Ruqyada || xasadka lafaha kudhaca dhagaha gali waxaad dareentid hoos inoogu reeb

Фильм және анимация

Пікірлер: 68

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh79238 ай бұрын

    Jazakallah kheyr sheikh gorka kuleel gacmaha iuo lugaha qaboow sheikh ilin kulul ayaa ayaa iiga timid sheikh wlhi raqwo ama xab ayaa soo matagay alx waa nafisay jazakallah kheyr

  • @hafsaosman585
    @hafsaosman5858 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19018 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    ماشاءالله الله يجازيك جهدك يا رب 🙏🏼🙏🏼

  • @MukhtaarBaariyow
    @MukhtaarBaariyow7 ай бұрын

    Masha allah shekh alle haku barakeeyo❤❤❤

  • @salmamaxamed9791
    @salmamaxamed97918 ай бұрын

    Manchaallah

  • @umukayf3684
    @umukayf36848 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-rw6jm7ms2l
    @user-rw6jm7ms2l8 ай бұрын

    Sheeq alaha kubarakeeyo mashaa alaah sheeq noosoo ruquyo kusaabsan aabaha sixran iyo waxyaa baha laguna garto

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman8 ай бұрын

    Jazakallah qeer sheekh 😊❤❤

  • @kawsaryusuf5800
    @kawsaryusuf58008 ай бұрын

    Masha allh shèkh caydarus alle Haku barakeyo

  • @xayaadyuusuf9264
    @xayaadyuusuf92648 ай бұрын

    Shikh caydarus ale hakusharfo shikh wan canusanya gumarka Aya waxa IGA dhaqaqayan sida ilmaha camal iyo xanunu mudo sanadka ah maraka shikh waxan rabay Inan kulaso xidhidhi sida an mudawad igu sodhibtan nairopina majogta shikh mana imankaro waxan joga kampla wallhi ruqyada waxay itahy waxan is ku ilaaliyo ruqyada markan Saro gumarka Wu is tagi haben kas malinta am malinka dabana Wu dhaqaqi wixi waxan is kaga shakiyeye umusumiyan waxa ladhaho maraka shikh hadan Salida haga iyo dhirtada helikaro meel an ka lasoxidhidho is sheg shikh kher ale hakusiyo

  • @sumayaahmed6072
    @sumayaahmed60728 ай бұрын

    جزاك الله خير

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim99768 ай бұрын

    الله يحفظك

  • @Cartoonsgamesforchildren7092
    @Cartoonsgamesforchildren70928 ай бұрын

    Macha allah sheekh caydaruus alle haku barakeeyo.

  • @umukayf3684
    @umukayf36848 ай бұрын

    Shiikh allaha ku xafido

  • @fayzaabdullah3576
    @fayzaabdullah35768 ай бұрын

    مشاءالله تبارك الرحمن

  • @ShamsaMaxamed-ky4dd
    @ShamsaMaxamed-ky4dd8 ай бұрын

    Masha.allaah

  • @umukhubaybabdirahman6025
    @umukhubaybabdirahman60258 ай бұрын

    Masha allah jzkllah khyr sheikhena wll isha cilmiga ku dhacday ruqyadeda noso duub

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed18148 ай бұрын

    Waxaan dareemayaa: Maskax xanuun Mandhicir xanuun Jirka oo dhaxan la iiga furay Garabka bidix hoostiisa ixanuunayso iyo kalida bidix iyo dhabarka Tiqsi baa nafta iikeenay oo indhaha iga galayo 😢markaa Quran dhageesanayo sidaan baan ahay.

  • @user-ho8np9ks1w
    @user-ho8np9ks1w8 ай бұрын

    Sheekh caydaruus ruqyada jinka cashaqa ayan kaa sugyna insha allah

  • @sumayaahmed6072
    @sumayaahmed60728 ай бұрын

    الله يسعدك ويوفقك

  • @maqsuud277
    @maqsuud2778 ай бұрын

    Asc sh.cayduruus Allah haku xifdiyo adiga iyo ehelkaagaba

  • @rihamhassan7920
    @rihamhassan79208 ай бұрын

    Asc sheikh qur Allah ku siyo waxan la dhibinahy wajiga aya dhinac i xanuna wuna i barany ishna wey i yratay labdha dhica wajiga isku mid maha ruqiyah ayan ka codsanya ilhay i danki ah😭🙏

  • @zaynabali8382

    @zaynabali8382

    7 ай бұрын

    Abaayo ma aniga iga hadlee walaahi qoraalka qof ka soo qoray dib u racay ani is mooday dhibkaas qaba waliba culus ayaa iga Saran dhowr mar daktar tagay waxaa I qabteen ma laha lkn markaan quraank isa Sara waa waa roonahay Illahay ha na caafiyo dhamaan inta xanuunsan rabbi ha cafiyo aamiin

  • @fahimagood5742

    @fahimagood5742

    6 ай бұрын

    😅Kk0😅

  • @rihamhassan7920

    @rihamhassan7920

    6 ай бұрын

    @@zaynabali8382 abyo ilhy ha na cafiyo aniga hda wa ka fcnahy wax yar igu haray wan is cilajiyay alx

  • @abdiazizsuubane9308
    @abdiazizsuubane93088 ай бұрын

    Jazaakallaah

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz27958 ай бұрын

    maashaa allah allah ha ku xafido sheekh 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌹🌹🌹

  • @KhadroMaxamed-jq7bf
    @KhadroMaxamed-jq7bf6 ай бұрын

    Mashallh

  • @farxiyofiyoore8253
    @farxiyofiyoore82538 ай бұрын

    Xasadka alle ha qabto

  • @ayaanabdi5392
    @ayaanabdi53928 ай бұрын

    Asc kheikh qufac ayaa nafta ikeenay dhakhtarkan utagana wuxu ileyahay waxbo maqabtid marka sheikh cilaj maleyahay iga sojawab sheikh jzka allah kheyran sheikh

  • @user-yp8se8jk6o
    @user-yp8se8jk6o2 ай бұрын

    Sheq alaha kubarakeyo waxan gacanta medigta iyo logta aya ikababineyso

  • @umukayf3684
    @umukayf36848 ай бұрын

    Ruqyadan wan u bahnayn

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan42388 ай бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @marwodumar
    @marwodumar8 ай бұрын

    Assalamu caleykum walaalah Somaliyad wa 8na barya ee subscrber iku caawiya jzk kheyr❤

  • @HayaatAhmed-xt6yh
    @HayaatAhmed-xt6yh8 ай бұрын

    dadkii dad igu dhawaa i xasadey oon u dhibaatonaya wana asxanteyda miyaa ogayaa sheekh😢

  • @farxiyoyaxye5405

    @farxiyoyaxye5405

    8 ай бұрын

    Anaa kulamid ah Abayo 10bilod is cilajinaya wan karilahay hada xataa dhiig ayaan mataga wana family kayga idhalay ila dhashay waxan sameyo ma aqaan wlhi 😢😢😢😢😢😢

  • @fowziyo12345

    @fowziyo12345

    8 ай бұрын

    ​@@farxiyoyaxye5405 abyo ilhy ku dacwey hbn sald leyl dugo ilhy gacmah gar utaaagey ciqabtoodha ilhy baa marinayo tala ilhy udhiibo waxa kaa qaadhayaan malhn ilhy baa kaweyn waxa walbo ee sameyaan

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon14378 ай бұрын

    Wlhi hadan niyada ku haaye shikh caydarus ruqyda gormu so dhiga ilaah hakaa ajarsiiyo rnti taldada iyo ruqyadada caafimad wayn buu alle igu siiye alle hakaa ajar siiyo wa noo dadashe wlhi

  • @quenhamdiali1078
    @quenhamdiali10786 ай бұрын

    Alla shiiqaw wax ban daremay ani

  • @kenya459
    @kenya4598 ай бұрын

    Shiikh waxaa rabay quraan saar kenya goormee imaanee😢

  • @IbtisaamAbdirahman-ns4bs
    @IbtisaamAbdirahman-ns4bs8 ай бұрын

    جزاك الله خير ❤

  • @fatumasheriff6340
    @fatumasheriff63408 ай бұрын

    Mansh alh sheikh wangestay wixi dabrka kabilabato ila lugah aya ixanunay dhegahne wey iqeylinayan

  • @videobts8499
    @videobts84995 ай бұрын

    ma sha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊

  • @user-ew4kx5ix4h
    @user-ew4kx5ix4h7 ай бұрын

    Asc shekh waxan tagay dhaqtara badan waxan gas iyo egfakshan aheynna igama sheegin waxpa saas ah iskagama dareemin heer aan garay hanuun ziyaada ah ino qapto kadibnne aan aado fhaqtar kalle oo haweenkaka kadipne igu shegta egfagshan ziyada ah kadipne waxpa ikagama dareemin dawadas kampayutar aya la igu celiyay mar kalle waxey xanuunkaaga wan daweeyay agfagshan lkin puroo piyood ayaa jirto lakin xanuunka intaan la eg ayada malaha hada waxan tijapiyay shifada makaanka wax padan ayaan iska dareemay qeyr alle haku siiyo talooyinne waa kaa rapa

  • @amal660degen3
    @amal660degen38 ай бұрын

    Masha allh jazakalaah sheekh aniga waxaan dareema qaarkadanbe iyo feeraha ixanuunayo we idikaamaayaan

  • @naataaashaa

    @naataaashaa

    8 ай бұрын

    Abayo isku mid aya nahay feraha waliba 😢 blz ila so xirir

  • @amal660degen3

    @amal660degen3

    8 ай бұрын

    Allehanagaqabto cadwga

  • @abdikafijama5133
    @abdikafijama51338 ай бұрын

    sheekh ilahay ha ka abal mariyoh sida mudad uga adagaso

  • @FahmoAbdiqaadir
    @FahmoAbdiqaadir5 ай бұрын

    Shekh xamar majoogta please 🙏 isojawaab

  • @user-rw6jm7ms2l
    @user-rw6jm7ms2l6 ай бұрын

    Asc sheeq alaha kubarakeeyo waanku weeynay ayaamtaan waxna masoogalin waad na ilooway

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed73512 ай бұрын

    Miskaha aad ii xanuuna sheikh

  • @kawsaryusuf5800
    @kawsaryusuf58008 ай бұрын

    Sheekh waxan ahay dadka kugu xidhan sheelh hbn dhwayd waxas ka hadlaysay suuratu baqra xaga facebook marka mawada aqaan ayatu kursi uyi unta udabaysa bes ban ka aqaan ee dhagaha magashan kara ado mahad San bls igaso jawab

  • @kawsaryusuf5800

    @kawsaryusuf5800

    8 ай бұрын

    @@Cartoonsgamesforchildren7092 mahadsanid walal akhriskedanan wada aqoo shan ayaydod ee udabeya iyo ayad kursi bes ban ka aqan Wan dhagaysan isha allh

  • @user-po3dc3pl9c
    @user-po3dc3pl9c7 ай бұрын

    Asc shekh cagaha ayaa igubanaya aad ixanuuna

  • @Furnfuture-4849
    @Furnfuture-48496 ай бұрын

    Aniiga wadnaha iyo labad gaarb dhex atiin iga taagan taahay garbaha iyo qoorta dhakhatar waan ka daalay maanta aad xanuun u daremaya is soo duuceya 😢😢😢a walalaha

  • @NajmoAyaanle-zw8bs
    @NajmoAyaanle-zw8bs7 ай бұрын

    Sheek waxan ahay gabar 18 2 sano ayan xanunsanaya Markan gobta waxbarashada tago ayan tabarti belaya Nin lama shekeysan karo Quran badan wa leysaray waxba igama hadlayan Lkn adiga ruqyada markan dhageysto Ayan calamadahan dareme 1 gacmaha iyo luga tabarti laga qadaya 2 wadnaha oo ad igaracma ano wax qaban ona socon 3 madax xanun jogto ah iyo kor xanuun Habenki marka sexdo oo subixi so koco Waxan isku arka calamado ad modo in lay tumay o kale oo jug aha iyo kuwo badan sheekh allaha ku barakeyo muqdisho majogta🥰 quranka dhageysigisa 3 malin ma wadi karo wa layga cajisina

  • @raxmasalax4714
    @raxmasalax47148 ай бұрын

    Asc

  • @ConfusedKelpie-nl6vw
    @ConfusedKelpie-nl6vw2 ай бұрын

    Aniga waxn isku arkay madax warer said ah iyo lababa iyo markan indhaha isku qabtay qof madaw ayaa isoo sawar maya

  • @user-yp8se8jk6o
    @user-yp8se8jk6o2 ай бұрын

    Waxakale anisku array ruqyada barkandhagaha galiyo hurdo ayaiqabato

  • @nimoyusuf9202
    @nimoyusuf92028 ай бұрын

    Skiiq ruqiya dumarka lamadiideyey ka furta madiidada noo doodub

  • @Bushrah45
    @Bushrah458 ай бұрын

    Sheek Maxaa u Fiican laga xanuunka jilibka ila qoobka inta u dhaxeeyso dhuuxa in Oo I shubmaayo camal ee i xanuunayaan dhaqtar Waa ka daalay

  • @shuuchannel3135

    @shuuchannel3135

    7 ай бұрын

    Qurank suratul baqra jogtey galbkasto subixina 100 ayat kursi io adkaarta subixi io galbti aqriso io saliga nabiga saalid zeytun ku dadaaal aby markastn duceyso

  • @musamohamed5778
    @musamohamed57784 ай бұрын

    Jidhidhico dhanka bidix isku arkay markan dhegaysatay ruqyadan

  • @xawobare3883
    @xawobare38838 ай бұрын

    Masha allah shekh alle haku barakeeyo❤❤❤

  • @riyaa-
    @riyaa-8 ай бұрын

    Maasha allah

  • @user-ho8np9ks1w
    @user-ho8np9ks1w8 ай бұрын

    Sheekh caydaruus ruqyada jinka cashaqa ayan kaa sugyna insha allah

  • @naimasiraj

    @naimasiraj

    8 ай бұрын

    Walal jinkas aya aad i dhibateyo calamadahaga ma ila wadagi karta plz

Келесі