HALIS-WEYN:- Heshiiska la qarinayo Ee dowladda Soomaaliya la galeyso itoobiya, Maxaa loo qariyay ...

Пікірлер: 11

  • @dekamumin5283
    @dekamumin528311 күн бұрын

    Somaliya maanta rag waddaniyiin ah gacanta Kuma hayaan khaniisyo iyo calooshood u shaqeytayaal baa hor boodaya. Somalillan Kuma ekaan doonaanoo somaliya dhan bey qabsanayaan. Iskusoo duub somaali waxa sugaya in ay dalkooda difaacdaan. Yaa maalijirayeey bey joogtaa.

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair634611 күн бұрын

    Xasan sheikh dal iyo dad midna laga dhaxli maayo. sanad iyo badh ka hor baan idin sheekgay in xasan uu iibinayo dalka.

  • @RaageAli-hh9cn
    @RaageAli-hh9cn12 күн бұрын

    Somalia waa la qeebsaday magac unbaa jira ma ahane dal gacan somaliyed iyo badba gacan kuma jiraan

  • @jamacadan2200
    @jamacadan220011 күн бұрын

    Somaaliya deg deg dalka badbaado ayuu inoga baahanyahay ee dalka itopia ayaa laga ibsadey ee aan badbaadino deg deg

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo12 күн бұрын

    Diyaaradu markay xumaato qofka ugu horeeya ee kabooda waa duuliyaha markaa soomaali xasan fartii yar yareed markay wax ku fahmiwaayeen tii waa weeyneed buu ugu dhigayaa markuu dalka dibadihiisa dhulalka Ka,iibsanayo gaar ahaan tanzaniya iyo keenya iyo wixii lamida hantidii taalayna uruursanayo badiina wax uu sheer kugalo iyo wax loobaqayo yahay As,na laheshiinayo ragii cadaw soomaali u,ahaa hadii lalaheshiiyana lagu shaabadaynayo dawlada somaliya argagixiso .in dalka laga bad baadiyo xasan iyo itoobiya miyaa lawaayay nin geesi wadani ah oo bad baadiya dalka sidii ibraahiim taraawri madax waynaha da,ad yar ee borkiina faasoo.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi502012 күн бұрын

    shacabka somaliyed dal faro ooguma jiro hadeysan isdaba qaban oo qoladaan dalka xaraashayo iska qabnan allow sahal amuuraha.

  • @aminayusuf5633
    @aminayusuf563310 күн бұрын

    Dadka ka daa Beenta

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487812 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowladan tuugah Ethiopia tuuga dalki wa u dhamaday sas ogo wlkn abdulahi balwan mar dhawo dalka Afghanistan bu isku badalaya

Келесі