Axmed Madoobe oo war culus ka soo saaray bixitaanka ATMIS, tan waa Qiyaano Qaran

Пікірлер: 23

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi2 күн бұрын

    Bro mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz2 күн бұрын

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah41622 күн бұрын

    Manshallah Guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6qКүн бұрын

    Axmed geedo naar Allah Ayaan kaaga dacwoonay

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed36952 күн бұрын

    Talo xume, Xasan shiekh. Wuu xanunsan yahay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 күн бұрын

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor48782 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna jubland ahmed madobe wa geesi geesi dhalay aniga wa ku farax sanahay xabsi guri ka dhigay gudomiyaha barlamanka jubland cada qadah tuuga xasan gorgurde gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid wlkn abdulahi balwan somaliya wey u dhamaday waxey noqeysah Afghanistan u dhamaday haday dowladi bahalodey fashil tan hashis la galayo shbb dacish xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid wlkn abdulahi balwan suaal labo shbb miya hishinayan dowlada bahalodey xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid wa shbb dacish ku galana oo hogaminayo cali dheer mahad garade suni shbb dacish wa isku mid wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad hala bad badiyo hada iyo luwo qarax yala ba muqdisho ka bilanayo

  • @munayousuf8460
    @munayousuf84602 күн бұрын

    Balwaanow soo dhawee wada hadalada as in illahay soo hadeyo ayaa dhicikarta ee

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush29522 күн бұрын

    Wcs

  • @abdirahmanabdinurabdulahi9722
    @abdirahmanabdinurabdulahi97222 күн бұрын

    In lawada hadlo wax dhaamo maleh hala taageero hadii ay dhab tahay inta ay maalin walba ay dad dhiman lahaayeen inta nool nolol ha hesho. Arintaas dawladu waa ku saxantahay halagu taageero

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed50022 күн бұрын

    Ahmed maanta waxa sharaf u ah in uu Dorasho loo maray tartan daah furan uu qabto isagana uu noqdo Oday Somaliyeeyd oo dalka Somaliya iyo kismaayo si sharaf ah kujoogo,Gudomiyaha wakilada Shacabka Cidamada waa in eey isbadalka tageraan.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m2 күн бұрын

    kkkkkk awalba isku mid baay ahaayeen laba shabaab waa wada shaqeeyaan

  • @calibare1641
    @calibare16412 күн бұрын

    allshabaab hadaan lalaheshiin horay 500kun beydileen kabadan bedilayaan halalaheshiiyo waxdhaama heshiismaogo hadaanlarabin inaaniskudhamaano dawladawaxhalagasiiyo hanalalaheshiiyo nimankaas somaalidantoodaakujirta wax aankutaageeray xasansh taasbaajirta waaiskudhamaanay cadaowga shisheyyena wanagafaaiidaystay maatawaxanrabnaainlaheshiiyo xabanaladhigo loojeensado cadawgadibada silalkaloodifaco taldiiwaataas

  • @FaisalMohamed-hg2ne
    @FaisalMohamed-hg2ne2 күн бұрын

    Qorshaha dagaalka wuxuu ahaaa in la beegsado sarakisha ciidanka

  • @cazkapoy1665
    @cazkapoy16652 күн бұрын

    Yaa qaban kara axmad waa baarqab😂😂😂

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5ktКүн бұрын

    ❤guuulsh

  • @snw9257
    @snw92572 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂 yaa uxukumay kaligi?

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu2 күн бұрын

    Ahmed qaxooti waa hogaamiyaha qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah.. ahmed qaxooti waa nin somaliya kusoo galay inuu bada somaliya u dhaco kenyatiga.... ahmed qaxooti ninka maamul ku sheega waa nin qaxootiga killinka ah ama Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle oo raba in adoon qaxooti ah ay ka maamulaan caasimada beelaha hawiye ee moqdisho..

  • @cazkapoy1665

    @cazkapoy1665

    2 күн бұрын

    Maxaad kabadali kartaa wataa kismayo xiniiyo ayaa larabaa

  • @aliabdi8347

    @aliabdi8347

    2 күн бұрын

    Kismaayo dadkii iskalahaa baa Ka taliya

  • @NuurCalisheikh
    @NuurCalisheikhКүн бұрын

    Nacalaa ku dhalay warkaaga nagadaa garacyahaw garacu dhalay bax

Келесі