Siyaasiyiinta Mucaaradka maxay uga aamusan yihiin Qiyaanada qaran uu wado Madaxweyne xasan sheekh...

Пікірлер: 15

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel11 күн бұрын

    Mash allah Reer SSC way shaqaysten❤❤❤👏👏👏

  • @ZakiOsman-nh1sy
    @ZakiOsman-nh1sy11 күн бұрын

    War haye dameer

  • @seed3966
    @seed396611 күн бұрын

    Asc maaareeye hadalkiisu waa af iyo uur is khilaafasan hadalkiisu weeeye soomaalaay ogaada 🥾🥾🥾🥾🥾🥾🥾🥾🦂🦟🏃🏻🏃🏻🏃🏻🏃🏻🏃🏻🏃🏻🏃🏻🏃🏻🥾🥾🥾

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487811 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan siyasinta qaran waxey uga amusan yahin dowlad fashin tay oo dalkin oo dhan wa xarash wa ibi wlkn abdulahi balwan mar dhawo waxad maqlidontan dalkani somaliyad oo Afghanistan isku badalay 190 ba lo labaya sas ogo wlkn abdulahi balwan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs11 күн бұрын

    ugu dambeyn baddi soomaaliyed xasan wuxu gacanta ugeliyay itoobiya

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    11 күн бұрын

    Absame oooo ETHOPIA gacanta loooma galin Bad maxay sheeegaysa

  • @Turtle333face
    @Turtle333face11 күн бұрын

    😂2:33 Masallah

  • @GooniGoosadka
    @GooniGoosadka11 күн бұрын

    Deegaanada Soomaalilaan dhul badan ayaa loogu yeedhi jiray waaya hore laakiin hadda waa in aad dhahdaan goboloda Wayooyi Galbeed iyo Togdheer.

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb12 күн бұрын

    ILAAHAAYOOW SHAR KA XIJAAB REER LAASCAANOOD IYO SOOMAALIYA OO DHAN .

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed456611 күн бұрын

    Asc wlle balwan wn ku salamy

  • @teatime6853
    @teatime685311 күн бұрын

    Muqdisho biyo qaadey dadkii biyo aye dhaxjifan airport kee dee 🙈👀

  • @hersijama6742
    @hersijama674212 күн бұрын

    Asc.waar balwaan.maxad uga hadli wayday dagaalka ka socda mudug oo ay Ethiopia soo maleegtay.si dhalinyarada somaaliyeed ay u dhamaadaan. Walaalow arintaas ku dadaal oo u sheeg m goboledyada galmudug iyi puntland.

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r12 күн бұрын

    WARIYE SARE CABDULAAHA BALWAAN GULEEYSO KUSOCO WARARKA

Келесі