Lafta gareen oo Si cad u sheegay dagaalada Qabiil oo ay DF abaabuleyso, Damaca Damujadiid iyo.....

Пікірлер: 15

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz10 күн бұрын

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤

  • @nursuleqo8055

    @nursuleqo8055

    10 күн бұрын

    Ää9

  • @nursuleqo8055

    @nursuleqo8055

    10 күн бұрын

    😊😊

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac723810 күн бұрын

    WCS ASXABTA SALAN SARE BALWAN WADANI MANSHA ALLAH MASUL SARE MUDANE MADAXWEYNE LAFTAGAREN WAA WADANI SIYAASI DALKISA IYO DAKISABA JECEL SOMALI NIMADA KUWEYNTAHAY WAA RUGCADA SIYASI GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487810 күн бұрын

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna gonfur galbad cabdicasi maxamed xasan lalta gare wa runtis dagalka qabilada waxa ku diyaro xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantis marxun xamza argixisadisa damajid

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs10 күн бұрын

    soo quf soo quf waxa dowladu daaha gadaashisa kushirqooleyso

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi76610 күн бұрын

    KAN MAREEXAAN IYO DIR KAN SACAD IYO LEELKASE HUBKII SHABAAB LARABEY INEY KULA DAGAALAMAAN BAA LAGU DAGAALAMSYAAN DOWLAD ASN KA HADLEYNIN DAGASLKA SOCDA JOOJIYZ MALEH

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed50029 күн бұрын

    Aziz lafta gareyn waa runtisa Dagalada Sokeye ee shabelada Hoose Afgooye illa shabellada dhexe Diinsoor walaleyn iyo Ceel bardo dhinaca Bakool waxa kadambesa Kooxda Villada hogamiye Indhacade iyo Taliya isbarada u taalo Afgooye Jiinka wabiga Basro wada Afgoye ceelasha biyaha dhulka shacabka sida qasabka u qaato ayaa ksdambeyaan.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs10 күн бұрын

    xasan sheekh iyo kooxdisa ilaahay wadanka haka qabto meel kasta dagaal qabiil bu kahuriyaye waxayna ubadantahay in xasan caafimaad qabin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs10 күн бұрын

    saalax oo gooni goosadka snm meesha ujooga baaba muqdisho jooge see nabad kuimaan

  • @ragehussein124
    @ragehussein12410 күн бұрын

    Taliyihii nabad sugida wuxuu noqday kaabe qabiil because wuxuu hayo waa shaqo qabiil marka meeshaas ayaa dowlad laga sugayaa dowlad ma jirto kolay Aniga dowlad ma arko dowladi somalia waxay noqotay NGO koox maafiya ah ay ku qaraabato kooxda maafiyada ah ee villada fadhida waxay ku jiraan tartar mid kasta wuxuu leeyahay Aniga qandaraas hebel ha la ii xiro xataa jaadki daroogada ahaa dad gaar ah ayaa loo xiray madaxweyne heshiis jaad kenya la galaya madaxweyne jaad iyo daroogo maxaa ka galay waa yaab

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f10 күн бұрын

    Beenaale.bal.wax. Yeel.dawlada.muxuu.gooyaa.yuutuubar.

  • @MamaG-t1t
    @MamaG-t1t10 күн бұрын

    Siil difaaco jooji ceyda dadka sharafta leh somaliland

  • @rashkaarow45

    @rashkaarow45

    10 күн бұрын

    Yaahuu . Maamo caayeysa geedkeeda . Inleyn ceeb looma dhinta . Wagar .

Келесі