Aftahan Production

Aftahan Production

Пікірлер

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman48 секунд бұрын

    Marxuum waa marxuum waxba madiidi karo😊

  • @aliabdi8347
    @aliabdi83474 минут бұрын

    Xamza waa in la eryaa

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi67549 минут бұрын

    Raxanwayn ha dhihin Balwaan, waa jufo Qabiil ka mid ah Raxawayn ka mid ah. sidaasi u fahan

  • @Tasniim1
    @Tasniim19 минут бұрын

    Don’t even think about it parliament will remove him from office because of tribalism is above the law in over there 👉

  • @mhashi7824
    @mhashi782410 минут бұрын

    Cabdullaahi baarlamaan danaystayaal dalka khar geliyey, sharcigii qashinka ku tuuray. Qayladoodu waa inta afka loo buuxinayo. Sidaas darteed xildhibaanadu calooshooda u shaqaystaal xasan iyo kooxdiisu ku shaqaystaan.

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi675412 минут бұрын

    Jufo ka mid ah lubaay oo ah qabiil ka mid ah Raxanwayn iyo Mareexaan waaye Balwaanow

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman20 минут бұрын

    Uraaye.yuutuber

  • @abdulkhadirmohamud342
    @abdulkhadirmohamud34221 минут бұрын

    BALWAAN. WAA WISHFUL THINKING. THEY ARE AFTER MONEY .FOR GET ABOUT THE PARLIAMENT

  • @jartacade5373
    @jartacade537326 минут бұрын

    Waa beentaa Balwaanow

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h29 минут бұрын

    Tuugo Ilahey kafurten,Umada SOMALIYEED iyagaa ukeney XASAN BAQTI Usajuude, hadey wadaniyiin iskadhigayaan udirnaxayo Dadka Dalka &Diinta,XASAN Bilacaleykum Laaydhamaantooda waligaba wadleynjirte kuwa wanaagakuugala,Wbt

  • @mohamedadan8046
    @mohamedadan804630 минут бұрын

    Caada qaadataayaalkaas hanoo sheegin beri ayaa laaluush la siinayaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs30 минут бұрын

    xildhimaanadu haday soo toosen wa alxamdulilaah oo sixirki ilaahay kafuray

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed456630 минут бұрын

    Asc wlle wn ku salamy

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad139331 минут бұрын

    ALLAHA BADBAADIYO INTA XAQA JECEL ALLAHANA XAFIDO INTA JECEL XAQA ALAAHANA KA QABTO XASAN SHEEKH SHIRQOOLKA UUW U DHIGI DOONO INTA XQA JECEL ALAHA BADBAADIYO XILDHIBAANADAAS

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs32 минут бұрын

    xasan sheekh xilka halaga qaado dee xamse markihoreba xil mahayn xasan bu sawir u ahaa

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt969732 минут бұрын

    Alla xasan madhanaa oo caqli xumaa xamar waa qudhunsaday wax kama tegen icidani kuugu imanmayso sida sebiga how hadaaqin xamar laguu nacay

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt969736 минут бұрын

    Xasan baahane caqligiisa ma wuxuu isleeyahay villa mudulood cidbaa kugu imanaysa haku tashan

  • @suadmire7450
    @suadmire745038 минут бұрын

    Asc xildhibaanda lacag laan ayaa heeyso

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz39 минут бұрын

    Maxaa gogol keenay Allah ku qarib kan Allah hana dhaafo aamiin

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt969741 минут бұрын

    Horta Aadan madoobe waa eelay waa dadkii dawersade jirey gaajuu ku soo karay aan weligeed kabay

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u48 минут бұрын

    Wejigiisa waxa ka muuqata nacdal

  • @kaarshe141
    @kaarshe14149 минут бұрын

    Balaayo madow wanaag maleh iyo maamuus Boqor ee waa balaayo madow

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u50 минут бұрын

    Hala cayriyo qofkan wejiga xun le

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush295255 минут бұрын

    Wcs

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u56 минут бұрын

    Wajigiisu waxa uu u eg yahay qof waalan waxa ka soo if baxday xaaraantii

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz53 минут бұрын

    Absolutely 💯 agree

  • @shukriali9226
    @shukriali922656 минут бұрын

    bari ayagoo wax kale ku hadlay yaana arkin keep going

  • @user-xs4ib5xn7d
    @user-xs4ib5xn7d47 минут бұрын

    Waryaa.xamsaa.eedaleh.mase. Xasan.labawajiile..yaabahbahle

  • @shukriali9226
    @shukriali922658 минут бұрын

    Ma ka runba mise xoogaagi la siin jiray bay Ramayana????

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi58 минут бұрын

    Anigu waxaan u arkaa xildhibaanada in bustard hayso oo ay rabaan lacagtii mooshinka

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h28 минут бұрын

    Agree With You, Waajebdilaaceen OO waa Dhaqaaledoon imankaybelen bro

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi20 минут бұрын

    @@user-ol7ih8po7h saxiix

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fmСағат бұрын

    Xildhibanada wa in ay xasan dhiqo ridan iyo xunufadisa awalba barlamanki ugu.musuqmSuqa badna ayey ahayene

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376Сағат бұрын

    Waxaan rabnaa la xisabtan

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376Сағат бұрын

    Masha Allah

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376Сағат бұрын

    Xasan waa la cayrinayaa. Iscasil

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7uСағат бұрын

    K Xasan sheikh waa waa beenaale

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112Сағат бұрын

    Xaq.bay.kushaqaynaayaan.xildhibaanadu.xasan.baa.itoobiya.ushaqaynaaya

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865Сағат бұрын

    Meesha ka tuura odiga

  • @Aviationpinzz
    @AviationpinzzСағат бұрын

    Subxaana Allah wajigiisa waa ka muuqata xumaanta uu dhaxda kaga jiro Allah umada ha ku dhaafiyo dhagarta aad ku haysid adiga iyo inta kula mid ah. Aamiin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9mСағат бұрын

    scb kuwani baarlamaan maaha wa tuug dhimatay waayo marhoraay laxisaab ta.ilahaayeen hadaa lacag lasiinayaa kuwaan waa mooryan

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashiСағат бұрын

    Hhhh hassan awalbo shabab buu ahaa oo gacan star la lahaa alxaqiqa wanad arki doontaan 2025 meeshuu kudhameeyo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878Сағат бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhibanid barlamanka federal somali moshin xasan gorgurde marxun xamza wa u dhamatay wey kudaya wlkn abdulahi balwan xildhibanada waxey yiradan away ciidanka xoga dalka somaliyad hanti umada somaliyad badi dadka islamad dadkodi dhintay iskool bulisaya isbitalka xoga qaburihi meydki maxa u fuqsaneysan xasan gorgurde marxun xamza wa udhamatay wey ku dayan wlkn abdulahi balwan taandhanda aya lo labayan dorashadi qof cod dagalki shbb dacish dagalki Ethiopia badi kuli fashil iyo cab bey ku so dhamadan

  • @MaclinYussufBule
    @MaclinYussufBuleСағат бұрын

    Balwaan masaxana warkaagi beelaha kadagaalimay gabawen iyomaclinweyne laababada beelod waaraxwen kadibna marixaanbaa lagadilay min

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833Сағат бұрын

    Allow kala qabooji dagal wiil baa ku dhintay wiil Kuma dhasho

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956Сағат бұрын

    Weligoodba ha qaylqayliyeen waxay ka bedeli karaan aa iska yar because waa baahan yihiin xoogaa baa loo balan qaadayaa even mala siinaayo

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211Сағат бұрын

    reer xasan mareexaan dhalad ah ma'aha waa ajuuraan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82615 минут бұрын

    Xassan Gaashireedle aa Ajuuraan ah Waa gaf

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8nСағат бұрын

    Masha allaah farmaajo cimir caafimad kuwaar

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825Сағат бұрын

    KZread waxaa ku jira clip uu faysal waraabe la hadlayo professor Swiss ah oo kula taliyey in ay jabuuti ka sameeyaan arimo cajiib ku noqda reer jabuuti SNM waa taas maaanta jabuuti laga hay hayo.............

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bbСағат бұрын

    Xabashi buurmadoow

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887Сағат бұрын

    Hassan sheikh wa tuug been loow

  • @Banooda
    @BanoodaСағат бұрын

    Rahaweyn wixi ayaga iska dileen u xisaabi ilka yar si fcn u qari inee la safteen beesha gabaweyn oo isla rahaweyn ah jaahil jaahil kale jirin dadka aad ka hadleyso maba kala taqaanid isla 2 beel rahaweyn is laayay oo beel ka mida lala soo saftay baa nooga dhigeysaa in rahaweyn oo malayiin ah la laayay maxaad naftada iyo kuwa aad u niikineso been ka dhadhicisay!

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 минут бұрын

    Dana Rogatoarkaan Sodon Sano ayaan dhabta kugu hayey markaasad igu xaartay raadkaagi ayaan dib kuugu celin Nabad wax Kuma lihidin

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172Сағат бұрын

    Madaxweynow ,, Xabashida dhul Soomaali ay leedahay ayay xoog ku haysataan taas ayagoon ogoleen in laga wada hadlo ayaa weli haddana ay rabaan iney xoog ku qaataan dhul kale oo hor leh iyo badaha Somalia ,, haddaba sidee baa loo ogolaan karaa in gorgortan iyo heshiis lala galo si loogu wareejiyo dhul iyo bad Xabashida aysan lahayn ??!! . Ayadoo la ogyahay dhulka ka maqan darteed soomaali oo dhan ay qiiroonaayaan markay maqlaan heestii waddaniga waayo hore la curiyay oo ahayd : - " DHULKA SOW ANIGU MA LIHI ", taas ayadoo ay jirto , haddana Xabashi wanaag iyo nabad gelyo toona uma hayso umadda soomaaliyeed , ee maa daama aad tahay Astaanta qaranka iyo madaxweynaha umadda waa inaad nafsaddaa u sheegtaa inaad tahay SHAQAALE oo u shaqeeya shacabka , danahaaga shakhsiyadeed god dheer ku rid oo u hoggaansanow inaad ku shaqeeyso rabitaanka shacabka iyo horumarka masaalixdooda , markaa caalamka xorta ah oo dhan baa kugu taageereysaaoo kuuna qireysaa inaad tahay waddani daacad u ah dalkiisa iyo dafkiisa ; cadowgaan ku waashay inuu bad uu leeyahay Somalia ka sameesto kuma dhaco , shuruucyada iyo qawaaniinta Caalamka u degsan kuma xad gudbi karaan waayo way ogyihiin ineesan ku guuleeysan karin ee waa laga guuleeysan . Macaamiil iyo heshiis ganacsi oo sharciyeeysan cid u diidan ma jirto ayadoo la tixraacaayo qawaaniinta dowliga ah taasoo tibaaxeysa in dhul iyo badba la wada lahaan karin ee uun labadii dowladood isku fahamta ay ku kala saxiixan kara danaha iyo masaalixda keliya ee labada dowlaood ka dhexeeya ayadoon taako dhul ama badba ay dowlad ugu tanaasulayn dowlad kale .

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiimСағат бұрын

    Balwaan waa jareer iyo macalinweyn ah weeye