DabaGalka Wararka

DabaGalka Wararka

Shabakada DabaGalka Wararka waxay idin soo gudbineysaa Warar Xaqiiqo, Xogo Qarsoon,Dhacdooyinka Caalamka laga hadal hayo iyo Barnaamijyo Toosh ku shidaya Siyaasadda Soomaaliya

Пікірлер

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi519211 сағат бұрын

    Isbedalka badeecada ha ugu horeeyso kenya o lacaga fara badan ku baxdo qaadka. Warkaa ka so baxay w/ ziirka beeraha is to late.

  • @user-hc3nd1jz9l
    @user-hc3nd1jz9l16 сағат бұрын

    Somaliyey San usku dama intas qabil usku digaleysin Aya dalalka kala Inka faidheysanayin

  • @rocky4066
    @rocky406617 сағат бұрын

    Waa in la sii kordhiyaa hubeeynta macawiisleeyda waa guul uu gaaray xasan sheekh 😅😅😅

  • @adanabdi5249
    @adanabdi524918 сағат бұрын

    N iyo N

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170Күн бұрын

    mw madaxwayne guul guul guul ninkii kaxubaa dhiiqo uqooshaya ee dhiiqo kafog cadowgu hajabo hadhaco dhinto ❤❤❤❤👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏

  • @Aweysaxmedcali
    @AweysaxmedcaliКүн бұрын

    Somalia waa in cunooqawaateyn laguusoorogaa mar2baad

  • @Aweysaxmedcali
    @AweysaxmedcaliКүн бұрын

    Kkkkkk isaaq iyo marexan waa labadaa qawiil Somalia ugu cuqdadbadan/ miyaa hub hawiyee leyaahay usoocelinayoo

  • @CumarXasan-p3l
    @CumarXasan-p3lКүн бұрын

    Shacab muqdisho ku nool dad u kala qaybsan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ueКүн бұрын

    Hubkaan xasan gurguurte ayaa soo iibsadey oo uu doonayey in uu ka iibsho shacabka horey ayuu hub fara badan u soo geliyey waa suuqa uu ka faaiido

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793Күн бұрын

    President Of Somalia 🇸🇴 is Terrorist He Is Luuter and Layer He but Somalia in danger He Mutst Go Hasan Shekh Must Go

  • @abobasement346
    @abobasement346Күн бұрын

    waxan lah yabay shacab ku shegah xamar waxay u dawanayan tugah u fadhiyah viladah war ku kacah moryantah villa family somaliduh waxay jecelyihin tugah dilah dhacah war mah shacabkah kenya 🇰🇪 miyad kah lidatan war iskah xoreyah tugadah idin fadhiyah viladah

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793Күн бұрын

    Ilaeyn Xasan Guurgurte Ceeb Umadhinto Xasan Guurgurte Iscasil Oo Naga Hor Dhaqaaq Ilaah Nagaka Horwareji

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644Күн бұрын

    Xasan shiikh waxa uu sheegay inay aduunka laheshiin doonaan iyaguna heshiin doonaan taasi way beenowday, xasana dhiiqadii uu xarxaan kusheegay in cagaha loo gelinayo in isagu maanta kudhexjiro.

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cyКүн бұрын

    Hubka.malaboobine.waalaqaniimaystay.saa.hubsharcidaro.cidiiqaadata.waykusaxantahay

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741Күн бұрын

    Warkaasi waa been xasan sheeq oo qabyaalada ku maamulaayo dowladnimada ma maxkamadeen karo liibaan shuluq oo asagu u dirsaday hubka xasan qabyaalad wuxuu doonayaa in uu ku gaado reer cabudwaaq ma u suurta galeeyso in uu ku gaado mareexaan mareexaan weey ka ragti fogyihiin arinta uu wado xasan qabyaalad hub la soo celiyana waa habeen xalay yuusan isdaalinin xasan sheeq hub la soo celinaayo ma jirto

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xkКүн бұрын

    Dawlada max kakhaldan guurte dooraan waliba kamuqata mamulikisa waxu leeyahay maxakamadda halasaaro in maxakamadda wax ka horeeya in layaqano

  • @hodandaud8077
    @hodandaud8077Күн бұрын

    ❤Asc

  • @hodandaud8077
    @hodandaud8077Күн бұрын

    Asc magaca iya ikhoray

  • @maxamedandchannel1980
    @maxamedandchannel1980Күн бұрын

    Ma mareexan ayaya hub ka qaadi karaan

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ueКүн бұрын

    Ma xakamayn karo saa awood iyo maamul dhuleed uma laha xasan duulaaye.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305Күн бұрын

    Su’aalo badan oo aan weli laga jawaabin ayaa ku gadaaman hubka lala wareegay!

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249Күн бұрын

    Amni Qaran aaaa? waziirk amniga majoog beee kkkkk kkkkk

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249Күн бұрын

    N iyo N

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan2432 күн бұрын

    Qoone maxaa lagu dilayaa? Gacanta wax dishay ma lahan dable Qoone.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman13052 күн бұрын

    Jaajuusiinta baarlamaanka iyo dawladda ku jira ee cadawga u shaqeeya ilaa wax laga qabto Soomaaliya xal yeelan mayso

  • @CabdisalaanClaahi
    @CabdisalaanClaahi2 күн бұрын

    Soomaaliya hadda saas miyeey hormar ugu socotaa

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed80502 күн бұрын

    ASC reer caabudwaaq hadda magaciina kor buu u kacay ha isku dayinina inaad celisaan hubkaas haddi aad bixisaan waa loo leydin ku dilihaa

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille44892 күн бұрын

    Gacanta hawiyaha miyaa gacanta dowlada

  • @kaasimqsm3203
    @kaasimqsm32032 күн бұрын

    Dowlada somalia wasaxantahy ee waxaa qaldan shacabka hubka dowlada booobaya mana jirto dowlad aan dhulkeedi waxmarsiisankarin meeshu wadankale maahan waa somalia

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi21872 күн бұрын

    Hubka D 5 ayaa qebsaday jaw jaw

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y2 күн бұрын

    Hubka yaalahaay rota maxaaloosheegi layahay lahaanshaha

  • @bashirjama1835
    @bashirjama18352 күн бұрын

    Asc. Hubka Caabudwaaq lagu dhacay waxaa xoog ku qaatay dadkii la rabay in lagu laayo.Lagamana soo celin karo.Waayo Qoriba qofbaa qaatay oo la aaday meelaan la aqoon.Markii horena hubkaasu waxuu soomaaliya ku soo galay SHARCI DARO.Wixii sharci daro ku yimaada sharci daray ku baxaan ama ku dambeeyaan.

  • @alikhumane3797
    @alikhumane37972 күн бұрын

    Deeqo xaged naga sosalantay doqonyhy.

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi87412 күн бұрын

    Hubkana hadii la rabo in la soo celiyo waa in la soo Celaya hubkii dowladii siyaad bare ee la dhacay shacabkaana gacanta u galay

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn2 күн бұрын

    Why baa lugugu soo biirayaa mooryaan huuraale ah baa tahay.

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel22632 күн бұрын

    Reeeer caaabud waaaaaq guuuuul🎉🎉🎉

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah57182 күн бұрын

    Asc. Horta waxaa haboon inta meel iska dhigtid ereyga la dhacay waxaa ka haboon in aad tiraahdo hubkii sharcidarada wadanka ku yimi ee reer caabudwaaq qaateen.

  • @rocky4066
    @rocky40662 күн бұрын

    Sifo loo soo celiyo hubkaasi qaniimada ahaa MA jidhaan.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi52492 күн бұрын

    N iyo N

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf48993 күн бұрын

    Kama wal wannabe ee waxaa ay eaadineysaa ceebeynta diwkasa Soomaaliyeed oo hubka cunaqabateynta ka wal walsan in Soomaaliya soo fadato hub culus waa diyaarasaha dafaalka iyo kaarayaal iyo hubja castigated ah. Soomaaliland ataga is kuma jeedaan oo hubja culus soo gatay oo weli ku kaayey reer Laascaanod.

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos75783 күн бұрын

    3dex muwaadin ee la gowracay ayagoo is garab taagan xanuunka aay leedahay mid aan soo koobi karo ma,aha ciil dartii soomaali dowlada ah iyo soomaali rayid ah ma damiir laawayaal ayaan nahay mise damiirkeena wuu joogaa dhacdadaa waa mid aan kuwada xukumanahay ee damiirku hashaqeeyo dhiig laabayaal yahow

  • @rocky4066
    @rocky40663 күн бұрын

    Argagixisada waa in loo guntadaa sidii loo ciribtirilahaa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan79383 күн бұрын

    HUBKII AAD ISKU DHAMEEN LAHEYDEN QEYBTA 1AAD WAA LA KENAY SI FIICAN ISKU DHAMEYA REER MUDUG DHUL AAN IDINKU IMANO,SOMALI WAABIDINKA DEGI WEYSAY 33 SANO.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi52493 күн бұрын

    N iyo N

  • @abshirosman1305
    @abshirosman13053 күн бұрын

    Ceeb iyo kala aamin bax wayn ayaa ka dhashay hubkii lagu qabtay C/waaq. Hadalka Dawladda Federalka ka soo yeeray iyo kan ka soo yeeray Dawlad goboleedka G/mudug oo aad isu khilaafsan ayaa bannaanka keenay qorshaha Xasan Sheekh ee mustaqbalka Soomaaliya

  • @rocky4066
    @rocky40663 күн бұрын

    BEEN DOWLADDA HADEY OGEYD HUBKAAS OO AY GACANTOODA SOO GALAY SIDEE MALEESHIYAD UGALA WAREEGIKARAAN WAA WAX CAQLIGA GALEEYNIN MADOWLADDA AYAA SIDAASI U TABARDARAN !!!? SIDEEY ULA WAREEGIKARTAA AMMAANKA DALKA IYO LADAGAALANKA ALSHABAAB WAA SUAAL DA'WEYNEE DALKA YAA ISKALEH

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed51703 күн бұрын

    horta sxb dolad hdii aad maqsho waa shacab shacku iyagaa dawladooda taageera laakiin lama arag shacabdilaya wiilyar oo tamar yar oo subaxii aansoo quraacan dirasguna kasiibanayo waa ayaandaro inagu dhcday ee aan ducasano😊😊😊😊😊

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m3 күн бұрын

    Dawladu shacabkii ay masuulka ka ahey ayey hub isugu dhiibeyaa reer gaar ah ayey hubeyneyneysaa

  • @user-jg3wb1nl1d
    @user-jg3wb1nl1d3 күн бұрын

    Waa been warkaas

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by4 күн бұрын

    Siday u xasuuqi lahayd shacbiga galmudug hubkii lagu xasuuqaayay illaahay ayaa qashifay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by4 күн бұрын

    Waayaab soomaaliyeey ran baldaawada waxa dhacay 13 keedi wixii dhacay iyo14keedii wixii dhacay sidoo kale 15 keedii wixii dhacay xasan ayax iyo koxdiisa oo cadaysatay siday shacbiga galmudug u xasuuqilahayd

  • @adanabdi5249
    @adanabdi52494 күн бұрын

    Gaal haku heshisiyo waa geeri.