Madaxtooyada oo Ku Been Abuurtay Marxuum Jawaari, Raja beel ka muuqata qorshii Xasan sheekh

Пікірлер: 17

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz10 күн бұрын

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤

  • @saidabdi136
    @saidabdi13611 күн бұрын

    Soo daa wararka cusub Sheekh Balwaan.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295611 күн бұрын

    ilaahay hawa naxariisito qabariga hawa waasiciyo yaa rabii🤲🤲🤲

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan28010 күн бұрын

    Allah ku naxariusto yaabi

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295611 күн бұрын

    Waa Ayaan daro in maanta badii soomaaliya lagala xaajodo Etipiya oo duqaan xanuusan dalka lagu daawado🫢

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487811 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dilki marxun jawari wa xaqi lama taban waaxa laga so abuley madaxtooyada xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n11 күн бұрын

    Xasan gur guurte damjadiid iyagaa dilay jawaari ilaahay ha u naxariisto

  • @user-il4cd3kw4n
    @user-il4cd3kw4n11 күн бұрын

    Abdullahi abwaan waa libaax Somaliya 🇸🇴💪🏾💪🏾

  • @Babnz
    @Babnz11 күн бұрын

    War wadanka Alshabaab gacanta haloo galsho wlhi wax wanaagsan masoo socdaane

  • @ragehussein124
    @ragehussein12411 күн бұрын

    Waa yaab itobiya bada naga dhexeysa oo aan ka wada hadleyno maxay tahay itobiya bad malaha mida kale itobiya xuduud bad malihin bal maxaa laga wada hadlayaa itobiya waligeen ayan daris ahayn waligeen bad iskugu ma imaan maxay tahay maanta bada laga wada hadlayo maafiyadan dalka maa laga qabto maxaa loogu daawanayaa itobiya waa cadawga koowaad ee Somalia waligeedna waa ahayd markasa maanta badeena itobiya laga la hadlayaa walahi dalka somalia waa dayacan yahay sidas hadii ay sheekada mareyso itobiya dalka oo dhan ha la siiyo ninkan xasan shekh la leeyahay daciifsanaa war ninkan wareersan oo aan dowladnimo shaqo ku lahayn dalka maa laga qabto waa yaab

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e11 күн бұрын

    Deg deg afgenbiy hallo diyaar garoobo somaaliya ha isku mashqul savanna e

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q11 күн бұрын

    Abiy nin miyir qaba ma aha. Shalaayti waa dambaysay , beri waxaa la Rabaa cidii kaa kicin lahayd ethopia Xassan Beeso War ka jooga wadanka ethopia ha u gacan gelinina

  • @user-vh2ok1jb9d
    @user-vh2ok1jb9d11 күн бұрын

    Shacbiga soomaaliyeed waa iney u diyaar garoobaan

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed522311 күн бұрын

    Mida xigta shirka ithobiya iyo somaly turkiga kama war heysid iska daa haka shekeynin shirkaawaa uuw dhameysan yahay ithobia waxey ku dhawaqeysaa in ay ka laabatay arimaha bada iyo dhulka taasoo ku cadadisaybeeha caalamka

  • @ikacasenin7063
    @ikacasenin706311 күн бұрын

    Albabka kaleya oo Harvey badda.dhulka hora loqabsadey.weynodhamatey.

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed522311 күн бұрын

    Kowda luliyo iyo marxum jawari maxaa iska galay ma carurbaa loo shekeynayaa kkkkkkk

  • @_22260
    @_2226011 күн бұрын

    Balwaanoow waxaad kasoohadashaa qodbadii reeysul wasaara uu ka aqriyey 26 Jun tuukudhigey doowlada iyo isaaq dhagahadal balo baadhacdey soodhageryso oo faafaahi waxa kuduugan waxa uu kahadley

Келесі