Nin qaba gabadha Xildhibaan Xaadole oo tabeele dartiis u diley nin dhalinyaro ah & Xaalada oo kaczan

Nin qaba gabadha Xildhibaan Xaadoole oo tabeele dartiis u diley nin dhalinyaro ah & Xaalada oo aad u kacsan | Sii gudbi.

Пікірлер: 45

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791Ай бұрын

    Allaha unxristo wllhi wa xanun nindhan ee nool tabeele dartii in madaxalojebsho subxnallaah 😢sidani nolol uma aha somali yrabbii

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4fАй бұрын

    Masha Allah qurux badan oo Somali 🇸🇴 ah Xasbunallah 😳😳😳😳🤠⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️💀💀

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514Ай бұрын

    Subxaanalah ilaahow umadaada xaqa tus adiga caadil ah yaarabi thanks wll

  • @CABDIYARE-qi5xj
    @CABDIYARE-qi5xjАй бұрын

    Ar waa maqlay tabeelaha munasarow.

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149Ай бұрын

    Ilaahay ha I naxariisto nafi baa rakhiis noqotey Ilaahay ha noo gargaaro😊

  • @mancityfan660
    @mancityfan660Ай бұрын

    Alle ha u naxriisto alloow ka qabo sheydiinta muslinka qasatan somalid

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    Alle Unaxariiso danbigiisana Allha dhaafo Midka daalimka ahna wax diley cadaalada Hala soo Tago

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041Ай бұрын

    Waa gardaro garab og! Walee soomaaliya waxba kama dhawa.

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625Ай бұрын

    Subxanallah 😢

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Allahaa qabto wasaaqa wax diiley

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nkАй бұрын

    Sorry😢😢😢😢 Alla ya raxma

  • @AxmedJabane
    @AxmedJabaneАй бұрын

    Walaal dhanka telegram ka video arrintan ku saabsan waan ka waayay mahadsanid

  • @FoosMaxamed-bo8lo
    @FoosMaxamed-bo8loАй бұрын

    Ad iyo ad aya uku xuumahey in xiildhiin xaatole nin kabadhisa qabo hatane baxsatey siteeey kudhactey ixldhibanxatole hakeene inaa ama xiilkiso wayaaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vdАй бұрын

    Ruxudibiladaku. Walaguciyaro. Ayanoqtay

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254Ай бұрын

    Tabelee is what in djibouti languge(somali) and where can I get the télégram Respect from 🇩🇯

  • @geellesam

    @geellesam

    Ай бұрын

    ⛔ sigh

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914Ай бұрын

    Sxb malahayaa ninkaas digaa

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fmАй бұрын

    Xadole halaso xiro markasa lahelaya wilku sodoga uyahaye abgaal wa cawaan inta wa is gubayan isdilayan

  • @Talowanaagmedia
    @TalowanaagmediaАй бұрын

    Dhulkey dagan dadkas cadalad kama jirto waxan ma bartan oddayal ba lacag kala qadana 😢

  • @MrCaamir-we7uh
    @MrCaamir-we7uhАй бұрын

    Kkkkkkkkk😂

  • @FoosMaxamed-bo8lo
    @FoosMaxamed-bo8loАй бұрын

    Hakeeno nik wa kartaaro karb oook siitey kudhactey 😢😢😢😢😢

  • @amnaali8642
    @amnaali8642Ай бұрын

    munasaroow dowlada ayaxaaba mar hore u weerartay guriga xil xaadoole rav badana ku dhi. teen welina aanan qof kamida ciidankii dilay ciidankii ilaalada ee xil xaadoole ku xasuuqay bal hala keeno ninkan hada toos maba udiline ok

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1eАй бұрын

    Yaab

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2hАй бұрын

    Tabeelaha sifiican uma fahmin laga yaabo inxagan joogu magac kale looga yaqaan markaa baadh ee wax lagu xayeysiiyo miyaa?

  • @deqawarsame-ml7fm

    @deqawarsame-ml7fm

    Ай бұрын

    Haa

  • @Axmed-h2h

    @Axmed-h2h

    Ай бұрын

    @@deqawarsame-ml7fm Ok

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673Ай бұрын

    Asc tabeele waamaxay ؟؟

  • @ileey-Teens

    @ileey-Teens

    Ай бұрын

    Oromo dahay. Maxaa inta ku kenay

  • @caadilcade

    @caadilcade

    Ай бұрын

    😂

  • @liibaanibrahim2507

    @liibaanibrahim2507

    Ай бұрын

    Tabeelo isoo istaag weli ma Lagu dhahay 😂😂

  • @ileey-Teens

    @ileey-Teens

    Ай бұрын

    @@liibaanibrahim2507 qof tabeelo aqoon oo somali eh maa jiro. Unless fish and chips aan ahayn

  • @souadelmi5470

    @souadelmi5470

    Ай бұрын

    waa maxay tabeele pls wlh man fahmin from Djibouti

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    HAWIYO NAAR AYAA LAGU CUUMAY MABA HAYSTAN QALBI DEGANAN LACNADI ALLE KU DHACDAY HAWIYO.

  • @FardosodiiriyeJamac

    @FardosodiiriyeJamac

    Ай бұрын

    SubxanaAllah hawiye o dhan haman wa dad yar o imanka beelay

  • @sshirwacaadan7938

    @sshirwacaadan7938

    Ай бұрын

    @@FardosodiiriyeJamac Boqolki Sagashan Hawiyo Iyo JINNI Naar Ayaa lagu Cuumay Taariikhda Diibta Baar Aniga Warkeygi HA Qaadan.

  • @sadia3718

    @sadia3718

    Ай бұрын

    Jaahilnimadu waa cudur halis ah hal eray oo afkaaga kasoo baxay baa naar ku mudankartaa bini aadamka allah waxuu sheegay inuu ka abuuray ciid ama dhoobow adiga waxaad leedalay hawiye iyo jinn naar baa laga abuuray ilaah hana hanuunsho somaaliyey qabyaalada yaysan naar nageen aan katanaasulno

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jjАй бұрын

    jahiliin waa waxow siyad bare ugu mamnuucay xamar saanoow ogaa

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2hАй бұрын

    Waa mishkilad in kolba qof siyaroo fudud lagu dilo.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828Ай бұрын

    Xadolow masibo kugu dacday umada wad lasen adiga iyo cidankaga foda cadow irka iyo dulka mal ku qariso way inshallah umada somaliyeed wax macno lan ah aya isku lasen dadkan islam nimadoda wa been

  • @adonallah
    @adonallahАй бұрын

    Yaan habar dilin oo cararin marka hore Maa lajoogo

Келесі