MARXUUMKII XAMSE AHAA OO DHIIQO LUGAHA LOO GALIYAY, XASAN SHEEKH IYO KOOXDIISA OO IIBSANAYA BADDA...

Пікірлер: 43

  • @guledsm
    @guledsm8 күн бұрын

    Cabdullahi Balwaan Wariye Qaran oo Alle ka koriyey qabyaalad iyo horgalnimo. Guleeyso masuul.

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed8 күн бұрын

    Weriye kan waqti hayskaga qaadin. Kuwaan ilaahay wax ka fiican hanoo keeno.❤️♥️♥️👍

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar54638 күн бұрын

    Rabi talo ku filan❤❤❤❤

  • @sudiissa5701
    @sudiissa57018 күн бұрын

    Hamza ayaanta mic 🎤 ayuu qaata PM soomaaliya inkara ayuu ku dhacadaye soomaaliya😂😂

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday11688 күн бұрын

    Ilahayow qaran u naxariiso cabdulahiyow

  • @mhdinero9658
    @mhdinero96588 күн бұрын

    marxuuum Xamse waa allaw sahal. Caqli iyo Talo mahayo.😅😅

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh73398 күн бұрын

    Geesi somaliyed guleso balwan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali65968 күн бұрын

    😂😂😂😂balwaan

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman8 күн бұрын

    Marxuumku waa iska noocaas an caqligiisa hadlin ee

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y8 күн бұрын

    Kkk waa layaab markaa arko marxuunka oo hadlaya

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29568 күн бұрын

    Kaa waa rimoodood xasan dhiiqo tv ku istici maalo 😮

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel8 күн бұрын

    Waa inoo barnaamijka xiga nabad gelyo

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi98628 күн бұрын

    Balwaanow marxuumka ilaahay umanaxariisto iyo xasanba waayo waxay nadhigen meldaran,badii wagaten ,dhulkiina wagaten,naagiina wagaten, safaaradihiina wagaten,ciidamadiina waxasuuqen,qabridiina waqoten,lasti waxaa labo labo laysugudiray qabaailadi Somaliyed, marka ilaahay hanagaqabto si deg deg ah Amiin Amiin Amiin yaarabi

  • @mariamyusuf6438

    @mariamyusuf6438

    8 күн бұрын

    Allah kumanaxariisto daalim!

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t8 күн бұрын

    AWDAL WAY XOROWDEY❤. FIQI OO KU DHAWAAQAYA DHEGEYSTA. PAGE KA ABDIFATAAX BOODHERIGA BAN HADA KA DHEGEYSTEY WASIIR FIQI WARKIISII. HANBALYO AWADAL❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali65968 күн бұрын

    Mr yes rabay hasan

  • @suadadude7926
    @suadadude79268 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 was iga qoslisey

  • @hamdi27889
    @hamdi278898 күн бұрын

    Balwaanow aboowe markaan arko Xamso wuxuu u eg yahay ma taqaan dugsiga wuraanka wuxuu u egyahay sufisufi laga dhigo kabiir calidheere dhagool uu u egyahay 👏👏👏👏👏👏😡😡😡😡😡😡😡🥶🥶🥶🥹🥹🥹🥹🥹🥹🤮🥹🥹🥹🥹🥹🥹

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla73768 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali65968 күн бұрын

    Hasan guri maka mukaramo dhisanaa .shabaab baad siina

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush29528 күн бұрын

    Wcs

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi29488 күн бұрын

    Marxuumku Wax Caqli ah oo uu leeyahay ma laha

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c8 күн бұрын

    Xasan dhiiqo was,LA soon isticmaalay,xamse marxuum isagaa itoobiyan ah muxuu ka sheegaa itoobiya,was kartuun LA adeegsado.

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q8 күн бұрын

    Marxuum xamsa

  • @11naa44
    @11naa447 күн бұрын

    Barlamanka mxy qabanayaan

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed8 күн бұрын

    Wadanka ka noxo maayo waayo wadanka kuma dhalan.

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji70598 күн бұрын

    Shinbir-baa marqaaday qori dableh, markiina waxay gubtay buulka habarteed,micnaha Ogaasen, halmar ayey heleen nasiibdaro, nin aan-noolen oo na dhiman ayey keensaden!!!horay u ma'arag reerwasaare qabiiladiisa lagu horbahdilaayo

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w8 күн бұрын

    Balwaan caadifad xasan naceeb xadka ha ugu bixin,xasan waa lagula mucaaradsan yahay haddana xadka lagama baxo,xasan waa baabi,iyaha wadanka oo noocwalbo ah 100% ilahayna ha ka qabto,lkn axmarka kismayo,baydhabo,galmudug,iyo hiraan jooga,iyo midka saylac u socdo usku ujeedo ma aha. Waa mid dhul inoowqaado u socdo iyo mid qutul yoom u socdo,.kala baro mucaaradnimo iyo wadanimo. Hadii kale waad qaymo beelay, Marlabaadbaa dhihi doontaa iga raali ahaato waa qaldamaye. Wa iga talo waana ku dhagaystaa Waa wiil Hiiraan

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar72858 күн бұрын

    Kooxda.xasan.sheekh Hogaaminayo.dadkii.iyo Dalkiiba.majarihii.ayay.ka Lumiyee.hala.iska.qabto

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed8 күн бұрын

    Balwaan waa qoray inaan la gadan karin.

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed8 күн бұрын

    Hamze Iyo ahmed madooobe yaaaaa aaaminaya Inay isku dhiiiig yihiiiin Yaaaaa aaaaminaya hamze Iyo farmaaajo inay isku dhiiiig yihiiin Yaaaaa aaaaminaya hamze Iyo dani inay isku dhiiiig yihiiin Og siday u difacayeeeen wa dhinteeen Hadana isagu ma waaatooomin 😂😂😂

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr75698 күн бұрын

    Waar waxay ahayd in PM laga dhigo Dr Omar Khadhiib. Xamza ma matalo Ogaadeen. Wuxuu matalahaa damun jadiid.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali65968 күн бұрын

    Hasan u diiday siyaaasi bisil

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29568 күн бұрын

    Xasan dhiiqo ciidannkii wuu laaye muxuu Etoopiya ku qaabilaya ma farta ku jilibika ah iyo macawisileda uu soo ururiye gobolada ilaahaya umada hadhaafiyo kaasa😏

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb8 күн бұрын

    WAR WAA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE WIIL UU KORSADAY IAGA IYO ROOBLE BAAHANEBA WAA XISBIGIISA LABADUBA 1997 SAWIRADOODA WAA TII LASOO BANDHIGAYEY XASSAN MARKII LA DOORTEY5/15/2022 ĹABO MAALMOOD KA DIB BAA LA WAREYSTEY WUXUUNA YIRI CAAWA NIN GURIGIISA ISKA FADHIYA AYAAN REYSALWASAARE UMAGACAABAYAA ..

  • @mhashi7824
    @mhashi78248 күн бұрын

    Cabdullaahi beenaha xasan sheekh iyo kooxdiisa sicirbarar baa ku dhacay sida beenta Donald Trumpka maraykanka.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m8 күн бұрын

    kkkkkkkk walee waanan kadhagaaysan tuugadaa mooryaanta ah nacaladi idinku dhacday damulshabaab tuugo

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed71138 күн бұрын

    Fataal midgaan gaal ah nacalaa kugu taal xaaraami laangaab

  • @mohamedkhalif7942
    @mohamedkhalif79428 күн бұрын

    Waar munafiiq baatexe beenta daa

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf64388 күн бұрын

    Caada qaate afkudhiigle, qarmuun meel xun ayaad ku danbayn! Kadaab

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he8 күн бұрын

    Balwaan Xasan Sheekh hooyadaa muu wasaa? maxaad ugu waalatay.

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q8 күн бұрын

    Marxuum xamsa

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q8 күн бұрын

    Marxuum xamsa

Келесі