Jama Gallad - Boqor Buurmadoow waxuu rabaa inuu Garaad Jaamac Isku dhereriyo mana u suuroobayso...

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZread, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZread.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZread channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 39

  • @yasminhussein6143
    @yasminhussein614315 күн бұрын

    Sayid Mohammed C/hassan hooyadii dhulbahante ayey ahayd ayeeyadiina dhulbahante ayey ahayd isaaqna sayidku meelba kamasoo gelijirin daarood iska dhalabuu ahaa illahay subxaanahu watacaalaa janadii fardowsa haka waraabiyo AmiiN

  • @abdikadirhaji6852

    @abdikadirhaji6852

    15 күн бұрын

    Aamiin Allaha Unaxariisto Sayid Mohamed Abdulle Hassan ❤❤ ❤

  • @FardussYussuf

    @FardussYussuf

    15 күн бұрын

    Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale1215 күн бұрын

    Cusmaaniyiintii baa gumeesi ah waa Fikrad ingiriis maaha fikrad islaami ah

  • @FardussYussuf

    @FardussYussuf

    15 күн бұрын

    Waa runta walaal reerkan waligood gaalka ingiriis bay u sheen jireen

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool272915 күн бұрын

    Jamac galad waa qosol miidhan❤😂😂😂😂

  • @engineerisbariija5164
    @engineerisbariija516415 күн бұрын

    Dhagax madow wa qof walan Yaa aamina

  • @engineerisbariija5164
    @engineerisbariija516415 күн бұрын

    Alx allow adigaa iiga dhaliyey d5 (daarood ismaciil) Nimanka dhalan baa ciil qaba Wa marka keliyee aan is dheho sow laandherenimo u dhimatee

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831515 күн бұрын

    MIYEYSAN CADEYN IN BUURMADOW XANUUNKII DAAROOD NACEYBKA AHEYD UU QARSAN WAAYEY?

  • @yasminhussein6143
    @yasminhussein614315 күн бұрын

    😂😂😂😂that's true jaamac galadow noolow indr macaane illahayna Haku xafido maxaad run sheegtay waayo garaad jaamac garaad Cali waa king of D5 🤴 👑

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale1215 күн бұрын

    Jaamac galad wlahi waa mashiinka idaacadaan

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar434414 күн бұрын

    IIDOORKU DARAWISH WA NECEBYIHIN XITAA MANHAJKOODA OO AY JABHADI 1988 LA.SAMEYEY EE SNM KUSO DAREEN TARIKHDI DARAWISHTA WAY KA ILAALIYAAN WAXAYNA AAMINSANYIHIN TAARIIKH DAROD LEEYAHAY MARKA BUURMADOW WA NIN ISKA CIYAARAYA OO XAQIIQADA KA WARWAREGAYA HADI UU LEYAHAY ANAGAA DARAAWIISH AHAYN CAR BURCO SCHOOL KUYAAL HALAGU DHIGO TAARIIKHDII DARAWISHTA😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil182515 күн бұрын

    Dadka waqooyiga wakhtigii gumaysiga laba kooxood ayay ahaayeen kooxda isaaq waxaa la oran jiray rayid hartigana waxay ahaayeen daraawiish......

  • @MohdHajee-wx8ju
    @MohdHajee-wx8ju13 күн бұрын

    Musi bixi iyoo ardalada kuu shoobo loo mabhna Ceeb tarikhdaa lagmaa sheeego isaaq iyoo darood waa qabila nasab ah oo madaxa ah Ilahahy haa iskoo barakeyo hawiyana kuu dara ❤

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec15 күн бұрын

    Waxaa Khaled ah inhadalka but made w in lmacano loo yeelo masha

  • @xafsaosman7405
    @xafsaosman740515 күн бұрын

    Jawaab haa weybaa ka dhacday

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji685215 күн бұрын

    Boqor buurmadoow jid qaldan ayuu Aaday

  • @mohamedcadceed2864
    @mohamedcadceed286413 күн бұрын

    Meeshan miyaad Daarood tv isaga qorataan ileen caruur manihine

  • @alphakatun7878
    @alphakatun787815 күн бұрын

    Waa sheeko kale

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed190915 күн бұрын

    Gabaygasi wu jiray jamaacow

  • @januarySl2024
    @januarySl202415 күн бұрын

    Weji coodhcoodh Majeerteen macaluulay oo Ogaadeen shaqo siiyey

  • @amaalabdi7185

    @amaalabdi7185

    15 күн бұрын

    Caaaaaaaaac Caaaaaaaaac Caaaaaaaaac cabaad weyn

  • @bigie2264

    @bigie2264

    14 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi718515 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 gala dagaalka

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu12 күн бұрын

    Ninka la oran jirey Darwiish dee nin isaaq ayuu ahaa

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed00115 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol15 күн бұрын

    Salam nur iyo jamac bur madow waa jawajista dawlede gumeysta sida ingiriska dhaqale kusiyan kalagonnta qaran nimada dawleda somalie tariiq an aqon kudhisnan oo qarjajexa grade jamac waa jamaci tu maadia iyo ditena suban abihina tariiqda somalie daadki ormudka ah burmadow tuug daadka qafashta ganacsade jujule rer jibutia iyo berbara ka aftubteh uu bura ah elgabo lagaleey tariiq somalida ciida 1ka ah waa darode rer somalie labarbardhigo majiro anigo odey isse ah garta gowye

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed190915 күн бұрын

    Ina igare ayu sheegaya

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi718515 күн бұрын

    😅😅😅 title boga yaa boqraday???

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831515 күн бұрын

    BUURMADOW YAAN WAQTI LAGU LUMIN WAAYO DARAAWIISH AABIHIINA LAMA WEYDIIN ISNA WAX LAGA WEYDIIN MAAYO.

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu12 күн бұрын

    JAMAC GALADOW dadkii Asxaabta nebiga( scw) lama oran jirin hebel hebel ma gaarayo sida Cumar Caliba ka wanaagsanaa waxbey meydaan gumeysan ina ina kanadiid madxafka ama museum( guraga hidaha) ee wadanka talyaaniga ina Kanadiid ku qoran yahay inu ahaa basaas talyaanigu hub siiyey sidu somalida usoo raciyadeeyo

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed190915 күн бұрын

    Suldaan nuur Ahmed amaan suldanka guud ee habaryonis maxad iga tagtay jamaacow

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf15 күн бұрын

    Beenti wayo buur madow gaal baan la dagalyay iyo cumaniyin baan la dagalay waa hadal jabhadan idoor in ingiriis uso dhiibay sayidka xirir bu la laha cusmaniyiinta dad islam oo isgarab sado bay ahaayeen sayiidka iyo cusmaninta

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil182515 күн бұрын

    😅😅😅😅😅waa taariikh uu buurmadow keligii garanayo oo soomaalida kale aysan aqoon😅😅😅

  • @CismaanBarre-ny2mb
    @CismaanBarre-ny2mb15 күн бұрын

    Irir samaali waa dad jirre ee Haku xad gudbin dameerr yahow adigaba oromo ayaad tahaye dadku waa is yaqaane

Келесі