Xasan Sh Oo Isku Dhiibay Farmaajo & Sheekh Shariif, Horuumarka SSC Khaatumo, Deni oo diiday ...

Пікірлер: 138

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29566 ай бұрын

    Mashaa Allaah madaxadii hore ee farmaajo iyo shiikhi shariifi ilaahay hadin xafitiyo 🤲🤲❤️🏇🏿🇸🇴🫶🏽

  • @calidaclood5205
    @calidaclood52056 ай бұрын

    ASC, Cabdullaahi Balwaan, Walaalle Codka kor uqaad markasta. Mahadsanid.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z6 ай бұрын

    WA sax war dhulbahatow cadowgii Somali diidka aha wali waxba Ka nool qurbajogta wad Ka gabiseen halgankii SSc khatumo guuuuuull❤

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h6 ай бұрын

    Mahadsanid balwaan❤

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed80506 ай бұрын

    Ninka gabadha gubey waa in la gubo weeye caadaalad waxaan ku rabnaa in la gubo tiir maxuu noo sheegayaa 😂😂😂

  • @husseinaden7560

    @husseinaden7560

    6 ай бұрын

    Cadaalad waa tiina allah,aakhiray ku gubi doontaa ilaahay hortiisa insha allah

  • @calishaakir1

    @calishaakir1

    6 ай бұрын

    Waan kugu raacsanahay

  • @rukiyamohamed8050

    @rukiyamohamed8050

    6 ай бұрын

    @@husseinaden7560 cadaalad wax diidiidaya ma leh waan u baahanahay lkinse xagee laga helayaa cadaalada ay waydey ikraan xagee laga raadinayaa

  • @firdowsmusay-ze9gs

    @firdowsmusay-ze9gs

    6 ай бұрын

    ​@@calishaakir1ma banaana in qofka lagubo oo ilaahay uun ba dabka wax kucadaaba laakin wain sharciga wuxu kuxumay lamariyo

  • @MukhtarHashiShOsman
    @MukhtarHashiShOsman6 ай бұрын

    ASC.WAXAAN HALKAAN UGU MAHAD CELINAYAA WARIYE BALWAAN SIDA WANAAGSAN UU DFIYAARKA UGU YAHAY DHIRAGALINTA QURBA JOOGTA SSC.WAXAAN KU DHIRAGALINAYAA DHAMAAN QURBA JOOGTA SSC IN AY MID NOQDAAN ISLA MARKASNA AY DHAQAALAHA KU KABAAN MAAMULKA SSC.WAXAAN IDIIN RAJEYNAYAA MIDNIMO IYO WAXQABAD LAGU HORUMARINAYO DHULKA AAD LEEDIHIIN.

  • @user-uy6ff9zy7m
    @user-uy6ff9zy7m6 ай бұрын

    Ilaaahy. Hakubarakeeyo❤

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe33346 ай бұрын

    WALAHI BILAHI TALAHI INAN QOFNA LA HADLAYN ASAGO LA AMAANOYA AD ARKAYSA MEESHAAN WAX DOWLAD AH MA JOOGTO

  • @amalhassan7383
    @amalhassan73836 ай бұрын

    Thanks Abdilaah ❤❤❤❤❤❤

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid7466 ай бұрын

    Tariikhda ku xusi doonta balwanoow Alle ha ku xifdiyo sida ugu shegaysid runta

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82616 ай бұрын

    Dulmiga Allaha baabi,iyo Xaqa Allaha u hiiliyo

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji70596 ай бұрын

    Walahi,waan kudhartaye Xasan Sheekh waddanka o lagu kalatagi iiyo iinu dastuurka sidu rabo kayeesho, wuxu kajecel yahay, in dantiisa loo yeelo,si uu xukunka kuwaaro Marka haddii u dastuur badal uu ku adkeysto,qilafna kadha sho, ogada itobiya waasidey rabtay, ee allow munafaqan nagaqabo Aamin ya'allah.

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    6 ай бұрын

    Dastuurka lama badalaayo hadaan nahay dowlad goboleedyada ma rabno in la badalo

  • @muqtaarcabdalla8110
    @muqtaarcabdalla81106 ай бұрын

    Shiikhaaley kuwaan qur,aanmka Haloo Cuskado

  • @ahmedabdi-jo9wg
    @ahmedabdi-jo9wg6 ай бұрын

    My brother A Balwaan

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor89856 ай бұрын

    Allahu akibar masha allah alhmdulilahi rabi calamin KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤ salallahu calehi wasalim ❤

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah21966 ай бұрын

    Mahadsanid halgamaa balwaan

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi57396 ай бұрын

    Guuleeso Balwaanoow guul iyo gobonimo

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi70986 ай бұрын

    Tack so mycket 🎉 balwaan Allaha ku xafido Aaqiro iyo Aduun guuleeso wlh waa runtaa 🎉 Dhulbahante iska daayee magaca daaroot ayaan kaftami jirin muuse juudaan waxuu dhihi jiray Awooegiin ayaan dharbaaxi jirnay Laakiin hada muuse ayaa liito oo la tusay tabarta awoowayaashoot

  • @fadumo6292
    @fadumo62926 ай бұрын

    Thank you balwaan❤❤❤❤❤

  • @user-un9kc6jc4f
    @user-un9kc6jc4f6 ай бұрын

    Ilaah akeenaayoinshaalaahilmahaassaqiiradamadaxooda

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29566 ай бұрын

    Cabdilaahi balwaan thank❤️❤️❤️❤️🇸🇴🥰🫶🏽

  • @muhammedyusuf504
    @muhammedyusuf5046 ай бұрын

    Thanks Bro Balwaan❤✅ Masha allaah Tolkayoow waanada walalkiin qaata oo fadhiga ka kaca👈✌️

  • @waliahmedabdi3186
    @waliahmedabdi31866 ай бұрын

    ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAH WAR CABDULLAHIYOW WALAAL ALLAHU YAXFATHUKA WAXAAN KUURAJAYNAYAA GUUL DAA'IM'AH

  • @user-cn9bx8wr3x
    @user-cn9bx8wr3x6 ай бұрын

    Salaan gobeed wariye ❤ nolow nasab bad tee caawa wan sodahay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed78786 ай бұрын

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ ruunta ka hadleen sax weya midas ok ❤❤❤❤

  • @yasminali5763
    @yasminali57636 ай бұрын

    Mashallah bro balwan journalist qaaliya 🇸🇴🌷🌷🌷🌷🌷🌷🐎🇸🇱👋

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u6 ай бұрын

    Xassan wa kaadeeb khayeen aalwadana qabyaliste ah Guulayso balwaan

  • @user-is8gi3cq1e
    @user-is8gi3cq1e6 ай бұрын

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29566 ай бұрын

    Waa run waa habeenkii xalaya tegeye in mardabe dhinacooda dhuluka loo dhigo M.goboleedeka SSC khaatumo cidii isku dayadeena waya ka shaalaayi doona guul iyo goba nimo ❤️🏇🏿🇸🇴🥰🇸🇴❤️🏇🏿🏇🏿❤️🫶🏽

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein73386 ай бұрын

    Thanks so much bro 👍❤️👍

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j6 ай бұрын

    Cabdulahi balwan sodkah lamah maqlayo ee kur uqad sokagah waa gabsan yehey

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n5 ай бұрын

    Mahadsanid balwaan

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed91156 ай бұрын

    Mahadsanid Balwaanow ❤❤❤

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j6 ай бұрын

    C,laahi guul baan kuu rajaynayaa

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy6 ай бұрын

    Waa runtaa waa inaan lahilmamin halgankii lasomary...ee xanuunka badnaa...dhaqaalaha wa-in labixi yaa oo la joojin....inshaallaah continues to pay.....

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor89856 ай бұрын

    Subxanalahi war ninka lsagana wa in,laguuba o,udhadhamiya, waxay gabadha dhadhamisay wa,dabeh

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82446 ай бұрын

    MAHAMED ABDULLAAHI FARMAAJO XABIIBAL MALAYIIN GUUL IYO GOBANIMO INSHALLAAH

  • @zuhraelmi2708
    @zuhraelmi27086 ай бұрын

    Thank u ❤❤ ❤❤❤❤

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan74966 ай бұрын

    Waa sidaas

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk6 ай бұрын

    BALWAAN, ANKA SAXO GACANKU DHIIGLAHA MA USAN DILIN HAL QOF WAA 2 NAF WAXA UU DILEY. WAA IN LA XISABA CUNUGA KU DHEX NOOLA CALOOSHA HOOYADIS WAA NAF ALLE SWT UU ABUUREY U XISAABSAN 😭😭😭 WAA IN LAGU DARA KIISKA U DAMBILAHA GEESTEY. ARRINTANA MAHA HOOS DHAQ KA TIIRKA INSHALLAH

  • @user-hx2uq6zn6h
    @user-hx2uq6zn6h6 ай бұрын

    mahadsanid

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed97665 ай бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏♥️

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi20466 ай бұрын

    Balwaan hogaaamiye soomaliyeed. Wacayle geesiyaashii soomalia dhisey. Mj

  • @HsS-wv6we

    @HsS-wv6we

    6 ай бұрын

    XAGEEY GEESIYAAL KA NOQDEEN XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE XASAN BAD GATE BEEN BADANAA WACEYSLE WAA GAALO KA OOOYEYAAL BEENTA JOOJI MJ KULAHAA DAMEER YAHAY

  • @amalhassan7383
    @amalhassan73836 ай бұрын

    Guul ssc masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-xf4sp9zf4z
    @user-xf4sp9zf4z6 ай бұрын

    What we do with our him 😍🥰🥰🥰

  • @AxmedAxmed-ep7yl
    @AxmedAxmed-ep7yl6 ай бұрын

    GUUL GUUL SSC KHAATUMO JAMAAHIIRTA GUUL

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle35936 ай бұрын

    Mashallah abdullahi balwaan walaahi ilin ayaa igu soo istaagtay siduu idiin guubaabinaayo dhulmahantoow joojiya dhulkiina iyo ciidankiina mar labaad in la burburiyo u istaaga aniga ma ahi dhulmahante laakin waxaa jecelahay horumarkiina please lacagah aad beenbeenta aad ku bixisaan ku dhista maamulkiina waxaa rabtaan isku qaba laakin dadkiina mar danbe yuu gumaysi galin please u kaca dadkiina wabillahi towfiiq somali peace and love ❤️ somali ha noolaato ha is raacdo 🇸🇴🕊️🇸🇴🕊️🇸🇴🕊️🇸🇴🕊️

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z6 ай бұрын

    Cawanka cawanku dhalay gabadha u qabtay gubey kaas wlhi Nasab maha qabiilka u sheeganayo wa lamid 😮😮😮

  • @aminafarah1457
    @aminafarah14576 ай бұрын

    Thank you hooyo macan waxan ogahay in Aad muwaadin Somali ku tashaneyso in Ad tahay allah ku xafido malin laga yaabee in aad wadank ka noqoto Madaxweyne daacad ah oo umadeena isku keena 💙🤍Somalia together!

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan80656 ай бұрын

    Xassan waxaa faro xun ka haya Emaratka sorry

  • @maxamedcabdisalaan7496

    @maxamedcabdisalaan7496

    6 ай бұрын

    Dee miyay waseen tolow

  • @user-uy6ff9zy7m
    @user-uy6ff9zy7m6 ай бұрын

    Wll. Waa. Runtaa. Walaahay

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t6 ай бұрын

    Dulmiga waa waxa intaas idiinka sorebay somali qofka dulmiga wada oo la qar qariyo hadii ninwalba danbiile ah laso gudbiyo waxas madheceen hadii sidas lagu siidayo gabdho badan ayaa sidas logelin allaha unaxariisto gabadhaas eheladii iyo qaranadii ay katagtay iyo umada somaliyeed samir iyo iiman allaha kasiiyo

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf6 ай бұрын

    Xasan isuma taliyo oo xor maahee waxba yaan la weydiin yaana la aaminin

  • @mohamudomarfarah406
    @mohamudomarfarah4066 ай бұрын

    Waa cambani reerleeyahay

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o6 ай бұрын

    Xasan sh ilaa la kala fogeeyo geele wax wanaaga ha ka filan, in lagu qasbo joojinta u dhaga nug laanta geele weeyaan.

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan36486 ай бұрын

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @M.Duran71
    @M.Duran716 ай бұрын

    Super Mooryaan Culusoow iyo Kooxdiisa tabarta daran Hawiye Auction Group dhabarkaa laga jebiyay.

  • @user-fn9yu2pg4p
    @user-fn9yu2pg4p6 ай бұрын

    Waa in ladila

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye23046 ай бұрын

    Xaajiga goormoo soo xajiyeey

  • @aadanharuun7630
    @aadanharuun76306 ай бұрын

    Halaso dhaweeyo mujrimkaas

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm6 ай бұрын

    Allahu Akbar dambiilahaa waa in la soo Qabto

  • @hodandaahir
    @hodandaahir6 ай бұрын

    Nin ka gubay xaskiisi isn't ha lame Mario sharciga Allah

  • @xaliimoabdulahi4277
    @xaliimoabdulahi42776 ай бұрын

    WALAALAYAAL MXED SIYAAD BARE U DUCEEYA CADAALAD ABAHEED

  • @adnanmill1111

    @adnanmill1111

    6 ай бұрын

    Allah u naxariisto Dhamaan 5ta Golaha sare iyo Dhamaan Madaxdii waqtigaas jiray Waxay gafeen Allow udhaaf. Aamiin yaa Allah.

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah92446 ай бұрын

    Until the philosophy which holds one race superior (Puntland &Somaliland) and another inferior (SSC) is finally and permanently discredited and abandoned. Everywhere is war, me say war.❤💛🖤💚

  • @fartuncali1709
    @fartuncali17096 ай бұрын

    Kanaa allow hanaga soo gooynin

  • @user-ep4hx8fv5d
    @user-ep4hx8fv5d6 ай бұрын

    Asc cabdulahi. Waxatay nin. Marwalba xaqakahadla hajojin inaad runta usheegto kuwakabaqaadka ay

  • @user-vu4st2hd8o
    @user-vu4st2hd8o6 ай бұрын

    Wiil reer xaaji saleymaan mexey yihiin xataa hadii qureesh kasoo jeedaan ma ilaahaa yiri suleymaan wexey doonaan hakufsadaan haguwaan dembi looma qawanaayo waayaab isuqawe aan looqawin

  • @user-lw1bc1hy1z

    @user-lw1bc1hy1z

    6 ай бұрын

    Absulitly

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh73396 ай бұрын

    Ruuxan balaan laheen diin maleh

  • @cabeeytaakow4926
    @cabeeytaakow49266 ай бұрын

    Ma waxaa kula yasan farmaajo oo aan dhameyn nin leysku dhiibo hawiyo qarmuun

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb6 ай бұрын

    Ilaahaay yaa kabadbaadin doona SUBXAANALAAH WAR qabyaaladaan waa lagu Naar Mudanayaa ee dhagarqabeyaasha hala soo dhiibo kan Cunuga yar kufsadey iyo kan maskiinta gubay oo aduunka ku cadaabay ilaahaay baa wax cadaabi Kara .

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed55816 ай бұрын

    Sida janaraal sheegow looxiray kawarran balwaan

  • @mowisha
    @mowisha6 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia88026 ай бұрын

    Maba jirto wx dowlad ladhaho o somalia kajirta

  • @mohacabdulaahi4668
    @mohacabdulaahi46686 ай бұрын

    Giuul g,z

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek6 ай бұрын

    Dawlad qabiila qabiilkee bay dawlad unoqon kartaa qabiil qabiil kama dheera hadii qarankii lagu midaysnaa Labor burnley oo qabiil loobedelay

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei83186 ай бұрын

    Jamaahiirata cidamada qalabaka sida iyo shacabaka khaatumo state of somaliyed walale cidana u mamaqna ceelana u qodana ee fadhiga halagakaco please please 🐎🐎🐎☝️☝️☝️☝️

  • @mohamedsaid4105
    @mohamedsaid41056 ай бұрын

    Asc Walaal Hi Balwaan,,adiga makutahay in Dalka Cadalad ka jirto Dowladnimadiiba Mooryaan aa la wareeg,Lagama yaabo in hadda Cadalad la helo,Afgooye Dhooboy yaa ka taliya Dadka Deegaamadaa u dhashay Talada Gobolkooda waxba ku laha , kii Gobolla u dhashayna haddi Talada loo dhiibo isla markiiba waa dilaayaan , Dilkii Todobaad aa la maroo haayaa , Salaama

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed51206 ай бұрын

    State aan isagu is bixin karin Oo dibadda laga soo biilo Somali ayaa ugu horeysa !! Diiniyan xataa waa xaraan!!.

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan23666 ай бұрын

    Xassan iyo deniba waa labo tuug midna waji maleh

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    6 ай бұрын

    XASAN AYAA TUUG AH DANI TUUG MAAHA DADKIISANA WAX AYUU U QABTAY EE OROD XASAN QASHIN MEELAHAASI LA AAD

  • @shukrihazzan2366

    @shukrihazzan2366

    6 ай бұрын

    Walaalkey cadiifad ima heyso xassana wax igama galin dhalasho ahaan ee runtaa sheegey

  • @mohamudomarfarah406
    @mohamudomarfarah4066 ай бұрын

    Dowlsd soomasliyeed majirto faamali xasacsheekh baa iskaleh

  • @sharfmow9277
    @sharfmow92776 ай бұрын

    Warqad furay: Marka hore Ethiopian ma sameeynin Dastuur ka Soomaalida ee waxaa sameestay A/man Faroole ayaa Dastuurkii u sameestay si uu ku helo sadbursi Beeshiisa u hesho haddana diidan in lasaxo, Waa in lasaxaa cidii diidana laga saaraa in ay tala kuyeeshaan Dastuurka si horay loogu socdo.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29566 ай бұрын

    Kuwaasi waa dhuuni qatayal halkii horogaladii hore mareen baya marayaan waxana uma dhimi karo M. Goboledeka SSC khaatumo 😳

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere97356 ай бұрын

    Xassan dhiiqo iyo Kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbadiyaa

  • @khadramohamed1716
    @khadramohamed17166 ай бұрын

    Please let’s use every platform to UNITE OUR PEOPLE SOMALI FOR PEACE ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉 wanaaga halafaafiyo please ❤

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi50206 ай бұрын

    Mooriyaanta oo dalka laga sifeynin wallee somaliya meel fog ayaa laga raadindoonaa.

  • @waliahmedabdi3186
    @waliahmedabdi31866 ай бұрын

    ABDULLAHIYOW SOOMAALIYA QODOBKA KOOWAAD AMA MISHKILADA KOOWAAD EE HAYSATA WAA CADAALAD DARO AMA DULMIGA KAJIRA EE DIINTA LAGAGALAYO DADKUNA ISKAGALAYAAN DHEXDOODA

  • @husseinadenabdalle5697
    @husseinadenabdalle56976 ай бұрын

    Maxa looga hadli wayay safarkan aan cadiga ahayn ee xasan ugu baxo dibada . Ma dhicin madaxwayne dibad wareg ah calamka iyo somalia midna sida xasan

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y6 ай бұрын

    Asc inlaso qabto oo maxkamad lasaro madhacayso ninkasna wuu badbaday sida dhaqanka somalida

  • @Somfox1
    @Somfox16 ай бұрын

    Waa ayo Somali ..OROMO IYO AMXAAR MAAHA SOMALI .. yaa umaqan Qoomiyada Somali GoojaCade , Laascanood wiilasha Somali Waqooyi ee ku dhintay khalad bay ahayd .. waxase ka daran in OROMO IYO AMXAAR LA SIIYO Saylac Xaruntii IMAAM AXMED GUREY .. Dunida Qoomiyado baa is hirdiyaya .. waxase yaaba kuwa Oromo iyo Amxaar mooday walaal .. cajiib

  • @hajinurabdulrazak4387
    @hajinurabdulrazak43876 ай бұрын

    Noolow Balwaani

  • @AxmedAxmed-ep7yl
    @AxmedAxmed-ep7yl6 ай бұрын

    Afkaaga Caano Lagu Qabey

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v6 ай бұрын

    Imika waxaad noqotay Joomla lagushubto

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed51206 ай бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🐪🐪🐪🐪 🐪🐪🐪🐪 💘💘💘💘

  • @calishaakir1
    @calishaakir16 ай бұрын

    Weliba haddii la helo Cadowga SIduu sameeyey halagu sameeyo oo hala GUBO.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour97936 ай бұрын

    Maxaa Masawirada Nimanka Hawiye Oga Kormarisay Kuwa Daarood 😂

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed42896 ай бұрын

    Hawiye waa tuba raac war xishooda reer xaaji saleebaan afkiina ka saara kha shinyohow qurinka ah orod daarood wax kasheega waa kaas

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq6 ай бұрын

    Xasan shaydaan dhiiqo, balan malahan, Waa Sagaal Wajiille👈 Saas darteed Dowladnimo, iyo Cadaalad Midna Majirto. Ninka gabadha gubay waa inlagubo, Waa Haday Cadaalad jirto, Mabajirtee🙄🤔💔😡

  • @user-wc6wl8zg6n
    @user-wc6wl8zg6n6 ай бұрын

    Mudane wetiye waa runtaa DFS soomaaliya hadey tooganweydo ninka diley xaaskiisa uurkaleh DFS mardame lama aaminayo ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alimahad6717
    @alimahad67176 ай бұрын

    Ma sariirta ayaa lagugu sheegay balwaan, maxaa laga waydiinaa munaafaqaas dadka dhameeyey.

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed98716 ай бұрын

    Farmaajo nama soo galo ninkii qoomoluudka wadanka kenay ciidankii lashaqeynayey wariye ayane warka siyay taas waa diidnay beenta jooji

Келесі