Toos: Diyaaradda Egypt Air oo maanta bilaabeysa duulimaadkeeda Muqdisho iyo Wasiirka Arrimaha oo..

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 129

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt23 күн бұрын

    Wxn idinka sosamaya goday Ogadenia ama somali galbeed hormar wngsn wadankyga Somalia

  • @user-wq8fk5gs4o

    @user-wq8fk5gs4o

    23 күн бұрын

    M.a horumar lamida godey iyo dhamaan ogadenia ❤🎉

  • @abdallamaxamad

    @abdallamaxamad

    23 күн бұрын

    Mid lamida horumar iyo xornimo

  • @waqtilumis3577

    @waqtilumis3577

    23 күн бұрын

    ISKA SAX ADEER DHULKA SOMALIYEED AAD KU TILMAMAYSO MAGACA GUMAYSTAHA SAMEEYEY 47 SANO JIRKA AH ... SOMALIGALBEED AYA LA YIRAHDA

  • @abdallamaxamad

    @abdallamaxamad

    23 күн бұрын

    Eee sidaas ayuu yiri coomantiga oo dhameestiran aqri ​@@waqtilumis3577

  • @abdallamaxamad

    @abdallamaxamad

    23 күн бұрын

    Eee sidaas ayuu yiri coomantiga oo dhameestiran aqri ​@@waqtilumis3577

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v23 күн бұрын

    War diyarad soomaliyeed noso sheega ajanibta warkooda naga daya.

  • @falisa576

    @falisa576

    23 күн бұрын

    Way so socotaa soon insha Allaah

  • @theancientsancients1769

    @theancientsancients1769

    22 күн бұрын

    So embarrassing they are celebrating 🎆🎉 a foreign airline with people dancing like bush people 😂

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    22 күн бұрын

    mardhaw hh i.a

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    22 күн бұрын

    tilabo tilabo

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen134423 күн бұрын

    Diyaarada Masar waa mid Qaali ah Tikitkeeda. Laakin waxaa muhiim ah in ay Wadankeena ka shaqo bilaawday.❤❤❤❤❤❤

  • @Wardhere77
    @Wardhere7723 күн бұрын

    Masha allaah keep goin! Laakiin iska daba yaaca tirada badan 5 -7 qof baa ku filan ee joojiya iska daba yaaca badan plz

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he22 күн бұрын

    Maasha ALLAH Soomaaliya way horumartay, guul Soomali weyn.

  • @12hamaro
    @12hamaro23 күн бұрын

    Dadkan waxay u baahan yihiin wax ku shaqeysta.bal fiiri diyaarad wadan kale leeyahay ayey u soo faylayaan oo ubax ku soo dhaweynayaan. Dad madaxa laga galay weeye

  • @cabdirixmaan123

    @cabdirixmaan123

    23 күн бұрын

    Yaab weye xishoon mayan xita.

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    22 күн бұрын

    intasba wa horumar iyo talabo laqaday sax wa wax ku cusub mrka wax walbo wey isbadalay deg dega joji

  • @falisa576
    @falisa57623 күн бұрын

    Masha Allaah tabarakallaah wa guul Iyo gobanimo somali Airlinena wan Sugaynaa insha Allaah

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q22 күн бұрын

    Maasha Allaah we can't wait to go on it

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen134423 күн бұрын

    اهلا وسهلا ياأهلنا يا مصر العظيمة❤❤❤❤❤

  • @degan4
    @degan423 күн бұрын

    Diyaarad waayeel ah miyaad inta as loo balamiyay😢😢😢😢

  • @deeqaalimahmud4089
    @deeqaalimahmud408923 күн бұрын

    Masha alah somalia ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed22 күн бұрын

    Masha allah guul iyo gobanimo somalia♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @user-gh1pg8wi5o
    @user-gh1pg8wi5o23 күн бұрын

    السلام عليكم مرحبا بكم في بلدكم الثاني الصومال ومصر اشقاء وابناء النيل ❤

  • @youssefbahaa1159

    @youssefbahaa1159

    21 күн бұрын

    حبايبنا❤❤

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif385023 күн бұрын

    Allahayoow Dalka Nabad Nooga Dhig Ummadda Soomaaliyeed Barwaaqo Bashbashna Ku Sug . Waa Bilow Fiican Hasayeeshe Inta Somali Airline Ay Khadka Ka Maqan Tahay Waxbaan Tabaneynaa. =Mahadsanidin=

  • @adamosman4185
    @adamosman418523 күн бұрын

    Masha allaah ❤ guul Somalia 🇸🇴

  • @JafarMohamud
    @JafarMohamud22 күн бұрын

    Guul

  • @qassima317
    @qassima31723 күн бұрын

    Thanks Xassan Sheikh

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh851423 күн бұрын

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, guul guuleyta Somalia, waxaan idiin rajeynayaa qeyr badan iyo Nabad. Yaa Allaah Somalia kor ka dhig oo noo Xafid Yaa Rabbil Caalamiin.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla360023 күн бұрын

    Nice job.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife934123 күн бұрын

    Guul soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @sahruja5777
    @sahruja577723 күн бұрын

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp23 күн бұрын

    Masha Allah Somaliya ❤ Guul

  • @ahmednur9383
    @ahmednur938323 күн бұрын

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame435422 күн бұрын

    Mashalah waa arin farxad leh oo dabcan qiimaha xitaa waa noo raqiisayaa Inshalah, lkn Somali meel walba ooy joogto mexeey isu daba yaacaan calashaan NIDAAM IYO AKHLAAH UMA JEEDO.

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah23 күн бұрын

    MashAllah

  • @Galxoor91
    @Galxoor9123 күн бұрын

    War diyaradu inta jeer asbuuci ay imanayso sheeg allah yahdiik

  • @abo.ase.1071

    @abo.ase.1071

    22 күн бұрын

    Saddex jeer todobaadkii

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac978123 күн бұрын

    Masha Allah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_11422 күн бұрын

    War ku fekera in aad bilowdaan SomaliAirlines.... Haddii kale waxaan mar dhow sugeynaa JamaicaAirlines...

  • @xidigxiddigasheikh9120
    @xidigxiddigasheikh912023 күн бұрын

    W nuur keeey waaaa ku salamaya mashaallah

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed873523 күн бұрын

    Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!

  • @falisa576
    @falisa57623 күн бұрын

    Dalka Masar wa dal aan jecel nahay Lkn nin xun o mujrim ah galbigisu Gaalo iyo yuhuud jacayl baa Madaxweyne ka ah

  • @DJIB-CAPITALE
    @DJIB-CAPITALE23 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @saidshuriye5718
    @saidshuriye571823 күн бұрын

    okey

  • @ins4n1
    @ins4n123 күн бұрын

    axsan masar raaca maanta kadib no ethiopia good job wasaarada gadiidka welcome waa diyaarad wangsan

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed915623 күн бұрын

    Hanbalyo hanbalyo guul

  • @CabdiRisaq-dy6fh
    @CabdiRisaq-dy6fh23 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh265623 күн бұрын

    Egypt Air should add it flights to Hargeisa, Somali Land.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo411023 күн бұрын

    YAAYAA DIYAARAD A MA LOO SHIRBAA

  • @MohamednorMohamed-bt3pj
    @MohamednorMohamed-bt3pj23 күн бұрын

    Duulimaadka yoo dan ugujira

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l22 күн бұрын

    Tiro badanaa dadkaan shaqo la,aan miyaa,agaasime ayaa jowshaan ku filan looma baahneyn waxaas oo juhdi in la geliyo maaheyn, waa ceeb wasiiro in shirkad diyaareed line u soo galaan meesha protocol xumo ayaa muuqata.

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule471523 күн бұрын

    Asc Asxaabeey Agaasime Fiqi Koofi ku seexade ma marwada Wasiir Samiix Al Shugri yaa maxaa waaye Sida Gacanta looga heesto sidee wax u jiraan Ceeb tan waa maxay Dowlad bilaa Bartakool ah aloow sahal Amuuraha.

  • @khalidabdullahi5492
    @khalidabdullahi549223 күн бұрын

    Warka days soomali erlen kana warka iskadaya....wadankala faninee yahuuu

  • @bongasasa3895
    @bongasasa389523 күн бұрын

    Look at them waiting for a diyarad soo dageyso uff! Nucaas ayaa madax noo eh!

  • @mohaBoss02
    @mohaBoss0223 күн бұрын

    quality ga videoga naga hagaajiya lama arkayaba mida kle dawlad dhanba matalaysin farsamada iyo saa wax uduubtin badala oo iska hagaajiya lacag niguma yare ssad inugu tihin unbay dawladu noqonaysa naga qurxiya wxa

  • @Somaliyoutuper

    @Somaliyoutuper

    23 күн бұрын

    DALKU WUXU KU JIRA XAALAD RIYO DALNIMO AMA MATALAAD ZXP

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji770022 күн бұрын

    MAA KU AADISID RAGGA SHIRIBKA XIGMADA LEH KU SHIRBAAYO OO MUUSIK LA’AANTA AH

  • @oh8972
    @oh897223 күн бұрын

    Ethiopia airways yaan lacagta la siin

  • @dhuubo.....

    @dhuubo.....

    23 күн бұрын

    Waa runtaa❤

  • @farhangaas2190
    @farhangaas219023 күн бұрын

    Ethiopia dhaqaalaha halaga xidhi tickets Egypt hala goosto

  • @fuaadcalixuseen2846
    @fuaadcalixuseen284622 күн бұрын

    İnay. qaado rakaab somaliyeed. Waxay kafaa iidaysaa. qarashaadak ticket 🎫 Lakiin. Somaliya. Maxay. Ka daa ideysaa. Aan ahay. Safarkaas😮

  • @bz768
    @bz76823 күн бұрын

    Isku dhexyaac iyo baratakool xumo ma idinka muuqataa muuqaalkan?

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh265623 күн бұрын

    Egypt Air waxaa ka weyn kana Balaadhan Ethiopian Air lines.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @Nature14635
    @Nature1463523 күн бұрын

    Xitaa wariyaha sitoos ah waxnoogu sootabinaya madiyaarsana

  • @asadabdullahi511
    @asadabdullahi51123 күн бұрын

    Horta goorma laga ilbaxaya in boqolaal qof ay airpotka so buux dhaafiyaan qofka dadka ku shaqada leh haso dhaweeyan lkn xildhibaanada iyo agaasimayaal maxa ka galay aaway shaqadoodi

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji770022 күн бұрын

    AAWEY SOMALI AIRLINES INTA MARBA DIYAARADO KALE NOLAA XAYEYSIINAAYO. MA OGI CAQLIGA RAGGA SOMALIYED QAARKOD SIDUU U SHAQEEYO

  • @Cabdiraxman..Mudug.

    @Cabdiraxman..Mudug.

    19 күн бұрын

    Soomali airline waxa lagu badashay dulinimo airline, iyo in ajaanibka waxooda la jeclaado 😂

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi23 күн бұрын

    Waxaas inaga malihine SOMALI AIRLINE goormee hawlgali doontaa

  • @ahmedbodhari
    @ahmedbodhari23 күн бұрын

    Wa mxy qabdaridan dadka intan leeg mx garonka lagu so dayey protocol iska saxa plz

  • @mohamedwarsa
    @mohamedwarsa22 күн бұрын

    Weriyuhu badge xataa ma qabo maxaa ka khaldan dadkaan. Yaa protocol ka ka masuul ah?

  • @dhuubo.....
    @dhuubo.....23 күн бұрын

    لكن اخبار المصريه لا تكتب قي الصحافه

  • @mahamednur8039
    @mahamednur803923 күн бұрын

    Xili kala guur ah ayay timid Dibaa loonoqon diyaarada Air Egypt wax raaco malaha aduunka xaysiida jooji qatar Turkish Ethoopia ka caansan Mida kale kuwa lacagta cunayo diyaarad soomali leedahay maxaa diiday inay Soibiyaan yacuud hadilee

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed500223 күн бұрын

    Masar haddey waxtar leedahay hacawiso walalaha Falastine,Garoonka Adan Cadde Amnigisa hubanti malaha

  • @MrBaraawe

    @MrBaraawe

    23 күн бұрын

    Arinta Garoonka been aa ka sheegtay waxna ma ogid qabyaalad aa madaxa kaa gashay, wiil Daarood dhibka jooooji , somalinimo hana deeqo

  • @Faz-O

    @Faz-O

    23 күн бұрын

    ​@@MrBaraawe see kugaratay inu darood yahay😂

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    23 күн бұрын

    ​wxaa logo gartay ino mucarad yahyay

  • @user-ex9qq4bs9i

    @user-ex9qq4bs9i

    23 күн бұрын

    Hawiye wax laga macaarada ma leeyahay?! Nin dhiiqo dhex fadhiya oo gabdhihiisa iyo wiilashiisa Xalana lagu fara xumeeynaya, isagiina ku mashquulsan Qabuura faahid iyo maato bara kicin maxaa laga macaaradaa?!

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    23 күн бұрын

    Hawiye miya ku fara xomeyi

  • @user-tt2rm8nw7g
    @user-tt2rm8nw7g22 күн бұрын

    Dadka hala yabin soo dhaweyn iyo waxan ayaa ku cusub

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper23 күн бұрын

    SOMALIA 64 SONO OO KHASAARA

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht22 күн бұрын

    Yaa la baxay dam jadiid eraygas inaa kamaqlay wariyayasha madax isbadasho ladorto shanti sano mar balse magac yada kulamansan shekada dal jadiid dadka watagay

  • @illu.minatedquran
    @illu.minatedquran22 күн бұрын

    Garonka iska dhisa

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty306923 күн бұрын

    Poor protocol

  • @Somaliyoutuper

    @Somaliyoutuper

    23 күн бұрын

    DAWLAD DHAQANKEEDI KAMA ARKEYNO

  • @user-tx9de8qe7x
    @user-tx9de8qe7x22 күн бұрын

    Oomaxaa loosoodhawayn waayay waaba wasiirdhan ooarimadibadeeda wadankeena wadanki yimaad waalasoodhawaynaa

  • @user-qm9mp3cp5u
    @user-qm9mp3cp5u23 күн бұрын

    Kuba falastin cunaqabateyay sodhaweu kuma wanagsana dowlada munafaq eey ugacan qaaday

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi237123 күн бұрын

    Soomali maryooley waa un la isdaba yaaca masuul iyo shibil yaa kala garana waakan camera waa hortagan kuwa indha ku duubaya

  • @bongasasa3895
    @bongasasa389523 күн бұрын

    No country in the world wastes that much time on diyarad soo dageyso never seen anything like it!

  • @JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5

    @JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5

    21 күн бұрын

    Finally someone that understands what I’m seeing in this video wlahi our country is back 30+ years from the world walal no country wastes time like this on a situation like this happening. & no protocol eaither reporter looks a mess. Non needed people all around the runway I’m pretty sure the Egyptians are surprised by this 🤢

  • @bongasasa3895

    @bongasasa3895

    21 күн бұрын

    @@JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5 waa soo wada labisteen crowding the airport I am ashamed with our wadan! Only yesterday godomiyaha Barlamanka was complaining MPs are missing in action none attendance

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients176922 күн бұрын

    So embarrassing they are celebrating 🎆🎉 a foreign airline with people dancing like bush people 😂

  • @Nature14635
    @Nature1463523 күн бұрын

    Muuqaalkiina malahan tayo, fadlan iska hagaajiya, waxaatihiin haayad qaran

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse23 күн бұрын

    Caqli ma jiraa 😅

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst216522 күн бұрын

    SOMALIYA HANOOLAATO

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud80023 күн бұрын

    Delka masar wa ka duwan yihin wadama kle märakad tagto masar waxay dadka ka xareystan basa borda sida wadama kle ado tagan horay kasiyan sharciga tas ha badal an

  • @MohamednorMohamed-bt3pj
    @MohamednorMohamed-bt3pj23 күн бұрын

    Shirkad islaameed aya noxayey siineysiin

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali210422 күн бұрын

    Maalinba qolo u sacab tuma!!!!!!

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan221522 күн бұрын

    Quelle tristesse 😂😂😂j’ai

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed15422 күн бұрын

    Burburkii reer baadiyo nimo ayay nagu reebtey waamaxay waxan oo isdaba yaac ah nidaabka ilaaliya single 7 ilaa 6 qof oo si nidaamsan u shaqaysa ayaa ku filan soo dhawaynta dadka madaxda ah si toosana u gaysa meesha loogu tala galay kulanka xiga iga kala hufa oo iga shaansheeya bahasha

  • @jamesblack2577
    @jamesblack257722 күн бұрын

    Kick out Ethiopian airlines please

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed925522 күн бұрын

    Tuugsi adheer aqli maoho....Abgalow ciyarta kabaxa oo Somali Airline soceliya,,,, tedakale Egypt Airline shirib maxey kafahmayan 😅🤣😂😂✋

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER22 күн бұрын

    Somalida ciyaaraa taala wlhi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail826123 күн бұрын

    Wax umada loo soo sheego ayaa la garan waayey

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed15422 күн бұрын

    Waa wax lagu farxo laakiin Somali hadaan nahay nidaam majoro maxay tahay isdaba yaacu?

  • @awilyusuf5558
    @awilyusuf555823 күн бұрын

    Masar tuug waye gumaysigu isticimalo

  • @user-lj9dn6ep8n
    @user-lj9dn6ep8n22 күн бұрын

    Waxaa arin fool xumo ah inaanu garaneyn ninka uu ku sheegayo wasiirka raimaha dibada masar magaviisa saamix shukri cid u tosineysana ma jirto qaladkisa ayuu isaga sovonaya weriye fake ah waa ku badanyahay dalka

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan221522 күн бұрын

    C’est fini pour vous

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali253723 күн бұрын

    Dadnimo xumo ayaa midab ahaan noo marsan, wax kasta in loo sujuudo [sax] maahan..?!! Diyarad teeda wadata ayaa ubax la hortaagan tahay.

  • @abdishakurabdullahi2371
    @abdishakurabdullahi237123 күн бұрын

    War wariyaasha 😂 canera la yaaca jidka laga nari layahay nidaamiya saf hagalaan meshi looga tiri galay. Isku yaaca nidaam laan iyo dowlad wareerka naga nidaamiya aawi isku daba ridadii howsha.

  • @dhuubo.....
    @dhuubo.....23 күн бұрын

    Cunto cumda itoobiyaan ka baan nasanaynaa

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan221522 күн бұрын

    Il est temps de dégage 😂

  • @XAKIMMX4
    @XAKIMMX423 күн бұрын

    War umada beenta kadaaya saamix shukri meesha ma jogee

  • @mjhashi

    @mjhashi

    23 күн бұрын

    Waa runtaa walaal