Muqdisho :- Nin hadda bireeyay hooyadiis & abtigiis kadibna dhinac seexdey | Caddeeymo meydkooda |

Muqdisho :- Nin hadda bireeyay hooyadiis & abtigiis kadibna dhinac seexdey | Caddeeymo meydkooda | Sii gudbi.

Пікірлер: 40

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wcАй бұрын

    Inaa lilaahi wa inaaileyhi raajicuun walahey xamar waxyar makasoosocdo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    inalillah wa inaa ilayhi raajicuun subxanallh Allow unaxariiso oo danbigooda dhaaf Yaa Rabi indho xumo xamar ugu imaaw Allow Xamar Hagaaji

  • @user-dribrahim
    @user-dribrahimАй бұрын

    Aniga haween iyo maalin waxan u ooyaa hooyo macaanto oo iga dhimatey nine hooyadiis ayuu bireenaa subxaanalaah hooyo macaanto alaah haku naxariisto janatul firdawsa alaah haku galiyo aamiin aamiin aamiin yaa rabi 😭😭😭😭😭😭

  • @AaminoAbdirahman-ly9no

    @AaminoAbdirahman-ly9no

    Ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xjАй бұрын

    Xasbunalaah ilaahow wax na dila jirkeena haka soo goyn yaa raxman 😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733Ай бұрын

    Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qrАй бұрын

    Soomaalida maskaxda ayey kawada xanuunsanayaan subxaanalaah waa dhacdo laganoxo

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656Ай бұрын

    Inuu waalanyahay ubadi haduuba ak seexday xasbunallaah

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hiАй бұрын

    سبحان الله سبحان الله انا لله وانا اليه راجعون

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2chАй бұрын

    Subxaanallah 😳 ina lilahi wa ina ilehi raajicuun 😢😭

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hdАй бұрын

    Allaah ha u naxariisto

  • @SahalAbdullahi-nh2jg
    @SahalAbdullahi-nh2jgАй бұрын

    Subxaanah ilahey haunaxariisto yarabi caloosha ixanuunray wllhi 😢😢😢

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbeАй бұрын

    Alha haunaxarsto,wadarskena

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4izАй бұрын

    Subxanallah inalilahi wa ina ilayhi rajucuun hooyo allow ku naxariiso 😢

  • @C.f.W
    @C.f.WАй бұрын

    Subxaanaka yaa cadiim 😔

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hdАй бұрын

    Subaxaana Allaah

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2chАй бұрын

    Subxaanallah ina lilahi wa ina ilehi raajicuun 😳😭

  • @abdallabro11
    @abdallabro11Ай бұрын

    Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pbАй бұрын

    Waa aaqiro saman

  • @joker_lyrics
    @joker_lyricsАй бұрын

    لا الله الا الله محمد رسول الله

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    YAHUDIGA CAD IYO YAHUDIGA MADOW SOMALIYA YAA DARAN JAWAB WAXAA DARAN YAHUDIGA MADOW SOMALIYA HOOYADODA AABAHODA ADERKIDA ABTIGODA EEDADODA ABAR YARTODA HITA MA DHAFAYAN WAA DILAYAN. ALLAHAYOW SHARTODA NAGA HIJAAB.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo

  • @Mohamedali-gu2jo
    @Mohamedali-gu2joАй бұрын

    Ina lilahi wa ina ilehi raajicuun 😢😢 that is very sad

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625Ай бұрын

    Subxanallah 😢

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943Ай бұрын

    Horor ppl😢

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pbАй бұрын

    Subxaanallaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ugaasocismaan733

    @ugaasocismaan733

    Ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4izАй бұрын

    Wlhi hooyoday alle ha idaye markay tira wan xanunsanaya aniga xanunsada lsna wuuba dilay subxanallah 😢😢😢😢😢

  • @shariifxasan2851

    @shariifxasan2851

    Ай бұрын

    Lagayaaba inuu waalna walal marwalba maladaada wanaaji sxb🎉

  • @user-ol3wo9tq2h
    @user-ol3wo9tq2hАй бұрын

    ALLAH HA U NAXARIISTO😢

  • @QaliIbrahimMahamud-go7wr
    @QaliIbrahimMahamud-go7wrАй бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5uАй бұрын

    Xisaab Kasocota Xag illaaheey waaye tan mudo Ayaa lonolaa sida hayawaanka

  • @CawilXashi
    @CawilXashiАй бұрын

    Xaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75Ай бұрын

    Hoy ladilayoo gabar lajarjarayo gabar la gubayayoo ciyaal ladilayoo yaab meesha maxaa ka socdo

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Ogow faafinta wararka xun oo qalbiga jebiya waa dembi.

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6keАй бұрын

    نعوذ بالله

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4Ай бұрын

    Nio meshan Muqdisho waxanan Ka Maqal Yaab Wa mel Yabb leh Wlhi mise Waxan Laga So Tabayo Aya been ah Cajiib

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    War ninyahow wararkaan.xagee ka keentaa? Anaga Xamar joogna ma maqalnee!

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmedАй бұрын

    Inkaar alaaha kugu rido adiga aqbaar xun Lee wadaa adiga munasarow

Келесі