#الرقية_الشرعية

Фильм және анимация

Пікірлер: 128

  • @faadumaaxmedbucul9812
    @faadumaaxmedbucul9812 Жыл бұрын

    M.a sheeq ceydaruus ayantan aadbaa nogu dadaleysa qeer alle hakusiyo shar iyo sheydaan alle hakaaqabto

  • @user-tg2yz7dm7t

    @user-tg2yz7dm7t

    Ай бұрын

  • @user-tg2yz7dm7t

    @user-tg2yz7dm7t

    Ай бұрын

    Asc

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah alle hakuxifdiyo adiga iyo walidkaga xasaskaga iyo caruurtada wad naga fikirtaa alle dhibaato kumato alle cadowga ha kaaxijaabo allahumma aamiin yarabi 🤲

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ الله اكبر الله اكبر الله اكبر Waa ruqyo saamay darankule shayaadinta alleh swt cimriga iyo awlaada iyo qoyskaaga dhaaban alleh swt haku barakeeyo waxaan alleh swt kuwaydiinay aduunkana farxad iyo cibaado suuban akhirana janatul fardawsa alleh swt haka yeelo kuwii xisaab la,aan kugala adiga iyo dhamaan familyga umadii muslimiinte xanuunsana alleh swt ha caafiyo mid ruuxi iyo mid dhakhtar

  • @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj
    @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj17 күн бұрын

    Mashallah🤲🏻❤

  • @Filsancismaansiccid
    @FilsancismaansiccidАй бұрын

    Maan shallh allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Quran266
    @Quran266 Жыл бұрын

    Masha’allah thank you brother

  • @fardosaabdirahman5738
    @fardosaabdirahman5738 Жыл бұрын

    Sh. Ceydurus allaah haku ilaaliyo

  • @muminaabdi9585
    @muminaabdi9585 Жыл бұрын

    Masha Allah shekh caydarus jasakumulah khar

  • @AishaAbdirahman-cj3et
    @AishaAbdirahman-cj3et5 ай бұрын

    Maasha alah alah nagu anfaco

  • @user-fu9el5md8j
    @user-fu9el5md8j Жыл бұрын

    جزاك الله الف خيرا

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 Жыл бұрын

    Mash alh shikhalle hakubrakeeyo isha ayaad karidey danbigaaga iyo kan waalidkaabo alle hadhaafo isha alh

  • @husseinabdi6159
    @husseinabdi6159 Жыл бұрын

    Masha Allah jazakallahu khayr sheikh caydaruus

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 Жыл бұрын

    Maansha Allah Tabaarakalah. Jizaakalah.kheyr

  • @Waxkabaroonlineischool
    @Waxkabaroonlineischool Жыл бұрын

    Masha.alaah Allah haku barekeeyo shiiq ceydaruus

  • @ayuushqali2038
    @ayuushqali2038 Жыл бұрын

    jasakallah khayr

  • @kkpp8894
    @kkpp8894 Жыл бұрын

    Jesakallahukeer❤❤

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin yaa allaah

  • @Filsancismaansiccid
    @FilsancismaansiccidАй бұрын

    Khayr alle hakusiiyo

  • @killerb4342
    @killerb4342 Жыл бұрын

    Mashallah ilaahu Niko Cafi amiiin allah

  • @deeqahassan4495
    @deeqahassan4495 Жыл бұрын

    Masha alh ilhey haku xafido

  • @mulkimohamed-mr5ln
    @mulkimohamed-mr5ln Жыл бұрын

    Masha alaah shiiq

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed85538 ай бұрын

    Jazakallahu

  • @daahiyougaas2523
    @daahiyougaas2523Ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 Жыл бұрын

    Aamiin yarabbi Jasakallahu qeyr Sheikh caydaruus Alle haku barakeyo Alle haku xafido

  • @axmedxaashi910

    @axmedxaashi910

    Жыл бұрын

    shekh alle hakuxifdiyo xasadka alle hakaafoogiiyo

  • @XalwoAbdi

    @XalwoAbdi

    8 ай бұрын

    M.a❤❤🎉

  • @shaadiyaahmedaidid4482
    @shaadiyaahmedaidid4482 Жыл бұрын

    Mnsha allah allah haku xafido sheekh caydaruus

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 Жыл бұрын

    Allaha ku xifdiyo

  • @simaan8126
    @simaan8126 Жыл бұрын

    Mashalah tabarkalah dhinac kasta waa nagu sawisay cilmigi ala kubarey waana ku xafidnay jizakalah kheir alha ku barakeyo

  • @AdanMahamud-hy7px
    @AdanMahamud-hy7px Жыл бұрын

    MASHALLAH, shiiq barakllah

  • @Luulxasanismaaciil
    @Luulxasanismaaciil6 ай бұрын

    from to Canada 🇨🇦

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Жыл бұрын

    Shugran sheikh Alle haku sharfo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Жыл бұрын

    AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @salma12p

    @salma12p

    Жыл бұрын

    Markaan dhagayastay lugahabaa iqaboobay

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 Жыл бұрын

    Masha allah jakallah khaar

  • @sahromukhtar4080
    @sahromukhtar4080 Жыл бұрын

    iga soo jawab shiekh adorable mahadsan

  • @AishaAbdirahman-cj3et
    @AishaAbdirahman-cj3et5 ай бұрын

    Sheekhana alah kheyr ha ugu bedelo

  • @fadumohasan1069
    @fadumohasan1069 Жыл бұрын

    Ilahey qar kusiyo sheq ceydurus🙏🙏🙏

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 Жыл бұрын

    Mansh allaah illaahay haku barkeeyo sh caydarus alle haku sharfo jasakallaahu khayrn

  • @user-pd5yl2kt9m
    @user-pd5yl2kt9m7 ай бұрын

    ❤❤

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 Жыл бұрын

    Jazakallah sheikh ruqiyada maskaxda nosoo geli

  • @user-ts2ld1ye8i
    @user-ts2ld1ye8i Жыл бұрын

    Asc sheekh cayduruus masha allah

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan4238 Жыл бұрын

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 Жыл бұрын

    Manshallh.waa loo.baahanya

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 Жыл бұрын

    Maashallha sheikh plz Ruqyah caruurta

  • @user-iy2js1wl8x
    @user-iy2js1wl8x7 ай бұрын

    Maansha

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 Жыл бұрын

    Aamin aamiin aamiin

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 Жыл бұрын

    MachaAllah jazakallah kheyr cheikh miinsaankha xasanadkha illahay hakuku daro ya Allah Amin inchaAllah

  • @safiyocabdidahir6882

    @safiyocabdidahir6882

    Жыл бұрын

    Masha allh jasaaka allh kheyr

  • @englishabdalla8886

    @englishabdalla8886

    Жыл бұрын

    77 ×2222222422⅔3²²

  • @Luulxasanismaaciil
    @Luulxasanismaaciil6 ай бұрын

    THANKS

  • @DjBantumix
    @DjBantumix Жыл бұрын

    Masha’allah

  • @haweeyoxaashi
    @haweeyoxaashi Жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Жыл бұрын

    Masha allhaa jazka Allhu khayr Shiikh waan u bahanaa ruqiyada

  • @user-tn4yr3km8s

    @user-tn4yr3km8s

    8 ай бұрын

    Asc sheqow ani iyo ninkey anogo wad dhaqamen ay mali mamah kamid ah ayuu igu dhahay masa aya ilanoqone kadubna isma aririno hadan is arkno xita wu i inkira

  • @Kamila-tn4uh
    @Kamila-tn4uh Жыл бұрын

    Masha Allah No Add

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @sahromukhtar4080
    @sahromukhtar4080 Жыл бұрын

    Shiekh allah ha ku dhowro waan xanuun sanahay muddo 7sano ah jirka oo dhan aye wax iga socdaan oo u daran thy madaxa iyo dhabar waxaan dareemaa murug said ah walwal bulsahada ma dhex gali karo waxbarashadii waan ka Haray maqana joogo camal ayaan ahay waxaa qu,aanka marka aqraayo ama dhagaysaayo jirka said la iga socsocdaa waan dhibsadaa talee oon samee sixir ayaan iskaga shakisanahay nin ayaa iga dul Hadlo oo yiri waan sixray

  • @fatumoali1973
    @fatumoali1973 Жыл бұрын

    Maasha alaaah 💕👍

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 Жыл бұрын

    Aamiin

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 Жыл бұрын

    Sheekh ceydurus

  • @user-jc1od4ye9e
    @user-jc1od4ye9e3 ай бұрын

    WA sax

  • @oubahedile9856
    @oubahedile9856 Жыл бұрын

    Masha Allah❤

  • @fadumohasan1069
    @fadumohasan1069 Жыл бұрын

    Waxan arka ilahay in uikasoderey marwalba waxa sodhobta ruqiyo halada ankusoganahay wan kusodoceyyo marwalba sheq ceydurus🙏🙏🙏

  • @ayaanomar7542
    @ayaanomar7542 Жыл бұрын

    sheekh cayraduusow adeer maxaan qalpiga kaa duceeyaa allow ku xifti aakhiro iyo aduun wllahi anigoo yar ayay noloshaydii mugdi gashay lkn illaahay ikaa soo diray alx

  • @Fatmamusdhaf-ml4is
    @Fatmamusdhaf-ml4is8 ай бұрын

    Wll isoo duceeya wan xanuun sanaxay muddo 3 bil ah malimad ayaan ahaa lkn haada makici karo waan miirdooma

  • @user-qc4tm6nh7d
    @user-qc4tm6nh7d4 ай бұрын

    Masha Allah subhanahu Allahumma wataala remember me and visit me with your mercies, forgiveness bless me take care of my pain and delayed sataration for this amazing Dua Ameen Ameen Ameen Ameen 💕💕💕

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 Жыл бұрын

    Asc sheekhow korka Moda in dab layga shiday sbbtan ma aqan wan dhamaysan wayay waxan rapa lanbarka laga helayo sheekh ilahay haku xafido 🥰🥰

  • @Quran266
    @Quran266 Жыл бұрын

    Fadlan walaalayaal u duceeya xaaskeyga waxay la xanuunsan tahay shir muddo 20 sano ah Alle ha u gargaaro walaalaha oo dhan ayaa xanuunsanaya waan idin jeclahay dhammaantiin Alle dartiis fadlan fadlan fadlan guys u duceeya iyada magaceeda waa marian

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    Allah caafiyo dhamantena

  • @shakirahhassan2525

    @shakirahhassan2525

    Жыл бұрын

    Alle ha caafiyo

  • @Quran266

    @Quran266

    Жыл бұрын

    Amiin Jazakallah khair my brothers and sisters

  • @yasminbaloley6951

    @yasminbaloley6951

    Жыл бұрын

    Allaha cafiyo cafimaad dag dag ag aamin

  • @siradismail-dr4ww
    @siradismail-dr4ww Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @ayaanomar7542
    @ayaanomar7542 Жыл бұрын

    aniga aabahy laba hablood oo wllo nhy awoogay dhamaantood sir lagu dilay hooyaday wllladay aniga lagaran làa xanuunkooda wllahi adaa fashiliyay alx sheekh caydaruusow alle haykaa xifdiyo wllahi abaalkaga magaranayo wxaan kuugu celiyo waxaad thy hadyad alle noo soo diray

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    Ayaney matagi maka jogsaday

  • @farxiyoyaxye5405

    @farxiyoyaxye5405

    Жыл бұрын

    @@Beingme541 wllo qofka mataga miyu sixranyahay gabadhan xagen kala xiriira anaa matag an jogsan leh 😢

  • @farxiyoyaxye5405

    @farxiyoyaxye5405

    Жыл бұрын

    ayaney abayo xagen kala so xiriira 😢

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    ​@@farxiyoyaxye5405matag dhig miya

  • @user-wg8oo7xq2e
    @user-wg8oo7xq2e Жыл бұрын

    منور

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 Жыл бұрын

    Ruqyada neerfaha noo soo geli sh

  • @user-rz6zj5yh5b
    @user-rz6zj5yh5bАй бұрын

    Asc shekh dhibtas ayihasata xanunka caruurta dhimasho iyo noll ba waisamay sayi xaga rerka dhib aya ihaysata

  • @farxiyodaahir-ec5ml
    @farxiyodaahir-ec5ml Жыл бұрын

    Sheikh caydurrus please yackoow laxariir Sixir xunaa lagu sameeyay maskiinka caawi waa hubaa inaa ka adak tahay waxaasee😭

  • @sacdiyosiiman1097
    @sacdiyosiiman1097 Жыл бұрын

    Asc shekhoow quraan saar rabay Nairobi xaruun maku ledahy

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 Жыл бұрын

    Asc sheeq ani madhaxa waxbaa idhaxsocsocda ,,ruqiya madaxa noo sooduub plz

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 Жыл бұрын

    Sheikh xagee joogtaa

  • @Quran266
    @Quran266 Жыл бұрын

    Please 🙏 brothers and sisters make dua for my wife she is sick with shir for 20years 😢may Allah help all the brothers and sisters are sick I love all you guys for the sake of Allah please please please guys make dua for her -her name is marian

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    Allah yashfiha

  • @namcoali2327

    @namcoali2327

    Жыл бұрын

    Af Somali walalo ku soo qoor sii ayi daad kuu fahmaan oyi oguu duuceyan daad kuu insha Allah may Allah give your wife shifaa ameen ya rabiil calamiin

  • @Quran266

    @Quran266

    Жыл бұрын

    Okay may Allah bless you guys

  • @Diiriye14

    @Diiriye14

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @qadroahmed8727

    @qadroahmed8727

    Жыл бұрын

    ​@@namcoali2327 waxa uu dhahy xaskega aa iga xanusan 20sano ii xanusaned marka waxa uu dhahy uso duceya magaceda waa marian af somali ahan waye ok🥰

  • @user-ws9db1np6d
    @user-ws9db1np6d9 ай бұрын

    😢😢

  • @Quran266
    @Quran266 Жыл бұрын

    Aamin yarabbi Sheikh caydaruus Alle haku barakeyo Alle haku xafido may Allah protect you and your family from evil 👿

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 Жыл бұрын

    Sheikh caydurus sidaa afkaaga ufiirinaaye cilaajka macalimaadaba ku noqday , wax badanaa kaa bartay, wlhi indhahaa iikala furmay, maxaa 10 Sano dhaqtar kadaba wareegay oo negative la isoo dhihi jiray. Sheikh caydurus sidaa chanelkiisa ugu xermay ani iyo dhaqtar waa kala nasanay alx.

  • @farxiyoyaxye5405
    @farxiyoyaxye5405 Жыл бұрын

    Asc shekh jasakalah khyr ishu ma jini adega u ah oo soqado isha miyay ledahay adegayal qaada 😢

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 Жыл бұрын

    💕💕💕💕💕💕🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿💐💐💐🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿😍😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🤴🤴🤴

  • @MaqsuudCali-iq3ns
    @MaqsuudCali-iq3ns Жыл бұрын

    Azc wllhy waxan ku riyodaY Anigo jini yuhuda igu jiro oo iska oynaYo Waxan ooyaba waxan mataG wax cagaran io jaale ah kadib HoydaY ba itiri oo wixi bogaga yaaLy bad matagtye saan iri haa

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 Жыл бұрын

    Shiikh horta isha dadka kudhacdo madhaxal ayey kutimaadaa waanbo yaabee

  • @sofiamohammed6889
    @sofiamohammed6889 Жыл бұрын

    Masha Allah they should put a picture of Muslim family woman wearing hijab not pants 💗💗

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 Жыл бұрын

    Aniga wiilkeyga curadka waa 5jir hadana ma arki karo anigo niyada ka dhibsanayo inaa ku qeyliyo oo dilo baa hadana samenaya iisoo duceya asxabey

  • @ayaancarpet2002
    @ayaancarpet2002 Жыл бұрын

    Shekh hoyaday iyo walshy maba is araki karaan xata is ma egi karan mid ba ka kale wa hurufaya mara kay kala tagana way is ku so xisayan way qo mamynayaan maxan sa u dha hy Ale ha icafiyo labadab wan u diraya

  • @mustaqbalchannel7589

    @mustaqbalchannel7589

    Жыл бұрын

    abaayo dhibkaaas aniga iyo hooyadeey ayow na dhexyalla wlh qalbigeyga kuma jirto ina hooyadeey la dagaalo dad ayaa nisku ken diren dhakeda lasoo maray aniga sas ayey hadalka iga koosatay waan raali galiyay wax is badalay malahan wan yabanahay ina hool u qabto marabo wlh culeys ayaa liga saraa habeenkii ayey imadaa markey imado hurdaa i qabaneso subxanallah

  • @ayaancarpet2002

    @ayaancarpet2002

    Жыл бұрын

    Wall ale ha ku shafiyo culys walbo dhex dina yalana ale ha idin ka dul qado ruqiyada dhagy sigeda badi hoyana dhagysi hady ku dhaw dahy

  • @Xamdi-kt1zy
    @Xamdi-kt1zy28 күн бұрын

    Shikhow markn dhqaysty wadnaha la iga qabty

  • @namcoali2327
    @namcoali2327 Жыл бұрын

    Ruqyah daan aad baan uguu bahaana sheekh Jazakalaha khair

  • @zakimoussa4897
    @zakimoussa4897 Жыл бұрын

    Asc

  • @akramvloggs8808
    @akramvloggs8808 Жыл бұрын

    Asc Sheekh Ceydurus. Kheer illahay ha ku siiyio aduun iyo aaqiro. Video gaan iyo ku isha walahi wan ku ficnaaday. Waxaan ku arkay is badal walaahi.

  • @MascudMaxamed-bj3ge
    @MascudMaxamed-bj3ge4 ай бұрын

    ابح

  • @nurtahassan-mf3ib
    @nurtahassan-mf3ib6 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif993510 күн бұрын

    Yeyr6ryjdodjegeygrcdftetegegetegegegeh hhdhdgdgdgdggdhhdehhehehehrhfhhf the national security council tax and to be able skills to be able skills and to be able skills and to be able skills and to be able skills and to be able skills and to be able skills and to be able skills to be able skills to be able skills and to be able skills to you Hooyo waa fcnhy adiga seethy habo Seethy Xld Cfmdkg Kwrn iyo cafimaada kiisa asoo nabada qabo lle siiyo walashen muniiro hakuu fududeyo salaada Yaa waye Hooyo mcn allow ii gu I nsha think I have see you too hooyo mcn Insha Allah

Келесі