Saaxir mucjiso kala kulmay haweeney uu sixrayey kadib markii sidaan soosocoto aay sameysay.

Фильм және анимация

THANKS FOR WACTHING THIS VIDEO PLEASE SUBSCRIBE OUR KZread CHANNEL
KZread: / @sheikhcaydaruus
FACEBOOK PAGE: / onlineruqya
WHATSAP: 00252614117070
SOMALI RUQIYAH TV

Пікірлер: 84

  • @munamaxamuud9705
    @munamaxamuud97053 ай бұрын

    Subxaanallaah alle sharta xaasidiinta ha inaga qabto gabadhaas dadalka badan wa in lagu daydaa sida aye u hoojineyso cadowga waa inaynu inaguna u hoojinaa xaqiiqatan waan jeclaan lahaay inaan gabadhaas la kulmo alle ayaa ku gukeyey adagana fadhiga aan ka kacno si cadowga aan isaga cayrino walaladayow sheikh alle hakaa abaal mariyo adigane waxaas dhanba labadiina dadaal ayey ku imaadeen mnsha allh

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid46313 ай бұрын

    Wayba jirtaa wlhi anaga tariiq aan waligeey ilaabeen inagu dhacday sanadkii 2022😢saxir waa maqli jirey lkn xaqiiqda iyo dhab ayaa aragnay qof inoo dhow oo waalidkeyga ah ina sixirtay alx waa ka caafimadnay lkn manta dhibka iyaduu heystaa 😢manaan habaarin balse alla caradiisa ku dhacday 😭walalayaal codsi iska ilaaliya qof walba inaa sirtada u sheegto 😢😢wiil walalkeyga 5sano inaga xanuunsana kiliyaha xanuuni jirey dhaqtar walba la gayeey 😢waxu dhahaa waa dhagax yaryar balse ugu demben waxaa ogaanay inuu sixir kilida ka haaaye 😢adduunyoy qofka sidaas nagu samesay waa habaryade hooyade la dhalatay 😭😭

  • @AA-ze7zk

    @AA-ze7zk

    3 ай бұрын

    XASBIYALLAHU WAA NIMCAL WAKIIL WAKHTI CAJIIIB AH BA LAGU JIRA WAA IN LEYS ARUURIYA. SIDITIHIIN WAA INFORMATION OO DHAN KEEN BISINKA. SubxanaAllah YAA LA AMIINA?

  • @khadiija6289
    @khadiija62893 ай бұрын

    Shiiqow aniga waa xanuunsahy in ilhy iicaafiyo iso duceeya In.allh muddo sedex sano ah aniga dhanba si aa u calagsanahy waxaan ahay maqane jooge caajis fara badan daal wahsi joogta ah walwal cabsi murugo badan 😢ma aqaano awal saas ma ahaan jirin waayadaan dambo ayaa sidaas noqday waxaan ahy qof marwalba salaada tukado cibaadada allah ku xiran 40 qof ducadoda waa la aqbala iso duceya ilhy ha iga dulqaado😢😢😢

  • @noqoakhriste1281

    @noqoakhriste1281

    3 ай бұрын

    Allah ku caafiyo abayo

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud30343 ай бұрын

    Sheikh jazakallahu kheyr wax badan ban iskaga gartey ruqiyadada alle haku barakeeyo🥰🥰

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed1983 ай бұрын

    Masha Allah jazakallahu Khayra sheekh caycdarus anigu wax badan ayaan ka faiiday alxamdulillah

  • @umukayf3684
    @umukayf36843 ай бұрын

    Waa sax shiikhow allaha naga qabto xasadka iyo suxarada iyo kuwa shayadhiinta aminsan

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim75333 ай бұрын

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @munamaxamuud9705
    @munamaxamuud97053 ай бұрын

    Sabar badanaa mnsha allh xaqiiqatan waa gabadh ad'adag mnsha allh

  • @user-fu9el5md8j
    @user-fu9el5md8j3 ай бұрын

    جزاك الله خير

  • @user-sx9bs3rx6z
    @user-sx9bs3rx6z3 ай бұрын

    Maansha allaah ❤ shukran shukran

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29443 ай бұрын

    Masha allah shekh allaha ku xafido ❤

  • @user-kj2iu8oq8n
    @user-kj2iu8oq8n3 ай бұрын

    Maasha Allah shiekh cayduruus ruqiyooyinkaaga waan ku caafimaaday Masha Allah : sheikh waxaa la dhihi jiray dhagax ayuu kugu jira balse waqti dheer kadib waa ogaaday in uu yahay sixir ay ii aastay maalin ay booqasho ii gu timi gurigayga maalin ayay garbar ay dhashayna iqaniin tay 2022 bilow ilaa dhammad dhagax baa la igu soo tuuri jiray ilaa bilowga sannadka 2023 hada Masha Allah qofka dhibkaa ii gays tay waa aabahay walaashii oo ah eedaday

  • @Marwonasteho

    @Marwonasteho

    3 ай бұрын

    Wll cilaajkisu halku kuyaala

  • @MohamedwardiOfficial
    @MohamedwardiOfficial3 ай бұрын

    Rabi haku sharfo shiikh

  • @sahraj3885
    @sahraj38853 ай бұрын

    Asalamu Caleykum ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin Jazakallahu Khayran Jaza Yaa Sheekh Caydaruus

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin87413 ай бұрын

    ماشاء اللھ تبارك اللھ اللھم بارك

  • @deeqaali4536
    @deeqaali45363 ай бұрын

    Sheekh jazaakallaah kheyr

  • @MohamedAhmed-vy5th
    @MohamedAhmed-vy5th3 ай бұрын

    sheikh WaxaaN ahaY wiil DhalinYaro ah 20 SanO Jiraa RuqiyooYinKaaga aad BaN Igu cafiMaaday Jasakalaah allah Ha Kaa abaaL Mariyoh❤

  • @abdirashidshacraawi3412

    @abdirashidshacraawi3412

    3 ай бұрын

    Saaxiib xagee kala sooxiriirana😢

  • @AA-ze7zk

    @AA-ze7zk

    3 ай бұрын

    ​@@abdirashidshacraawi3412 MAXAA ASAGA KA RABTA? SHEEKHA LA XIRIIR BISINKA. SHEEKH RUQIYADI KZread KIISA KU JIRTA KA RAADSO. WAR CAAFIMADKA HA OGA SHEEKHEY QOFNA MANTA LAMA AMIINO.

  • @user-hf7oh5ph2z
    @user-hf7oh5ph2z3 ай бұрын

    Msshlyh sheekh alle ha ku barakeeyo

  • @ShamsaMaxamed-ky4dd
    @ShamsaMaxamed-ky4dd3 ай бұрын

    Ma. sheikh allaha ku xifdiyo

  • @hibaaqabdi7795
    @hibaaqabdi77953 ай бұрын

    Sheekh caydaruus alle raali kaa noqoy 🥹🥹🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @somcana
    @somcana3 ай бұрын

    MaashaaAllah brother

  • @FartuunmaxamuudYuusuf
    @FartuunmaxamuudYuusuf3 ай бұрын

    Shiikh alle haku xafiido😊

  • @user-sx9bs3rx6z
    @user-sx9bs3rx6z3 ай бұрын

    Maansha allaah ❤ habaryar xafidulaah❤

  • @juweeriyaaxmed-kb7np
    @juweeriyaaxmed-kb7np3 ай бұрын

    Aamiin aaamiin aamiin yaa allah yaa yaa raabi

  • @UsmailAli-nh5fl
    @UsmailAli-nh5fl9 күн бұрын

    As wa war wab

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim99763 ай бұрын

    Masha Allah

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq3 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yaa Allahu Aamiin

  • @ubaxnux5559
    @ubaxnux5559Ай бұрын

    Hargasei gormad imansa sheekh

  • @sahraj3885
    @sahraj38853 ай бұрын

    Xusbunallah wa Nimcal wakiil

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b3 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yarabi

  • @user-fc3bv3ly6z
    @user-fc3bv3ly6z3 ай бұрын

    Mashallah

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y3 ай бұрын

    Aamin aamin aamin yaa Allah

  • @weerowyare1339
    @weerowyare13393 ай бұрын

    Mashaa allah❤❤❤

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali55793 ай бұрын

    Walaahay waxa la arkay hooyo ilmeheeda qaar kaxumaanaysa wanaaga ilmeheeda qaar . Qaar kamin ah awöaadana way kufarxaysaa wanaagooda qaarna kaxumaanaysa.

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim75333 ай бұрын

    Subxanallaah ilaheyow naga xijb xasiinta

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19013 ай бұрын

    Aamiin yarabi

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim75333 ай бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @user-dr3lp5gt6h
    @user-dr3lp5gt6h3 ай бұрын

    Aamiin

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim50063 ай бұрын

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABBI .

  • @hamdiahmed8689
    @hamdiahmed86893 ай бұрын

    aamin aamin

  • @Xamda763
    @Xamda7633 ай бұрын

    Sheekh jasakalah khyr telegramka ubaahnhy side ku geli karaa

  • @user-fc3bv3ly6z
    @user-fc3bv3ly6z3 ай бұрын

    Mah dhakeysah karah surah alcam

  • @umuaminadahir3982
    @umuaminadahir39823 ай бұрын

    الله اكبر ولله الحمد

  • @Marwonasteho
    @Marwonasteho3 ай бұрын

    Wll ma leedahy meel dadka aadku cilaaajiso❤

  • @HawaAbdallacaalii
    @HawaAbdallacaalii3 ай бұрын

    Suub xaanalah

  • @fatxigulled72
    @fatxigulled723 ай бұрын

    Shugran sheikh

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud30343 ай бұрын

    Subxanallah 😭😭😭

  • @FartuunmaxamuudYuusuf
    @FartuunmaxamuudYuusuf3 ай бұрын

    Bisinka alle hanaga bad badiyo shartoda aniga iso duceya sas camal marba mel aya leyga degaaya😢 iso duceya shiekhow adna talo isi baal qer alle haku siye. Xita marka nefsanayo maxa unefsane aya ley dhaha was was aya idhibay

  • @khadroahmed8324
    @khadroahmed83243 ай бұрын

    👌👌👌👌🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @user-pw8dt8gg4o
    @user-pw8dt8gg4o3 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-hb4hh7sf8r
    @user-hb4hh7sf8r3 ай бұрын

    Wall dagaal baad kula jirtaa qoom anan la arkayn gashaankaga badso insh allh

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz18293 ай бұрын

    👍👍👍👍💯💯💯💯👍💯👍

  • @mohamedabdikarinmohamed4081
    @mohamedabdikarinmohamed40813 ай бұрын

    Link talagram xagge kahela

  • @UsmailAli-nh5fl
    @UsmailAli-nh5fl9 күн бұрын

    Liiibaanni

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-82623 ай бұрын

    Asc

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y3 ай бұрын

    Shiikh Aniga kali Layga hayaa markata dhiig iyo kaadi ayaa leyga qaadaa waan layga waayaa Hal mar ayaa dhagax laygu sheegay ka b

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y3 ай бұрын

    Wixii kalida wey ka soo baxeen ayey dhaqaatir ta dhahee Lkn ilaah had kalida waa leygo hayaa subax dhex daas ah ayan waxan ku riyooday gabadhey da yar oo igu aqrineyso suuratu jin ama qulxiyo oo markaas gacan ta imare neyso oo aad aan ug fiicinaday

  • @MohamedwardiOfficial
    @MohamedwardiOfficial3 ай бұрын

    Ilahay(S.W.T) haynaga qabto kuwa xaasidiinta ee dadka sixra Aamiin aamiin aamiin shiikh

  • @user-mr2om9qy1u
    @user-mr2om9qy1u3 ай бұрын

    Lanbarka whatspp ka noo sheeg 👋

  • @nimco821
    @nimco8213 ай бұрын

    Telegramka xagelaga hela

  • @UsmailAli-nh5fl
    @UsmailAli-nh5fl9 күн бұрын

    Warutta

  • @fatushaadam5856
    @fatushaadam58563 ай бұрын

    Asc Shiikh whats up numberkga rabaa talooyin ba ka rabaaye

  • @kennedybyaruhanga8008
    @kennedybyaruhanga80083 ай бұрын

    Hadii aan dhagaysto shiikh ma garayo suuradas plze isoo jawab

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud56223 ай бұрын

    Oo sidee bay wax u qortay iyado ku dhexjirta yaab

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y3 ай бұрын

    Ka bacadi biyo ayaa leygu xiray

  • @BadriaAbdul
    @BadriaAbdul3 ай бұрын

    Sidaa loqarjni intaa jeer laga aqrini

  • @ExcitedBurrito-wu3jy
    @ExcitedBurrito-wu3jy3 ай бұрын

    Sheikh wil yar baigaxanunsan mahadlayo wuna oyna 4jir wayo mxa igulatalin lahayd 😢

  • @aminaaden-ox6ke

    @aminaaden-ox6ke

    3 ай бұрын

    walaal dhakhtarka la xiriiri aniga gabar saaxiibtey ah ayaa cunugaa oo kale haysato dhakhtarbay la xiriirisay dawuu qaatey wuu seexday hadda oohintiina waa yaraatey say ii sheegtay Allaha jabaarka ah waxan ka baryaa inuu cunugaan yar kuu caafiyo اللهم آمين يارب العالمين

  • @NasraMaxamed-qy1ig

    @NasraMaxamed-qy1ig

    2 ай бұрын

    Wll ohin ba hada aragto waa iil ama sixir quran sar Tahalil cabsi tahalisha ugu quubey Indhalah cafimad kisa wad arki

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin87413 ай бұрын

    aniga walaashey ila hooyo iyo aabo ah baa ixasdeysay mudo 8 sano idhibeysey wxy iga eridey gurigi aan kunoolaa ee hooyadey iyo aabahey wn uga guurey maanta oo ay tahay taariikhdu (tue/jan 30/2024 bn kusoo laabtey gurigi hooyadey iyo aabehey alxmdulillaah

  • @asiaadan7535
    @asiaadan75353 ай бұрын

    Telegramka sidee loogu soo biri kara

  • @nafizaahmed5360

    @nafizaahmed5360

    3 ай бұрын

    Naftaada dabiib qor wa arkee

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla49573 ай бұрын

    Amin

  • @husseinkula1123
    @husseinkula11233 ай бұрын

    Nairobi gormi iman Arabt ya sheqow

  • @zaishaami8902

    @zaishaami8902

    3 ай бұрын

    Wubajooga😂Nairobi

  • @safiyajama180
    @safiyajama1803 ай бұрын

    Sheikh niberkisa cidii ahaysa igu saacida ama whatsappja plz

  • @SihaamMohamed-wy8qp

    @SihaamMohamed-wy8qp

    2 ай бұрын

    Meshu kuqoranyhy

  • @user-fc3bv3ly6z
    @user-fc3bv3ly6z3 ай бұрын

    Mashallah

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19013 ай бұрын

    Aamiin yarabi

Келесі