Firdhiye oo u dhoofay Jabuuti, Geele oo Casuumay, Muuse biixi oo ka carooday Casuumada firdhiye

Пікірлер: 134

  • @khatumo2023
    @khatumo20235 күн бұрын

    Mudane firdhiye ha iska jiro gele horor yuaminin

  • @chalichali9452
    @chalichali94525 күн бұрын

    Congratulations SSC guuul insha Allah 💯❤️🥰👏👏👏👏

  • @adanbile4237
    @adanbile42375 күн бұрын

    Xildhibaankaa geesiga ah, Ha ku daydeen xil-ma-dhibayaashu.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Balwaan lama iloobaan tahay illaaheey wiilal gabdho baari ah allaha ku siiyo

  • @khatumo2023
    @khatumo20235 күн бұрын

    Viva firdhiye❤

  • @groep8lolgroep824

    @groep8lolgroep824

    5 күн бұрын

    ❤Maasha Allaah waa runtaa waa khatar waxaan u malaynayaa in ay ku jirto arain khatar ku ah soomaaliya waxaa la rabaa sidii lagu soo xero galin lahaa firdhiye cuntada ha iska ilaalliyo sun yaan laguugu darin ku dhaha 3 mujrim lama yaraysan karo

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar5 күн бұрын

    Manshaaaalh Guul SSC inshaaaaaalaah🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29565 күн бұрын

    Soomaaliye indhihiina fura waxan waa jiliin lkn dabinka jilinika ee xasan dhiiqo keligii taliyaha jabuuti iyo muuse juudan jileen waxaa ku dhacaya MD firidhiye ilaahaya haka soo nabada celiyo🥹

  • @maryamadam6932
    @maryamadam69325 күн бұрын

    Yeey ku sumeyn firdhiyoow.

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow63125 күн бұрын

    Aad baan ugu riyaaqsanahay inay SSC horey u socoto, laakin waxaan aaminsanahay in Geelle uu yahay danayste dan gaar ah leh. Waxaan mar walba ku talinayaa in laga feejignaado, jokey waxbuu damacsan yahay ayaan is leeyahay.

  • @maryamadam6932

    @maryamadam6932

    5 күн бұрын

    Sax. Waxaan ka baqaa sidii khadijo maxamed diiriye in loo sumeeyo.

  • @deqawarsame-ml7fm

    @deqawarsame-ml7fm

    5 күн бұрын

    Ma kajogtan dhul irirsamale hadi ad sida u cabsaneysan kkkkkkk

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    5 күн бұрын

    @@deqawarsame-ml7fmurur samaaale Cigaaaal baa sameyey 1976 Mahan wax jira Hawiye baaa ku gabada 1991-2024 Fulayahaw Jabuuuti ciiiise baa leh Not urur samaale

  • @shukrijama5399
    @shukrijama53995 күн бұрын

    Abdullahi salaan sare qalas guulayso geesi ❤❤❤🎉🎉🎉k❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud48755 күн бұрын

    Geele lama aamini karo dadka waa sumeeyaa ee firdhiye ha is ilaaliyo plzz ciil qabe waa e geele🥺🥺🥺🥺🥺

  • @seed3966

    @seed3966

    5 күн бұрын

    Waa run waa dilaa weyn oo daneyste ah

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z5 күн бұрын

    Guuuuuuuuuuuull SSc khatumo❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed45665 күн бұрын

    Anigu wxn u baqaya mw firdhiye geele lama Aamino

  • @MohammadMohamed-qt4ip

    @MohammadMohamed-qt4ip

    5 күн бұрын

    Geelay dukaankan kiisi ayaa lasoo fara galiyey fadhi uma yaalo wuuna bur burinayaa abaarsho land

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot5 күн бұрын

    guryo badan oo dhulbahane leeyahay yaa jiree hatago

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    5 күн бұрын

    Guryo iyo hanti Waa la tabcankara laakiin in Lagu jalaafo laguu dhigo waxay kuu keeni karta inaad naafowdo Waa in la foojignaado shirqoolayey. Wixii shar wado Allaha Naga qabto.

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel66505 күн бұрын

    Mashallah tabarakallah mudane madaxweyne firdhiye waa masuul ilahay cod karnimo diin hadal wanaag iyo aqoon siyey Mashallah guuleyso mudane madaxweyne walal weriye abdulahi balwaan aad iyo aad baad u mahad santahay ❤❤❤

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt5 күн бұрын

    Fakatey kalafirdhi somalidiidka❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Firdhiye waa masuul degan maashallah

  • @Man19699
    @Man196995 күн бұрын

    Xassan dhiiqo waa fadhiid,Macawisleey baa bilowday la dagaalanka Arsenal.

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods5 күн бұрын

    Cadow firdhiye Allah hanooxafido waa arin adage ❤🎉sonoqo adoonabad Insha Allah

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt5 күн бұрын

    ASC Balwanow Waa jibisey snn kashidey jabuuti oo Qadar kucasumtey tartan Aduunkaa Hadda kucasumtey

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali1845 күн бұрын

    Asc Mashaa Allah Waa Waratahs walks Sacha noo soo gudbiya Cabdullahi Balwaan long life Xafidullah Kushiro runtaad nosogudbiso

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Hasan iyo aden inkaar qabooyin iyo hamze

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo5 күн бұрын

    Guul walaalahayo SSC❤❤❤❤

  • @Itzmojii
    @Itzmojii5 күн бұрын

    Guul guul insha alaah

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor48785 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna jabuti ismail omar geel waxu casumey madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya nimanki qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish 20 qof oo basaborkodi iidor dabacayun wa la gan salay wlkn abdulahi balwan madaxweyna jabuti ismail omar geel islantisa talefanka wey ka qabani weysey muuse juudan qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish wey jaban

  • @abobasement346
    @abobasement3465 күн бұрын

    firdhiyeh waa in u kah so qadah mak dhow wixii kah dhacay lasaanod siyasadu saxib maleh waa in museh oromoh waa in lah dhafiyah xukunkah waa shaqoh wanagsan

  • @zuhurzeyn2376

    @zuhurzeyn2376

    5 күн бұрын

    @@abobasement346 weelen muse iyo Geele waa heshiis ogoow . Firdiye xiligan inu amino jabuti ma Rabin

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt5 күн бұрын

    Firdhiye&uruuriye kuwa isjecel

  • @seed3966
    @seed39665 күн бұрын

    Asc I am sorry about the trip firdhiye to Djibout that is wrong ✅✅✅

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z3 күн бұрын

    Alle ha xifdiyo firdhiye ani majeclayn inuu tago laakiin qofkii illaah tala saarta isagaa ku filan , geele msakaan maqlo dagaalkii sool ayaan xasuustaa , kheyr illaah ka dhig .

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29565 күн бұрын

    Sidee MD firidhiye ugu dhoofa keligii taliyahay jabuuti oo qayab ka ahaa xasuuqii sool 🥹

  • @maryamadam6932

    @maryamadam6932

    5 күн бұрын

    Waa waxaan la yaabay.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg5 күн бұрын

    SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa ♥️♥️❤️💪💪💪❤️♥️👍👍👍🎇🎇🦁👍👍 Awdalstet💪 guuuuuul 💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82615 күн бұрын

    Illaahow na dhaafi kuwa aragtita gaaban ee umada Soomaaliyeed kala geeyey ee qabyaalada ku sheeyo

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Balwaan maashallah

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud52455 күн бұрын

    Xildhiban mucarada o niyad jabinaya cidanka xoga gacan shisheye kujirta

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy5 күн бұрын

    Goojacade meel u dhow manta waxaa laga helay keydkii rasaasta oo nooc walba leh oo snm halkaa ay ku qarsatay hubkii aanu ka furanay rasaastoodii manta ayaanu helay viva ssc khaatumo !

  • @QaliSharif
    @QaliSharif5 күн бұрын

    Hadi xildhibankan wax gararan xasan ban u haysana ango sh umada somaliyed

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan2805 күн бұрын

    M.a❤❤❤

  • @seed3966
    @seed39665 күн бұрын

    Asc 🫵🫵🫵 kuwan baarlaman ku sheega ah ma laaluushkii beey kaqadeyn kuwani soomaali waxba uqaban maayaane ✅✅✅

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o5 күн бұрын

    Waa lacag doon keliya, daacad kama aha

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv4 күн бұрын

    😮😮bisha bisheedii hubkuu soorarayey geele horor 😢anigu maraacsani safarka mudane firdhiye

  • @hassantravel8132
    @hassantravel81325 күн бұрын

    Balwaan sxb qodobada waa ku rafataa ee soo koob si warkaaga macno u yeesho

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh86304 күн бұрын

    Fireside yuusan aaminin Geelle.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Geele waa khatar walee geele horor

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah10155 күн бұрын

    Jabouti Waxay SNM ugu hanjabtay inay taageerayaan jabhadda canfarta oo siday u arkaan Jabouti leh... Annigu Cumar ma jecli waxaanse jeclahay Ciise iyo Soomaalidda kale ee Jabouti degan waayo waa dad Gob ah oo han leh sidaas darteed Geele tan waan ku taageerayaan maadaama uu KU dhiiriday inuu xidhiidhka u hooyo kuwa jinsigooda neceb ee iibinaya degaan aanay degin Kuna xadgudbaya wadajirka iyo walaalnimadda

  • @Amana-4nn
    @Amana-4nn5 күн бұрын

    Wcs walal

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo5 күн бұрын

    Waxaa xaqiiqo ah in koox caqli iyo cadaalad usaaxiiba cilmina kudarsatay inay dulmi iyo halaag dalka iyo dadka uhorseedayn waxaan uga goleeyahay mw,nuhu waa shakhsi waana qaldami karaa laakiin hadii barlamanka iyo shacabka iyo ciidanku wixii kaqaldan madaxweeynaha gacanta kaqabtaan dalku wuu bad baadayaa inshaa alaah qof kaliya inuu dalka meel xun dhigo intakalena kudaawato waa nacas nimo

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Ciidamo 30 kun awey

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah10155 күн бұрын

    Waa inuu SI Fiican UGA taxaderaa wuxuu cunayo, cabayo iyo weliba cidda uu salaamayo.. Cumar geelle wuxuu lugooyey Somaliya waana nin Somaliya loo adeegsado.. taxadar

  • @user-tj9gs5mo5q
    @user-tj9gs5mo5q5 күн бұрын

    ✋️

  • @user-hg6tw2ny6u
    @user-hg6tw2ny6u5 күн бұрын

    Daahiroo balwaan midhihiisi wakaa adiga midhahaagi mee balwaan midhihiisi waa natusay adiga natusay

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi72495 күн бұрын

    marnaba masoo dhawayn you in firdhiye salaamo geelle doofaar laakiin ninkaa hayska jiro waa dilaa qarsoon daarodna ma arki karo

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t5 күн бұрын

    Dameer daarood hoos.baad.uooye doontaa

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Ciidan 1 luuyo kuwa la soo arooriye

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman68845 күн бұрын

    Asc. Ogaada hogamiyha scc firdhiye waa damjadiid

  • @madinamusse5141
    @madinamusse51415 күн бұрын

    Firdhiye inuu Geele aado waa qalad ilaa uu reer SSC Geele siiyo magdhow. Intii garabtaagnayd oo u godobowdayna wuu u gafay. Sidoo kale Geele ayuu u hiiliyey markay ku xumayd oo culayska saaran ka qaadayaa. Waa ayaan daro fudaydku wax Jabuuti kaga xiran SSC majiraan waana meesha Soomaalida qaybisay oo hoos u dhigtay.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29565 күн бұрын

    Xilidhibaanka caawa wixii kadabeeya ha is ilaaliyo marhaduu siro badan fashiliye oo dubulujidiidi qarinayen🥹

  • @QaliSharif
    @QaliSharif5 күн бұрын

    Walahay ban somaluya dawlad si ahan karin hadan dadaal badan la gelin

  • @art_lto2450
    @art_lto24505 күн бұрын

    wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 from zaylac🇩🇯😁👐🏼

  • @user-fr8kw7vy9m

    @user-fr8kw7vy9m

    5 күн бұрын

    KKKKK oromooy saaylac maad iska sooqoran ber ta jooji oo reerkaaga aamin isaaq oromo

  • @art_lto2450

    @art_lto2450

    5 күн бұрын

    @@user-fr8kw7vy9m 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 maa isaq kaliyaa dagan zxb😅

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    La.hayste huuno ah waa lagu xoreynayaa laangabow🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @art_lto2450

    @art_lto2450

    5 күн бұрын

    @@awiladen7814 xorayn maxaya meshu dhulbahante maha zxb oo emika wad ogtaho G/sool Labo qaybod ayuu noqdy caynaba iyo Lascanood run ahan 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚🇪🇹🇩🇯 inay somaliland aqoonsatoH ayaa mesha ka sarayaa shekadi somalia🇸🇴 odhan jirte gobolada waqoyi😁

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    @@art_lto2450 hhhh war waa bilaa aqoonsi ee somalinimadu hayna wada deeqdo🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ce9sx2sk4z
    @user-ce9sx2sk4z5 күн бұрын

    5 😅😅

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j5 күн бұрын

    Nimmankii jabuuti ayaa loosoodiray madaxda sl godkoodi baa biyo ugu galeen

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi71625 күн бұрын

    Firdhiye ma umulbaa ilowshiinyo dhawaa

  • @Ayan-le4hb

    @Ayan-le4hb

    5 күн бұрын

    WALAAL NINKASTA MARKUU XIL NOO QABTO AYUU JEEBKIISA U SHAQAYSTAA IYO LAALUUSHKII LOOGU YEERO XILKANA INUU QABIIL KU HELAY BUU OGYAHAY CID LA XISAABTAMI INAYSAN JIRINA WUU OGYAHAY.

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep8245 күн бұрын

    ☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵☝️🫵khatarta ku jirta ha iska ilaaliyo cuntooyinka yaan lgu sumayn 😢😢😢😢😢😢

  • @abdimadobe8803
    @abdimadobe88035 күн бұрын

    Siyaasada maaha beri baan hebel is qabanay ee jaanis lamana beer dareeyo buuqa ku furmay goonigoosata waa la xoojinayaa

  • @mohamedmohmud520
    @mohamedmohmud5205 күн бұрын

    Very big mistakes khatumo president to visit Ismail omar.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Ceeb weyn dhacday

  • @SuleymanAshilr
    @SuleymanAshilr4 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar41725 күн бұрын

    Firdhiye waa Madaxweyne Dowlad goboleed ,oo Muse Allow sahal , asagoo ah hoggaamiyaha jabhadda fallaagowday ee SNM.maxaa ka galay safarka Mdne. Firdhiye ..... Now .... Agah .

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo5 күн бұрын

    Somalinimadu ha waarto

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t4 күн бұрын

    Waryaa Siil kushaqeeye kadhamow soomalilaan😂😂😂

  • @bosschannel6468
    @bosschannel64683 күн бұрын

    SOMALILAND Geeskii Africa oo dhan bay Kaga cabaadisay Haw. Mudane Madaxwayne Muuse Bixi CAbdi kugu maalnay🫡🫡🫡

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep8245 күн бұрын

    Wallee waxani waan film handia firidhiye ma ahayn in uu sidaas u deg dego ma ha is hayeen ama ha saaxiibeene waa khatar dadka soomaali soomaaliyeed ku ah 3 nin oo tuuga lama aamino waayo waa mu aadiqiin dhulbahantoow maxaad la degdegtaan is jiray waxani soomaali ma aha waa cadawga soomaali leeyahay waan ismaaciil calooleey.

  • @alasowhaajiahmed7750
    @alasowhaajiahmed77505 күн бұрын

    Saraakiishu maciidan dablay ah oo laboratory.

  • @estsixstars4819
    @estsixstars48195 күн бұрын

    Doofaar ma Daahiro, ilko abeeso Hoostey ka wada xiriiraan, anigu waxaan u arkaa Saqiirkaan siyaasadda in filim loo dhigaayo si looga qaato Maxaabiistii, Firdhiye imisa ayaa maskaxda looga dhaqaayey oo uu fadhiyey Xamar, C/Balwaan muhimadu waa in Cadawnimo loo jilo si maxaabiistii looga soo daayo, waadna arki doontaa, ee Qiirada beenta ah, yaan la aaminin, ha Galgalato. La arki doonee.

  • @fhuddle2311
    @fhuddle23115 күн бұрын

    Muuse markuu soomaalinimada ka baxay yaa albaabada laga xirtay, nin talo xun oo dhan sidaas yaa u dambaysa.

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi24625 күн бұрын

    BALWAAN MA XUMO FIRDHIYE INUU JABUTI TAGO EE WAXAAN KA CABSOON IN LA SUMEEYO.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j5 күн бұрын

    Muuse waxa walba way kasoo xirmeen

  • @prosl11
    @prosl115 күн бұрын

    Ciyaarta geeska africa kaa socota waa mid halis ah laakiinse somaliland way taqaana waxay samayn lahayd ,mucaaridka canfar baanu uu yeedhina base baynu kaa siin xuduudha bal jubuuti yaa kaa futo xun ,nimanka harti darood iyo isaaq way iksu maqan yihiin waxaynu kale helna baynu leenahay ciddi roon geeska haa uu hadho

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni17255 күн бұрын

    Muuse juudan wakhtigisii wuu dhamaaday waa gabo gabo meeshu u baxsan lahana wuu iska soo xidhay

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan45245 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k5 күн бұрын

    JabuuTi. Qofkii. Tagi. Biyaha. Ama. Sharaab. Ayey. Sidaa. Markuu. Suíço. Ama. Dawaqamo. Sawir. Ayey. Ka. Wadaa. Hadhoow. Na. Waxay. Tiraahdaa. Wacan. Dono. Samee. SIDA. Xasan. Sheekh. Ay. FaRaha. Ugu. Hayso. Oo. KaLe. Meeshaad. Lama. Ananindeua. Haye. Waan. Arkeynaa. Wixii. Ka. Sii. Baxo. Farmaajo. Wuu. Diiday. Waan. Arkeynaa. Wixii. Ka. Soo. Baxo

  • @user-bz6be6me5y
    @user-bz6be6me5y5 күн бұрын

    balwaan waad khal dan tahay sxb somaalilan dowlad maaha waa reer ee ha odhanin dowlada maamul xataa maaha sool iyo awdal mar hadayna ka talinin miyaa dowlad lagu sheegi karaa waa maamul arga gixisaa maamulka SNM

  • @Xaqiiqda-ul5sz
    @Xaqiiqda-ul5sz5 күн бұрын

    Caqli xumo iyo iimaan daro ayaa ka muuqata Firdhiye, bal aan aragno in Qadra & Smaacil caano kuu shubaan," Feera weyne Caqli baruur iga dheh!" Caqliga hada kugu jira hadaan lagaa siibin waan arki doonaa!!

  • @QaliSharif
    @QaliSharif5 күн бұрын

    Yayaa maxa ino so arkay jabuti

  • @MadaxeeyAhmedmohamed
    @MadaxeeyAhmedmohamed5 күн бұрын

    Xilfhibaanadu waatuugo waxay hada uga soohorjeesteen waaxildhibaano laaluush kudos shaqeeya shaqeeya dhulbaalaydinsiin lacag marking lagubooday mooshhino keenentuugo tuugo meelloowaayey ilaahow masiibokurid

  • @awiladen7814
    @awiladen78145 күн бұрын

    Hhhh urur samale eey.baa.cunay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn23765 күн бұрын

    ASC Wll Balwaan. Degeeso Musa Bixi , HSM iyo Geele ma digaalsana waa heshiis. Lakiin shacaabka aya lagaa gadaaya iney col yihiin.😂😂😂😂😂 Firdiye na Xabadihi Jabuti lagu xasuqey SSC ayu iloweey cajiib

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx5 күн бұрын

    Abaayo axmed baa baasaboor siinaya muuse juudaan waa axmaar.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    Dowlad hasan ceeb ku dhacday dictoor

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji70595 күн бұрын

    Fardhiye inuu tago Jabuuti waa qasaaro waayo? Waa meel dadka lagu sixro wuxuna kasoo laaban doona isagoo badelan sidi lagu sameeyay R. Xamza, Axmed madoobe iyo Xasan Sheekh oo illaa iyo hadeer Madaxda uu kaqabsaday Cumar Geele, oo qaladka uu kulataliyo uu fuliyo. Marka Somaliland Ayan collownay waa been lagu Soo Xero ge linaayo laascaanod.!!!!!!.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq58195 күн бұрын

    War ninyow armuu sumeeyaa? Calool geele lama aamini karo. Allaha kasoo bad baadiyo koley faa'ido uguma uusan yeerine AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @imthecaptainnow6446

    @imthecaptainnow6446

    5 күн бұрын

    Waa laga yaaba lkn fardhyiebwaa oogyahay SSC hal qof waxba uu nqon mayso

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi5 күн бұрын

    Inay su.eeyaanaan aan ka cabsi qabaa

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey65255 күн бұрын

    Balwaanow..jabuuti.s0w.tii.shaley.naqumaadey.sey.ma.aha.danta.ay.noo.heysaa.maxey.tahay

  • @BurhanHasanMohamed
    @BurhanHasanMohamed5 күн бұрын

    Asc balwaa aankuudaree waxalshegay inayihii 100 qof intabasaabrada laga kansaly

  • @QaliSharif
    @QaliSharif5 күн бұрын

    Abdullahiyow maxaa khaldan o jabuuti inaga khuseya

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93805 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @hussenodowa1051
    @hussenodowa10515 күн бұрын

    benale

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m5 күн бұрын

    inuu aado ma ahaayn laakiin haduu aaday waa inuu laxisaabtamaa geele hubkii uu ku bixiyay in laascaanood lagu dumiyo yaanay sumaayn eewaa inuu iska ilaaliyo geele waa tuug mooryaan ah

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama14945 күн бұрын

    Taasi waa been soomaaliya ma haysato dabaadaad

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj5 күн бұрын

    Ar dhulbahante fududaaa xge aadeen jibuuti baaa o mxy hargayso uga duwan yihiin so kuwii sool ku laynayey damiino miyaa reerku 😂

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw5 күн бұрын

    Yuu ku sumeyn is ilaali

Келесі