Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

chanellkan waxada ka heli kartaan daawooyinka loogu talo galaya isha sixirka & jinka & madax xanuunka dhabar xanuunka ciririga & talooyin ku sabsan
waxaadna kala soo xiriri kartaa lambaradan sida

+254713330809

KANSAR AYAY KA BOGSATAY

KANSAR AYAY KA BOGSATAY

Ruqyah cuqadka qaybtii 2aad

Ruqyah cuqadka qaybtii 2aad

Пікірлер

  • @nimcoabdulrazak8837
    @nimcoabdulrazak88372 минут бұрын

    Asc shekh allaaha kurakeeyo mantan dhagaysay waxan daremay gargariig jadwalkiina wan racay jiriiroco matag aan iga imaaniyn

  • @user-ct9dc7zo5t
    @user-ct9dc7zo5t27 минут бұрын

    DUCO IGU CAAWIYA WALALAHA

  • @user-ct9dc7zo5t
    @user-ct9dc7zo5t28 минут бұрын

    😭😭😭 Wallahi ilaahay Baan Kudhaarte 13 Kamida Ayaan isku Arkay Marmarka Ayaan idhaha ilaahayow Haday Aduunka iikhayr Roontahayna ii Gargaar oo igadul Qaad Hay Aakhiro ii Khayr Roontahayna ii Kaxe Waayo Waxaan Qaaday Culaysyo Badan ilaahayow Caafimaad Taama isii iyo Samir Aan the Laga Daba Hadal Yaa Rabbi

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan-Сағат бұрын

    Madaxa wareer iyo hurado iqabatay sheikh

  • @user-dm2mu7ue3u
    @user-dm2mu7ue3u2 сағат бұрын

    Aamiin

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan-3 сағат бұрын

    Marksta an dhagesanayo ruquya dhagaheyga wey nuux nuuxsadan

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve6 сағат бұрын

    Scwscw 😢

  • @allinone-de1dt
    @allinone-de1dt8 сағат бұрын

    Oyiin korka ulaley

  • @allinone-de1dt
    @allinone-de1dt8 сағат бұрын

    Qafaa iya iqabtee

  • @nimomohamed5412
    @nimomohamed541210 сағат бұрын

    22:46 22:46 22:47 22:47 22:47

  • @nimomohamed5412
    @nimomohamed541210 сағат бұрын

    😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🇳🇪

  • @saynabmaxamed-gq4vw
    @saynabmaxamed-gq4vw14 сағат бұрын

    Jasakalahu khayr shikh

  • @user-ys6cr6mz2s
    @user-ys6cr6mz2s15 сағат бұрын

    Shiiqow si gaar ku rabay ee mel kala so xiriiro sheeg kheyr allah ku siye

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b15 сағат бұрын

    Iylaahow kubarakeey walashi xanuna daremy

  • @user-jz5ng5it1x
    @user-jz5ng5it1x18 сағат бұрын

    Errrrtt 10:01

  • @farxiyocadeycadey7398
    @farxiyocadeycadey739820 сағат бұрын

    Ilaahay khayr ha kaa siiyo

  • @moussaomar1627
    @moussaomar162720 сағат бұрын

    Masha alaha

  • @amiiraali9405
    @amiiraali940521 сағат бұрын

    Caloosha i gadgadontay marka sheegtay cilaajka ano ku maagaya is arkayba dhuunta wxba iso istaagay si xun ban u xanaaqay bismillah ano samayn ba sakaraad noqday cawa samaynaya insha allah mahadsanid sheikh jasakallah

  • @NasraMohamed-oq6bx
    @NasraMohamed-oq6bx22 сағат бұрын

    Shiiq sidan kuu raadineeye Kenya joogaa xamar anka imid waliba adigaku raadinaaye qurankada wan dhageysan waayey intoos iquransaarto aanrabaa meel last iigu sheegay ina fariisato neyrobi watagay shiq cuteyba ladhahaa hargeysa ujiraa leydhahay isoo wjb

  • @AsmaMohamed-rf3ex
    @AsmaMohamed-rf3ex22 сағат бұрын

    Asc sheekh halkee lagaala soo xidhiidhayaa riyo ayaala igu kaa tusay wanaan xanuusanaya

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021Күн бұрын

    Masha allh sheikh jazakallaH khaYr sheikh

  • @halimoab1221
    @halimoab1221Күн бұрын

    Ilahow caafi

  • @user-ji2to6yp7p
    @user-ji2to6yp7pКүн бұрын

    Allah haku xiftiyo sheekh

  • @SaynabMohamoud-xe6zk
    @SaynabMohamoud-xe6zkКүн бұрын

    Magaceed daawada cunida iyo cadayasada

  • @user-ew6mf4ei9b
    @user-ew6mf4ei9bКүн бұрын

    Asc shekh ruqyadan markan dhagaystay madaxa iyo jidhla dhan gariir ba la igaga xidhay pls xagen kala so hadla 🥹ilahay inta sidaydo kle dhiban ale ha cafiyo adigan khayr ale ha ka siyo

  • @saamquen7928
    @saamquen7928Күн бұрын

    Sheekhow Anigu waxan ku markhati furaya inaad ruf leedahay Anigu ano tacbaan ah dhaqaqi la ayey inan KZread kaga iso dirtay wan boqsaday sidaan habens u dhagaysanayeye ❤😊

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187Күн бұрын

    Sheekoow wax aan inta ku sookuubi karo maahan wahi wayo madax xanun farabadan jirkoo qandho lee iga heyso cirbaha oo i xanoono in eey maal kijirto wadna xanuun timaha aad ii daato gurigii oo ilmaha aad iskugu qasaan anigi yoo xanuun san ishaka dayaayo waxbo u aboodin wadno xanuun saaid daremaa oo lasocdo wareer ilmahana maba ii caafimaadan marbo meel 3 waayy carurta 7 jir iiigu weeyn sheekow xitaa dhabar xanuun ayaa nafta ii keenay waxaankaloo layaabay jirkeeyga subaxkasto mel cusup jug kudhacday mal dhiig lee ku xeran dadkiyoo dhanna waan iswada dagaal ay anigoo waxbo kahaleeyn whi wan yaabanahy ilahey ha iga sogaro yaarabi

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187Күн бұрын

    Allaah walhi waarun sheeg sen yeelaa

  • @user-dj2jd5ic1i
    @user-dj2jd5ic1iКүн бұрын

    Inte lagu gadaa

  • @user-tq5bd5do7x
    @user-tq5bd5do7xКүн бұрын

    اللهم متع هذا الصوت بالصحة والعافية وارزقه الفردوس الأعلى، جزاك الله عنا خير الجزاء يا شيخ

  • @raaqiyojama
    @raaqiyojamaКүн бұрын

    asc shiiq waan ku salamay mar walbo ruqyada dhageesto gacanta midig aya iruxmesa maxa waye iga so jwb

  • @filsanwarsame1544
    @filsanwarsame1544Күн бұрын

    Asc wll ilahaya haku barkeeyo ilahaya misanka xasndaka hakugu daro malinka akhiro wll❤❤

  • @user-wr9ye3rt7t
    @user-wr9ye3rt7tКүн бұрын

    Labadan sheg elesku daray maxay garan kaso jawed sheq

  • @user-wr9ye3rt7t
    @user-wr9ye3rt7tКүн бұрын

    Sheq catharsis cadarka miskugu iyo salid setting maxay lagu kurdhin

  • @munodaacad6217
    @munodaacad6217Күн бұрын

    Allow inta Muslim ah oo xanun ka tabaneso cafimad taama ah sii yaa rabi 😢iyo cimri dheer

  • @user-wr6tx9my1m
    @user-wr6tx9my1mКүн бұрын

    M.a wll

  • @munoxirsi7915
    @munoxirsi7915Күн бұрын

    shiikh markaa seexdo waxan isku arkaa gacmahaygo si in laxagtay oo kale dhawac iguma yalaan balse gacmaha xariijimo yar yar oo cidi ah isku arkaa adoo mahadsan shiikh iso sheeg waxa ay thy xanuuno is kaga shikiyey markii hore balse mahan xunun 4 cidiyood baan isku arkin ama ka badan gacmaha kaliya😢

  • @QueenRahmaa
    @QueenRahmaaКүн бұрын

    MashaAllah Allah kubarakeyo

  • @IsmahanAbdulqadir
    @IsmahanAbdulqadir2 күн бұрын

    asc sheq shugran ilhay haku xafido

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b2 күн бұрын

    Sheeqow qeyr alaha kusiiyo aniga hawada laii raacshey

  • @aweeysmuzamil
    @aweeysmuzamil2 күн бұрын

    Isodir

  • @halimahussein8135
    @halimahussein81352 күн бұрын

    Asalam aleykum sheikh,are you in Nairobi?

  • @IsrahIsmaciil
    @IsrahIsmaciil2 күн бұрын

    Illahayow caafi ❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali55742 күн бұрын

    Jasakalah kheer Sheikh xafido Allaah ❤

  • @HadiyaNuuhMohamed1-uc5iq
    @HadiyaNuuhMohamed1-uc5iq2 күн бұрын

    Shiikh burco md timadid

  • @motivationalquotesbymod884
    @motivationalquotesbymod8842 күн бұрын

    Jazakallah kheir my favourite sheikh

  • @NashaadfarxaanFahmo
    @NashaadfarxaanFahmo2 күн бұрын

    zaàqq

  • @umukayf3684
    @umukayf36842 күн бұрын

    Asc sheikh catarka midka kulaylka ah miyaa

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus2 күн бұрын

    Maya

  • @user-ze3xe9zt6t
    @user-ze3xe9zt6t2 күн бұрын

    Cadhar Miskul aswad

  • @fartundahir3802
    @fartundahir38022 күн бұрын

    Masha Allaah Xafidullaahi insha Allaah