Arinta Xafsa Quen & Cabdixaafid oo meel halis ah gaartey | Boliiska ayaa ku soo biirey | Maxaa jira?

Arinta Xafsa Quen & Cabdixaafid oo meel halis ah gaartey | Boliiska ayaa ku soo biirey | Maxaa jira?

Пікірлер: 148

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259Ай бұрын

    Wiilkaan yar ee Somaliyed waaba atore yar oo quruxbadan Masha Allah Allaha Xafido🇸🇴

  • @user-ex7rd5hu9r

    @user-ex7rd5hu9r

    Ай бұрын

    Inaad khiyaanto miyaa rabtaa

  • @user-wh7kj5tj6k

    @user-wh7kj5tj6k

    Ай бұрын

    Haa wil qurxoon manshallah ❤

  • @farhiyahasan7259

    @farhiyahasan7259

    Ай бұрын

    @@user-ex7rd5hu9r shartaada Allaha na mootiyo ee afkaada toosi

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208Ай бұрын

    mid ka kheer badan allaha ku siiyo sxb

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4swАй бұрын

    Waa ku 1M la‘dahay dheh,Cusuriyada Somali Somali kale cusuriyeenaya waa yaab walhi.

  • @saciid_iid

    @saciid_iid

    Ай бұрын

    Halka malyan muxuu sheega adigaba point five maad guursateen. Adinka marka hore cunsuriyada kusameeyay maxaa point five utiraahdeen

  • @Kiki-r3j

    @Kiki-r3j

    Ай бұрын

    ​@@saciid_iid Usheg wlhi ine ben ehen

  • @mohacade8773

    @mohacade8773

    Ай бұрын

    Abaayo somaalida qabyaalad aya laguma imtixaanay qabyaaladi hadi ee wax tareeso abaa jahal lacnatulaahi caleehi o qureesh ah naar muu galeen sayid bilaal Raliyaahu canhu o African ah na jana muu galeen qofki naar ka bad baado jana na galo aya nasba ah misan laandheere ah balse zaminkaan ee u jogno dad ka juhalada ah ee laandheera nimada qalad ee u fahmeen taana waxa u wacan diin la aanta qofka waxa uu sharaf iyo qiimo ku yeeshto wa diinta qof aan diin Laheen sharaf malaha somali maanta waxey jogaan halki ee jogeen carabti xiligii jaahiliyada qablal islaam wlh zamin kii uu suubanha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ino shgy maanta ayeenu jognaa fitantii wa ee badatay alle xaqa ha natuso khaatimada na kheer alle ha inoga dhigo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @YahyeDiriye
    @YahyeDiriyeАй бұрын

    Cadowga allaa kaaqabto aboowe amiin❤❤❤❤❤

  • @mohamedyussuf7553
    @mohamedyussuf7553Ай бұрын

    We support abdihafid

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674Ай бұрын

    wiilkan wu yar yahay 18 waaye niyadey ka jabisay qalbigiisa ale ha u hagaajiyo hore u soco baan leyahay

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Waa runta laakin horaa loyiri Ninka yari intu geedka body talo kabodaa Waayo mar hadanu mehersan maaha qoftiisa Wiilka wu yar yahay rerku kadhashay inay siiyaan aya ila human gabadha ugu qurxoon o15 jir ama 16 jir Miskin alaha ukabo qalbiga

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaasАй бұрын

    Wiil yr weye oo qarankiisa guul u kene ⚽️🇸🇴 Xafsaay wiilka ha lug goyn nimanka facaga radso

  • @nimosuleiman
    @nimosuleimanАй бұрын

    Wiilka yaa ka qurux badan

  • @maryamibrahim4878
    @maryamibrahim4878Ай бұрын

    Isagaa ka qurux badan iyada !

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pnАй бұрын

    Xafso wa raqiis maalin walba nin Cusub wadata wiilkane wa wiil yar oo qurux low ah 😂😂😂😂

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1rАй бұрын

    Waa wiil yar oo quruxbadan huuno waxatahay wiil yar waxad heleysa gabar somaliyed oo qabiilkasta oo somali ah oo kayar ama kul facah anhoray logursan

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041Ай бұрын

    Kani waa wiil,ku darso aad u dhalinyar! Marka wakhti wanaagsan baa ka horeeya ee hore usoco ! Gabartana halaga fuqo ankee hadii ay wiilka ku qaldantay ee ha la iska cafiyo! Maxaa yeelay laasim wiil iyo gabar isku jaanis maaha.

  • @user-uf3uu5lr7d
    @user-uf3uu5lr7dАй бұрын

    Munasar Allah haku barakeeyo

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiirayАй бұрын

    MAASHA ALLAH ❤️. LEGEND. CABDI XAAFID. HORE. U. SOCO. CADOWGA. HAJABO. MAGACAA. HAJIRO. RAXMAANKU. HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯❣️❣️❣️🙏🙏🙏

  • @maxamudyamani9976
    @maxamudyamani9976Ай бұрын

    Sidana umartay sidana umartay saaaana umacsalamaysay aar munasaraa wanku wataa legend

  • @user-xp9hi9ut1v
    @user-xp9hi9ut1vАй бұрын

    Guul cabdi xaafid

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170Ай бұрын

    Quruxad allah wayna bixiya adigana tii hoogtaa dhan walbwa ninka raga ahan jab wa maraa zxb keep going

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791Ай бұрын

    Waa shamsii logo qadoo hafso

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyanAhmed2024
    @AyanAhmed2024Ай бұрын

    Wiilkeey caayeeyso waaba quruxloow iyadaa wasaqad ah suniyaha fooshaxun iskasoo xiir intaadan wiil niyada kadilin

  • @Hilactvh
    @HilactvhАй бұрын

    It's up to him

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791Ай бұрын

    Sorry koley nincraggah bathy horu soco

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7oАй бұрын

    Hawiye waa kibray Walaahi

  • @cabdullahixasan9060
    @cabdullahixasan9060Ай бұрын

  • @Arsenalfan2023
    @Arsenalfan2023Ай бұрын

    Naagta waa Naag Laandheera oo Dagodiya ah 💪

  • @MunawaraMaxmood

    @MunawaraMaxmood

    Ай бұрын

    Somaalida dhamaantoota waa laan gaab

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809Ай бұрын

    Waaku macdahay swbto ah wadan kiisa iyo shacab jcl iyo waa lidkii dhalay iyo naftiisaba intow ka talaabsaday naag macsileyha kama doran waaku sugtay qof walbo oo aan qiimahiisa aqoon saasaa loo bahdilaa aaway se gabadhi yared oow guursan jiray laga yaabee inow nafsi kasoo galay

  • @abdikhadar1948

    @abdikhadar1948

    Ай бұрын

    You are right

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimiАй бұрын

    Hadduu Asaga Saas Sameeyn Lahaa Somaali Ma U Istaagi Lahaayeen Gabadhaas? Maalinwalba Gabdhahaa Laxumeyaa Waana Lagu Qoslaa Oo Laga Dhaqaaqaa. Naagaha Soomaaliyeed Goormeey Barrandoonaan Isku Duubnaan Dumarnimo Iyo Hiil Naag. Waa Naagaha Adduunka Ayaga Iskudaran Oo Nin Siddeey Udifaacayeen Dantooddii Kuseegay.

  • @Geesiyad-channel

    @Geesiyad-channel

    Ай бұрын

    Waa run lkn anaga wn calol jilcanahy ma rabno qofna in la dhibaateyo ilmo,oday,islaan, gabadh iyo wiilba midna in la dhibateyo ma jeclin anagu wn naxaris badanahy😢

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2wАй бұрын

    Soomaalida waa dad dhiig leh gabadhaaan way qaldantay aaad

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492Ай бұрын

    👍👍👍👍👍

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144Ай бұрын

    Khiyaano ayeey kusameysay😢😢😢. naagahaan dhaqar badanaa!

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6bАй бұрын

    😢😢😢

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8cАй бұрын

    SUBXANALAAH

  • @f.o847
    @f.o847Ай бұрын

    waxaad tahay wiil yar oo aad u qurux badan oo heli kara cadaan, madaw iyo carab tuu doono hadal qaf iska yiri ha u jixin jixin ee horay uga soco

  • @liiwaanMaxamed-se8kk
    @liiwaanMaxamed-se8kkАй бұрын

    🎉❤❤🎉

  • @abdalamursal3203
    @abdalamursal3203Ай бұрын

    Intuu layahay wiilkan yar quruxda badan haday helilaheed nasiib ayeeba lahan laheed

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimiАй бұрын

    Oo Maxeeytahay Dhibaatada Ee Gaarsise Marabo Oo Kaliya Ayeey Tiri? Warbal Maalayacnigaan Fiiri Qiiro Japan ka Oo Noola Yimid. Imisa Gabdhood Baa Laxumeeya Oo Qaar Nafta Ladhaafiyaa. Yaaba isweeydiiyo Oo Kanaxa. War Nagatag Beel Ahaan Leeynee.

  • @STarzevinho
    @STarzevinhoАй бұрын

    hhhhhhh ar nagaaa eey

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglishАй бұрын

    So sorry 😂

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y9 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-lb8gk7qc9c
    @user-lb8gk7qc9cАй бұрын

    zxp iska hubi

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6jiАй бұрын

    Anika ma inan hadaf keyka oka fariisan laha nag yar

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387Ай бұрын

    Landeree dagodia xafsa queen Mashaallah

  • @erumroble5081
    @erumroble5081Ай бұрын

    Wey dhalikartaa naagtaan saqa jaamadaan wiilka yar kaa😢

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pdАй бұрын

    Waa jaahid naagtu

  • @user-vx1hj9qn3o
    @user-vx1hj9qn3oАй бұрын

    Team xaafid love ❤❤❤❤

  • @heersare6628
    @heersare6628Ай бұрын

    Abuur eebe iin maleh ee warkale keen

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229Ай бұрын

    Labadood.wiilka.qurux.badan.

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3dАй бұрын

    Inkaar qabtadaa waa fadaro

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8pАй бұрын

    Naguhu wey Nagar badan yahin iska jiri😢😢😢😢

  • @nestehamohame
    @nestehamohameАй бұрын

    wiilka wa ilmo yer wala gaadey ha cawiyo

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7oАй бұрын

    Walaahi asagaa ka qurux Badan Naag tan kuusan qabiil waa Maxaay Jaceel waaba aqaan

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411Ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Ceeb xishod maaleh acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh

  • @faafinta7175
    @faafinta7175Ай бұрын

    Xafid waa lgnd

  • @hawobashir838
    @hawobashir838Ай бұрын

    Xasbunullaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh

  • @Bekind251
    @Bekind251Ай бұрын

    Is this News??!

  • @maxamuudcade9865

    @maxamuudcade9865

    Ай бұрын

    Shuboyinka weey is difaacaan

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hiАй бұрын

    Sorry aaboowe

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6scАй бұрын

    Haduu xoolo yahay waa lagu baashaalaa ileen Waa Aqli lixsaac

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223Ай бұрын

    Gaabaartah waay saax saantahaay a gabaartaah kalaaxdah hadaay dhahdaay somali ayaanahaay caabmiyaah

  • @user-tv6ei3bg3s
    @user-tv6ei3bg3sАй бұрын

    Waxaasoo dhan isku sooduub duub taas waxay daliil u tahay somalida hadaf maleh dad Lee u nool yihiin

  • @user-wm5rc8wr8r

    @user-wm5rc8wr8r

    Ай бұрын

    beentaa maahan habo iyadaba teedey wadataa isaga muxuu mihnadiisa u dhafaa

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    Ай бұрын

    Wallee Beentaa Maahan. Comment Kaliya Ee Caqliga U Saaxiibka Ah Qofka Sooqaray Baadtahay.

  • @lulali6059
    @lulali6059Ай бұрын

    Wiilkan qurux da badan miyeey ba heli kartaa, halkuu la, yah ahay waa wiil Allah sidii u uumay leh oo qurux da leh waayey wiilkan yar. Iyadaa naag soo jabtey ah oo u carab laad laadisey, miskiin kaas jaceylka ugu horeeyso waayey lakin gabdhaan nimankii horey niyad jabkii ay ku rideen ayey wiilkan yar ka gooynooysaa. She is crazy.

  • @imthehero76
    @imthehero76Ай бұрын

    Jaceyl wax la dhahaayo ma jiraan carada Ilaaheyna waa wada naag waxii intaas kasoo harana waa edab daro kale

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709Ай бұрын

    Gebertan dhuluka halugu jiido mudankeena hal matsiiyo.

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079Ай бұрын

    Adi mxa ka galy wxs

  • @sadiasheikh1413

    @sadiasheikh1413

    Ай бұрын

    Reaction 😂😂😂

  • @maxamuudcade9865

    @maxamuudcade9865

    Ай бұрын

    Shuboyinka weey is difaacaan

  • @YuusufJeylaanicasareey

    @YuusufJeylaanicasareey

    Ай бұрын

    Qac😂

  • @Raaliyooooyyy

    @Raaliyooooyyy

    Ай бұрын

    Aqligii halkuu ka aaday asi barbarka😂😂😂😂

  • @sabriincadey2522

    @sabriincadey2522

    Ай бұрын

    ​@@maxamuudcade9865alla beerka waa runtaa 😂😂😂

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813Ай бұрын

    Wey ka calqli badisay weyna isticmaashay qiyaano weyn ayey ku sameysay

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6tАй бұрын

    Waxan umaleena xafso waayahan waxee kamid noqotay qolyaha falfalka yaqaano nimanka waaba iskag cayaarta , aniga naag niman lasoo duubto vedeo mawa jeclaaden 😂😂

  • @zeynabobeid5442
    @zeynabobeid5442Ай бұрын

    Flowerska xalagala noqdo unsiri nimo Ma ficno

  • @UmuMuhamad-hv8bj
    @UmuMuhamad-hv8bjАй бұрын

    Isoo dhoweya walalo

  • @user-ul3si4fk2n
    @user-ul3si4fk2nАй бұрын

    Wiilkan waxaan u malanayaa naagtu faro ayay ka haysaa xitaa key hanad la dhaho faro ayay ka haysaa taas halo so ogaado

  • @Umusamsam24

    @Umusamsam24

    Ай бұрын

    Maxa fara kena nin guskisa in la arko ma Fara ah 😂

  • @mohamedahmedqasaali3243

    @mohamedahmedqasaali3243

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843Ай бұрын

    Xaafid umaqalmo ee walaqayaaney😂

  • @bilanhassan5198
    @bilanhassan5198Ай бұрын

    Gabdaha somaliyed oo dan baa niman lasodubay Walalow asaga qoralka uu kucanaye maxa lashegin oo teda lowadwada teda gabada kafuqa ee demanka marwalba mawasaqowa

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadamАй бұрын

    Hada asagaaba yar habar uudaba orda

  • @Ahmedmohamednuuuro12
    @Ahmedmohamednuuuro12Ай бұрын

    munasar weli waxmacuntay😂😂😂❤

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын

    JACEELKU BIILUU KAA RABAAYE XAGEE KA KEENEE IN LA AAMINO BA MAAHA QOF MUSTAQBALKIISII MUDO YAR KU BURBURIYEY

  • @khalid5318
    @khalid5318Ай бұрын

    Shuuboyinka weey is difaacaan.

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007Ай бұрын

    U khaldanyahy Mustaqbalkisa ayu Naag ku badalanaya International player inu noqdo ayu fursad haysta Markasu naag ban jeecladey oo u detneya

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007Ай бұрын

    Waxaan kula ttalin laha Gabar isku hayb yihin Inu gursado

  • @roodojimcale7518
    @roodojimcale7518Ай бұрын

    Gabadhan maalinba nin Bay raacdaday

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xjАй бұрын

    Somali cunsuri maba iska dhafan waligood aduunka cadan iyo madow waba isku fanaan macadalahi nag somali is cadeysay wilkan yar ka faneyso yaab

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753Ай бұрын

    War wiilkaan waa qurxoon yahay ilaahay siwanaag san buu u buuraye isku dirka joojiya

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804Ай бұрын

    Walee ayadana cuqubadiisa way ka soo baxee ilaahay raali kama ahan in qof daacad kuu ah in aad qiyaanto sorry walaalkey abdixaafid😢

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791Ай бұрын

    Hafsa waa nag walan asiga aya ka qurax badan dulmii ma ficno

  • @abdullahisalat2088
    @abdullahisalat2088Ай бұрын

    Wale arintaas cawa so qatey Munsar arintaas meel Xuuun gartey Hafsa International Airport 🛫 Dawan aniga kuso dagaya

  • @harun7450
    @harun7450Ай бұрын

    Sharmuuto waaye wiilkaan quruxloowga ah meey heli kartaa ana walsheey siinaayo ha ila soo xiriiro

  • @Bintuxaji629

    @Bintuxaji629

    Ай бұрын

    Walal ha cayin waxa jira adon ogen

  • @cabdullahixasan9060
    @cabdullahixasan9060Ай бұрын

    Hhhh

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828Ай бұрын

    Maya asaga maskax yar ma nin iyo naag loga Hara Shaqadaada 😡😡😡 Wiillow Naag heesku aminin 👍🏻

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960Ай бұрын

    Naagtaan meel cidlo ayeey ku soo dhaci doontaa

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75Ай бұрын

    Waa ceeb ween gabdaha qaarkood waaa bahal mass ahh xasidnimo snak💤🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍💤💤🐍🐍🐍🐍🐍🐍

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7bАй бұрын

    Jareer kawada yurub hayemdo cayar hawatao sokar

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919Ай бұрын

    Naagta dhamaan followga ha lagala labato. waa dayuusad imaanka la' oo akhlaaq laheyn. Quursi somalidu waa naceb Tahay, naagta waa inay afxumadaa Ka shalaaysaa.

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911Ай бұрын

    Wiilkaan waa Mashruuc, Caqli ha isku yeelo.... Maalin walba Dood iyo Buuq lee ku Jiraa, Ciyaartooydii Yaryareyd ee eey isla Matalaayeen Qaranka Mid Sidaan oo kale ah ma Jiro... Isaga Maxaa ka Qaldan Waa Su'aale.. Haduu Ciyaaraha ka Fadhiisto Isaga yaa Uga Futo xun

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214Ай бұрын

    isaga khaldana marku aqbalay inu ciyaraha iska daayo

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494Ай бұрын

    Oo wiilakaan muxuu qabaa ama kamuuqda ee hab abuurkiisa kaldan? Ninkaan doqonimo ayuu sameeyay, laakiin qofkasta qalad waagalaa qaladkiisana qofku waxbuukabartaa ee wax ah bagto.

  • @mrazizi583
    @mrazizi583Ай бұрын

    AAR AFRICA CML LA AAN BADANAA O MAXAA DAD KI XARAAN IYO XAALASHI BA ISUGU MID NOQDE 😂😂 ALLOW NA CAFI.AAAMEN

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    WIILKAAN DHOOS MA AHEE WAA ILMO YAR QALBIGA ALAHA UKABEE NAGTA REPOT DHAH SOMALIYEY WEYNA CEBEYSAY

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950Ай бұрын

    Wiilka waa qurxan yahay maxay u caaynaysaa.

  • @user-we7eb7yd8j
    @user-we7eb7yd8jАй бұрын

    Nin kaan waa dhoos😂😂😂😂hhhhhh

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229Ай бұрын

    Xafsa.waa.duq.waa.ka.weyn.tahay

Келесі