Mareykanka oo sheegay in aan amniga dalka lagu aamini karin DF, Walaahi Isaaq waa waashay bal daawo.

Пікірлер: 28

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar546312 күн бұрын

    RABI TALO KU FILAN INShaaaaalh❤❤❤

  • @hamdi27889
    @hamdi2788911 күн бұрын

    Asc Balwaanow ilaahey qeyr haku siiyo wlhy waa yaabanaay marki la dhahaayey atms waa baxaayaan qof iyo codna la heleyn wlalkey banaanka keen Odeygaan adeerkeena waa mooryaan munaafaq 🥹🥹🥹🥹🥹😱😱😱😱💰💰💰tuug la qabtey talo ma leh adeer ❤❤❤

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj12 күн бұрын

    Amxaaro haday hooyadii tahay amxaaradu waa gaalo sinjiga soomaalida neceb🎉🎉🎉🎉

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l11 күн бұрын

    Dee Hadii Xabashi Abti Utahay Dhul Uu Iasagu Leeyahayo

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o12 күн бұрын

    Xasan luga qalooc waa shabaab

  • @sudiissa5701
    @sudiissa570112 күн бұрын

    Anigu shar waa jecelahye waa odaye funny waa buufayen huwaanta waqtigii dagaalka laascaanood 😂😂

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki845912 күн бұрын

    Daniel arap moi

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani887512 күн бұрын

    Balwaan saan maa maskaxdaadu tahy mareykan waa qaswada yaal shabaab in lala diriro ma ogola ee dowlada afka kala bax caada.qaataa tehew

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani887512 күн бұрын

    Balwaan saan maa maskaxdaadu tahy mareykan waa qaswada yaal shabaab in lala diriro ma ogola ee dowlada afka kala bax caada.qaataa tehee

  • @Shiinecalijiije
    @Shiinecalijiije10 күн бұрын

    South Sudan baa u hartey

  • @Nuurah951
    @Nuurah95112 күн бұрын

    Xasan si qarsoon buu shabaab ula shaqeeyaa , trip kiisii horana saas okale ayuu ahaa.

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed976612 күн бұрын

    👏👏👏👏🙏

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt12 күн бұрын

    ASC mw firdhiye xamar maxaad kaqabaneysaa Barwaanow mideyeeyahaaga firdhiye Aamusiyey isaaqii joogey

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan146911 күн бұрын

    War alshab intet qabsataa noo ron iteey Rer galbedka na gumesanlahayen dowldaan waa kuwa u shaqeyaaa galaada oo calool u shaqeytayaal ah

  • @pxtals
    @pxtals12 күн бұрын

    War xabashidu. Kan waba ka cararaysa folxumadiisa😂

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f12 күн бұрын

    Ethopia idinma rabto Ethiopia somali waa u somali Ethopia aqoon la aan Sharafta ha iska qaadina

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi809011 күн бұрын

    Wuuba u eg yahey amxaar odagaan afka balka moodid uf

  • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
    @AbdiRahiimMohamed-uc4be12 күн бұрын

    XASAN GUURGUURTE CIIDANKII WUU BAABASHEY QARANIMADII WUU BASHEY DHULALKII DANTA GUUD WUU BASHEY BAD IYO BARI WUU CUNEY QOF NOOL IYO KII DHINTEY WUU CUNEY XUQUBADII SOOMAALIEED BAA KUGU DHACDEY ALLOW UMMADAADA KA QABO

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan146911 күн бұрын

    Ilaaah an ka rajeyneynaa inuu naga qabto adiga galada u kuwa dabadhilifka u ah oo dowlad ku shega oo qabiil ku dhisan

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m12 күн бұрын

    kkkkkk daacad kama aha ee lacagbaa lagu xadayaa xafladaa sxb musuqaa lagu qarinayaa tuugo weeye kuwaan

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487812 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan America runta ayey shegayan in lagu amin garin amiga somaliya argixisada damajid df wa xaqi wlkn abdulahi balwan odeygi qamrisda xashish cabi xildhiban shaadh waxu yiri ebay ahmed abti ayu iyahay xildhiban shaadh ebay ahmed wa oromo gorme Ethiopia xabashi noqday wlkn abdulahi balwan shacabka qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish wey wali waxoda wey dhafday xildhibanadoda iyo odayshoda iyo hooyoyinka aabayasha iyo caruurta maeshas wa wali cidan

  • @user-jw2pp7yw9n

    @user-jw2pp7yw9n

    12 күн бұрын

    • Dan baa xaasidkaaga tidhi • Ka guur Deriskaaga xune • Ma lihin cadow xamar ka daran. • Garoowiye kuwa xintama • Waxaa iga xiga amxaar • xurmiyo sharaf igula nool.

  • @abdikadirhaji6852

    @abdikadirhaji6852

    12 күн бұрын

    Dhulkaan Somaliya leh ee hadaa xabashi jeceshahay Waa In lagaa sifeeyaa oo la idin qabqabtaa insha Allah Goordhow waad arki doontan ❤

  • @user-jw2pp7yw9n

    @user-jw2pp7yw9n

    12 күн бұрын

    @@abdikadirhaji6852 😂😂😂😂 Arsenal Iska celi OO Iska xoree qaar badan OO ka horeeyay ayaa saas u hadlay OO aan hoyadood waanay kusoo biir

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9n12 күн бұрын

    Kkkkkkk Arsenal iska celiya horta somaliland wa dal jaarkiina ahe

Келесі