Waxa dhici doona haddii DF ay Itoobiya dekad u ogolaato wada-hadallada Turkey

Пікірлер: 43

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar10 күн бұрын

    MANTA AYUU DILACAY XAQI ILAHY BAAN MAHAD LEEH❤❤❤❤❤❤

  • @user-sj7ru5hy9s
    @user-sj7ru5hy9s11 күн бұрын

    Wuxuu faysal udirayaa jabuuti shabaab

  • @Umo580
    @Umo58011 күн бұрын

    XASAN ISAGAA DALKA MAABI IYEY UNUKAALE MUQDISHO MAXAY DHASHAY SOOMALIYA GUUL IYO GOBANIMO IN SHALLAAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅️✅️✅️✅️✅️

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar10 күн бұрын

    Subxaaanlaaah ❤❤❤

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty10 күн бұрын

    LEGEND CABDULAAHI BALWAAN RUNTA U SHEEG SHACABKA SOMALIYED

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487810 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid dalki wey ibiyan awal qaburah meydka ba la maray hada badi ba laga ibiyey ebay ahmed Ethiopia iyo oromoda wlkn abdulahi balwan mar dhawo waxad maqlidontan masjadada muqdisho guriyihi garonki gubta cagta tiyatarka garonka diyaradah adan cade dhamantoda oo la xarashay wad maqlidontan wey so dhowdahay aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad kuwa cismada jogo kuwa mamul gobaladka jogo iyo kuwa dibada jogo hubka qada iska caliya dalka hala bad badiyo xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid Ethiopia ba laga ibiyey bad iyo bariba

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr11 күн бұрын

    Ninkaan magaca gaalada labaxay balwaan towbat keen waryaa

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu11 күн бұрын

    Waa xaqiiq somalya Awood malaha waayo adigoo kale ayaa kalaqeybinaya ee ogow meeshaad kagasho ayaan kageleynaa..

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    11 күн бұрын

    Farmaaajo wa Mr 😂😂😂😂 Nacam Waa Mr Waa darooood mucaradkayga waaan dilnaaaa Balse dhul ma xaraaashno Sababatoooo ah qab Iyo han baaan leenahay Halka hawiye yahay doqon Lacag jecel

  • @ubahguled5047
    @ubahguled504711 күн бұрын

    Cidaan xoog badanaa. Somalia way uhanjabeen hadana waa Jabuti. waa waali inteeda le ag

  • @amalhassan7383
    @amalhassan738311 күн бұрын

    😂😂😂😂Subhan Allah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m11 күн бұрын

    waaw maanta cadawgaaygii baa iskudhacay adeer shalay laascaanood markii laduqaaynayay hubkuu nagu soosiinayay isaaq maantana waa kuwaa ishaysta labadij xawdaro ku heshiiyaa xaqaay ku coloobaan daawadaan kanahay

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon974210 күн бұрын

    Xassan sheekh haduu itoobiya siiyo bada hadee hawiye ayaa bada bixiyay. Wixi Somalia la odhan jiray way soo afjarmi. Matka qabiil walba tabar tiisu waxay u goyso, kii itoobiya isku dhiibaya iyo kii iska celinaya waa la atki doona.

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah359611 күн бұрын

    XASAN DAL XARAASHE WAA QAAIN DALKII IYO DADKII IIBSADEY SOOMAALIYEY WAAD U JEEDAAN IN BADII UU XASAN IIBSADEY. MAXAA KEENAAYO IN BADAADA AAD WADA HADAL KA GASHO TAASHI. NIN BAAHAN HOB MA AHAN WAR XASAN HALAGU KACO DIFAACDA BADIINA NINKAN XASAMDAL XARAASHE WAA NIN TUUG AH.

  • @STarzevinho
    @STarzevinho11 күн бұрын

    hi

  • @qasimsharif24
    @qasimsharif2410 күн бұрын

    adeer dameerhaa baarpaman kusheega iyo waxan aad ledihiin madaxwayne hadilaalo Turkish mawaxuu uhaysyaa in dameerkaa wadanka leeyhay aderr.turkiga waalagula xisaabtam8 doonaa fataalnimada ama wadanak waakal a tegayaa waayoo baarlamaan fataali8na lama oaran karo wadan bay masuul.kayihiin

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb11 күн бұрын

    WAR AAWEYE ISLAANTII HABAR KHADRO XAYT. TAASUU IS MAQASHIINAAYAAA FAYSAL FAARUQ.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295610 күн бұрын

    Dalku waa raga la aan sida muuqata xasan dhiiqo vidi ka dhicisa lalayahay😔

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h11 күн бұрын

    Malaha dhamaan soomaalida itoobiya weyna sixirtay sababtoo ah dadkii indhahay kawada fiirsanayaan wax ka hadlayana maleh!

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh11 күн бұрын

    Faysal afkay kaga hadhay.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali659611 күн бұрын

    Hhhhhh

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe333411 күн бұрын

    WAA XAQDARADII AY KA GALEEN SOMALIYA GAAR AHAN LSASCAANO

  • @goudhassanaden4627

    @goudhassanaden4627

    11 күн бұрын

    wax walba run moodaa rag ugu liita ma Cabdilahi afku xoogle ayaad rumaysatay

  • @KingXamaadaOfficial

    @KingXamaadaOfficial

    10 күн бұрын

    @@goudhassanaden4627hhhhh way xanuusanayan dadkani kufsi iyo niiko baa lagu dhalay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295610 күн бұрын

    Horaa loo yiri labada xaqadarada ku heshiiya xaqaya ku diriraan shalay shacab aan waxabo kahaleen baya u heshiiyen maantana iyaga ka tafataya 😉

  • @hawoabdullahi9107
    @hawoabdullahi910710 күн бұрын

    salaan sare legeñ

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj11 күн бұрын

    Hhhhhhhhh darood hala laayo halagu duuulo mxaaa usc ka faaaiideen😂😂😂😂😂

  • @ubahguled5047
    @ubahguled504711 күн бұрын

    Adeeyaday baa waxay dhihi jirtay. Afnooli hadal madaayo, Futona dhuuso madayso Foisto faaruqa ha hadaso

  • @user-kc3ki6cq8f
    @user-kc3ki6cq8f11 күн бұрын

    Xaar weyne Arag naagle Cabaadhyahan luqantiyo... Cabaad ka is ka Waxaa soo socda sug Arooskaaga ha ka mashxaradin

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe333411 күн бұрын

    XASAN WAXA UU QARINAAYO WEYNAN BADANAA ETHOPIA MA SIRBAY KA HAYSAA?

  • @XalimomBinji-tz7yl
    @XalimomBinji-tz7yl10 күн бұрын

    Xasanw dabkaa be,

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow642110 күн бұрын

    SNM SIDII naag marka hore lala guursay hadana la furay beey u hanaasan yihiin😂😂😂

  • @KingXamaadaOfficial

    @KingXamaadaOfficial

    10 күн бұрын

    Anagu waaban xanaaqsanahaye oo ninka raga ah baa xanaae idinku kolay niikadiini yarayd baad iska wadataan iyo inaad sidii orgida is ursataan😂😂😂😂

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg11 күн бұрын

    Reerkaga waxaa cashuura alshabaab ilaa intaa aanad jawahr iyo muqdisho xorriyad aanad ku mari karin waxaad ka hadli karti majirto

  • @sahrasiciid2640
    @sahrasiciid264011 күн бұрын

    Ooyaayow maxay jabuuti ka qaadi s/land isagaa saxiimad saaran afar madfac ayaa ku filan

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e11 күн бұрын

    Alx waa burburkii somaliydidka

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o11 күн бұрын

    Jabuuti waa dowlad muctarif ah.reerkaan caqligooda waa dameerkaan qaawan ee hanjabayo

Келесі