Subxanalah" Gabdhaheygii ayaan kuwaayey sixir gabar kale aan kusameyey darteed.

Фильм және анимация

THANKS FOR WACTHING THIS VIDEO PLEASE SUBSCRIBE OUR KZread CHANNEL
KZread: / @sheikhcaydaruus
FACEBOOK PAGE: / onlineruqya
WHATSAP: 00252614117070
SOMALI RUQIYAH TV

Пікірлер: 89

  • @shaarcade2143
    @shaarcade21436 ай бұрын

    Subxanalah allow adan ka magan galnay inta Isha iyo sixirka la dhibateysan allow cfmd taam ah si anagana nawada cafi

  • @user-he9js5ts6s
    @user-he9js5ts6s6 ай бұрын

    Asc sheekh alle dartii Baan kuu jeclahay maasha allah aduunka bashbash, iyo barwaaqo ku nooloow aakhirana Jana fardawsa cadawgana ka guulayso insha allah

  • @muna607
    @muna6075 ай бұрын

    Subaxaanallah😢😢😢 Ilahay adaan kaa magan galney il iyo sixir

  • @sumayaahmed6072
    @sumayaahmed60726 ай бұрын

    الله يعطيك العافيه انا كان عندي عين واحده من الجماعه فاخذت نصيحه حقتك تودت لي تروشت عليها توضيت بعد اجدد دوخه اول كنت اشك عليها اشكرك الله يعطيك العافيه

  • @indhouroon2812
    @indhouroon28126 ай бұрын

    Subhanllh 😢yaarrabiii xanuunada ruuuxiga waaaa dhib wlhi 5sano CML la xanunsanooyaa alhm Hada caafimad ban rajeynaa dhawaan Sheikh allh idin xafido ablkiiina jannah allh ka yeelo❤

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan71626 ай бұрын

    Qofkii ku yaqaane le wax ku yeelaye kan kle kuma ya qaado

  • @yaasmiinabdullahi24
    @yaasmiinabdullahi245 ай бұрын

    Wlh waan kuxanuun saday hadalkaga Allah hanawada shaafiyo waan dulmanahay xasada udulmanahay ayaga Allah kuceliyo xasad nimadoda jazakalah sheikh ceydaruus 🙏🏻

  • @FadumoLove
    @FadumoLove6 күн бұрын

    shiq alle haku xifdiyo halkee joogtaa

  • @Hooyofoosiya-zn3gt
    @Hooyofoosiya-zn3gt6 ай бұрын

    sheekh ale ha ku xifdiyo cimriga ha ku dheereyo cafimadna ha ku sii yo sheekh

  • @user-dj2lm8rk3y
    @user-dj2lm8rk3y6 ай бұрын

    Asc sheekh alle dartii ayaan ku jecelhy allah xaku xafido waa xanuun sanahy isbitaal waa ka daaley

  • @s.h9407
    @s.h94076 ай бұрын

    Jazak Allahu khairan waa qiso cajib ah Subhannallah

  • @user-db1eh1ph6h
    @user-db1eh1ph6h2 ай бұрын

    Shiiq ilaahay haku xafido wlhi waxbadan ayaan kafaa iiday bend kaaga masha alah ilahay haku ilaaliyo insha alah

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed62986 ай бұрын

    Mashaa allah wlhi ma aqaano waxan kugu mahad celiyo wax yaabaha aad so dhigto aaadban ugu caafimaadey jasaagad janato fardowso Alle haka dhigo wlhi ku dhawaad 6sano ayan kugu heranayhy ❤❤

  • @roodabille8859
    @roodabille88596 ай бұрын

    Subxaaan aallllh shiikh alle hakubarakeeyo

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin47626 ай бұрын

    Laa xawla Walaa quwati ilaa bilaah alow nabad baadi

  • @Nasrudiin2024
    @Nasrudiin20246 ай бұрын

    Jazaka allah sheekh caydaruus❤❤❤❤

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29446 ай бұрын

    Masha allah shekh allaha ku xafido

  • @rahmaaliadam3781
    @rahmaaliadam37816 ай бұрын

    Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuuun. Yaa rabbi ishiina carabkena noo ilaali. Walhi waa runtaa shiikh

  • @user-ek4sd9ev9n
    @user-ek4sd9ev9n6 ай бұрын

    Masha Allah nur ala nur muqalka kuwaliti iyo qurux

  • @safaabintuisse4083
    @safaabintuisse40836 ай бұрын

    Jecliyaa jabka suxRada Wxn sugi la ahay kuwa idhibaateye mlintu ilahy qaban doono iygna ee ياليتني ee dhihi doonan ولا يحيق المكر السيء إلا بأهله

  • @isracali520
    @isracali5205 ай бұрын

    Sheekh anigu waxan ahay gabdha yar waxan la dhibatsanahay xasad waliba qaraabo wan garnya lkn ilahay ayaan ku reebay waan is dabiiba lkn wali jidhkayga ku jirtaa isoo ducee inuu ilahay iga saaro 😢😢😢

  • @biliso
    @biliso6 ай бұрын

    asc shekh allha ku barakeyo

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman7015 ай бұрын

    Subxnallhaa shiikh Allha ku xafido dad codow iga hari waye ii duuce

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein30326 ай бұрын

    Xasbunallaah rabi umada haka qabto suxara iyo inta umada dhibtay

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey33586 ай бұрын

    shiikh xageed joogtaa oon kaala soo xiriiraa

  • @user-nu8rn6sq6m
    @user-nu8rn6sq6m6 ай бұрын

    Allahu akbar illahow naga kaafi caafimadken mesha gelisaan adiga oge no fududey ya allah

  • @numcomacalidada9305
    @numcomacalidada93056 ай бұрын

    Sheekh caydaruusaw danbgaaga iyo danga waalidkaagba illahay ha dhaafo sheekh waxaan ahay hooyo idhuhu xanuunaan marka aan isidhaado marka aan wax ki faraxsana

  • @rahmamahmoud8345
    @rahmamahmoud83456 ай бұрын

    Ilahay xaasidinta iyo saaxirintba ha so qabto sheikh ma so kobi kara abalkan ku hayo ilahay ka sako sobob bad unotay cafimadkaga ilahay abalkag jano ha ka dhigo

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi85596 ай бұрын

    Mashalh alh haku xafido❤❤❤

  • @quensahour1476
    @quensahour14766 ай бұрын

    Sheekh. Hargysa. Imooo. Gorma. Kuu bahanheee. Alah ku barkeyeeee

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    6 ай бұрын

    Hargaysa wuu joogaa sheikha wll 0633133338 xafiiska hargaysa

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud56226 ай бұрын

    Shiikhoow qarabo waa masiibo sixir iyo xasad baa wanka helay hamyn walbaa ka waran qof aad mahyn ku arkaysiid oo riyo lagugu dhahoo ku akhri aydaa fasayak fiika humu laaah 😢

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle82706 ай бұрын

    XasbunAllah wa nicmal wakiil. Xisnul muslim hadaad haysatid cidkale uma baahnid

  • @user-gt7mq5zz1d
    @user-gt7mq5zz1d6 ай бұрын

    Subxaanalaah wllhy anay qisadaasu hada ihaysataa 😢😢 😢😢

  • @user-nu8rn6sq6m
    @user-nu8rn6sq6m6 ай бұрын

    Sheekha 2013 ila hada ayan xanunadas daremaya maskaxda beerka lugta midig iyo gacanto ad i xanunay kedib na qalal ayey isku bedelen skn la i saray computer madax lla i saaray wax ma qabto ba la dhahaya alxamdullilaaha wa un imtixaamka illahey matag ba I qabana mana imanayo

  • @zainab4280
    @zainab42806 ай бұрын

    Allaha kuxafedo Waaruntaa

  • @Hooyofoosiya-zn3gt
    @Hooyofoosiya-zn3gt6 ай бұрын

    sheekh ilahay waxaan ka bar yayaa inaa mur uun is aragno sheekh

  • @roodabille8859
    @roodabille88596 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢 ilàahayoow kuwaa na dhibay ka abaalmari 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hdАй бұрын

    Asc waa ruuta xaqiiqa

  • @xamdaclaahi7154
    @xamdaclaahi71545 ай бұрын

    Asc sheekh xagee ayan kala soo xidhidhi kara

  • @user-rw6jm7ms2l
    @user-rw6jm7ms2l6 ай бұрын

    Subxaana alaah

  • @user-wi7zz4vc1f
    @user-wi7zz4vc1f6 ай бұрын

    Xiqdiga iyo xaasid nimada ma fiicna god qayaano ha qodin hadaad qodana ha dheereyn ayaa layiri,

  • @Nasrudiin2024
    @Nasrudiin20246 ай бұрын

    soomaaliya halkaa waxaa. Dhigay qaxbad qumaya ah Ilmahaa yari muxu dadkiisa iyo dalkiisa tari lahaa oo horumar Hubaal soomiya horumar bay gaadhi lahayd hadii dumar fiican ilahay ina siin lahaa😢😢😢

  • @Hani-mt3gd
    @Hani-mt3gd6 ай бұрын

    Asc shiikh

  • @zainabsalaad2045
    @zainabsalaad20456 ай бұрын

    Aniga ba qarabadeyda i xasidey run waye

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk5 ай бұрын

    subxanallh

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin87416 ай бұрын

    walaahi anigaa arkay muuqaalkaas gabadhaas miskiinta sey u rafaneysey

  • @BANAKIICHIGO
    @BANAKIICHIGO2 ай бұрын

    Subaxaa allah

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed28376 ай бұрын

    Subxanallah

  • @user-nr7wz6pc1t
    @user-nr7wz6pc1t5 ай бұрын

    Shiikh guul

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed88866 ай бұрын

    Insha Allah

  • @samsamnuur9504

    @samsamnuur9504

    6 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @UsmailAli-nh5fl
    @UsmailAli-nh5fl13 күн бұрын

    Wa Rutaa

  • @ahmadahmaf6864
    @ahmadahmaf68646 ай бұрын

    Shiiqow ciilaajka guuriga sixran noogu soo dar mar

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman6 ай бұрын

    Subxanallah 😢

  • @HawaAbdallacaalii
    @HawaAbdallacaalii3 ай бұрын

    Suub xaanalah

  • @itaqillaah
    @itaqillaah5 ай бұрын

    Wlaal ducada ayaa ka xoog badane cafis iyo duco ilaah noowaydii

  • @user-dg5ht6fp5i
    @user-dg5ht6fp5i6 ай бұрын

    Fiiri sheekhow Ani salaada markan u istaago Wan dhacaa quraanka markan maqlo Wan ooyaa hada dhow jin Liga bixiyy😢

  • @muniiraaweys7448

    @muniiraaweys7448

    6 ай бұрын

    Abayo ani adi cmla aha ada isdaweenkaro dahardaada io weesadaada ilaasho adkaar sabax io masa aqri 150 ayatul kursi hada aqrin karto aqri 75 subixi io galabtii ani hool ma qabsankarin jacada hada aado jidka ku dhaca hada adkaarta aqrisato waa ka reesane inta aqrinaysid

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin6 ай бұрын

    Scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @lisabintumaryam8288
    @lisabintumaryam82885 ай бұрын

    Sheik 4sana xanunsnyey I duucee 😢dhunta iyo maskaxada layga heesty 4sano hooydna lugha laga feedhsiyey 😢

  • @AyaanYusuf-rz2dd

    @AyaanYusuf-rz2dd

    2 ай бұрын

    Waaa xaqiqo taasi anay igu dhacdy afr Sano laxanunana aniga qarabda mahayn

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u6 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-gi9df4lj4m
    @user-gi9df4lj4m5 ай бұрын

    Asc shiiqow wnhurayaa iisooducey

  • @user-nr7wz6pc1t
    @user-nr7wz6pc1t5 ай бұрын

    Wa sax

  • @user-gv2pz5zm7b
    @user-gv2pz5zm7b6 ай бұрын

    Walaahi animal array muuqaalkaas gabadhu sey urafaneysey

  • @user-he9js5ts6s
    @user-he9js5ts6s6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-tq2em1ub9k
    @user-tq2em1ub9k5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umanajma3317
    @umanajma33175 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud56226 ай бұрын

    Shiikh USA imoow please

  • @Kaluu09
    @Kaluu096 ай бұрын

    Asc shiikh Aniga geeri baan marwalba ka cabsadaa iyo cabsi badan maxay yihiin wax aan fahmi wayey wlhi

  • @muniiraaweys7448

    @muniiraaweys7448

    6 ай бұрын

    Waswaas waye adkaarta badso wesadan alaalso waa dhawdahay adkaar sabax io masa aqriso

  • @Kaluu09

    @Kaluu09

    6 ай бұрын

    @@muniiraaweys7448 shukrana abayo

  • @user-xn5mt2ty2r
    @user-xn5mt2ty2r6 ай бұрын

    Shiikh pls fariinteyda kaso jawab dhib ba ihesta labo habeen bey iqabsatey ano sariirteyda jiifo oo so jeedo ba wax wayn inu igu fadhiistey ba moda isma dhaqaa jin karo Gariir io dhidid mxaa waaye wxaas io mar waliba wa dhimaneysa ley dhahaya sido kle waga yaraa ila hda wxaan ku riyooda anoo dabaq leyga so tuurayo pls ijawab😢😢😢😭😭😭😭

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed85992 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @user-db1eh1ph6h
    @user-db1eh1ph6h2 ай бұрын

    Asc

  • @umuayman6814
    @umuayman68145 ай бұрын

    Ila hada ma aminsani inu xanuun ruuxi i heeyo sida u xanusanahy allla og 7 sana i socoto xanunkeyga shaki waxan kuma heyan iku jiro mar kasta alle ban ka barya hadu xanun ruuxi i haayo alle i cateeyo salida all mubarik ban so ibsaday wali ma helin waxan u so ibsaday beş waxan isku arka marka marsado calosha iney i guuxdo kadiban dhuuso ama aaryo ku waasho 😂 intas le ka arkay ma la dhihi Kara wa ruuxi marka wlh nolosha wan ncy iska dhima ku fakira hadana gerida wan ka baqa 😢

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin6 ай бұрын

    Alaw aniga iyo umada kale ee sixirka la dhibaataysan caafi

  • @bashbashkaysar447
    @bashbashkaysar4475 ай бұрын

    Sheekh isku sheeeg beena alle alle inkar hakugu rido

  • @filsanmohamed2904
    @filsanmohamed29046 ай бұрын

    ❤scw scw scw scw scw scw

  • @Ahmedcolombia
    @Ahmedcolombia6 ай бұрын

    Beenta MA Aha anaa usoojogay oo arkay midlamida

  • @Nasrudiin2024
    @Nasrudiin20246 ай бұрын

    Scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi85596 ай бұрын

    Scwscwscw

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve2 ай бұрын

    Xakimo cali hooyo xakimo cali ❤❤

  • @XakiimoCali-so7ve

    @XakiimoCali-so7ve

    2 ай бұрын

    Xakimo cali hooyo xakimo cali ❤❤❤❤

  • @user-gv2pz5zm7b
    @user-gv2pz5zm7b6 ай бұрын

    Walaahi animal array muuqaalkaas gabadhu sey urafaneysey

  • @user-nr7wz6pc1t
    @user-nr7wz6pc1t5 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-nr7wz6pc1t
    @user-nr7wz6pc1t5 ай бұрын

    ❤❤

Келесі