ASAD DIYAANO AFAR BILOOD AYUU MUQDISHO KU SUGAYAA IN LOO MAGACAABO TALIYAHA BOOLIIISKA, YAA DIIDAN..

Пікірлер: 22

  • @amalhassan7383
    @amalhassan738323 күн бұрын

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah and iyo punltand too hartinimo hawaarto ❤thanks Abdullah geesi nolow

  • @sudiissa5701
    @sudiissa570123 күн бұрын

    Anigu jadii asada loo magacabo waan soo dhaweeynaya dadka qarkod ee reer puntland qarkod waan kaga duwanahye puntland ilaahay mooyane cid wax yeelikarta ma jirto asada waa caruurti SSDF puntland shaqsi waxba mayeelo Asada xaqa buu u leeyahye Taliyah police waa 4'5

  • @seed3966
    @seed396623 күн бұрын

    Asc allooow sahal umuuraha soomaali maryooleey 🦻🦻🦻

  • @bby6
    @bby623 күн бұрын

    Balwan aad bad uqaldan tahay adi waxan umalen in ad farxi lahayd hadi puntland a dunto o diano la magacaabo please hadalkaga ka fiirso said dani wa gesi so hamza wu ku saxan yahay balwan siyaasad mataqanid viva hamza viva hamza

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487824 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan asad diyano 4mts ayu joga muqdisho waxa diiday in politica lo magacabo xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt23 күн бұрын

    Xamse wa barqab Ogaden ah o kadhashay 19 million

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer368223 күн бұрын

    Diyaano waxa ceshata waauqaba waxan lahadaya walaalihiisa

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer368223 күн бұрын

    Soomaliya alah xasiliyo halooduceeyo mafiyad had wadanka. Alaha nagaqabto

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne23 күн бұрын

    Xamsa iyo xasan shiiq galmaax iyo majeerten weey qayaahneen

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y23 күн бұрын

    😮kan bogor ku sheega ka aqli xun walaahay kkkkkk

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne23 күн бұрын

    Xamsa iyo xasan shiiq waa iskudhaqan kkk

  • @yasminali5763
    @yasminali576323 күн бұрын

    😂that's no government finish

  • @bby6
    @bby623 күн бұрын

    That is good news for puntland and khaatumo state and all harti people

  • @abdiisse4554
    @abdiisse455423 күн бұрын

    Asad khamiisle😅

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m23 күн бұрын

    sxb ogaadeen maaha sulub waa abaskuul waana absame uun baay iskuyihiin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m23 күн бұрын

    kkkkkkk asad diyaano waa neef bilaa caqliya mooryaantan muxuu kufalayaa waa tii aay kudhiman lahaayd siyaasadiisu

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer368223 күн бұрын

    Yaa iskuaminaa xasan mafiyo xabaalaqota😂

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y23 күн бұрын

    Kkkkk asad khamiisle ceeb uma dhintoh

  • @bby6
    @bby623 күн бұрын

    Hamza anago harti ah ba taagersan Hamza ma nebca majeerten puntland bu ilaalinaya xamza ta ogow please

  • @ahlanahmed8860

    @ahlanahmed8860

    22 күн бұрын

    Xamza waa marxuum xasan ushaqeeyah xasan ciduu jecelyahay buu jecelyahay cida xasan uu necebyahay buu necebyahay

  • @anabhassan8361
    @anabhassan836123 күн бұрын

    Iska hadal waxaad tahay cadowga somaliland waxaad garanweyday in ad wax u qabato dagmadaada maxaa kugu waalay Somaliland arimaheeda dhulbahante waa walaalahayo waana somaliland bal noosheeg waxa aad u daba ordayso somaliland adaan udhalan

  • @ahlanahmed8860

    @ahlanahmed8860

    22 күн бұрын

    Hhhhhh balwaan iyo dhulbahante waadad walaalo ah oo calanka buluuga ah iyo somaalinimo kadhexeeyso laakin adigu iidoor wagaasha amxaaro ladhashay calanka dhigtay googarad dhiigleh 😂😂😂😂😂

Келесі