Ruqyada sixirka dhulka lagu daadiyay sh caydaruus

Фильм және анимация

Пікірлер: 77

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad26228 ай бұрын

    Aamiin amiin ya Allah

  • @umukayf3684
    @umukayf36848 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-xe7zh2vn9o
    @user-xe7zh2vn9o7 ай бұрын

    Maasb

  • @Ikran-mohamoud
    @Ikran-mohamoud8 ай бұрын

    Mashallah jaza Akallah khair Sh Caydaruus

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad26228 ай бұрын

    Màsha Allah

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    اللهم اميييين

  • @iqracali1237
    @iqracali12378 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sumayaahmed6072
    @sumayaahmed60728 ай бұрын

    جزاك الله خير الله يسعدك يا رب

  • @fartundahir3802
    @fartundahir38028 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MASHA ALLAAH ❤❤❤ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤ ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ty2it9mf4i
    @user-ty2it9mf4i8 ай бұрын

    Masha allah jazaka allah kyr sheikh caydaruus

  • @user-sx9zk9jl1b
    @user-sx9zk9jl1b7 ай бұрын

    Maashaallah

  • @user-kf8hp9ld7n
    @user-kf8hp9ld7n5 ай бұрын

    Masha allahsheecaydaruus

  • @hindaabdullahiomar2128
    @hindaabdullahiomar21288 ай бұрын

    Shukran wll alle haku barakeyo

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19018 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah allow sheq ceydaruus cadowga nooga ilaali wlhi markad so dhigesay ruqiyada biyo qaboow qusi cusbo tahliil liskudaray aye hoyo lugaha ii gilinesay wlhi waxa aad ugu dhibanahay dhabarka halka hoose iyo lugaha 😢bal fiiri ma ana oga ma hoyaday aya oged inad sowado ruqiyadan😢walalayal sheq ceydaruus si qalbiyan aan ugu duceyno marwalbo wuu nagarab istaga an lagarab istagno duco iyo sherta wayo waqtigeysa wuxu galsha wa anaga mar quransaar ayu kujira markuu nasanlaha fefecbooka YouTubka ayu kafikira bal eeg mucalijiin joga Somalia car soosaar sida sheq ceydaruus cml masha allah tabarakallah allow kuxifdi sheq ceydaruus adiga iyo walidkaga xasskaga caruurtada allahumma aamiin yarabi ❤

  • @dheemandegan4603
    @dheemandegan46038 ай бұрын

    Saliidaan shiikh nairobi malaga helaa

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar5678 ай бұрын

    Alle haku barakeyo sheekh caydaruus hargysa goormad imanysa inzha allh ❤️

  • @khadiijocadceedmuxyadiin4072
    @khadiijocadceedmuxyadiin40728 ай бұрын

    Sheq caydarus barakallah sheq sual ayaan rabay inaa kuweydiiyo sheqow xagey lagaaga Soo xariiraa

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan42388 ай бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @IbtisaamAbdirahman-ns4bs
    @IbtisaamAbdirahman-ns4bs8 ай бұрын

    جزاك الله خير ❤

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed18148 ай бұрын

    السحر المشموم Cilaajintiisa inoo sheeg sheikh caydurus

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon14378 ай бұрын

    Ilahow khayr kusii shikh caydaruus

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed2878 ай бұрын

    Allah akbar ❤

  • @dahraanxaajishadoor452
    @dahraanxaajishadoor4528 ай бұрын

    Masha Allah barkalaah shiq ceydaruus ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan90765 ай бұрын

    Sheekh saliida Markaan dalbaday Waan xanuunsaday maalmihii ugu horeeyay den marsadayna guux Madagaskar ah ayaan dareemay Lkn hada alxd Waan ku roonaaday Mashaa alaah alaha ku barakeeyo qayrna alaha kusiiyo Lkn

  • @sacdiyo9693

    @sacdiyo9693

    4 ай бұрын

    Intee ka dalbatey

  • @dayibahmedadan9076

    @dayibahmedadan9076

    4 ай бұрын

    Hargeysa xarunta mubarak jijiga yar ku taal

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad26228 ай бұрын

    Sheikh

  • @AbdirahmanMoha-fy6bd
    @AbdirahmanMoha-fy6bd8 ай бұрын

    Jazakallah sheikh

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz27958 ай бұрын

    maashaa allah sheekh caydaruus allah ha ku xafido❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌹🌹🌹🌹🌹🌹💚💚💚💚🍅🍅🍅🍅❤❤❤❤💯💯💯💯🌶

  • @Fufuali-js6yb
    @Fufuali-js6yb3 ай бұрын

    Shiikh ceyndaruus kheyr badan allaha ku siiyo xanuunkaaan waan isku arkay xanuunka daba gabinta sinaha iyo lugaha oo i kabaabiyonaayo xitaa anoo jifo waxaan kaloo arkay wadna garaac iyo cabsi xalay aya u danbeysay wadna garac ku so kacay iyo jareys baqara ayan shitay alxm wan sexday ilahey dadka kuwada xun hanaga qabto

  • @weerowyare1339
    @weerowyare13398 ай бұрын

  • @ayuchkhadar8545
    @ayuchkhadar85458 ай бұрын

    Allaha ku barakeyo wll ❤❤❤❤

  • @xawobare3883
    @xawobare38838 ай бұрын

    ❤❤❤ Aamiin yaarabi jisaaka

  • @naimahussein2822
    @naimahussein28228 ай бұрын

    Mash Allah tabarakallah sheik ilahey ajir ha kaa siiyo

  • @Cartoonsgamesforchildren7092
    @Cartoonsgamesforchildren70928 ай бұрын

    Masha allh sheekh caydaruus alle haka abaal mariyo ❤

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman7018 ай бұрын

    Masha allhaa shiikh Allha ku xafido🤲🤲

  • @user-xe7zh2vn9o
    @user-xe7zh2vn9o7 ай бұрын

    Hi

  • @MsHopez
    @MsHopez8 ай бұрын

    Mahadsanid sheikh

  • @mahardjama3266
    @mahardjama326617 күн бұрын

    Thank you sheikh

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar19018 ай бұрын

    Qeyr alle hakusiiye sheq saliida malintan dirsaday ay iisoo socotay malintas aad ayan uxanuunsady xanuun daran cabsi said ayan dareemay 2saac wan oonaye ma aqan waxa an ku oonaye waxan dareemay dawaq sanan wareer matag aya i aqabtay wlhi waxan noqday qof ay nafta kabixi rabto ok saliida marka ay isoo gartay maxa dhacay markan isku bilabay waxa xanun zaaid igaqabtay makanka waxa iigatag tagmay cirbado lawo habeen iyo lawo malin ayan laxanunsana wadnaha madaxa calosha alxamdulillah mida kale sheq waxan arkay dad markan arko aan istaka kadhici jiray wlhi waa suuxi tabarta iga tagi jirtay markan marsaday saliida masha allah tabarakallah waxan kahelay awood zaaid waxan kacodsana inad lawadagto walalada insha allah ❤❤❤

  • @dheemandegan4603

    @dheemandegan4603

    8 ай бұрын

    Abaayo saliidaa magaceed

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @malyunmohamed8673
    @malyunmohamed86735 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️🌺

  • @najmafarxaan3807
    @najmafarxaan38078 ай бұрын

    Sheekh waxan waxan ubahanahay inad ilasoo xidhidho

  • @UmuRayaan258
    @UmuRayaan2588 ай бұрын

    Mashaa allah cilaajka waan u shidnaa gabar yar oo habayar aan u ahay

  • @malyunmohamed8673
    @malyunmohamed86735 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤️

  • @kawsaryusuf5800
    @kawsaryusuf58008 ай бұрын

    Sheekh caydaruus waxba cagaha iga raac raaca cidhbaha gubto msrkan quran dhgaysto iyo markakaleba wadna garaac badan iyo madax xanun badan qurankana gubasho aan kudaremaya sida xididka laygaga dhaga lugaha ila miskaha sheekh bls isoo jawaab sixirkan rushadu maleyahay calmadaha dhabar xaun baa idheer ilaa caloosha 7 bilood baan ujiifa xanunka ruuxiga gelinaka dabe igu daran sheekh ila habenki

  • @umukayf3684
    @umukayf36842 ай бұрын

    Sheekh saliida aniga illahay ayaa igu shafiyay alx

  • @fawsiyaarshe8930
    @fawsiyaarshe89303 ай бұрын

    Maansha Allah sheekh caydaruus ilaahay Abaalkaaga jannatul fardowsa aclaa rabbi hakaga dhigo

  • @umikheyr2827
    @umikheyr28278 ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman8 ай бұрын

    Mahadsanid sheekh 😊

  • @weerowyare1339
    @weerowyare13398 ай бұрын

    Mashaa allah rabi haku dhowro wll keyga

  • @sacdiyoahmed287
    @sacdiyoahmed2878 ай бұрын

    Rabi haku xafido ❤❤❤

  • @Filsanali-vd6zw
    @Filsanali-vd6zw8 ай бұрын

    As sheekh yurub ka soo dirikaraa

  • @XabiboXasan-dn2se
    @XabiboXasan-dn2se6 ай бұрын

    Mash allaha shiikh barakallah

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey94498 ай бұрын

    Asc sheeq Nosoogeli ruqiya kusabsan madhaxaa

  • @psycho7.7
    @psycho7.78 ай бұрын

    😭❤🙏😭❤🙏😭

  • @abdinuur9920
    @abdinuur99204 ай бұрын

    Masha Allah❤ Allah kubarakeyo

  • @ImaanQurux-pc4ej
    @ImaanQurux-pc4ej2 ай бұрын

    buntilan shiikhow mad timaado👏

  • @kawsaryusuf5800
    @kawsaryusuf58008 ай бұрын

    Sheekh caydaruus saliida waan dalbadya berbera jooga hargaysa kadalbaday hada laba haboon baan is dicmalay iwanana kuxanunsaday😢isha allh waxan alle kara😊jaynaya inan ku caafimsdo

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    8 ай бұрын

    Wad waad kucaafimaadi insha allah wll

  • @diamondinahaji7309
    @diamondinahaji73095 ай бұрын

    Asc sh caydaruus luugaha leyka heya waa socan lahay waxana jooga Nederlands quran ma heli telefoon gaka uu bahanahay side ku helaya mahad saniid

  • @user-bj9zl9lw7y
    @user-bj9zl9lw7y3 ай бұрын

    Janada alaah ku geeyo

  • @maqsuud277
    @maqsuud2778 ай бұрын

    جزاكم الله خير الجزاء

  • @hodanyusuf9230
    @hodanyusuf92308 ай бұрын

    Asc sheekh markan salaada galo wan ilmeeyaa. Ilmadana ma joojin karo. Bal sheekh isoo kala sheeg ma sixir baa mise waa qiiro mahadsanid

  • @podcastinsaneclips
    @podcastinsaneclips8 ай бұрын

    Sheikh caydurus love you from calfornia ❤❤❤

  • @aminamire4169

    @aminamire4169

    3 ай бұрын

    Udir viewfinder f❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤fkvdjkf❤❤❤❤❤

  • @MulkimaxamedXuseen-ey8td
    @MulkimaxamedXuseen-ey8td8 ай бұрын

    Walahi wa runtis ana arkay xarunta shiq ceydarus ba ilahey igu cafiye waxan ka helay quran latalin iyo tobin alx

  • @user-wi7zz4vc1f
    @user-wi7zz4vc1f6 ай бұрын

    Asc sheq ceydarus marshush tafriiq ah wiil iyo aabihii ayaa isfahmi la, weyna iga maqan yihin maxaa xal u ah

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar44098 ай бұрын

    Sheikh gbr deris nahay kashakiye malin walbo biyo ligu soshuba malin walbo wan yabay albabkey igu shubee sheikh mxa sameya waka shakiye

  • @dheemandegan4603

    @dheemandegan4603

    8 ай бұрын

    Abaayo nairobi miyaa joogtaa anaa saas la igu sameeyaa iska celi hada sidaan ugu hanjabay in askar udirayo waan ka nastay

  • @safiyomahaamed3555
    @safiyomahaamed35558 ай бұрын

    Sheeq namberkaaga qaaska ah isheeg waan kubahanahayee mana joogo magaalada

  • @user-so7xf4ur6l
    @user-so7xf4ur6l8 ай бұрын

    Sheeyq jirka idikaamaayo wadnaha ilaa lugaha ixanuunaa il waaqabaa jirka oodhaqdhaqaayo sixir miyaa ama jin

  • @kawsaryusuf5800

    @kawsaryusuf5800

    8 ай бұрын

    Wll Ana sasa oo wadnaha ka liita ilaa cagaha waxba idhex yaac yaaca

  • @FoFo_2330
    @FoFo_23308 ай бұрын

    جزاك الله خير يا شيخ الله يرضي عليك قد ما تساعدنا

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29448 ай бұрын

    Masha allah

  • @malyunmohamed8673
    @malyunmohamed86735 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

Келесі