#quran

Фильм және анимация

Пікірлер: 182

  • @user-uq5qu3eu6r
    @user-uq5qu3eu6r3 ай бұрын

    Shukran sheik l get much better when I listen this ruqiya 🤲🤲🤲 Thank you so much Good bless you amiin and OOL of as 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤒😴🙂🎁🇸🇴🇸🇴

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v18 күн бұрын

    Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤

  • @duco6
    @duco6 Жыл бұрын

    Ku Sali nabiga maxamed scw 😭😭🤲🤲😭😭😭🤲😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭🤲😭😭🤲🤲😭🤲😭

  • @siyadmohamed7953
    @siyadmohamed79534 ай бұрын

    Mansha.Allah sheik caydarus may Allah subhanu watata grant u de highest peak of jannatul fardowsa

  • @ayaancarpet2002
    @ayaancarpet2002 Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @duco6

    @duco6

    Жыл бұрын

    Scw 😢

  • @sophiakiin4762

    @sophiakiin4762

    Жыл бұрын

    ❤❤❤Scw scw scw ❤❤❤

  • @deeqocumar6592

    @deeqocumar6592

    Жыл бұрын

    Insh allh

  • @fadumohasan1069

    @fadumohasan1069

    Жыл бұрын

    Ilahay qer hakusiyo sheq ceydurus🙏🙏🙏

  • @iqracabdilaahi8559

    @iqracabdilaahi8559

    Жыл бұрын

    Asc

  • @duco6
    @duco6 Жыл бұрын

    Amen amen amen amen ya Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kobrasuldan9510
    @kobrasuldan9510 Жыл бұрын

    Yaaaa Allah Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @FatxiyaJamac
    @FatxiyaJamac3 ай бұрын

    Sheekh Allé Hakuxafido Wanku Caafimaday Waanan Wadaa Ruqyadan Masha allah

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak allow noo aqbal wlhi saxuurta xanuun ayan lasaxuuran dhabarka halka hoose iyo caloosha xadhorta hoosteda iyo naska hosted wlhi xanuunka aan dareemay waxan kutilmamo wangaran wayay taraawiixda markan dukaday ayan aad uduceystay kadib waxan aqristay adkaar iyo wajacalna min beyni aydeyhim sadan suratu yasiin kujirto iyo ayatul kursi tahliil ayan kusaxuurtay wayo waan awoode wayay in aan wax cuno malinta 1aad cafimad ayan kusoomay malinta 2aad xanuu ayan kusomay alxamdulillah

  • @farxaancirro3781

    @farxaancirro3781

    Жыл бұрын

    Alle ha ku caafiyo

  • @faadumomohamed6347

    @faadumomohamed6347

    Жыл бұрын

    Alaah hakucaafiyo

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 Жыл бұрын

    amiiin rabiyow furfur waxa lugaha naga heysto

  • @kobrasuldan9510
    @kobrasuldan9510 Жыл бұрын

    Masha Allah sheikh Allah janatul fardowas nagu kulmiyo❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed48335 ай бұрын

  • @shamsayussuf1877
    @shamsayussuf1877 Жыл бұрын

    Thanks you so much I get much better after I listen this thank again and again

  • @xaliaden2342

    @xaliaden2342

    Жыл бұрын

    😊 35:27

  • @xaliaden2342

    @xaliaden2342

    Жыл бұрын

    😊 34:52

  • @shuuchannel3135

    @shuuchannel3135

    Жыл бұрын

    Mint maxa kawada wallo

  • @SafaSaalax-yz1bw

    @SafaSaalax-yz1bw

    8 ай бұрын

    12:25❤

  • @sahraali2405

    @sahraali2405

    8 ай бұрын

    ​@@xaliaden2342p❤0

  • @FadumoAadan-ug7ep
    @FadumoAadan-ug7epАй бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @hiboisaak487
    @hiboisaak487Ай бұрын

    Amiin amiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @70528
    @70528 Жыл бұрын

    Amiin amiin amiin amiin yaa Allh

  • @muminaabdi9585
    @muminaabdi9585 Жыл бұрын

    Masha Allah allaha kubarakeyo

  • @hayatmahamud3703
    @hayatmahamud3703 Жыл бұрын

    asc sheekh alle haku barakeyo o abaalkaga janno ha ka dhigo ameen

  • @qalbifuraninaabdullahi5776
    @qalbifuraninaabdullahi5776 Жыл бұрын

    Mashaaa Allah jazakallah khyr sheikh

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤maasha allah

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤INSHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤MASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @namcoali2327
    @namcoali2327 Жыл бұрын

    Ayadahan akhriista waa ciilaj cajiiba masha Allah sheekh khair Allah haku siiyo amiin ilahayi hayi guu cafiyo amiin

  • @user-yx1vv6oe6z
    @user-yx1vv6oe6z8 ай бұрын

    Thank you sheikh may Allah bless u in this Dunya and hereafter.

  • @Beingme541

    @Beingme541

    6 ай бұрын

    💙🔵🟦

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v18 күн бұрын

    Allow ku barakey shiiQ

  • @user-jo2gv5qd1y
    @user-jo2gv5qd1y6 ай бұрын

    M.sha Allah Allah ha kubarakeya sheekh

  • @duco6
    @duco6 Жыл бұрын

    Duunta liga haya 2019 ila hada biyo. An ku bilwade xanuunka iso ducuay Allah iga qade😢😢😢😢 amiin amiin amiin 🤲

  • @nasranuuxnasranuux8855

    @nasranuuxnasranuux8855

    Жыл бұрын

    Abyo anaaa kula midrrr duuntee sidee laguu hyaaa

  • @allayaqaaan

    @allayaqaaan

    Жыл бұрын

    Geed uu nabiga ino sheegay baa jiro oo layirahdo qusdul hindi geedkaas waa dawo u isticmaal mogdhisho baakaraha lagu gadaa mrka geedkaas xanuunada ruuxiga thyroidka waaloga ladnadaa baalayiri mrka hla isticmaali youtube hda galisid sida loo qaato inta laga cuno iyagay ku shegayo😊

  • @farxaancirro3781

    @farxaancirro3781

    Жыл бұрын

    Alle ha ku caafiyo

  • @shuuchannel3135

    @shuuchannel3135

    10 ай бұрын

    Ilahey haku cafiyo Aby

  • @aishaabdullahi19

    @aishaabdullahi19

    8 ай бұрын

    Asc siz

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 Жыл бұрын

    Madha allaah rabaragaallaah

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Жыл бұрын

    Insha allah yaa rabi

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 Жыл бұрын

    Ramadan mubaarak ❤🎉

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Ilahoowa. Naaga. Qaabo. Caadoowaga. Muxaadaro. Iyo. Kuwa. Qarasoon. Soo. Waada. Qoora. Amiin. Amiin Amiin. Yaa. Raabi. Bisiinka

  • @IQRO_CADEY_
    @IQRO_CADEY_2 ай бұрын

    Shukran shiiq

  • @user-ts2ld1ye8i
    @user-ts2ld1ye8i Жыл бұрын

    aamiin yaaarabi

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 Жыл бұрын

    Manshaallah jasaakallaahu khayran sheekh

  • @killerb4342
    @killerb4342 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak all Muslim ilaahu Niko Cafi amiiin allah

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 Жыл бұрын

    MashaAllah ramadan mubarak sheikh caydaruus Alle ajar iyo xasanaad an dhamaneyn haku siiyo abaalkada Alle haka dhigo janatul firdoys adiga ehelkada iyo walidiintada Alle ha idiin xafido adun iyo aqiro ❤

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 Жыл бұрын

    Thank you very much sheekh

  • @munaclaahiibrahimmunocadet2732
    @munaclaahiibrahimmunocadet2732 Жыл бұрын

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-gk7bl5yo2l
    @user-gk7bl5yo2l2 ай бұрын

    Masha Allah

  • @fartuunmaxamad3362
    @fartuunmaxamad3362 Жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @habimahamuud247
    @habimahamuud247 Жыл бұрын

    Insha alla😢❤

  • @abmoh170
    @abmoh170 Жыл бұрын

    Alaha ku xafido ceyduruus adiga iyo waalidkaaga danbigiina alaha dhaafo waa bil ramadaan aduun iyo aakhiro ilaahey naxariistiisa korkaaga ALAHA yeelo

  • @MerryRover-kx2vz

    @MerryRover-kx2vz

    2 ай бұрын

    😢😢😢

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud45178 ай бұрын

    Mansha allaaah ilaahy haku barkeeyo sheekh

  • @abdoalinews3905
    @abdoalinews3905 Жыл бұрын

    Mashaa Allah Akhi karim Allah ha ku Barakeeyo. Libaan adun iyo akhiro

  • @walamxmd2102
    @walamxmd2102 Жыл бұрын

    Yarab ❤

  • @krlicenajuu1896
    @krlicenajuu1896Ай бұрын

    Sheekh isoo duce shaydiin i dhibtay muda 4 bilood ah xanuun sana yaye

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Жыл бұрын

    Ramadan mubarak❤❤

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed48335 ай бұрын

    Aamiin yaarab

  • @qadroqali7975
    @qadroqali7975 Жыл бұрын

    Amiin

  • @halimahussein8135
    @halimahussein8135 Жыл бұрын

    Masha Allah,may Allah bless you and grant you jannatul firdous..Ameen 🤲🏻, Ramadan Mubarak ❤️❤️

  • @fahmabarre5658

    @fahmabarre5658

    5 ай бұрын

    a09aaaääö+☆~°

  • @fahmabarre5658

    @fahmabarre5658

    5 ай бұрын

    000

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 Жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته رمضان مبارك شيخ عيدروس ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ 🙏

  • @khadarmohamed1244
    @khadarmohamed1244 Жыл бұрын

    Mnsha allh sheeqa ceydurus allh ku dhoore

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd3 ай бұрын

    Alllh ajar xasanadka siiyo wle

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 Жыл бұрын

    Ramadaan mubaarak alle hakaa abaal mariyo wll عظم الله اجرك Walaladane alle ha idinku shaafiyo kalaamka alle

  • @mohayare3346
    @mohayare3346 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak 🌙🥰🥰🥰

  • @zeinabhirsi94
    @zeinabhirsi94 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @aaminamaxamed1470
    @aaminamaxamed1470 Жыл бұрын

    Aamiin yaarabi alle hka aqbalo sheikh angan alle hanu caafiyo

  • @naimahussein9819

    @naimahussein9819

    Жыл бұрын

    Mash Allah

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Жыл бұрын

    Jazka Allhu khayr Shiikh aniga intas baa xanuunsysa

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin masha Allah

  • @ShukriMaxamed-om9io
    @ShukriMaxamed-om9ioАй бұрын

    Xanuunbaixayo 20 18 ila xada isoducuaya Allah iga qade amiin amiin amiin

  • @Africa3313
    @Africa3313 Жыл бұрын

    Masha’allah

  • @abdirashiidhussein6213
    @abdirashiidhussein6213 Жыл бұрын

    Aamiin yaa rabbi

  • @fadumocumar4619
    @fadumocumar4619 Жыл бұрын

    🥺🥺ilahayow igasaar wlhi waxaandaremaya murug Jirka waxbaa igaga socsoconaayo hbnki anigi cafimaad qabo seexanaa anoo xanunsan ayaan sokacaa dadka dhan waankashakiyaa wana yabnhy meel laiga jiro magaranaaayo waxwalbo sameyso isdhaha weyigahalabee canug yar baan heystaa kuna imasoogalo 🥺

  • @ilhaamahmed1439

    @ilhaamahmed1439

    Жыл бұрын

    Allha kaadulqaado walao xagee jogtaa

  • @osmamahamedosman437
    @osmamahamedosman437 Жыл бұрын

    Mashalah sheik ceydrus wlhi nin rag batahy mashalah allah hakukordiyo❤❤❤❤❤❤

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 Жыл бұрын

    Masha allah sheikh Allaha ku xafido jazakallah kheyr sheikh Ramadaan mubarak

  • @khadar154

    @khadar154

    Жыл бұрын

    Qaali ❤️❤️❤️

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 Жыл бұрын

    Sheikh RAMADAN Mubarak ❤

  • @safaabintuisse4083
    @safaabintuisse4083 Жыл бұрын

    M.a shekh caydruus allah hku xafido Ramadan Mubarak 🎉

  • @ShukriMaxamed-om9io
    @ShukriMaxamed-om9ioАй бұрын

    Aniga iyo intaxanuusan afi

  • @allemahadleh9391
    @allemahadleh9391 Жыл бұрын

    Mn ch allh sheikh ceydaruus

  • @roodoismacil830
    @roodoismacil830 Жыл бұрын

    Amiin yaarabi

  • @farxaancirro3781

    @farxaancirro3781

    Жыл бұрын

    Alle shiikh ha ku xafido

  • @walamxmd2102
    @walamxmd2102 Жыл бұрын

    Shekow jazaka alah aljana

  • @ayuubyacaqub328
    @ayuubyacaqub328 Жыл бұрын

    Ramadan mubaarak

  • @amirabeautysalon
    @amirabeautysalon Жыл бұрын

    ilahey hakubarakeyo walalo❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @hodanmuuse5516

    @hodanmuuse5516

    Жыл бұрын

    Mahadsanid.sheekh

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 Жыл бұрын

    Alownagabadbadiamiin🤲🏾🤲🏾

  • @RaaxomacalinXassan-pp6ly
    @RaaxomacalinXassan-pp6ly Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak Shekh jasakalaah qeer I.n

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 Жыл бұрын

    Ramadan mubarak cheikh labada ichokh ee somanna aya bah ikudarna sidii kof walaan ayan nokday wax kasta ayan jajabiyey iyo baror maxad wano i oo raankharta cheikh jazakallah kheyr

  • @XusnisharifXusnisharif
    @XusnisharifXusnisharif11 ай бұрын

    Mashalah

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 Жыл бұрын

    Masha Allah sheekh Allah ha ku xafido Ramadan Mubarak ☪️❤️ inta quraan saarka la socday waxa weyn iskay badaley mahdsanid 💯❤️

  • @naciimamaxamed4460
    @naciimamaxamed4460 Жыл бұрын

    Ramadaan mubarak

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan4238 Жыл бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus ramadan Mubarak

  • @safiyocabdidahir6882

    @safiyocabdidahir6882

    Жыл бұрын

    ماشاءالله جزاك الله خيرا واحسنك الله اليك

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 Жыл бұрын

    Waalaal isha xaasidka ayaa igu jirta waan la liitaa walaal I caawi dhalinyaro baan ahay sixir xitaa waan isaga shakiyay firfircooni malihu farxadii baaa layga qaadatay xitaa quraanka ma akhrin karo wahsi xoogan baa layga saaray iisoo duceeya walaalayaal

  • @naleeyAbdi

    @naleeyAbdi

    Жыл бұрын

    Illhay haku caafiyo Sidoo kale ahay🥺

  • @nasriinabdi4051

    @nasriinabdi4051

    Жыл бұрын

    alle haku caafiyo

  • @naleeyAbdi

    @naleeyAbdi

    Жыл бұрын

    @@nasriinabdi4051 adi miyaad xanuun saneysaa

  • @hassanmadnur5860

    @hassanmadnur5860

    Жыл бұрын

    ana culeeys nocaas ah ayaa isaaran i.a rabi hanawadacafio

  • @najiibsilver7206

    @najiibsilver7206

    Жыл бұрын

    @@hassanmadnur5860 saaxiib xitaa maysku aragtay geerida aad in badan ka fikarto ood dhadhankii ilaawdo nolosha waa il weeye

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan90765 ай бұрын

    Aheekh raawandiga sidee loo isticmaalaa Waan Soo iibsaday Lkn anagu garanmaynee sheekha kuusoo qoray waydii ayay idhaheene

  • @fadumohasan1069
    @fadumohasan1069 Жыл бұрын

    🙏🙏🙏

  • @ahmedtaajirgoley7106
    @ahmedtaajirgoley7106 Жыл бұрын

    Asc shiiq ceydurus wxn raba inan imado cilaajkaga mana aqaan wxn jogaa islii Qofkii garaya fadlan ila wadaag wn ubahanahy

  • @realwarya8215
    @realwarya8215 Жыл бұрын

    ilahow culayska iga kor qaad wiil yar ayaan ahay oo nolosha mustaqbalka leh 😢

  • @naimasiraj

    @naimasiraj

    Жыл бұрын

    Illah haku cafiyo walal

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak sheikh ceydarus❤

  • @NuurtoNuurto-bh8nk
    @NuurtoNuurto-bh8nk9 ай бұрын

    Nuurto ♥️ ♥️

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Жыл бұрын

    Suuradda qaawan waa wax laga daalay enternet ku wallee wuu qaawin cidkasta culimo iyo caamo fiiri meeshaan mareyno

  • @psycho7.7

    @psycho7.7

    10 ай бұрын

    Qaawin maxaya?💀

  • @NuuroMacalin-tw6hn
    @NuuroMacalin-tw6hnАй бұрын

    Mhdsanid

  • @yuu_ifow4021
    @yuu_ifow4021 Жыл бұрын

    Shiikheyga xaaskeyga ayaa waxay ka xabanaysaa cadowga jinka, marwalbana Quran ayan ku akhriyaa siden ugu guleysan kara? 😢 Xalay ayay hadlen waxay sheegen inay yihin ruuxaan Anigana wxn ku shidi jiray ruqiya walbo ma ku saxanahay mise qudan gaar ah ayaa jira shiikhow😢?

  • @sheikhcaydaruus

    @sheikhcaydaruus

    Жыл бұрын

    Suuratu tawbah ushid sidookale geedka xarmalka ah cabsii halqaado iyo halkoob miyo isku karkari kadibne qabooji kadibne cabsii waa hadii aysan uur lahayn

  • @maxamedahmedisma2740
    @maxamedahmedisma2740 Жыл бұрын

    Sheq Illahay Haku xifdiyo

  • @zaishaami8902
    @zaishaami8902 Жыл бұрын

    Sheikh ruqya jinka caashaqa so aqri

  • @ifrahabdirizackadan8546
    @ifrahabdirizackadan8546 Жыл бұрын

    Sheik caydruus aadan jiniga wuu dhibaa adaan kaliya oo kucelcelis ah noo soo duub plz oo cod macaan ah

  • @libanawil9217
    @libanawil9217 Жыл бұрын

    Shekh ruqyah cafaariida oo kulul soo duub waa codsi

  • @ZainabZainab-cf2nb
    @ZainabZainab-cf2nb Жыл бұрын

    👍👍👍

  • @safaomar6084
    @safaomar6084 Жыл бұрын

    shiiq nabarka ma shaqeynaayo waan la soo xariiray maxaa dhacay maku isticmashiin miyaa

  • @user-hp5bl9du4f
    @user-hp5bl9du4f8 ай бұрын

    Markad tidhi waan dacay markasad dhagysado waan dacay garan make alle khayr haka dhiigo

  • @ayaanomar7542
    @ayaanomar7542 Жыл бұрын

    sheekh caydaruusow aniga waxaad thy hadyad uu alle iisoo diray alle haku haku xafido inshaa Allah

  • @farxaancirro3781

    @farxaancirro3781

    Жыл бұрын

    Aaaaaaamin aaaaaaamin

  • @shuuchannel3135

    @shuuchannel3135

    11 ай бұрын

    Hee Aby maxa aragtay bal nalawadaag

  • @RimasAli-zh9mt
    @RimasAli-zh9mt Жыл бұрын

    Shiiqeo habenki masexto mataca Ayan kaxanusanya iyo daforka bitixtaha ee maxasameya mahasanid 😢😢😢😢😢😢😢 😭😭😭

  • @shuuchannel3135

    @shuuchannel3135

    Жыл бұрын

    Suratul baqra malinkasto aqriso abyo io scw scw

  • @RimasAli-zh9mt

    @RimasAli-zh9mt

    Жыл бұрын

    @@shuuchannel3135 waan kasta habenkasto lakin mataxayan kaxanusanya suratu baqro maqano lakin wadagesta haben kasta abaayo mcn mahasanid

  • @laylaabdiqadir7565
    @laylaabdiqadir7565 Жыл бұрын

    asc shikh caydursu ilaahay hkubarakeyo adi iyo familykagaba mudo labo sano ah waxa ihaysta kolsoni daro naftayda ah iyo naxadin dadaka lama shekaysan karo wxaba iga nixinaya salad xitaa ma tukan karo

  • @Hana-yo5bl
    @Hana-yo5bl Жыл бұрын

    Asc sheehk telkeda sidee lagu helaa ilaah haku barakeeyo

Келесі