Jabuuti oo hubeynaysa Maamulka Awdal State ee Samaroon iyo Ciise, Somaliland oo lagu kala tagay...

Пікірлер: 21

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef308210 күн бұрын

    Maashallah GUUUUUL SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi110210 күн бұрын

    Waa reerkii midnimada Soomaaliya wax Ku bixiyey ilaahay ha loo baryo inuu barakeeyo ilaahay ha barakeeyo reerkaas

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn19 күн бұрын

    Awdal state guul iyo gobanimo🇸🇴🙌🦁

  • @ifrahabchir4223
    @ifrahabchir422310 күн бұрын

    Mashaallah ismacil cumar mamatuu fahmey snm hada, karbashe xalalah 💪🏽

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u10 күн бұрын

    Musiibaadu waxay thy dawlad ma laayahay daalku.....subxaan aalla.... Guul iyo gobanimo SSC arooskana khayer iyo baarwaqan u rajayna ✌️🇸🇴💪

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz10 күн бұрын

    Manshaaaalaah❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487810 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish wa lagu gala tagey muuse juudan waxu xugama sadax magalo ayu xugama hargeisa burco barbar intas ayu

  • @issaahmed4949
    @issaahmed494910 күн бұрын

    AWDAL State viva somaliween viva

  • @Umo580
    @Umo58010 күн бұрын

    ILLAAHOW KALAQABOOJI SOOMALIYA O DHAN

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz10 күн бұрын

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music156410 күн бұрын

    good

  • @ahmedgurey7141
    @ahmedgurey714110 күн бұрын

    Salaan sare ayaan hawada kuu soo marinayaa , Abdilaahi Marwaan wariye rugcadaadi ah waxaad ku mahasantahay sida wararka Awdal iyo Samaroonka aad nooga haqabtirtid thanks.

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed363910 күн бұрын

    A hubayso,o burburiso slandkan

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj10 күн бұрын

    W /soomaaliya oo maamulgoboleedyo dhistay 🎉🎉

  • @AbdulahiibrahimAli-ce3ir
    @AbdulahiibrahimAli-ce3ir10 күн бұрын

    Adbankuutageeraa c laahiboodhari❤

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal448810 күн бұрын

    ❤❤❤❤🇸🇴🙏💪

  • @MAHDI-ci4jz
    @MAHDI-ci4jz10 күн бұрын

    Mahad said ssc way kuwadan

  • @MamaG-t1t
    @MamaG-t1t10 күн бұрын

    Siil difaaco jooji ceyda dadka sharafta leh Somaliland

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831510 күн бұрын

    Ha hubayso waayo Isaaqa waa hubeyn jirtay marka maxaa diidaya in Samaroon iyo ciise ay hubeeyaan.muxuuse f.cali dhurwaa yeeli karaa dawlada djibouti?

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi110210 күн бұрын

    Ismaaciil cumar geele waakii laascaano hubka lagu duqaynaayo bixin jiray kaasi waan ognahay biixi dantiisuu ka waayee soomaali Uma danaynaayo

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g10 күн бұрын

    Hubka qabta awdalow waa ka raysanaysan snm

Келесі