Ruqyadaan Kubadbaadi nolosha lamaanaha is furaya ||sixirka kala geynta||

Фильм және анимация

somaliruqyah kadhigo wehelkaaga

Пікірлер: 60

  • @maqsuud277
    @maqsuud2772 ай бұрын

    Qeeyr Allaah hakaa siiyo wll adiga iyo waalidkaaga Allaah hakuugu dambi dhaafo

  • @umukayf3684
    @umukayf36842 ай бұрын

    Anigu sheikhow ruqyoyinkada waa ku faaiiday allaha ku xifdiye

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad12492 ай бұрын

    Rabiyow ka furfur Sixirka lagu xidhay lamanaha isqabo oo burburi ka raba inuu kala geeyo rabiyoow baabii oo wixii adeegsadey gacan adag oo ay kasoo kabsanin rabitow ku qabo shartooda ka qabo yaa allh waa mu him inay dadaalaan hadey rabaa nolashooda qurxoon inay usoo laabmato khyr iyo guul insha allh

  • @gassiraaden5549

    @gassiraaden5549

    13 күн бұрын

    Amin😢

  • @saeedmuse3955
    @saeedmuse3955Ай бұрын

    jazallaah khayr sheekh waa ruqya fiican xasadkana gubty alx

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh79232 ай бұрын

    Sheikh shukran jazakallah kheyr sheikh caydasuus kudubka hadad cimro so aadeso ii soo qaad labadaba yaa sheikhiii 🙏 waa codsi allah ku garameyo🙏🙏🙏

  • @aishabile
    @aishabile2 ай бұрын

    Manshallah codka Allah ku barakeey sheikh janada allah ku 🙏🙏🙏allah ku xaafido aqiroyo iyo aduunyo ba

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976Ай бұрын

    Asc machallah jisacalakeir

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl2 ай бұрын

    Subxanahy kaqabo guryaha islaamka burburka iyo tafaraaruqa❤❤❤❤

  • @user-us1ij9xe8p
    @user-us1ij9xe8p2 ай бұрын

    Sixirka jaceylka iyo sixirka dad ka dhex baxa naso duub sheekh😢

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan-21 күн бұрын

    Madaxa wareer iyo hurado iqabatay sheikh

  • @samiiramohamed6331
    @samiiramohamed63312 ай бұрын

    Masha allaah sheekh alle ha ku barkeeyo aduun iyo aakhraba

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman2 ай бұрын

    Jazakallah qeer sheekh 😊

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan42382 ай бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari2 ай бұрын

    Manshallah. I liked your rugyas and are effective and calming. May God bless you for this wonderful job you are doing for the society.

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    2 ай бұрын

    Thanks and welcome

  • @maariyadaahir

    @maariyadaahir

    2 ай бұрын

    ​@@sheikhcaydaruussheeq ani xaas maahi lkn wiil Isla socono dhibkaas naheysto

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan90762 ай бұрын

    Ilahay haku xafido Sh caydaruus

  • @umukayf3684
    @umukayf36842 ай бұрын

    Masha allah sheikh allaha ku xafido

  • @hanaomar2315
    @hanaomar23152 ай бұрын

    Masha Allah sheikh baraka allah fiik

  • @djoharamahadi8976

    @djoharamahadi8976

    2 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮🇩🇯😮❤️❤️❤️🎉😮💗❤️😢🎉💗💗🎉😢💗😢💗😢😢😂🎉😢😂🎉😢😂🎉😮😂😮😮😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉😮🎉

  • @ShukriMaxamed-wd5xn
    @ShukriMaxamed-wd5xn2 ай бұрын

    Allaah kubarakeeyo shiiq ceydaruus naqas aai qabana

  • @motivationalquotesbymod884
    @motivationalquotesbymod8842 ай бұрын

    MashaAllah Allah haku hafido sheqow

  • @umukayf3684
    @umukayf36842 ай бұрын

    Ruqyadan waan u bahnaynan

  • @user-vy1tx1kt7k
    @user-vy1tx1kt7k2 ай бұрын

    Shekhow waanlarafaadsanahay sixirka tafriiqa ninkeyga inla quraansaaro ma ogola adaa xanuunsan umbuleyahay 4sano ayuna xanunkan ihaya ojidhka cowrada igudaran iyo lugaha qurbana waan jooga isoduceya in ilahay iga caafiyo ilmo aan dhalayna waa igasameyay oon uurkisa laha wakhtiga laygusameyay sixirka naagtas inilahay sixirkeda kuceliyo dariskeyga ayay ahede isoduceya😢

  • @UbahAhmed-zd3dd

    @UbahAhmed-zd3dd

    2 ай бұрын

    Abyo isku mid Anigane ninkayga iyo ani INA isku imano was Nola didey naag uu ila gursadey u furay ba San nogashay😢

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29442 ай бұрын

    Wcs shekh masha allah allaha ku xafido ❤

  • @UbahAhmed-zd3dd
    @UbahAhmed-zd3dd2 ай бұрын

    Aniga marxaladan daremayo ninkayga 8 sano is qabna naag buu ila gursade hadane asaga furay ilahada ani asaga. Xanun ka dhaman la anahy aniga ina iska fura raba cabsi walwal dhimasho isawiran markasta asna xaga dhalmada laga weraray ilahay ha cafiyo ilahow marxaladan marxalad kawangsn isii

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed2872 ай бұрын

    Rabi haku xafido shekh Caydaruus ❤

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl2 ай бұрын

    Asc wr wb salansare shikh alle haku xafido inbadan waxan arkey qoral aad dhahdey ilmaha aamusan waan daaweyna ee kasoo hadal walashy gabadh aamusan ujoogto o 14 sano jirta waxayna dhakhatiirtu waxay dhaheen waa neerfo halka culimada cilaajku dheheen waa il gabadhkale ayaa kumataansaneedoo waa caadi iyadana hadalkaa kuxiran waxkale maqabto kasoo hadal shiikh insh alh qaabka aad udaweysan

  • @safiyocabdidahir6882
    @safiyocabdidahir68822 ай бұрын

    Masha allh jasaaka allh kheyr

  • @user-tg7eq7wp4p
    @user-tg7eq7wp4pАй бұрын

    Subaxana allah ania gurigayga lagu dubiyay saxirkas anigo waxba geysan alaygaga fogeyay xajiga😢

  • @rahmoaden76
    @rahmoaden762 ай бұрын

    JazakaAllah kher

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq2 ай бұрын

    Mnsha allH sheekh

  • @IbtisaamAbdirahman-ns4bs
    @IbtisaamAbdirahman-ns4bs2 ай бұрын

    Masha allah jazaalallahu kheyr 😢❤

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Masha Allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl2 ай бұрын

    Qof kastoo xanuunsan alle hacaafiyo guriga dhisanna alle dhidibada ha u adkeeyo

  • @UmuFaaduma-pj9hm

    @UmuFaaduma-pj9hm

    2 ай бұрын

    اللهم اءمين

  • @maxamedcawil5813
    @maxamedcawil58132 ай бұрын

    Wan kaga mahad celinaynaa ruqiyadan jasaakalaa khayri

  • @user-gk7bl5yo2l
    @user-gk7bl5yo2l2 ай бұрын

    Masha Allah

  • @simanibraahim2876
    @simanibraahim28762 ай бұрын

    Asc shekh Ana la dhiban o guriga xita iga dumi raba o is fahmi la'nahay xita an dad shaki ka qabo ah in ay dhibka nagarsiyen mrkasto tin ano cunayo le ku riyoda yarbbi shekhan inan ku imado raba inksto cules iga saaran yhy jazakallah

  • @xamdanuura4565
    @xamdanuura45652 ай бұрын

    Sheekh ruqiyada usoo duub guurka laga xidhay dumarka wuuku batey dumarke

  • @hanaomar2315
    @hanaomar23152 ай бұрын

    Sheikh isoo ducee wiil yar baa iga xanuusane

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    2 ай бұрын

    Allaha kuushaafiyo wll

  • @user-re5rt7hi4h

    @user-re5rt7hi4h

    2 ай бұрын

    Sheeq allah ayan janatul fardowso kuu waydiiyay ad ban u xanuunsanhy xanuunkayga wa habenki marku xajigayga so dhawyhy iyo malinta jimcaha tankle waxannad u diidaya inu iso dhawado sheqow ila tali wixi qarash o an hestay quran iyo wad ay iga dhamaden ugu yaran kun dolar wa igu baxday manta way icajisen dadki I garabtagna wana laygu dalay wadnaha i xanunayo sheeqow hada inan adinku dhagaysto unba I furan

  • @muminhagar5038
    @muminhagar50382 ай бұрын

    Dumarka Mawada sixran yihiin. Dhamaantood ilaahey ha idiin Caafiyo ee dumaroow Tafafulowga. Adinka u badane iska joojiya meelaha aaad Aadeysaan.

  • @fartuunmohamed3125
    @fartuunmohamed31252 ай бұрын

    Shiikh shaki iyo waswaas baa idhibaye khaasatan salaada markaan damco inaa galo salaada mageli karo ilaa muudo aan taagnaado waxaan is odhanayaa maadan niyeysan Shiikh allaah haku barakeeyee maxaa xala

  • @umukayf3684
    @umukayf36842 ай бұрын

    Shekhow aniga igu so ducay sowjka iga yara xanuunsan

  • @hafsohayaat6531
    @hafsohayaat65312 ай бұрын

    Rabbiyow iga fur fur sixirka iyo jinka 1 sano is qabna aniga iyo ninkeyga hadana isma fahamno ya rabbi xanunka daremayo iga dulqaad iso duceeya plz walalkeyga 😢😭🥺

  • @UmuFaaduma-pj9hm

    @UmuFaaduma-pj9hm

    2 ай бұрын

    Alle Haku dulqado

  • @user-zn4xr4st9m
    @user-zn4xr4st9m2 ай бұрын

    Ninka waankalatagnay wlhi dartiis laiisixray ilaa hada nolasha igaburburtay😢

  • @user-gu2qp6sp8w
    @user-gu2qp6sp8w2 ай бұрын

    Sheik sixirka jin cashaq ee xirsika umu subyanta maqaka

  • @balqiiscabdiqadir2453
    @balqiiscabdiqadir24532 ай бұрын

    Number ka muqdisho so qor sheikh

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus2 ай бұрын

    Waxa aad dareentid hoos inoogu sooqor

  • @muminhagar5038

    @muminhagar5038

    2 ай бұрын

    Wll ugu allaha kaa caafiyo. Marka xigto. Waa la yiri. Iska dhaaaf.waaa danbi cid ogaan karto malahan xataa daaalamiin waaaye. Kuwa. Dadka ka kor kheyliyo waa sheydaamin ujeedkooda waa iney. Dadka Isku diraaan Wax sax ah kuma hadlaan. Marka halaga Digtoonaado Ehel iyo Qaraabo oo lakala Geynaayo ayaa ka dhalan karo sheeydaamaha dadka ka kor hadlo waaa daalimiin beeen badan

  • @farhiaosman1161
    @farhiaosman1161Ай бұрын

    Waxan dareema markaan dhageysanayo xanun qaska u badan dhanka midik ila ila xanuuneysa sinta lukta midik ila ciribta lukta midik malinti 1aad qaska waxba iga dhex nuxsaday wadnahana culeys aya iga so koray shan qarna wee ka yeertay

  • @simanibraahim2876
    @simanibraahim28762 ай бұрын

    Matag an igaso baxen ba iqabanaayo

  • @ShukriMaxamed-wd5xn
    @ShukriMaxamed-wd5xn2 ай бұрын

    Waxan daremay cabsi saaid ah iyo madaxanun saaid ah