XILDHIBAAN DHABANCAD OO KA NIXIYAY SHACABKA HABARGIDIR EE DABDAMISKA LAGA BARAKICIYAY,,,

Пікірлер: 33

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar26 күн бұрын

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh XASANOW ITAQULAAH ILAHY UGA XISHOOD MASKINTA inshaaaaalh ❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq756726 күн бұрын

    Dhaban cad 90 jir laalush qaataweeya

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle26 күн бұрын

    waa saxanyahay dhabana cad dhulka waa dhul dowlo ka guura

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487826 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan aniga waxa layahay shacabka habargidir mesha ku argdan madax ka togda odeygas dhaban cad tuug tuug dhalay oo cada qadah iyo naagta xunta qali shire tuugda wlkn abdulahi balwan shacabka habargidir hubka qada iska caliya xasan gorgurde familykisa marxun xamza horglad habargidir argixisada damajid

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed915626 күн бұрын

    Waa sax ninkii dhul dowladi leedahay oo isku dhajiyo waa lagu dilayaa dad yahaw dad yahay isaga baxa ,banaabax iyo calaacal dhagso mayso ee lafahiina ilaashada oo guura.

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye460826 күн бұрын

    Xildhobaanka was saxan yahay dhulkaa soomaali oo dhan baa iska leh,balwaan mataqaanid sida dhulkaa dawladu loo leeyahay ee daa.

  • @saramohamud314
    @saramohamud31426 күн бұрын

    Jooji dabka markii hotens Khalid bay aheyid in harti qaran laqaato ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @user-yc3cy1in3f
    @user-yc3cy1in3f26 күн бұрын

    Balwaan isku dirks dhaafi dadka degaan damdimis boqolkii sagaashan guri ayey leeyihiin

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule471525 күн бұрын

    Asc Balwaan Habar Gidir Been ha ugu hiilin Dan Guud waa la baneey nayaa Xasan Xaraash Balwaan hadaad Neceb tahay wanaaga iyo horu marka u hiili Dan Guud waa ka guuris ogoow ceeb maahan.

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v26 күн бұрын

    Wali. Yaisgari. Shekada. Wabilaw. Ralinoqo. Abtilahi. Balwan. Salan. Sare. Sahib

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet492926 күн бұрын

    Dhaban Beeso

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed437526 күн бұрын

    Af wax cuney xisho 🤔

  • @user-fe8ym2um6u
    @user-fe8ym2um6u26 күн бұрын

    Odaygaan.Sharaf ayuu leeyahay. Mooryaan ma ahan.Waa runtiis.Hg waa Ilbaxday.Biyihii mudug ayaa Ka baxay. Biyihii muqdisho Ayeey cabeen,waana Ilbaxery.Mooryaanimadi iyo Calibesten nimadii.Qorayga lala ordayay.Waa Ka Ilbaxeen.Jakado Ayeey gashadeen. Reer magaal Ayeey noqdeen.Sow no more mooryaanimo iyo isbaaro.

  • @jamacmire1911
    @jamacmire191125 күн бұрын

    Laaluush buu qaatay cutushkan

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j23 күн бұрын

    Xaq marabtaan miyaa. Intaa waxaan xu xun aad sameyneysaan. Waxbo laidiin qabanmaayo. Waa inaad asluub yelataan.

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed26 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bulohus8548
    @bulohus854826 күн бұрын

    Muxuu kale oo uu dhihi lahaa !?

  • @mrazizi583
    @mrazizi58326 күн бұрын

    NIN dorood ah bay u XOOG bdan yhin HABARTU 😂😂😂😂 KASO WALIBO LAGA YAABO INU GOGOSHISA UGA KACO

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v25 күн бұрын

    Dhuncadow meeqabosba lagasiyey o addhafsatay shacabka masakiinta ah😢

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji705926 күн бұрын

    Waxaa meeshas kacad in Odaygaas qaatumo xumada kusocda inu dhul lagasiiyey ama lalaaluushay. Xilligii doorashada-na waa la'ogaa xaqdaradii u sameeyay.

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi643126 күн бұрын

    Waxuu ku hadlay hadal sax ah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756023 күн бұрын

    Xildhibaanka waa saxanyahay waa in la baneeyaa dhulka dawlada, 30 sano ayaa la deganaa,hadana dawladaana u baahatay no qabiil somalinimo

  • @rocky4066
    @rocky406626 күн бұрын

    Dhabanacad waa runtiis dhulalka dowladda waxa iskaleh madaxweynaha iyo Intii saaxiib la ahaa

  • @raageegal7691
    @raageegal769126 күн бұрын

    war maskiin baa tahayee maa weydiisid marenaayo

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad850925 күн бұрын

    Xidhibaanadu maafiyo wixii loosheegoba dhax oroda maahan haye mr xil. Ma dadka shacabkaa oo dantu meeshaa dejisey ayaa maafiyaa hadaan xildhibaan tuugaa oo hungurigiisa iyo dantiisa yaqaanu uu san maafiyo tuuga ahayn. ?

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye498926 күн бұрын

    Runtu waxa waaye Jaalle Balwaan, H G, Inay Baneyan Hantida Maguranka ah Ee Dowlada,M/ Xasan Sh,iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Madaale, waku Saxan yihiin in Hantida Dowlada lagu Soo Cesho Gacanta Dowlada, waa Khasab inay Baneyaan Saybiyano Oo H G ku Naqdan Deganaday kasoo Dudeen Ee Gobolada Dhexe, 30 Sana Degana iyo waa khassb in Dowladu Dhul nasiiso Waa Baad iyo Boob ay Barteen H G, 91di wixi ka Danbeyey, Markay kuso Dudayen, yey ku tashanayen???no waa inay Dhulka Dowlada iyo kan ayka haystan Shacabki ka Qaxay Guryahoda Oo ayku haystan Xoog iyo Xeel,H G qaska iyo qalalasahay waxku helan waxa barata waa Baaska, waxa Hortagan Dowlad kala Danbey iyo Sharci waa H G, Markasta Kaar qabiil yaatoley yaa Irirsamala ah iyo wixi la mid ah bayku Awrkacsan, In Xaqa laga hadlo Runta la'sheego waa Muhim, Xaqa Allaha tuso H G,

  • @Shankharon
    @Shankharon26 күн бұрын

    nacas iska amus

  • @maxamedfilacaduur357
    @maxamedfilacaduur35725 күн бұрын

    HADANA MA WAXAD KEEN TAY INAD HG IYO MASULIYIN TODA ISKU DIRTO • WALEE GABADHA DAROD SHAQOQO AYAY KAA QABATAY • DAHIR CALASOW NA INAAD UQIDMASO WUUKAA KEN SADAY• MAR HADUU CINWANADA KAA XIRAY

  • @jamacmire1911
    @jamacmire191125 күн бұрын

    Suudi yalaxaw maalaga saaro miranaayo

  • @abobasement346
    @abobasement34625 күн бұрын

    farmajoh so bax ban kah maqlih jiray somalih waxaa yaqan kan dilah bobah sidah xasan munafaq iyo museh oromoh dani Qurux Axmed dhuxuleh nocas bah yaqan somali sababto ah qabil bay ku dortan mafiyadah

  • @daahirabdikariimbaroow7393
    @daahirabdikariimbaroow739326 күн бұрын

    BALWAANOW INAAD DHALAD ABGAAL AMA WACEYSLE AHEEN WAA KAA MUUQATAA... OO SHEEGAD WACEYSLOOW ISKA WARKA BEENTA JOOJI HABARTAA HUU KU DHEH....

Келесі