ishaan jidhkaaga ayay ku qarsoonayd balse maanta kashif

Фильм және анимация

somaliruqyah sheikh caydaruus wxaa jirto il xasad ah oo neceb hormarka

Пікірлер: 402

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus3 жыл бұрын

    Waxaad dareentid inoo soo qor si aan talo idinkaga siino

  • @sofiasafa3239

    @sofiasafa3239

    3 жыл бұрын

    sheikh nairobi majoogtaa

  • @sofiasafa3239

    @sofiasafa3239

    3 жыл бұрын

    see kula so xariirna

  • @mascuuddaauud9521

    @mascuuddaauud9521

    3 жыл бұрын

    Sheeq wadnaha la iga qabtey sidii qof naxdin lasoo shigi rabo cml noqdey korkanah wuu igu wanayaa

  • @aa-qd3dt

    @aa-qd3dt

    3 жыл бұрын

    إِنْ شَاْءَ اللهُ تَعَاْلَىَ وَبِاذْنِ اللهِ وَبِأَجْلِ اللهِ عَاْلَجَ اللهُ أَرْوَاْحَنَاْ وَقُلُوْبَنَاْ وَأَجْسَاْدَنَاْ وَنُفُوْسَنَاْ إِنْ كُنَّاْ مُؤْمِنُوْنَ قَوِيُّوْنَ آمِيْنُ يَاْ وَاْحِدُنَاَ وَأَحَدُنَاْ.

  • @abdiazizibrahimduhlow9790

    @abdiazizibrahimduhlow9790

    3 жыл бұрын

    Aad baan u ooyay oo madaxa ruxay❤️

  • @tiriiga8168
    @tiriiga8168 Жыл бұрын

    Allahumma yaa kaashiful durra ayuuba man wajaca wal calama ikshif cannaa caynun naadirin wal xaasidin

  • @abdullahimohamud739
    @abdullahimohamud7392 жыл бұрын

    Masha allah sheikh waxaan daremay gaacalaha lugahaa i huray iyo jirka oo dhan ayaa i jareeyay Alx lkn hada waxaan daremay culees isaarnaa in uu iga dagay alla hakaa abaal mariyo sheikh jasaakumalah 🥰🥰🥰♥️♥️🙏🙏🙏🙏

  • @maleysiaabdullahi6813
    @maleysiaabdullahi6813 Жыл бұрын

    Waxan wax daremaya marka indha isku xiiro mana awodi iney wxbdn i xernadan😢 wa cabsanaya jiirkana inu i garirayo aya daremaya Allah dawo ha igu daro jazakaallah sheikh

  • @asmajokarasmajokar9375

    @asmajokarasmajokar9375

    Жыл бұрын

    Allah ku cafiyo abyo

  • @sadiasaleban5629
    @sadiasaleban562910 ай бұрын

    Markaan dhagees tay waan daac saday ...waan oo yay😢😢😢

  • @ismahaankey8206
    @ismahaankey8206 Жыл бұрын

    Sheeq ilhay ajar haka siyo I.a kusoduceyna inuu ilhay janada kugu cazumo I a mahad sanid sheqow🤲🤲😥❤

  • @maryancabdi6680
    @maryancabdi66802 жыл бұрын

    Wan ku oyay sidiiwx matagayan ahaywaa ku oyey beerkalaysooqshekh MARKN RUQAYAII ISHA DHGAYTA Y MADAXU SAYID AYUIXANUUNAYA IRBDA LAYGUWADA TAGAY

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan9076 Жыл бұрын

    Sheekh khayr alaha kaa siiyo qandho farabadan ayaan dareemay Jidhka dhan ayaa i jareeyay alxlh alaha ka jasaa siiyo

  • @abdulahimahamed693
    @abdulahimahamed693 Жыл бұрын

    Waxan daremay wlhi madaxa ikuladay iyo ilin lugaha wan kajarenayay alx masha allah

  • @leylaladanm2290
    @leylaladanm22903 жыл бұрын

    Masha allh sh rabi haku barakeyo alle ayaaa caafimaad igu daray qurankada sadaqo jariyaa rabi ha kaga dhigo aaaaamiiin aaaaamiiin aaaaamiiin

  • @axmeddaacad6759

    @axmeddaacad6759

    3 жыл бұрын

    Abaayo maku reeysatay

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed60982 жыл бұрын

    Shiikow lugbaa ixanuunty waxn dareemaya sidi iny wax idhexmaarayan siiba waxy aad ixanuunty marki aad akhriso ayadka xasadka firfircoonida iyo caqliga cilmiga iyo camalka

  • @cabdifataaxmuuse802
    @cabdifataaxmuuse8027 ай бұрын

    Sheekhow ilaahat jannatu firdawz ha ku gu casuumo danbigaagana alle ha dhaafo

  • @deeqabdulle5381
    @deeqabdulle53812 жыл бұрын

    Masha allah shiikhow illahey ha ku xafido akhiro iyo aduunba gacmahan culeys ka daremey iyo xanuun

  • @fardowsaabdulle3212
    @fardowsaabdulle3212Ай бұрын

    Illaahey haku barakeeyo khayr badan allaha ku siiyo ajar badan iyo xasanaad allaha kaasiiyo cimrigaaga allaha ku barakeeyo

  • @maryamhassan4093
    @maryamhassan4093 Жыл бұрын

    Waxaa. I hurry jirka gacmaha kugaha madaxa. Masha allaah. Ilahow ajar kaa sii walal shayaadiin baa. Jirkeyga ka buuxda

  • @nasranurissack9218
    @nasranurissack92182 ай бұрын

    Asc shekh qer allah kusiyo waxan dareem wajiga cuncun iyo jirka dhan cuncun waxa kudhax socodo iyo naxatin ina budayaa oo aaan dhibsana ilahey hangasaro ajir kasiiyo walhi waxa bada. Arkay subaxanallah ❤😊

  • @hindacaday5701
    @hindacaday5701 Жыл бұрын

    Sheikh waxana waligy isku arkin ba iskuarkya 🥲 alllle ha caafiyo inta xanusan

  • @ifrahmohamed1550
    @ifrahmohamed15502 жыл бұрын

    Masha allaah sh caydaruus wlhi labada garab iyo labàda lugoodba way icuslaadeen wan qaadi kari wayey subxanallaah sheekh jirka dhan wuu boodboodayaa ayaadka markaan dhagaystay allee ha ku barakeeyo amiin janàdii ayaaa kugu ducaynay saad noogu dadaashay khayrbadan hel

  • @Josephhuseen478k
    @Josephhuseen478k Жыл бұрын

    Masha Allah dad badan u baahna jiray ruqiyadan jasaakalahu kheyr walaal aduun iyo aaqiro ba insha allaah wllky

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 Жыл бұрын

    Sheeq dhinaca midigta aya la iga qabtay gacsnta midigtana aad bey I jareysay makankeyga ilmo aya ku jiro sas ay tahay dhinaca midigta xanun ayan ka darema

  • @adontiialle5345
    @adontiialle53453 жыл бұрын

    illahay hakaa abaal mariyo Sheekh Markaad dhahdo qulta mashaa allah ayaan naxayay inaad kuso celceisan jeclan lahaa

  • @shukriinaabdirahmanafjar9646
    @shukriinaabdirahmanafjar9646 Жыл бұрын

    Lugaha aya ibar bararo wana il ba lai dhahay tan kale markan dhageysto Jirka dhan ba ixanunaayo wana ooya😭

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc11 ай бұрын

    Allxmdulilah waxba maan dareemin marka laga reebo inan markii hore kacabsanayay inan ruqiyada dhagaysto iyo waxa igaga soo bixi doonta .

  • @faizamohamed7003
    @faizamohamed70032 жыл бұрын

    Mnsha allh rabarakallh shekh allha ka abalmariyo umadad siniyad ah ucilajiso

  • @abdulkaremqofal6569
    @abdulkaremqofal65692 жыл бұрын

    Alle ha ku barakeeyo culeyska badan ayaa naga fududaadey masha laah ...

  • @barwaabpi6088
    @barwaabpi60883 жыл бұрын

    Sheekh caydaruus waxan ku waydiinaya waxad isheegta markan salada galayo oo aya saladu so dhawato ayan xanuusanay waxan igu daran calosha iyo labata oo dab iga baxayan markan isa dhaho waxad gadha hormar markasan waa markay igu darantaya hadan is dhaho suuqa aad ama meel kale qabo markasan xanuusanay waxa kale ana leeyahay diiqa iyo baqasho iyo warawar ee sheekh waxasi waa maxay adigu raliy 😥😥😌😌

  • @nasriinabbe3501

    @nasriinabbe3501

    2 жыл бұрын

    sidaas cml laii qabtaa bax mrkaa maago cabsi sooma laabeesid is dhahaa jrees iyo naxdin

  • @ismahanmahamoud1773
    @ismahanmahamoud17733 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك فيك Waa kuu duceeyaa markasta wiilkaygaad u egtahay ilaahay jana farduusa hakugu casumo

  • @abdirahmanmohamedyousuf2058
    @abdirahmanmohamedyousuf2058 Жыл бұрын

    Mnsha Allah sheikh

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed12242 жыл бұрын

    اللهم ياكاشف الضر أيوب من وجعه وألمه اكشف عنا عين الناظرين والحاسدين

  • @kaafiyaabdullahi7180

    @kaafiyaabdullahi7180

    Жыл бұрын

    Allaah Yaa kaashifa dura Ayuuba min wajacihii wa almihii ikshif canaa cayna naadiriina walxaasidiina

  • @sakicade931

    @sakicade931

    Жыл бұрын

    sh alllh kusharfo wadnaxanuun iyo dhabar xanuun saa id ah iyo qandho kulul

  • @AbdicasiisMohamedalicartan

    @AbdicasiisMohamedalicartan

    10 ай бұрын

    Alxdulilah alle haku barakeyo shiikh

  • @xakiimoaxmed6476

    @xakiimoaxmed6476

    7 ай бұрын

  • @user-tf4cm9jc1l

    @user-tf4cm9jc1l

    4 ай бұрын

    😊 0:58 ​@@AbdicasiisMohamedalicartan

  • @amaaljamaal3053
    @amaaljamaal30533 жыл бұрын

    sheekh caydaruus illaahay haku barakeyo.badanaa ruqyoyinka ku jira chanelka waan dhegaystaa markaa waxa dhacday in aniga oo iskaga jiray youtube ayay igu soo baxday ruqyadani kadib waan furay ugu horayn waan ka naxaa muuqalkaga iyo codkagaba isla 5daqiiqo ee u horaysay markaan dhegaystay waan ooyay neef tuurna yeeshay markaa farana maan xidhnayn manaan wayso qabin abaaro tobankii markay ahayd ayaan cishaa'i usoo wayso qaatay tukadayna anigoo bartii aan ku tukaday fadhiya ayaan farihiina iska xidhay ruqyadina furtay oo dhegaystay waxoogaa saamayn way igu yelatay laakin waxa iigu darnayd oo aan xamili kari waayay isla markiina ooyay markii aanan kusoo talagelin ee aan kediska ku furay ee aa bilaa waysada ahaa markaa sheekh bal waa maxay sababtu?cisha dhawayd oo aan ilma yar kuugu keenay xarunta Hargeisana anigaygii baba ku dhex xanuunsaday xaruntee.

  • @muwahibmahamed3628
    @muwahibmahamed36283 жыл бұрын

    Sheikh isha jaceelka nooso duub

  • @qaalihassan2645
    @qaalihassan264510 ай бұрын

    ilHyy ajar hakaa ziyo shiikH runtii markii an xanuun yar iska dreemaba wn zhita anon hapeenkii zhidana mapa zeexan kro😢

  • @muniiramohamed3860
    @muniiramohamed38602 жыл бұрын

    Sheekh garbo xanun ayaan dareema

  • @aminoaden9410
    @aminoaden94103 жыл бұрын

    Maasha Allah illahay kheyr ha ku siiyo sheikh fidunya Wal akhira. Aad baan ugu xanuunsaday shifadaan xubnaha jikayga way wada Kala soconayaa mana controli karo.

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59663 жыл бұрын

    mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh Caydarus jazakallahu qeer

  • @katraquen6684
    @katraquen66843 жыл бұрын

    Mnsha allah tabarakallah allah ilahay haku xifdiyo sheikh abaalkaga janatu firdowsi aclaa haka dhigo aaamiin ya rabi🤲

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a92343 жыл бұрын

    Asc walaalkeey waxaan isku arkay lug iyo gacan iyo sinta oo isku barbar ah ama isku dhinac oo mudo sanado i xanuuneysay ayaa i xanuuntay xoogana waa wareeray mid aan badneen Illaahoow ina xafid Yaa Rabbi

  • @user-hm3iy7xm8b
    @user-hm3iy7xm8b2 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظك يكفيك شر حاسد

  • @UmuMohamed
    @UmuMohamed2 жыл бұрын

    Mashallah Sheikh qeyr Allaha ka siiyo👍👍

  • @SharmaarkeApdi-hy8eg
    @SharmaarkeApdi-hy8eg3 ай бұрын

    Wadnahaa xoog iigaraacmay gacmahaygana inaanleeyahy iyo inkale ayaan kalagaran waayayba shiiq alle hakuu siyaadiyo cimriga iyo caafimaadka

  • @sadiasaleban5629
    @sadiasaleban562910 ай бұрын

    Hamedoulilah hada waan fiicana Hay... Allah Akbar

  • @shukritani5316
    @shukritani53163 жыл бұрын

    Allah sadaqo jaariya ha kaaga dhigo

  • @hoodoayaan5163
    @hoodoayaan51633 жыл бұрын

    JasakaAllHu khyr Sheekh caydaruus Waxan Dareemay Waan ooyayay Jidhkana waxbaa idhaxyaacaya markad Tirahdid Cilmiga

  • @dahabomohamed6718

    @dahabomohamed6718

    3 жыл бұрын

    Sheikh Allh kuxafidee waxaa nuqday wax buux samaya waxan a oodi waaya qofak ikur taagan inaantahadlo

  • @user-db1eh1ph6h
    @user-db1eh1ph6hАй бұрын

    Shiiq caydaruus illaahay hakuxafido iinshaa, allaah

  • @kahaluula3250
    @kahaluula32503 жыл бұрын

    Mashaallah sh dimkaa ihasto culees iyo cajiis iyo Hillman faraabadaan

  • @fardosadaud8589

    @fardosadaud8589

    Жыл бұрын

    Tasbiixda badso

  • @fyozmaxamed8868
    @fyozmaxamed88682 жыл бұрын

    شكرا يا شيخ

  • @omarmahdi9198
    @omarmahdi91983 жыл бұрын

    walalayalow maskaxda ayaa ixanuuneysa iyo madaxa runti madaxa wax aya iga socsocda iyo garbaha shaatiga aan qabo dhabarka in wax soc soconayan sido kale lugta boga aad ayuu ii xanuunaya subuxii waxaan lasoo toosa murugo iyo wal wal xanunki aya isii bilaaaba wax ila arkay ma idinku jiraa walalahayga

  • @shamsocali8359

    @shamsocali8359

    2 жыл бұрын

    Haaa

  • @shamsocali8359

    @shamsocali8359

    2 жыл бұрын

    Subixi an laso kacaa walwal cabsi cariiri madaxana maskaxda iney ifadhinin an unaleya iyo lugaha

  • @kawsarmuhumed9834
    @kawsarmuhumed98342 жыл бұрын

    Waxaa kale oo aan dareemay kulayl jirka oodhan ah iyo dhidid khayr alaha ku siiyo sheekh caydaruus

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 Жыл бұрын

    Jazakallahu kheiry ❤

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt7 ай бұрын

    Aniiga biila taamar madax xanuun badan ayan darema waareer maanta Dhakhtaradayda. Waxab ma qaabti idhahday murqaha xaat Waa la iga yahay garbaha qoorta laaba baari ruqiyadan dhageysanayay xanuun waa iga kala yare

  • @ayaanmuhamet7600
    @ayaanmuhamet760011 ай бұрын

    Msh AllAh shiikho jaskalaah wx dareny ilan wadan garac jariirico AllAH hnug daweyo qurxn Karimka Amiin 🤲🤲😞

  • @sacaadahachannel223
    @sacaadahachannel2233 жыл бұрын

    Waa MashaAllah wan ki cafimaadey

  • @anushmalabiin1157
    @anushmalabiin115711 ай бұрын

    M.a shiikhw allh janad awalkga hka dhigo shiikhw sixirka la kgu taabto ku soo xejih

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Жыл бұрын

    Masha allaah shekh allaah haku xafido

  • @hassanabdiabdillahi9982
    @hassanabdiabdillahi99823 жыл бұрын

    Wlh sheikh inta shektey anigey ihestan gurigan ku soo aruurey allah dhibta naga dulqado cfmd insha allah

  • @zhukrijama7989

    @zhukrijama7989

    3 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @maxamedabdirahman6680

    @maxamedabdirahman6680

    Жыл бұрын

    @@zhukrijama7989 rfgyh

  • @MaqsuudHassan-wt3gc
    @MaqsuudHassan-wt3gc11 ай бұрын

    Jirka dhan baa idubaaxiYaY🥺

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 Жыл бұрын

    M.a shikh

  • @nacimocali9533
    @nacimocali95332 жыл бұрын

    Amin yarabi adina qer aalh hakusiyo

  • @abdullahiyussuf2320
    @abdullahiyussuf232010 ай бұрын

    Thank you sheik waxaan daremayaaa wax yaalo caloosha kasosoctho oo dunta iskuimanaa

  • @khadromagan1497
    @khadromagan14972 жыл бұрын

    Sheikh jazaakallahu khayran

  • @safiamohmed3723
    @safiamohmed3723 Жыл бұрын

    M.a sh jasakallah qeyr maskax xanuun ayaan dareemay

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey58852 жыл бұрын

    Wll caydaruus plz halkeen kala soo xidhiidha wall igu caawiya cidii aqoon u leh sheakha

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 Жыл бұрын

    JazakAllah kher ya akhuna fadil

  • @nastehoyoussouf6889
    @nastehoyoussouf6889 Жыл бұрын

    Hn horta madax xanuun iyo diqaad labta iyo dhabarka dhinaca wadnaha xigta aya ii xanuuna marka furto ruqyada xitaa hamasi fara badan iyo caajis

  • @saynabhussein1746
    @saynabhussein17462 жыл бұрын

    MaashaAllaah tabaarakallaah jazaakallaahu khayr sheikh

  • @faatimamahamudmuhudiin1654
    @faatimamahamudmuhudiin165411 ай бұрын

    Asc sheeq laba mar ruqyadada ayaan dhageesta waxana dareemaa xanuun murqaha dhan ah waan is jiid jiida isjimcis iyo iriix riix aa igu dhaco wax na iskuma ogi lakin weey xanuunaan duudka iyo kala goosyada fadhi ayana salada ku dukan jiray lkn alx maanta waxaan ku dukaday taagni waxana dareemey qaafiif inaan noqday ajar allaha kasiiyo danbigada iyo kii walidkaba allaha dhaafo

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 Жыл бұрын

    Walal waxan arkay yaaxaas hadana waxan arkay. Wax dad moodo oo geed hoosti fadhiya waliba dumar u eg hadan wax foolxun kacanta ku haya

  • @user-ww4vl1bj8v
    @user-ww4vl1bj8v8 ай бұрын

    Mashallah alhamdulilah sheikh

  • @hassandj133
    @hassandj1333 жыл бұрын

    Shekh waxba ma dareemin waxba iguma jiran wan shikiyay uun atkaarta ayaan iska badsanayaa Allaha sharka Ha inaga qabto

  • @hibodahir6192
    @hibodahir61922 жыл бұрын

    sheikh way ika buxuda isha allah ika bixaya adi allah ka isiiyo jakala qery

  • @ibracarabeto1923
    @ibracarabeto192318 күн бұрын

    Shiiq qeyr allh hakusiiyo

  • @sadiasaleban5629
    @sadiasaleban562910 ай бұрын

    Hamedoulilah ...sheek mahadsanid... allah ha kuu na xariisto

  • @ramlomaxamed3153
    @ramlomaxamed31534 ай бұрын

    😢walh xanuun wan iska ooya mada xanuun caloosha ayaa igu batay😢😢😢😢 ilaahaw inta xanuunsan caafimaad siii🤲🤲🤲🤲

  • @KsaKsa-qv8hy
    @KsaKsa-qv8hy Жыл бұрын

    منشالله بتركه الرحمن أجر انشاالله

  • @sacido9681
    @sacido96813 жыл бұрын

    Jazakallah Khairan Sheikh mahadsanid

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4mdКүн бұрын

    Asc calykom war wab.caydaruus hurdo laan Ayaan ihuso

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf3 жыл бұрын

    Sheikh xumadbaa i hyza iyo dhaxan faro badan markaan quraanka dhagaystana cunahaan moodayaa inan matagayo

  • @abdirahmanali3342
    @abdirahmanali33423 жыл бұрын

    Asc sheekh waxaan dareemay jidhiidhico jidhka dhan iqabsanaysa madax ilaa mijo.illaahayna kalaam kiisa haygu daaweeyo adna ajar iyo xasanaad Rabi hakaa siiyo.

  • @faadumomohamedahmed8377
    @faadumomohamedahmed83773 жыл бұрын

    Manshallah sheikh caydaruus Allah hakaa abaal mariyo.

  • @dhagaxburstar1084

    @dhagaxburstar1084

    2 жыл бұрын

    Hn Hhh know n ooh hi hbd vuvuhbî bigh lture

  • @khatramohamed9916
    @khatramohamed99163 жыл бұрын

    Sheq qeyr alaha kusiiyo aniga ad ban uxanusanayey ruqyoyinkaga kalana wan dhageysan jirey blse ruqyadan iyo tii ka horeysay ee xasadka san noqday iyo waxan daremay waxa laga shekeynkara ma aha aniga dhan ba badalmy blse kadib wn istagy o waxbn qabsady o wan dhaqdhaqaqay o cuntado iga xirneyd bn qaty o labadan malin wan taganhy alxm ilahi ba mahad leh marka xigta waxn kugu mahad celiya ma aqaano runti adigan ka dhiman weynaye adunkana fil nimca alaha kaga dhigo aaqarana janatul fardowso alaha inkugu deeqo adi iyo waalidkaga iyo ehelkaga

  • @habibasuleiman1509
    @habibasuleiman1509 Жыл бұрын

    Shukrn alot wlh nmefeel like crying feeling cold in head ,uzito Kwa mwili ,bt still I feel de pain sheikh alx

  • @foofdheerFdh
    @foofdheerFdh2 ай бұрын

    Sheeq alaha qeer haku siiyo ❤❤😢

  • @tawaneainab68
    @tawaneainab68 Жыл бұрын

    Sh Alla ha ka siyo ajar iyo xasanaad an la kobi karin

  • @zarashukri4193
    @zarashukri41932 жыл бұрын

    alahey hakaa jisaa siiyo shekh

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah90173 жыл бұрын

    Waxan kalon raba in aan ku highlight gareyo qur,aanka marka aqriso tufta kubadi because I noticed in ay aad uga cabsadan tuftaada qalbiga kaso goday masha Allah jazakallah sheikh caydurus.

  • @sadiasaleban5629
    @sadiasaleban562910 ай бұрын

    Inshallah amiin yarabi

  • @shafiehusein983
    @shafiehusein983 Жыл бұрын

    Quraanka markaan dhageeysto waan jarey naa

  • @hasinofarah9815
    @hasinofarah98153 жыл бұрын

    ASC Wiilke ayduruus Masha Allah wax badan Ayaan ka fa iidey, janada gal malka shaqada xasad ka alaha nacaafiyo Adnan jana gal

  • @shukriahmed739
    @shukriahmed739 Жыл бұрын

    Jiririco an daremay badan

  • @analovely6906
    @analovely69062 жыл бұрын

    ‏جزاك الله خير شيخ

  • @xafsamaxamed2846

    @xafsamaxamed2846

    2 жыл бұрын

    Mash all h

  • @Mariam-pn5es
    @Mariam-pn5es3 жыл бұрын

    Ilaahey qera haku siiyo amiin 🙏🙏

  • @deeqomukhtar3184
    @deeqomukhtar31842 жыл бұрын

    Mashaa allaaah allha kuxafido shiiq

  • @sadiasaleban5629
    @sadiasaleban562910 ай бұрын

    Asc sheekmahadsanid qeer allah haku siiyo

  • @mfaraahsahill9503
    @mfaraahsahill95033 жыл бұрын

    Culimada caalamamka waanu waydiinay waxaanay ku tilmaamameen arin qariib ah. مثل الراقي عبدالله شمري

  • @cabdiraxmancali4157
    @cabdiraxmancali41573 жыл бұрын

    Asc sheekh walaahi.way gubtaan.midabka.iyo labiska awlaada kartita.intaas ayaa Igudaran.jikadhan.ayaa.dikaan.bilaabay.gacanta.bidixda.culaas xanuun.kabaabyo.dhidid.faraha.faryarada.iyo midair.kuxigta.waylaameen.suulka.iyo labada.kuxigana.waykala.fogaadeen.madaxana.waan celinwaaya.sidiimaski.usocdo.ayuunoqday

  • @ayaanmohamedlabaalle8490

    @ayaanmohamedlabaalle8490

    3 жыл бұрын

    Kor cun cun darem jirk dhan

  • @sadiasaleban5629
    @sadiasaleban562910 ай бұрын

    Waan daax saday...wa xaan daree may in neef ta leeku celinaayo

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha117 ай бұрын

    I feel better MashaAllah Ameen 🤲🤲🤲🤲

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub95332 жыл бұрын

    Microfone kaan iskadaba dhacaaaya ama sameecadaan codka soo celcelinayso hadaa kadeeyso oo codkaaga saafi ka dhigto ka waran

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha117 ай бұрын

    MashaAllah

  • @user-qu4ih7mr7y
    @user-qu4ih7mr7y5 ай бұрын

    waan fiicaday waa mahsantahay

Келесі