adigoo gurigaaga joogo dhageyso|ruqyadaan makaanka

Фильм және анимация

Пікірлер: 50

  • @MAHMUDIBRAHIMHASSAN-uz7rb
    @MAHMUDIBRAHIMHASSAN-uz7rb14 күн бұрын

    Wlh ma arakiin anigaa hal qof oo Somale oo Ruqiyah so dubo oo an eheen shekh ceydaruus taas waxaa kadhigaan tahy in umadda soomaaliyeed jecel yahay Allah ha ku siyadiyoo ❤❤❤m.a

  • @user-gp2ku3vx3z

    @user-gp2ku3vx3z

    4 күн бұрын

    Wll adigoo mhdsan number ka shiiqa ma ii sheegi karta

  • @AshaAdanOsman
    @AshaAdanOsman13 күн бұрын

    Illh sheikhena adun io aqiiro wax dhibo kaa dhoor wlhi markan arkay ruqyadaan sii niyad ah aan kugu duceye ❤❤

  • @user-gu2qp6sp8w
    @user-gu2qp6sp8w10 күн бұрын

    Sheikh Allah hakobarakeyo ee waaxan iskoarkey biyo haka husta iyo dareyn wamaxey sheikh Allah hakobarakeyo ❤❤❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman88917 күн бұрын

    Gabadshayda marku dhigii ka joogsan waayay dhakhtarka ka soo xidhay dhashiiba hada dhiig ma ka yimaado igu soo duceeya walaalayaal gabadha yar❤❤❤❤

  • @NajmaFaysal-rc4cg
    @NajmaFaysal-rc4cg13 күн бұрын

    Asc wlhi shekh alaha kaaa abaaaliyo janadiiina alha kugu❤❤❤ geeeyo kheyr badan waaan kaaa faaid ney io talooooyin badan wankuna dhqma ilahey inuuu igu caafiyo igu duceeeya❤❤ jasaakumulaaa khey alha ku sharfo

  • @umukayf3684
    @umukayf368413 күн бұрын

    Asc sheikhow waxa so badana xasidka ku la nool xasidnimadiisa dhaq dhaqaqagana la socda ee ruqyo an ku gubno no so dhig

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin874114 күн бұрын

    Wlll ilaahay wxn kaaga baryey inuusan kutusin xanuun iyo dhib aduun iyo aakhiraba caafimaadkaaga allaha kuusiyaadiyo cimrigaaga alaha barakeeyo anigoo sakaraad ah oo isle dhakhtarka hadaad tagto bilaa obereeshin lagu yiraahdaa oo rafaadsan caloosha dhan iney idilaaceyso aan moodayo xanuunka iga qabtey zaaid buu ahaa wxn ilahaa maanta waamaalinki kuugudanbeeyey aduunka isleeyahay bn shitey ruqyadaan xanuunkii wuu igusiisaaidey wxn is idhi adkeyso oodhameyso subxanallah wlhi anigoon dhameysan bn nafisey oo salkeygu qabtey dhulka wn fadhin la'aa xanuun awgi wy igadul qeyliyeen wxy dhaheen in laqalo ayaan rabney ooy dhakhtar aado lkn wn fashilaney by dhaheen gaas inaan kuridno oo emergency lagutuuro bn rabney by yiraahdeen ooy obereshin gasho dagdag ah lkn ilaahay waa qariib ruqyadaan buu iwaafajiyey waanan fcnaadey alxmdulilaahi ilaahay wllken janada alaha ugu abaal gudo kurbadiisa alaha feydo jazaakallaahu kheyran wlll

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl14 күн бұрын

    Alle haku xafido in badan shikh aniga xiliga dowrada ayaabo dhiig saa id ah imana oo waliba xinjiro wato lix cisho ama shan cisho ayuu socona kadibna wuubaxaa

  • @umukayf3684
    @umukayf368414 күн бұрын

    Allaha ka siiyo ajar iyo xasanaad

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh3 күн бұрын

    Midka dhiiga iman wayay buroonyinka iyo dhabar xanuunka pls soo duub insha allah

  • @aaminaali7088
    @aaminaali708811 күн бұрын

    Alle caafimaad ha noogu daro ruqyadaada wllo

  • @Jawahirsheeq2
    @Jawahirsheeq214 күн бұрын

    Wcs sheq ceydaruus alle haku xifdiyo wll qali

  • @ayaanmuuse-mm8eo
    @ayaanmuuse-mm8eo14 күн бұрын

    Asc shiikh xaydaruus alaha wayn hakuxafido aduun iyo aqaraba plze waxan rabaa in aan sitoosa kulahadlo numberkaga xanuun ruuxiyaa ihaya 13 sano muhiim ayuu iyahay hadalkaagu shiikh asc

  • @MAHMUDIBRAHIMHASSAN-uz7rb
    @MAHMUDIBRAHIMHASSAN-uz7rb14 күн бұрын

    Walaalayaal muqalka mel foog hala garsiyoo

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl14 күн бұрын

    Mash alh shikh alle haku xafido shikh ani dhig ima furmo lkn xiliga dowrada timaado ayaa waxa imaanaayo dhiig saa iid oo xinjiro ah lixda cisho ama shan cisho ayuu soconaa kadib wuubaxaa

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan423814 күн бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed294414 күн бұрын

    Masha allah allaha ku xafido

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl14 күн бұрын

    Gabdho ayaan arkey inta dhiig kafurmey intay shiikh utageen qardhaas lagu dhahay dhexda ku xidha oo xarig iyo qardhaas uxirantahy ayan arkey wadaad beenaalee ayaa qar dhaardhaas uxiray

  • @RodaHoussein-lj3gd
    @RodaHoussein-lj3gd9 күн бұрын

    Allaah ku xifdyo amiin amiin yaa allaah ❤

  • @hoodoabdi3634
    @hoodoabdi363414 күн бұрын

    Jasaka allahu khayr sh

  • @faizamohamed6914
    @faizamohamed691413 күн бұрын

    جزاك االله خير

  • @user-gk7bl5yo2l
    @user-gk7bl5yo2l14 күн бұрын

    Masha Allah

  • @hafzaabdirahman2575
    @hafzaabdirahman257514 күн бұрын

    Shiikh mahdsanid aniga 7sano dhiig furan qabay marku dhiiga cadada ika socdo intu ii yimado ayuu 3bil ika socon jire ilaa an kaniini uurka la iskaga ilaaliyo ayan qadan jire wan ficnana marka joojiyo hadane dhiiga ii furmayo dawada uurka la iskaga ilaalyo ayan qadaye sanadaha danbe inta isbitaal ley jifiye baa dhiig leygu shuba kara😢

  • @MAHMUDIBRAHIMHASSAN-uz7rb
    @MAHMUDIBRAHIMHASSAN-uz7rb14 күн бұрын

    Allah haka hifdiyoo

  • @aliyare410
    @aliyare41014 күн бұрын

    Maashaallaah

  • @hawakiin6410
    @hawakiin641013 күн бұрын

    Dhiiqow aniga waaba iga xiran ydhay ee maxa la sameeya

  • @UmuaymanCabdi
    @UmuaymanCabdi14 күн бұрын

    Shiiq noo soo duub ruqyo kadlayso naso xanunka iyo wadnahA adoo mahadsan

  • @hawosalah683
    @hawosalah68314 күн бұрын

    Waan ilmay

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn14 күн бұрын

    Mashllh

  • @Jawahirsheeq2
    @Jawahirsheeq214 күн бұрын

    Xaruntii albarako aya waxa noosameeyey sheq maxamed adiga amray dhahay uqor dadka sii dadkii jogay cabay ayan kamid ahaa 3 isbuuc aadban uxanuun sana hadan cabo waa kuxanuun sadaa

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin874114 күн бұрын

    الله أكبر

  • @hafzaabdirahman2575
    @hafzaabdirahman257514 күн бұрын

    Shiikh shacfaran wan qade wan qori wye sikasto yele ima qormeso

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed181414 күн бұрын

    Aniga wuuba iga xeran yahay dowra shahriya 😢 3bil iyo 2bil iska maqnaaya , ruqyah aayatul fatxi inaa dhageesto mooyee si kale uma yimaado

  • @amalhaji4970
    @amalhaji497014 күн бұрын

    Asc sheekh caydaruus labarkiisa ayaan u bahanahay ee yaa hayo ama halka u ah quraansarka plz 🙏 waan rabaaye ii soo sheega

  • @NasraNuux-nf6qq

    @NasraNuux-nf6qq

    13 күн бұрын

    Hlkaad joogtaa wllo

  • @amalhaji4970

    @amalhaji4970

    13 күн бұрын

    @@NasraNuux-nf6qq hargaysa wlo

  • @abdiqadarandthey1388
    @abdiqadarandthey138812 күн бұрын

    Shekh fadlan numberkee lagaala soo xiriira

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    12 күн бұрын

    +252633133338

  • @user-wg8oo7xq2e
    @user-wg8oo7xq2e14 күн бұрын

    سلام عليكم ❤استاذ كيفك

  • @weerowyare1339
    @weerowyare133914 күн бұрын

  • @UmuaymanCabdi
    @UmuaymanCabdi14 күн бұрын

    Asc

  • @SahroFarah-fj4bv
    @SahroFarah-fj4bv12 күн бұрын

    Shekhow lanbarkaaga inaan helaaan jeclaaa haday macqultahy isii lanbarkaaga

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    12 күн бұрын

    +252633133338 sheikha iminka ku sugan hargeisa walal

  • @SahroFarah-fj4bv

    @SahroFarah-fj4bv

    10 күн бұрын

    @@sheikhcaydaruus shekh wtsup maleh miyaaa

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    8 күн бұрын

    ​@@SahroFarah-fj4bv Maya wll xafiiska ayaa loogu yimaadaa

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl14 күн бұрын

    Qofka dhiiga kubadan yahy masameysanka ayada

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    14 күн бұрын

    Haa

  • @IqraAbdulahi-dv1tl

    @IqraAbdulahi-dv1tl

    13 күн бұрын

    @@sheikhcaydaruus shugran shikhana

  • @LeylaWagdan
    @LeylaWagdan14 күн бұрын

    Sheekh bilis whtsap iga so jawab

Келесі