DEG DEG: Masar oo Xasan soo wacday, Abiy Waji cusub lasoo baxay & Xiisada Dastuurka oo soo laabatay

Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka kala soco DabaGalka Wararka.

Пікірлер: 7

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali3 күн бұрын

    Walaahii itobiyaa hadey xirito wabiyaashaa jubaa iyo shabbele somaliyaa awaar xun ayaa kaadhacee eeuogaaladaa iney helaan bad masar iyo carab waxbaa nootarimayaan walaahii

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan60823 күн бұрын

    Ciidamada Sugay Abniga Gobolka Banaadir Waa Mudanyihin Inla Dalacsiiyo

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h2 күн бұрын

    sheydan madoobe tasturki iyo xildhibanadi o u ka dhigey kheyral masuul shacabka somaliyeed waxey jeclan lahayen in ay ridan adan sheydan wa khainu wadan lalalush qata e ka kena mooshin

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k2 күн бұрын

    Qudaar cid kaarabto ma jirto badna Kuma siineyno

  • @ismailnoor6729
    @ismailnoor67293 күн бұрын

    Somaliland wa angonsi toos😅

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh3 күн бұрын

    Barlamaanow Markii aad fariisatan ka fakara dowladnimada iyo badbadda dalka Somalia.

Келесі