Ku ogow xanuunka makaankaga waxa uu yahay maanta ruqyadaan sh caydaruus

Фильм және анимация

@sheikhcaydaruus @cilaajonline31 @XamarinDevelopers @ #isha #ruqyah

Пікірлер: 404

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus10 ай бұрын

    Waxa aad dareentay hoos inoogu reeb markaad 3jeer dhagaysatay

  • @Bisha741

    @Bisha741

    10 ай бұрын

    Sheikh aniga waxbaigukurkurya dinaca bidhaxda kilida

  • @maxabosaynab7210

    @maxabosaynab7210

    10 ай бұрын

    Shekh waxan daremay.halmar markan dhagestay nerfo xanuun ee maxawaye

  • @sadiasaleban5629

    @sadiasaleban5629

    10 ай бұрын

    Jai écouté le Roqya shekh...j'ai ressenti ... Comment j'avais en vie de faire la mour subhallah

  • @sadiasaleban5629

    @sadiasaleban5629

    10 ай бұрын

    Que allh me viens en aide

  • @sadiasaleban5629

    @sadiasaleban5629

    10 ай бұрын

    inch'Allah

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61003 ай бұрын

    Aniga iyo qof kastoo islam ah oo ilma doonaayo, ilmo khayr qaba oo caafimaad qaba oo walad sicid ah oo Alle caabudan hanna siiyo Ilaaheey. aamiin, aamiin, aamiin.

  • @Janaa323

    @Janaa323

    3 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @muna6431

    @muna6431

    3 ай бұрын

    Aaamin yaa rabi

  • @raxmacadey8617

    @raxmacadey8617

    2 ай бұрын

    Aamiin ya Allah

  • @NawaalNalka-lp3vi

    @NawaalNalka-lp3vi

    Ай бұрын

    Aaaamin abyoh

  • @NiciimaGaabo-tj2nn

    @NiciimaGaabo-tj2nn

    6 күн бұрын

    Ameen yarabiiii

  • @user-db1eh1ph6h
    @user-db1eh1ph6h6 күн бұрын

    Shiiq caydaruus illaahay haku xafido illaaha magantiisa hakugeeyo cadaw walbana, illaahay hakaaxijaabo, iin shaa, sllaah

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar190110 ай бұрын

    Ruqiyadan ayan dhagesay wlhi waxaan aad udareemay xanuun zaid sida 2bada naas hoostoda makanka iyo dhabarka qebta hoose insha allah walazima adna ajar iyo xasad alle hakasiiyo sheq ceydaruus insha allah

  • @maryamaqalbisaafi31

    @maryamaqalbisaafi31

    8 ай бұрын

    Ajajr iyo Xasanaad alle hakusiiyo

  • @roodaabdihassan7015

    @roodaabdihassan7015

    3 ай бұрын

    sheekh khayir alaha kusiyo caloshon dhan baa igarirtay

  • @sadiaabdulkarim5567
    @sadiaabdulkarim55679 ай бұрын

    Markii 1 aad aan dhageystay ayaan xanuun dhanka hoose ah dareemay waana joogteyn doonaa insha allaah adigana aduun iyo aaqiro allaha ku xafido sheikh ceydaruus janno ayaan illaah kaaga baryey

  • @kowsarabdiqadir6753
    @kowsarabdiqadir67537 ай бұрын

    Ani dhiga cadada sifcn igama socdo gabar yar wan ahay plz iso duuceeya in uu ilahey cafimad isiiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🙏

  • @adnoadanaliaasuu
    @adnoadanaliaasuu10 ай бұрын

    Sheikh thanks waa ku cafimaade wa xanunsana awal alx kheer alah ku siiyo ku duceeyay❤️💖🤲🤲🤲🙏🙏

  • @fartuunmohamed7241
    @fartuunmohamed72416 ай бұрын

    Asc dhan isoduceya walalahay in ilahay icafiyo oo aan Allah iifududeyo inan ùur yesho oon dhalo owlad salaxa igusoduceeya insha Allah sheq jasakalahu qayr

  • @samiraxasan7211

    @samiraxasan7211

    4 ай бұрын

    Alle haku ziiyo awlaaad khayr qapa anagana hana ziiy0 amiin❤

  • @raxmacadey8617

    @raxmacadey8617

    2 ай бұрын

    Abayo illaahey hanagu irzaaqo owlaad baariyaal ah Aamiin ya Allah

  • @NiciimaGaabo-tj2nn

    @NiciimaGaabo-tj2nn

    6 күн бұрын

    Ameeen ameen ameeen alle haku siuyo anaga iyo adigaba😭🤲🤲🤲🤲

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob240510 ай бұрын

    Waan dareemay Caafimaad Allxamdu lilaah

  • @xayaadyuusuf9264
    @xayaadyuusuf926410 ай бұрын

    caydaroos ilaahy cimiriga hakudhereyo cafimad hakusiyo ubadka haku barakeyo cadowga ilalhy haka qabto

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar190110 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah alle hakuxifdiyo sheq ceydaruus ilahey cadow kumatuso adiga iyo walidkaga xska caruurtada waxkudhibo alle kumatuso allahumma aamiin yarabi ❤

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim500610 ай бұрын

    Waankuu soo duceeyey sidaa u kaalmeyso walaalaha muslimiinta ah ee sharwada yaasha haleeleen sidaa uga qabato xasidiinta,Adiga iyo ehelkaada iyo owlaadadaba iyo xaaskada in allaah kuu xafido aduunyo iyo aaqiraba janatu fardoowsa alle kaa waraabiyo adiga iyo inta korkuso xusey 🤲YAA RABBI AAMIIN .

  • @ilmoabdulhikhliiv6751

    @ilmoabdulhikhliiv6751

    7 ай бұрын

    00000

  • @hindus234
    @hindus2349 ай бұрын

    Asxabta channel kan sheikh caydruus kuxiran wlhi wxn idin kula dardarmaya ruqyadan jokteya wlhi wa bilahi aniga wxn bilabey Marka u sheikha KZread ka so dhigay hadane wan kuguleystay runtii afarta farood Ee Yar Yar ban xidhay kadib xergaha dhega Ayan kudhageytas wlhi wax an kafilaneynin bu Allah IGA sarey alhamdulilah sheikh NH Allah inobarakeyo inshaallah ruqyada muda guntimaha iyo midan jogteeya asaxbta kuxiran sheikha wlhi wad kufarxi dontan wxd 20 Sano ladhibaned iyo intas donto hanoqote quranka rabii wa dawo wlhi mashaallh bal ruqyada sfcn udhageysta OO sfcn utijabiya inshaallah xaqiqda sax da ah wad lakulmeysan biidnillah!....

  • @muniramandekh2006

    @muniramandekh2006

    9 ай бұрын

    Shukran abayo 😢

  • @hindus234

    @hindus234

    9 ай бұрын

    @@muniramandekh2006 Munira abaayo mxa ilinta........?

  • @muniramandekh2006

    @muniramandekh2006

    Ай бұрын

    ​@@hindus234abayo wan xanusanahay xaga makanka dhaqtar wan ka dalay dhig an is tagaynin ba iga socda wan rafaday runti 😢😢😢😢

  • @muniramandekh2006

    @muniramandekh2006

    Ай бұрын

    ​@@hindus234 imisa malin ayad dhagaysatay ruqiyadan abayo maxa sa ka arag tay isheg abayo 😢

  • @Adelina24244

    @Adelina24244

    9 күн бұрын

    @@muniramandekh2006ilahay haki so xanuuniyo Ilahay shifac haku siyyo ameen 😢😢

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji710410 ай бұрын

    Ilahayow ani iyo intii kaloo xanunsan caafi shiqane rabi xifdyo aaamiiin

  • @samirasiyad8409

    @samirasiyad8409

    10 ай бұрын

    ameen

  • @rahmahusein-wd6pn

    @rahmahusein-wd6pn

    10 ай бұрын

    Amiin

  • @user-vb4xi2we4r

    @user-vb4xi2we4r

    9 ай бұрын

    Aamiin

  • @ramlomaxamed8306

    @ramlomaxamed8306

    8 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yarabi 😢😢

  • @erumroble5081
    @erumroble508110 ай бұрын

    Jisaakalaa qeyr shiiq caydurus Alle ha ku aqbalo tuftaada 🎉🎉🎉🎉

  • @fadumohasaan8517

    @fadumohasaan8517

    9 ай бұрын

    Shukaran walakey

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd3 ай бұрын

    Saliga nebiga scw fadland siqada Ibrahim Yada kuu dadaal wlle

  • @HibaaqMaxamud-iw4rc
    @HibaaqMaxamud-iw4rc9 ай бұрын

    Matag ayaa iqabtey madaxuna waa ixanuuney sheekh kheyr alleh haku siiyo

  • @deeqahomedecoration8768
    @deeqahomedecoration876810 ай бұрын

    Jazakumu allah qayr sacadan Waxa daremayaa cafimat Alxmdulilah walal marki sadaxat waye oo an dhagaysanayo marka bilabayay aad baa laiihayay shugran ilaah ayee mahd usugnaatay adiguna mahadsanid sheikh caydaruus ❤❤❤

  • @bisharoabdiosman8461
    @bisharoabdiosman846110 ай бұрын

    Manshallah sheikh mahdsnid illah haku xafido

  • @Boqorada952
    @Boqorada9524 ай бұрын

    Aaamin yarabi dhinaca makanka ihurey 2jer na ilma igaso dilme😢 wn jirajiracodey mrka ducada waday sheik xage lga helee neyropi jogaye

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE3 ай бұрын

    Ii soo duceeya ilmo galeenka wuu i xanuuna mar kasta

  • @user-yi4yn3cf1w
    @user-yi4yn3cf1w5 ай бұрын

    Shekh 4sano lyqabaa wx oowladana madhalin mrkn daarty na aad ayn uxanuun sady dhabrka iya lyga qbty shiikh jirkaga allha cadaabta haka koriyo fmilkgagana alha kuu brkeyo isha cadoga iyo sharkaba allha kahyo aduun iyo aakhirana liiban allha ku siiyo

  • @user-lx1cj6xs5n
    @user-lx1cj6xs5n10 ай бұрын

    Asc wll gabar baa iga xanuusaneed markaan quraankaga udaaray kadib ayaa anigii oo hooyadiii ahaa baa dhacay oo ku xanuunsaday ,subxaanallah shiiqow marka waan kuu aahneen xagee kaa helnaa ilaah qeyr hakusiye.

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e10 ай бұрын

    Mansha Allah shikh caydaruus allaah awodaleh ha ku xafido adiga iyo famaligagaba

  • @haniali6832
    @haniali68323 ай бұрын

    Aaamiiiin yaa Allaah Allow nagu caaafi ducadaan iyo quraaankaaanba😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @faadumodaahir8586
    @faadumodaahir85865 ай бұрын

    Wlky caydarus wan kuu duceeyay alle haku xifdoyo

  • @user-zk2ri7qc4x
    @user-zk2ri7qc4x4 ай бұрын

    Masha allaah sheekh rabi hakuguuleeyo labada daaroodba

  • @user-qt1mq6rt2n
    @user-qt1mq6rt2n7 ай бұрын

    Allaha ku barakeyo 12 sano ilmo madhalin xanuuna waa jiraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FofoAlnuur

    @FofoAlnuur

    7 ай бұрын

    Allaha ku caafiyo ya rabi

  • @FofoAlnuur

    @FofoAlnuur

    7 ай бұрын

    Aniga bura igu taalo

  • @wadajirkawanagsan676
    @wadajirkawanagsan67610 ай бұрын

    Acs sheekh caydaruus alle haku xidiyo aakhiro iyo aduunba inshallah shar iyo sheeydhana alle hakaa qabto sheekh xanuun badan ayaan kadareemay makanka inshallah inbadan waan dhageesani quraanka

  • @umuaisha6859
    @umuaisha685910 ай бұрын

    Mashaa allh tabaarka allh illaahey sharta xaasidiin hakaa xifdiyo hawshan aad noon wadana allh hagu sugto ajerkaagana alle ayaa gudi karo (واليكن شعارك ان اجري الا على الله)

  • @faisaegeh3012
    @faisaegeh30126 ай бұрын

    sheekh caydaruus abalkaga abal jano alle hakau dhigo walalaha xanunsan dhamanba alle haa cafiyo ani minka iyo dhabarka cidhbaha baa said i xanunaya weli cidhbaha igu daran waan lasima insh allah alle hakugu daro shifo adna haka abal mariyo wllo

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin476210 ай бұрын

    Waan ubaahnaa ruqyadan aloow nabarakee aloow nabarakee shiikha aloow ka ajarsii

  • @RuqiyoAbdirahman

    @RuqiyoAbdirahman

    10 ай бұрын

    Aamiin Aamiin

  • @user-ro7gt1fd9q
    @user-ro7gt1fd9q4 ай бұрын

    Maasha allah allah ku barakeeyo sheekh ilahay ha ku xafido 😢😢

  • @Qaaliyeyyy
    @Qaaliyeyyy3 ай бұрын

    Alxamdulilh sheik cayduruus rabi haku barakeeyo aad ban uxanunsanay wlhi gurigyga xita howl kama qabsan karin markan dhageystyna wan nafisey rabi haku ilaaliyo sheik Allah haku siyo wax walbo ay jano uweynthy insha Allah iso ducey inuu Allah ilmo isiyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IkranAli-qf1fe
    @IkranAli-qf1fe10 ай бұрын

    Subxanalah duca niyad ah shekh ceyn Darus adiga okale na Allah ha badiyo jazakalahul qeyral jazaa

  • @faadumocali9658
    @faadumocali96588 ай бұрын

    shiikhow ilaahau cafimad haku siiyo calosha dhan waxa moda meel la garaacay oo i jilicday qaybta macdanta sido kale matag ba i haya waxa moda hilib la tumay kaar ano dhan shiikhow ilaahay haku garab galo jisa kalaah

  • @user-wu3zb8xi9i
    @user-wu3zb8xi9i3 ай бұрын

    Alxm xanuunki saaiidka ahaa wuu iga ba.ay waxbaa sidaa iisocsocday inti an dhegaysanayey xanuun saaid ah na wan lahaa wanan laasimaya isnsha allah alle khyr haku siiyo

  • @NuuraMuxumed-xl7ek
    @NuuraMuxumed-xl7ek6 ай бұрын

    Amiin amiin yaa rabi ale haaa ku siyo abyo

  • @roodoqurux6288
    @roodoqurux628810 ай бұрын

    Waa kuu uducenaa mar walbo sharta allaah ka xifdiyo adiga iyo ehelkaaga aamiin illaah wax ugu ween ee laga baryo waa jano allaah ayaan jano ku wediiye aamiin wayo anagoo awodin inaan cilaaj aadno dhaqalana u haysan ayaa guryaheena nogu kentay anagoo guryaha xanuun kula xareesan

  • @faadumoabdullahiibrahim5006

    @faadumoabdullahiibrahim5006

    10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmuCazaam-ct8ry
    @UmuCazaam-ct8ry6 ай бұрын

    Ilahayow qeer ku see yaa rabe

  • @elaataysin1229
    @elaataysin122910 ай бұрын

    Sadaqallahul cadiim wa sadaqa rasuulullahil kariim ❤

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61003 ай бұрын

    Alle haku xiftiyo muradkaagana oo khayr qaba ha ku siiyo sheikh. Aamiin.

  • @user-jf5nk5gi9n
    @user-jf5nk5gi9n4 күн бұрын

    jasakalah shiiq ilahay haku xifdiyo

  • @miskiomar4399
    @miskiomar43998 ай бұрын

    Ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo🤲

  • @user-vd4xh1fc4u
    @user-vd4xh1fc4u7 ай бұрын

    Sh.cadaab rabi hakaa xoreeyo

  • @user-pk5dx8ju8i
    @user-pk5dx8ju8i10 ай бұрын

    Aniga waan ku.xanuunsadaywan is ceejiyay libaax camal ayaan u qeeyliyay xanuun surka.dhuunta.madaxa leyga jaro lugaha is garaacay waxna waan arkay dhaga yaraha u eg.ukumaha.raga

  • @umriyaan9
    @umriyaan99 ай бұрын

    Jasakalahu qer badan allh kusiyo adunka waxkudhibo alekumatuso wll aqiro Janome insha allh 25 Sano jiradi iheysay igadaweyday ooxasid iiqarsana alxamdulilah

  • @umuayman6814

    @umuayman6814

    9 ай бұрын

    Asc abyo side ku darentay inu xasad ku hey maka dhex hadlena mise xanunka un ba ku deyay

  • @NaciimoCadeey-ge1oi
    @NaciimoCadeey-ge1oi5 ай бұрын

    Jisaakalah sheeq alah hakuxafidyo❤❤🤲🤲

  • @AnnoyedBasketball-ef3mf
    @AnnoyedBasketball-ef3mf4 ай бұрын

    Manshallaah sheeq jasklahu qeyer

  • @user-jl6pt3cx3j
    @user-jl6pt3cx3j5 ай бұрын

    Ilaahoow ku.barakeey❤❤❤❤❤❤

  • @user-jl6pt3cx3j

    @user-jl6pt3cx3j

    5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-bh5ns5hr5r
    @user-bh5ns5hr5r8 ай бұрын

    Wlhi kuleel ayaa ka baxay dhabarkeyga markii aan dhaheystay😢😢😢

  • @AxmedMaxamed-mr2fl
    @AxmedMaxamed-mr2fl4 ай бұрын

    manshallaah.jasaakalahula qeyer shiiq

  • @zakiyusuf-eh7dz
    @zakiyusuf-eh7dz11 күн бұрын

    Jazzakakallah kheekh allah haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdikadir3389
    @nimcoabdikadir33892 ай бұрын

    Asc shiiq qer Allahakusiiyo

  • @BureeqoCawil-rz3il
    @BureeqoCawil-rz3il4 ай бұрын

    Shikhow allaha kubarakeyo❤

  • @saiiduh2786
    @saiiduh278610 ай бұрын

    Illahay SWT haku xaafido sheikhuna caydarus

  • @FahanXasan-tq3tj
    @FahanXasan-tq3tjАй бұрын

    Allah a kuxafido sheeqow

  • @libanmahamud1392
    @libanmahamud13923 ай бұрын

    Sheikh caydrus dambigada allah hadafo inshaaalh cimri deer allah hakusiyo

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w10 ай бұрын

    ألله أكبر ماشا ء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم بارك الله فيك يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله

  • @sacdiyoismacilmaxamed
    @sacdiyoismacilmaxamed10 ай бұрын

    Xarunta wan imaan waayay runtiii.waana awodi waayay runtiiii😢😢

  • @fatunahusein
    @fatunahuseinАй бұрын

    Ajar iyo xasnad Alle haka siyo sheikh

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed181410 ай бұрын

    Toobin sidaa udaba taagnaa Mandhicir xanuun waa ka reestay alx 🤲🤲

  • @hodanabdirashiid506

    @hodanabdirashiid506

    10 ай бұрын

    Abyo madhicirka mla tobah byo cadada ku xanuunsadah

  • @fatuummohamed1814

    @fatuummohamed1814

    10 ай бұрын

    @@hodanabdirashiid506 Maya abyo Waxaa la toobaa sarcamaha iyo dabagibinta iyo simaha , ilaa 3 bil wadaysaa toobinta Caada xanuun iyo adi waa is daynaysan I.n . Lkn Waxaa wngsn jirkoo dhan inaa iska toobtid abyo.

  • @fowziyo12345

    @fowziyo12345

    10 ай бұрын

    Abyo anine caado warer idhibey markaa kaniin cuno ley imaadhaa toobinta muficnthy

  • @fatuummohamed1814

    @fatuummohamed1814

    10 ай бұрын

    @@fowziyo12345 caadi wareer inee ufiican tahay ma sheegi wll qali Lkn caada xanuun waa uga fiicnaaday toobinta, waagii hore waa ku sakaraadi jiray caadada.

  • @fowziyo12345

    @fowziyo12345

    10 ай бұрын

    ​@@fatuummohamed1814 abyo xamar miyaa jogtaa mel kula soo xariir rabaa

  • @hawakiin6410
    @hawakiin64107 күн бұрын

    Shiiqow allaha qeyr ku siiyo dhinaca bidix makaanka aya mooda in ey wax kuusan iiga jiraan xanuune waan dareema marka dhageysanaayo ruqyada

  • @rukiahajjiabdalla2336
    @rukiahajjiabdalla23365 ай бұрын

    masha allah Sheikh waanku ficndy kheer Allah hakusiiyo

  • @KiinsiFarxan-pb2mp
    @KiinsiFarxan-pb2mp7 ай бұрын

    Alle janada hakueeyao shiiq

  • @Mk7efootball23
    @Mk7efootball23Ай бұрын

    alaha ku xafido sheekh ceydaruus ❤❤❤

  • @faisoaliganey4422
    @faisoaliganey442210 ай бұрын

    Jasaka llaah shiiq ceydarus allaha ku xifdiyo

  • @faadumodaahir8586
    @faadumodaahir85865 ай бұрын

    Alle ha nagu cafiyo

  • @zahrahussein894
    @zahrahussein89410 ай бұрын

    Masha allah jazaakallahu kheyran allaha ku xafido.

  • @user-kn3ew5bi7n
    @user-kn3ew5bi7n4 ай бұрын

    Alle Ajar An lasokobi Karina hasiyo yarbi😊❤

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd3 ай бұрын

    Masha allllh alllh kuu xifdiyo adun & akhiraba

  • @cajwaabdille.4506
    @cajwaabdille.45067 ай бұрын

    Dhinac bidax baa aad ii xanuntay marka dhageystay qeer allaha ka siiya wll jazakallah qeyr wll

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan423810 ай бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @faysamashaallahqoysakudays9800
    @faysamashaallahqoysakudays980010 ай бұрын

    Mashallah shiikh khayra alle haku siyo shayadinta alle haka xafiido

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi49197 ай бұрын

    Allah janatul firdowsa haku geeyo sheikh

  • @wardaali6071
    @wardaali60717 ай бұрын

    Masha allah qeyr Allaha ku siyo sheeqow

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h8 ай бұрын

    Asc wall lan barkaaga ii soo sheeg waan xanuun sanayaa

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE3 ай бұрын

    Aaamiin yaa Rabi

  • @NaciimoAbshir-gc3ug
    @NaciimoAbshir-gc3ug10 ай бұрын

    Shiikh Allaahkubarakeeyo

  • @ramlaadan8136
    @ramlaadan81369 ай бұрын

    ameen ameen ya rabi iilahow ameen wlhi waa duco niyada ah shukran wlhi wan oye😢😢😢😢😢

  • @user-qt1mq6rt2n
    @user-qt1mq6rt2n7 ай бұрын

    Dhaqtarna waa kadaalay sheekh❤❤❤❤❤

  • @user-bm7ob9ek2d
    @user-bm7ob9ek2d3 ай бұрын

    Maasha allaah shekh ilhy hakusharfo😢❤ waku cafimaadny sheekh😢nolow sheekh😢

  • @user-uy2ls4jg5i
    @user-uy2ls4jg5i5 ай бұрын

    Masha allah jasaakalah kheyr

  • @Qaaliyeyyy
    @Qaaliyeyyy3 ай бұрын

    Wlhi intan dhageysanin kahor aad ban uxanunsana laba beri maraya intan dhageysty alxamdulilh hada wan ronahay sheik caydurus mahadsanid

  • @najmamohamed2329
    @najmamohamed232910 ай бұрын

    Masha allah shikh kheyr allh ku siyo

  • @user-wu3zb8xi9i
    @user-wu3zb8xi9i3 ай бұрын

    Illahow igu caafi siid 2022 aad igu caafiday oo kale

  • @munahappyoffinail
    @munahappyoffinail6 ай бұрын

    Shugran sheekh caydaruus allaah haku barakeeyo

  • @husseinabdi6159
    @husseinabdi615910 ай бұрын

    Masha Allah jazakallahu khayr sheikh

  • @AnnoyedBasketball-ef3mf
    @AnnoyedBasketball-ef3mf4 ай бұрын

    Willow Allah kuu kaaalameyo aamiin yaarbii

  • @amiiraali9491
    @amiiraali949110 ай бұрын

    Jasakallah♥️ wad no dadasheen illahay uun ba abaalkina gudi kara

  • @marwahugaso6038
    @marwahugaso603810 ай бұрын

    الله يجزيك جنةالفردوس الاعلي anagana allaha nagu caafiyo yaa rabbi

  • @laylaabdallah189
    @laylaabdallah1898 ай бұрын

    Jasakalah ilahay qayr haku siiyo janadaa kugu duceynaynaa

  • @xafsoabdala3077
    @xafsoabdala30772 ай бұрын

    Asc masha allaah❤❤❤❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed34423 ай бұрын

    Ellahay waxkasta oo aad jeceshahay hakuu siiyo

  • @user-pr8fn4wg3i
    @user-pr8fn4wg3i8 ай бұрын

    Allh haku xifdio ankana allah hanugu caafiyo inta hoose ixununtay markn dhagystay

  • @nadifogesey2778
    @nadifogesey277810 ай бұрын

    ISo duceya walalayaal

  • @Sadiaabdillahidabar
    @Sadiaabdillahidabar3 ай бұрын

    ❤ماشاء الله بارك الله ❤❤❤🎉

  • @elaataysin1229
    @elaataysin12294 ай бұрын

    Jasakumullahu khayra

  • @nasriincllahi4751
    @nasriincllahi47519 ай бұрын

    Jazzakallah sheekh allah haku barkeeyo

  • @NawaalNalka-lp3vi
    @NawaalNalka-lp3viАй бұрын

    Shiiqow allh ku barkeeyo

Келесі