

    Ай бұрын

    Maya app ayaa laga daawanaya sxb

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127Ай бұрын

    I tus itaabsii miyaa😂😂😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaanАй бұрын

    Maxaa nooga naxinee😢

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Md waad Iga nixiisay😢

  • @mancityfan660
    @mancityfan660Ай бұрын

    Mar marka qaar ma fiicna bulshada in ay arkan lakin waa wax dhici karo inta badan wax jiran iyo doqonka aya sameyo lakin doqomo aya ku dayan karo

  • @user-bt4iz4yh1j
    @user-bt4iz4yh1jАй бұрын

    Cabsi waaye😂😂

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563Ай бұрын

    waa filim dhiri galinaya raga somaliyed ee manaxayasha ah ee gabdhihi dhameyay

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын

    WAA NIN AYAAD LEEDAHAY WARYAA WADANKA SOOMAALI KELIYA MA QASEYSEE AJAANIB IYO CADAWO SHISHEEYE OO SIRDOONO U BADAN AYAA DALKA KU JIRA SI AAN DALKU U DEGIN

  • @Lilyvlogs3.1
    @Lilyvlogs3.1Ай бұрын

    War niyow moviga hitaa wax moqadishu kadacay anooga digi😂

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720Ай бұрын

    Wax qaxiiqo ah noso gudbi wa maxay malayacnigad bilawday nio

  • @user-vp3nd5lv8w

    @user-vp3nd5lv8w

    Ай бұрын

    Iska jifo adiga malagugu tala galin tan kale Jeclida dhimasho dadka somaliyeed iyo Dhawacoda

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985Ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminaali2334
    @aminaali2334Ай бұрын

    The life in muqdisho Because Somalia 🇸🇴 no government

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4miАй бұрын

    Subxaanallaah 😭😭😭😭😭

  • @kylehorn9933
    @kylehorn9933Ай бұрын

    Sheekooyinkaaga ma filing ayay ahaayeen

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496Ай бұрын

    waar maxaa ka khaldan adigu filimka iyo runta ma isku si baad u soo gudbinaysaa i

  • @CabdulaahiMaxamed-bl6yu
    @CabdulaahiMaxamed-bl6yuАй бұрын

    4:21

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132Ай бұрын

    Iga tag waaba iga nixisay runa u malehaye ileyn wax run soo tabi jirtay

  • @LibaanMaxamed-wv5fb
    @LibaanMaxamed-wv5fbАй бұрын

    Naga taag runaa uma lenaye

  • @axmednuur27

    @axmednuur27

    Ай бұрын

    Igaarkay , ma taqaanid ninkaan ayaan filayaa , weligiiba ma sheego kalimad runa , waa kaadib Wayne .

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184Ай бұрын

    War title ka badal 😂😂😂😂

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685Ай бұрын

    Warnaga dhaf waxa wadidi

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruimanАй бұрын

    Yacnii gawadhaasi waa ikraan tahliil Sida loo dilay ama qaabkii loo qariyey kadibna la waayey

  • @user-ol3wo9tq2h
    @user-ol3wo9tq2hАй бұрын

    REEER MUQDISHO MASIBAA KU HABSATEY MALAGA YABA IN ALSHABAB U DHANTEY DAWLADAN QABURAHA LACAGTA KA HELAY😢

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    Ma filin ayaa waxaan koley ujeedo ayaa Laga leeyahay waxaa larab in rer galbed Laga gado

  • @user-ep6ns8jb5m
    @user-ep6ns8jb5mАй бұрын

    Wax macnaleh usogudbi dadka waxn waxay dhirigalin isdilka dintena ma ogola dhiga inla fududeeysto

  • @degan4
    @degan4Ай бұрын

    Dilkaa ku raaxaysataa munasarow

  • @AbdirahmanIlkacase-f6d
    @AbdirahmanIlkacase-f6dАй бұрын

    Munasaroow Tani wa Ruwyad Soona badi qaybahooda

  • @Jacelow37
    @Jacelow37Ай бұрын

    kkkkk 😂 howsha ma filim ayay isu badashay armaay waxii hore oo aad noo akhrin jirtay armuu filim ahaa

  • @AxmednuurR³
    @AxmednuurR³Ай бұрын

    Cabsi cabsi waaye filimkan☠☠

  • @VyzbKartel
    @VyzbKartelАй бұрын

    Wwwwww

  • @cabdulahimaxamed6446

    @cabdulahimaxamed6446

    Ай бұрын

  • @salaadoabdilwahid9242
    @salaadoabdilwahid9242Ай бұрын

    War mafilinbaa ishegese waba iga nixise

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559Ай бұрын

    Wax wanagsan Maha filim kana khatartisu wata

  • @user-vp3nd5lv8w

    @user-vp3nd5lv8w

    Ай бұрын

    Haka hor dhicin

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalxАй бұрын

    war waafilan

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578Ай бұрын

    SOOMAALIA KOLOMPIA AYAA LAGA DABA GEEYNAYAA

  • @Som-Hanoolaato

    @Som-Hanoolaato

    Ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200Ай бұрын

    Film Somali matalan run ayay moodaayaan

  • @Som-Hanoolaato

    @Som-Hanoolaato

    Ай бұрын

    Soomaalida, waxaa wareeriye, maxaa run ah iyo maxaa been ah…….waxkasta run uqadaan (filinkaan ookale run moodayaan) 😅😅😅

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396Ай бұрын

    DABIN KAARTADIISA MEELO BADAN KU ARKAY SIIBA SEYBIYAANO EX CONTROL AFGOOYE KULIYADA JAALE IYO MEELO KALE

  • @junjamjuu
    @junjamjuuАй бұрын

    😂

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @AbwaanxuseenQooreey
    @AbwaanxuseenQooreeyАй бұрын

    3:16 3:17 3:18

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mhАй бұрын

    Copy waye filimkan anaa daawaday isago Hindi ah tan kale muqalada qaar waalaso qaatay sida guryaha jajaban ee mugdiga ee muqdisho malaha melahas😏

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796Ай бұрын

    Kuwaas inla dilo mooyee dawo kale malaha dutku baxaha

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7jАй бұрын

    Fariinta uu xambaarsan yahay waaaxay? Habkaan wax u dila? Yaa ka dambeeya? Dad dalka inay dhisaan laga rabay ayaa Gang style films usameeynaaya dad inay waxkoobiyaan ay tahay mihnadooda iyo noolashooda Munasar Walaaloow platform ka aad haysato bulshada waxtar uma laha. SIDAAN WAXKA BEDAL.

  • @user-rp5ie8hn1k
    @user-rp5ie8hn1kАй бұрын

    copy of catbutli

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964Ай бұрын

    Aqbaar muhiim ah ayaad noosoo gudbin jirtay dacaayad filim miyaad bilowday

  • @legendalwayslegend

    @legendalwayslegend

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-HanoolaatoАй бұрын

    Inagajooji waxaas oo been ah, waayo dadka hadhowti way kudhaqaaqayaan, adigaana ka masuul ah ogow. Haddiikale Unsubscribe kaadhiga.

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985Ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

Келесі