XASAN SHEEKH HADII SIYAASADA KA WAREERTO AYUU XERTAA TUUTAHA CIIDANKA

Пікірлер: 16

  • @bby6
    @bby68 күн бұрын

    Hassan dhiqo wa khiyaali ku nool brother

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor48788 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan wa runta xasan gorgurde marku dhica kasta ku fashil mo ayu waxu ada furimaha

  • @amalhassan7383
    @amalhassan73838 күн бұрын

    Masha Allah guuleeso Abdullah you always telling the truth ❤❤❤❤

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi80138 күн бұрын

    Xasan dhiiqo wuu ku fashilmey hogaankii iyo abnigii dalka markaa waa inuu iscasilaa mahadsanid brother

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk8 күн бұрын

    Waa saxiix

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed8 күн бұрын

    Waa saas

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar72858 күн бұрын

    Xasan.sheekh. Muqdisho.ayuu.mamul.gobaled.ka.dhigta.dhaqaalihii.soomaaliyana.wuu.wataa Soomaali.Dan.kama.laha

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed8 күн бұрын

    Walaal maalintii uu ciidammad salaanta ka qaatay runtii Aad buu u naxay hassan sheikh because ma fillayn in ay wali ciidamadii wax ka harsan yihiin kuwa ugu qaabilsan ciidammadda ayaa ku yiri way dhamaadeen markaas haduu rabaa intaas inuu dab ku shubbo allow naga qabo

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar41728 күн бұрын

    In ka badan 2 sano XSHM. wuxuu dhex dabaalanaayaa dhameestirkii qabyada ka aheed ee kala tagga umadda soomaaliyeed ìyo fashilka dowladnimada somalia.... P/Laand tagatay , J/Land ku xigsataye oo waa taa K/Galbeed soo if baxaysa iney ayadana waddadaas ku socoto . Good bay Somalia .

  • @sudiissa5701
    @sudiissa57018 күн бұрын

    😂😂😂

  • @aweissoccorro4671
    @aweissoccorro46718 күн бұрын

    In dastuurka la iska beddeli karo Axmed Madoobe wuxuu ka bartay Madaxweyne Xassan Sheekh

  • @xidig2020
    @xidig20208 күн бұрын

    Mushin baa kayaala xasan sh maxuud marka wuu laga gabanayaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29568 күн бұрын

    Xasan dhiiqo tuutaha shacabku ku xada ee shabaab uma baxo inuu shabaa lama dagaalamo

  • @AbshirRaagecali
    @AbshirRaagecali8 күн бұрын

    Benlo aatahy dhqala luku siiyo AA rabta

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra8 күн бұрын

    Waar heedhaha lacag iyo ciidan haloo ururiyo Soomaalida Canfarta iska dhicineysa. Baraha Bulshadana hala taageero. Siday wax idinka yihiin Soomaaliyeey?

Келесі