Waakan ninka nolosha ku qaley hooyadiis oo 85-sano jir ah & abtigiis| Waad la yaabeysa hadalkiisa ?

Waakan ninka nolosha ku qaley hooyadiis oo 85-sano jir ah & abtigiis| Waad la yaabeysa hadalkiisa ?

Пікірлер: 41

  • @mancityfan660
    @mancityfan660Ай бұрын

    Subxanna allah wuu jiranaa wiilka salamad kuli afaad

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837Ай бұрын

    لا حول ولا قوه إلا بالله العلي العظيم اللهم نجنا من القوم الظالمين

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236Ай бұрын

    subxanalaah waa geeri xanuun badan oo murugo ah ilmahagi oo kugowracay iilahay hainaga haya masiibdan oo kale yarabi ilahay haunaxariisto waliidintas

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733Ай бұрын

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajucuun allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi

  • @SahalAbdullahi-nh2jg
    @SahalAbdullahi-nh2jgАй бұрын

    Subxaanah ilahey hakuunaxariisto yarabi 🤲 asna hala dilo wacalka 😢

  • @warisnur6540
    @warisnur6540Ай бұрын

    Ninkaan qof fayoow maaha waa loo jeedaa inuu xanuun sanyahay.

  • @SiidaliBalasma
    @SiidaliBalasmaАй бұрын

    Subxaanallaah yaa Allaah wale waa geeri xanuun badan Saana maxaa waaye maalin walbo waxan maqalnaa wax kaa yaabiyo ayaa maqlee allow naga najee amin Amin amin

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vdАй бұрын

    Inalililaa. Wainaileehirajicuun

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770Ай бұрын

    Lkn looma baahneyn inad uga sheekyso sidii qof caafimad qaba Allaah caafimd hasiiyo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    inalillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow adan Ka magangalney indha xumadaan Yaa Rabi Unaxariiso oo udanbi dhaaf Hooyada iyo walaalkedaba Allow dalimkaan waxuu mudanyahy marsii

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hiАй бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664Ай бұрын

    إنا لله و إنا إليه راجعون اللهم يرحمهم ويغفر لهم و يجعل الله مثواهم الروضة من رياض الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 اللهم يواسع مدخلهم واسكنهم فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

  • @user-iy8dy7uv4w
    @user-iy8dy7uv4wАй бұрын

    Asc walalayaal war somaliyey walaal horta ALLAH u naxariisto dadkaa dhintay lakiin horta intaan danbiile lagu sheegin caafimaadka maskaxda ha la hubiyo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801Ай бұрын

    Waa qof xanuunsanaya malaha illahzy hz .u naxariisto waa dad ku nool naxdin iyo dhibaato ka badatay

  • @user-jd1iq3vg9w
    @user-jd1iq3vg9wАй бұрын

    Inalilahi waina ilehi rajicun alha unaxristo inti dhimatay😢😢

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lpАй бұрын

    wanaagn asxaabta Aallah ha u naxariisto Aamiin

  • @hibaqbarre737
    @hibaqbarre737Ай бұрын

    Subxannallah

  • @user-gq1xi5ph6n
    @user-gq1xi5ph6nАй бұрын

    Iñalilah waina Ile hi rajicun alpha unaxristo dhimatay😮😮

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305Ай бұрын

    Wa Caleykum Asalaam

  • @munahussein9687
    @munahussein9687Ай бұрын

    Subxana laah

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y19 сағат бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796Ай бұрын

    Inaalilaahi wainaailayhi raajucuun allaha unaxariisto

  • @Mohammed-rn7bv
    @Mohammed-rn7bvАй бұрын

    Wa in la qisaso hoyno ne alle ha naxariisto

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @degan4
    @degan4Ай бұрын

    Ninkaa xanuun baa ka muuqdo😊😊😊😊

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lpАй бұрын

    SUBXANALAAH AALLAHU

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh yaa raabi

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9yАй бұрын

    yaahuu alle magan waa masiibo wax dhacaaya alle magan

  • @Waansamaynkaraa
    @WaansamaynkaraaАй бұрын

    Maantana qalinka sharaxday waxaas bulshada umafiicno inad sharaxdid sida uguhabon dadka loqalo bulshada waxyaabahaqar laguma faafiyo aqonteda malihid

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531Ай бұрын

    Amuu asaga dilin oo dad ugalay guriga dilen uunan maqal asaga waxa dhacay walaga yaba

  • @user-op2yz2rp4d
    @user-op2yz2rp4dАй бұрын

    Qof xanuunsan waaye

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794Ай бұрын

    Shekada kii kismaayo waye wa in la toogta asaga miir yelanaayo

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855Ай бұрын

    Asc wr wb Geesi Geesi dhalay an ilaahay mooyane Adane ka baqiin Hadal kaga weliga tuur xaanta kasaar Because hadaad dhimatid Adigu kugu so noqonaya markasad ku Janna tageysah ama waad ku naar galeysah marka weliga ka taxadar waxaad sheegeysid

  • @LibaanMaxamed-wv5fb
    @LibaanMaxamed-wv5fbАй бұрын

    Kan murusade waye

  • @fatxiyaosmanbarry3996

    @fatxiyaosmanbarry3996

    Ай бұрын

    Qabiil daan haugafiin

  • @CabdicasiiscusmaanCabdilaahi
    @CabdicasiiscusmaanCabdilaahiАй бұрын

    mu nasarow benta nagadaa hoyadiis markuu dilay abtigane maxoo qabaayay sxp tan waa lagugu fahmay mid kale keen 😂😂😂😂

  • @Jamac20
    @Jamac20Ай бұрын

    War hala gubo mujrimka

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2qАй бұрын

    Dad ku waa dad walan oo dagaalo iyo balwad washay

  • @TajudiinibnuFarah
    @TajudiinibnuFarahАй бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804Ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @MaxamedCabdikuus
    @MaxamedCabdikuusАй бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون

Келесі