DEG DEG: Cali Yare oo ku Maadeystay Farmaajo, Go'aanka culus ee Xasan Sheekh & Muuse Biixi oo...

Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka kala soco Channelka DabaGalka Wararka.

Пікірлер: 23

  • @malaboa591
    @malaboa59123 күн бұрын

    Nabar iyo Naxdin waa argagixiso ma hada la ogaaday ineey argagixisada Qawaariijta la shaqeeysan jireen Illaah ayaa Umada dhaafiyay

  • @Sarta100
    @Sarta10022 күн бұрын

    Ninkaan waa kuwa la shaqeeya cadawga waa in lasoo xiraa ni kaan is cadeeyay.

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x23 күн бұрын

    Lacag miyaad qaadatay farmaajo macelin kartide

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd23 күн бұрын

    Dowlada madaxweyne xasan sheikh waa ineey soo xirto cabdi saciid

  • @adanabdi5249
    @adanabdi524922 күн бұрын

    Geet miro leh ayaa dagah lagu tuuraa Farmaajo waa sidaas.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi524922 күн бұрын

    N iyo N

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz22 күн бұрын

    Xasan sheekh waain uu difaaca dadkooda iyo dhulkooga faraha isaaq iyo darood waa cadowgeena beelweynt hawiye

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi519223 күн бұрын

    Siyaasado wey wejiyaal badan tahey, qof ra, yigiisa ka Hadley e dowladdii hore e farmaajo issaga ayeey qu seeysaa.

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r23 күн бұрын

    Farmaajo waa madam weynaha mustaqbalka❤❤❤❤❤❤

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757823 күн бұрын

    BIDEN IYO NATANYEHU WAA 2BA WAASHAY WAXANA WAALAY DHIIGII CARUURTII DAARAHA LAGU DUMIYEY EE ARGAGAXA IYO CIILKA BADNAA EE KUMAAKUMKA CARUURTA IYO HAWEEN DAMBI AAN GALIN

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul592323 күн бұрын

    Garguurte Asiga Shabaab Ah usheg garguurte iyo koxdisa

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757823 күн бұрын

    Cali yare cali wuxuu dheelayaa siyaasadii masar iyo israil oo inoo masla in ay isku xunyihiin dadkana isugu jecelyihiin oo masar dalaalka koowaad ee aay kushaqeystaan mareykan iyo israil ee aan wada ognahay

  • @jamacadan2200
    @jamacadan220023 күн бұрын

    Maxaa ka galey farmaajo wad ku qaldan tahay ma isaga ayaa yiri wareysta waa iska hadal wax aad sheegtey waxba kama jiri ee dantaad sheeg wax ka daran ayaad sheegtey

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429323 күн бұрын

    Farmoojo baa dhaawac gaaray >>Very cheap propaganda.

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r23 күн бұрын

    CALI YARE CALI WAXAY MANTA OGAATAY UMADDA SOOMAALIYEED INAAD SIYAASADA KA TAHAY FAARUQ FAARUQ DHALAY OO SIYAASADA DHALAANKA AH, MARKAAD FARMAAJO U NISBAYSAY QOF DAWLADII HORE U SHAQAYN JIRAY FIKIRKIISA, CALOOW ADAA ISCEEBEEYEY, WAXAN AD TAHAY WAXMA GARATADA SOOMAALIYEED EE MADAXDA DALKU WAXMOODAAN.

  • @anasmohammad414
    @anasmohammad41423 күн бұрын

    Cali yare cali hadii la nool yahay mar un farmajo wuu soo laaban lkn maalinkaa xagee qaban

  • @MariamAd22
    @MariamAd2223 күн бұрын

    Iska ilaliya somaliyay cali yare cali farmaajo fahad cabdi siciid muuse warsame wa isku mid lamana amiinikaro sababto ah raagsi wa labo Ass way waada shaqeyan

  • @ahmedmusa3390
    @ahmedmusa339023 күн бұрын

    Cali yare waa mooryaan careysan markii laga nacay N/N ayuu cay tan wax qabad ka dhiganayaa

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r23 күн бұрын

    Adeer Cali yare Cali Farmaajo kamaad maqal waan SOO SOCDAA, Waxma garatidiina ayaa Farmaajo kaalay KU Cataabaysa, waxanan Ognahay waxkasta oo Dawladu Samaysay Ama UMADA Muqdisho DADKA kunool KA dhawaajay Xasana Isagaaba Alshabaab xidhiidh laleh unna Adeegsaday Ciidankii SOOMAALIYA Dhamayntooda.

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo23 күн бұрын

    War sheekada rakhiiska ah kala fadhiista dadka farmaajo ma afka ninkaas soomaaliyeed buu hayay mise farmaajuu xil uhayaa xasanba imisa baa isagoo xilka haya gafaf waaweeyn kadhaceen cidi makarafoonka madaba qaaday adeer farmaajo umadoo dhan baa rabtee kaleexda ha ku daalina

Келесі